Waa runtii Mr. Ruush Somaliland jiritaankeeda waxayaabaha caqabada ku ah waxa ka mid ah in taariikhda lagu soo daro waxyaabo been abuur ah sida Taariikhda SNM. Somaliland waxa la abuuray 1991 kii, waqtigaa wixii ka horreyey ma jirin wax qorshe ah, snm na jabhadihii Somaliyeed ee dawladdii Somaliya la dagaalamayey uun bay ka mid ahayd.
AQOONYAHAN MAXAMUUD AADAN WARSAME RUUSH SI BALAADHAN OO AQOONI KU DHEEHANTAHAY AYUU U FAALEEYEY. REER AWDAL WAX AY LEEYIHIIN HA SAMAYSTAAN HANA IS AAMINAAN. Waa hadal DHAXALGALA
@AAli-g1p gobolka awdal dad aad u tira badan baa ku nool mashaa alaah halka hargeeysa eey tahay magaala madaxdii oo qabiilo badan oo kala duwan ku nool yihiin, kasoo qaad samaroon hargeeysa waxaa ka jooga kumanaan qof sodoo kale halka berberana in ka badan 500 qoys ka joogaan ilaa sheekh iyo burco hadiisa lakala baxo ninwalba gobolkiisuu tayaa
INAMADIINAN YAR YAR EE SIYAAD BARRE DABADII DHASHAY AYAA CAQABADA UGU WAYN AH
Very good mr ruush waa sidaa halyay
Fikirkaa saliimka ah waan kula qabaaa
Isqadarin iyo iskutanasul bu dal ku dhisma ❤ somaliland.
❤h❤mr ruush waanku wataaa
Waa runtii Mr. Ruush Somaliland jiritaankeeda waxayaabaha caqabada ku ah waxa ka mid ah in taariikhda lagu soo daro waxyaabo been abuur ah sida Taariikhda SNM. Somaliland waxa la abuuray 1991 kii, waqtigaa wixii ka horreyey ma jirin wax qorshe ah, snm na jabhadihii Somaliyeed ee dawladdii Somaliya la dagaalamayey uun bay ka mid ahayd.
Nin cudad qaba Eebe ayuunbaa dawaayn kara
Good adia ana wankula qabaa laakin eaad lasoodaahday
❤❤❤❤❤❤❤very good
WAXAA XAQIIQO AH CAQABADA UGU WAYN E SOMALILAND WAA 3 SEDEXDAA HABROOD
wax vaqabada majiraan oo hor yaala CIRRO ama madaxwayne somaliland ah adeeroow
SOMALILAND WAY DHAAFTAY WAQTIGII LAGU KALA GUURIYEY RIYOONAYOW...WAA QARAN ADAG
waruntii dani nooguma jirto barigaaa
AQOONYAHAN MAXAMUUD AADAN WARSAME RUUSH SI BALAADHAN OO AQOONI KU DHEEHANTAHAY AYUU U FAALEEYEY. REER AWDAL WAX AY LEEYIHIIN HA SAMAYSTAAN HANA IS AAMINAAN.
Waa hadal DHAXALGALA
Isaaq 2iyo badh waxaa la dega 5 qabiil oo sedex dira iyo labo kaloo gabooye iyo madhibaan markaa isaaq cid eey ka badan yihiin majirto adeer
Adunyo gobolo lagu ma xisabtame tirada dadka ku nool ayaa wax lagu qimeya.