DEG DEG:HOGAAMIYIHII SIYAASADA EE XAMAAS ISMAIL HANIYEH OO LAGU DILAY IRAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 หลายเดือนก่อน +5

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @yaye_yare
    @yaye_yare 2 หลายเดือนก่อน +7

    Cabdijaliiloow adoo ah qof muslim ah in dad muslimiin ah oo dhulkooda lagu soo duulay difaacanaya oo xoraysanaya aad ku tilmaantid dabley hubaysan oo duulaan ah waxay ka dhigan tahay inaa u hadlaysid ama aad ku dayanaysid saxaafada reer galbeedka waxaa ka fiicnaan lahayn inaad adeegsatid ururka xornimadoonka ee xamaas ama mujaahidiinta xamaas
    warkaaga tifaftir
    ilaahay ha u naxariisto hogaamiyihii siyaasada ee xamaas Ismaaciil Haniya

    • @mahamedcabdulkadir167
      @mahamedcabdulkadir167 2 หลายเดือนก่อน

      Inaalilaahi wainaa Illayhiraajicuun.

    • @HamdiMohamed-x1k
      @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน

      @@yaye_yare Abdijaliil wall this guy don’t answer why u no he is Xasan Sh M is his ankle plz my bro 🆎 tnkz🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️

  • @abdulkadirnoor3527
    @abdulkadirnoor3527 2 หลายเดือนก่อน

    Allah yaraxma

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢 alle ha unaxariisto

  • @MohamedAhmed-dc9sz
    @MohamedAhmed-dc9sz 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha unaxariisto

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto binlilaahi karim

  • @Xasandeeqyusuf-334
    @Xasandeeqyusuf-334 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo

  • @Zahra-v9r8f
    @Zahra-v9r8f 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxaristo 😢

  • @maryanmohamed8621
    @maryanmohamed8621 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa Ilaahey ha geeyo aamiin

  • @maxamedsaciid9413
    @maxamedsaciid9413 2 หลายเดือนก่อน

    Allha unaxaristo 😢😢😢😢😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo Wa geeri xanuun badan

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow unaxaristo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu ma Amiin yaraball caallamiin 😭😭😭😭

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    لا حول ولا قوه الا باالله 😢😢😢

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 Ax garab adag baa baxey wallahi😢😢😢😢

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @mohamedismail1314
    @mohamedismail1314 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha unaxariisto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun allaah yarxam marxuum Ismaciil haniyah

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm 2 หลายเดือนก่อน

    Alaaha unaxariisto

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iskaxaqiiji warka jaliil show

  • @ShaaficiFaras
    @ShaaficiFaras 2 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 หลายเดือนก่อน

    Waa geeri xanuun padan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    Allha uwada unaxariiso danbigooda Allaha dhaafo
    Xamaas wa in ay aar Gudataa
    Tan Yahuuda Farxadooda say unoqon

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto

  • @ibrahimhassan689
    @ibrahimhassan689 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAH yarxamhu😢

  • @abdimahamed8782
    @abdimahamed8782 2 หลายเดือนก่อน

    ilahay ha unaxriisto😭😭

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 หลายเดือนก่อน

    Wixi uu rabay waa helay oo ahayd Shuhado waana Shahiid insha Allah

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abdijaliil ma hubtaa my Aboowe waxaan maqlayaa waa hogamiye ku xigeenka ee xisbulaah baan maqley bal no so dit my bro 😎

    • @abdidiirye2332
      @abdidiirye2332 2 หลายเดือนก่อน

      Haa waa lahubaa Ismail Haniyeh the chief of Hamas assassinated in Tehran.

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 2 หลายเดือนก่อน

    Aax😢

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Mus limiinta Iyagaa Isku Jaajuusa Oo Markasta Lacag Isku Bedesha Sidaas Ayeey Isku Dhameyn Doonaan Waxey Ayaga Isku Sameyn. Kuma Dhicin. Wax Cusub Ma Ahan. 😭😭

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Xitaa Tan Na heysata Soomaali Hadaan Nahey Waa Didaas Oo Kale Jaajuusiin Ayaa Naloo Adeegsadaa Oo Lacag Nagu Qaata Sidaan U Burburi Laheyn Oo ka Mid Ah Madaxdeena Iyo Walaal U Eke Sida Jabuti 😭🇸🇴🙏

  • @ibnuahmett-4-
    @ibnuahmett-4- 2 หลายเดือนก่อน

    (ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله أمواتاً بل أحياءٌ عند ربهم يرزقون)

  • @TravelandMore-gn4xg
    @TravelandMore-gn4xg 2 หลายเดือนก่อน

    Allah yarxama waa ka naxay walhi

  • @AbshirMohamuud-l6h
    @AbshirMohamuud-l6h 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi adban uga naxay geerida Shahiid Ismaciil haniya

  • @SahraAlinoor-m9q
    @SahraAlinoor-m9q 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariisto ismaaciil haniya ilaahow u gargar refer falastiin

  • @hafsaibrahimsheikh6923
    @hafsaibrahimsheikh6923 2 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Waa uu dhintay isaga oo shahiid ah oo karaameysan

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Yaaa Allah Guusha sii ree Gaza.

  • @FattyForlife-u8p
    @FattyForlife-u8p 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @AsadAanoy-20000
    @AsadAanoy-20000 2 หลายเดือนก่อน

    😢 الله يرحمه ويجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 2 หลายเดือนก่อน

    Waqos wada shihiday janadi alahakeyo

  • @MaliyowG
    @MaliyowG 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Bhhvhjjfd
    @Bhhvhjjfd 2 หลายเดือนก่อน

    Guumeystaha dheh nacasyoow

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @DerowMaxamod-kc3kf
    @DerowMaxamod-kc3kf 2 หลายเดือนก่อน

    Waaben tisi

  • @Khayr73
    @Khayr73 2 หลายเดือนก่อน

    Weriye u ducee mar ka koobaad
    Kadib war ka sheeg

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    Abdujaliil tirada reer haniya waxay gaadhaysaa 63 ilaa 65 qof oo ay beegsadeen Sahyuuniyadu

  • @AbdilahimahamudAbdilahimahamud
    @AbdilahimahamudAbdilahimahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyadaawas bedee benale

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiicada waa gaalo 💔🔫

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    WALEE NIN QIIMO BADAN BAA LA DILAY MUSLIMIINTA SI GAAR AH BAA LA XASUUQAY ISRAIL WAA CADAWKA KOWAAD OO XASUUQDEY MUSLIMIINTA

  • @faysalmiinimo
    @faysalmiinimo 2 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxriisto, ma filayo inuu istaagi doono dadaalkii xornimo doonka ahayd uu u hayay dad iyo dalka reer Falastiin i.a.

  • @C.raxmaandaakhili
    @C.raxmaandaakhili 2 หลายเดือนก่อน

    Dabley aha dhihin wall

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 หลายเดือนก่อน +1

    War iiran waxa qabsadey mosad iiran yuhuday ushaqeysa ya ushegay gurigisa hadan mosad qabsan

  • @Cabdifataaxfaaraxomer
    @Cabdifataaxfaaraxomer 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wariyayaasha soomaaliyed waxyaabo badan oo jaahilnimo ka ahaysto ayaa jira maxay tahay dablay hubaysan ma mujaahidinta falastiin ayaad kutilmaamaysaa dablay iska sax halkaa

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 2 หลายเดือนก่อน

      Qudhaydaa yaabana halkuu wariyuhu wax u wado

  • @Dalyaqaan
    @Dalyaqaan 2 หลายเดือนก่อน

    Tiir weyn ayaa baxay, lkn Waxaa bedeli doono mid kale oo ka naceyb badan reer israil oo dhan.

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    ISRAIL ALLAAHA KA QABTO MASAKII NTA MUSLINKA

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 หลายเดือนก่อน

    I aaamina iran 🇮🇷 ayaa shirqooshay.
    Qatar maxaa loogu dili waayay.

  • @Topspotstories
    @Topspotstories 2 หลายเดือนก่อน

    3 bilood ka hor wiilashisa hadna isaga 😢 ilhay ha ku naxristo lipx iyo tiir ba naga baxay 💔

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa ku yiri xamas waa urur dabley ha nacasyahaw

  • @abdirahmaniaabdulahi9709
    @abdirahmaniaabdulahi9709 2 หลายเดือนก่อน

    7da October dabley hubeysan aa weerar ku qaaday isreal waan kaa diiday, 7da October muqaawamo iska caabin waday ayaa ka aarsanaayaaye gumeystaha isreal oo shacab iyo dad maata' ah maalinkasta ku laayi jiray gudaha dalkooda !!!

  • @Cabdifataaxfaaraxomer
    @Cabdifataaxfaaraxomer 2 หลายเดือนก่อน

    Jaahilnimo wariyaasha soomaalida haysta ayay kamidtahay midaan fadlan waa inaad garatan cida garabka utihiin waa inaad ku tilmaamtaan yahuuda gumaysi umana qalman ina tirahdan dawlad

  • @abdiaziizkomandos4483
    @abdiaziizkomandos4483 2 หลายเดือนก่อน

    ‏حسبنا الله ونعم الوكيل
    إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار
    تقبلك الله في الشهداء والصالحين وانزلك الفردوس الأعلى من الجنة
    إن العين لتدمع وإن القلب ليحزن وإنا على فراقك يا أبا العبد لمحزونون نسأل الله أن يجعل من شهادتك وبالاً وناراً على الصهاينة وأعوانهم

  • @mabdirizak
    @mabdirizak 2 หลายเดือนก่อน

    Shicada hadeey difaci waayeen/ama amaankiisa sugi waayeen Ismail haniyah asigoo ku sugan Caasimada Iran sideey rabaan in dadka Gaza uga difaacaan gumaadka Israel?

    • @Hamdaindho-d5m
      @Hamdaindho-d5m 2 หลายเดือนก่อน

      Shiiico waaa gaaalo😢

    • @AbshirMohamuud-l6h
      @AbshirMohamuud-l6h 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwa dagaalamaya xuuti Lubnaan Iran ila Ciraaq wa shiico aaway sinigeni 😢

    • @mabdirizak
      @mabdirizak 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbshirMohamuud-l6h kuwii ugu madax fiiqnaa (Saudi, UAE, xitaa Qatar) Israel ay hoos ku wataan, waxaan sidoo kale arkayey dadka Imaaraadka u xiray in ay siteen calanka Falastiin taas oo ah yaan darro midaas