FARXAD AYAAN LA,OOYAY MARKII NINKII DABAALKA AHAA XOOGA LAIIGU DARAY UU NOQDAY??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 108

  • @ayannmahamed
    @ayannmahamed ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah samiyeey farxadeena darteed ayaad uu dadaalaysaa ood xitaa bahalka dhabarka kaaga dhagan xitaa aad lafiirin laadahay dad qaar oo kudaawanaayana xitaa intaas mayaqaanan war muuqaalkaan like ta aynu ku boobno reer indha yar iyo reer indha wayn ba yallah daay faraha aynu ka shaqaysiino salaam ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib ปีที่แล้ว +7

    Wll caawa waa jumce ku sali nabi Maxmed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤

  • @LayloMaxamed-pg8nx
    @LayloMaxamed-pg8nx ปีที่แล้ว +6

    Qiso dhin dhin ah ❤❤❤❤ love you abaayo mahadsanid ❤waxbarasho Ayaan qeyb soo gabagabeyay iisoo duceeya abaayo mahadsanid qaalideyda ❤❤❤❤❤

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +8

    Ayaan Gobdoon saxib Qali iinolow ceyalka ilahay Haku barakeyo amiiin Qali ❤❤

  • @WarisCabdi-q6q
    @WarisCabdi-q6q ปีที่แล้ว +2

    ayaan xbbti muraad ayan leyahay iso duceeya adiga iyo asaxbta kugu xidhan waa iga coodsi wllo🤲😫🤲🤲🤲🤲

  • @FatumaShueb
    @FatumaShueb ปีที่แล้ว +17

    Allah is one

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah mee shaan markey mari fuuny waaye gabada il cadagaa

  • @ubaxubaxabdihashi3899
    @ubaxubaxabdihashi3899 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh kajkaj ayaan wlhi waad iga qoslisaa markan kudawado wn mashquul badnahay ma ahee sikan kamamaqnadeen❤❤❤❤

  • @Almehriagirl22
    @Almehriagirl22 ปีที่แล้ว +4

    🥺🥺qisadi ngta cunigeda dishy dawanyey tana hda iso dhcdy mahadsanid abayo in ksto qisoyinka mrkad xalqadaha so dhamesid dawan jiry dulqad mid kle ky sugo ilhy ha isiyo

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 ปีที่แล้ว +16

    Ayaaney waxa noose galisaa wiil laciiley kadibna guuleysty 😊😂😢❤

    • @Najminaa
      @Najminaa ปีที่แล้ว +2

      Wa sheko kale 😂🤣🤣

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Najminaahee kama heshid miya ani wa kahelaye😂❤

    • @Daganeyy
      @Daganeyy ปีที่แล้ว +2

      Alla San u jeclahay shekoyinka noca ah😂🫶🏻wiil iyo gbdh ba wxey yihin sheko naca ah wan jclhy😻🫶🏻

    • @Berlin352
      @Berlin352 ปีที่แล้ว

      Kula miid yaqey 😂😂

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว +3

    wcs abyo ayaan ❤❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa yaaab waa meel madayatadii lashegi jiray acudubilaah mina shaydhani rajiim

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +4

    Wcs ww abyo Nolow🧕muqladaada wax badan😘 kabartay👍 Guuleyso meel dheer iyo hiigsi qurux badan kurajeyni✍️ inshaAllah waxn rajeyna in muqlada meel dheer garsiyo🎉🎉🥳 Muqlada aad labad channel sogaliso Aya dhiragalin iyo cashar inogu filan👍🙏 illahay Faxfaxda iyo cafimdka Alle haku ziyadsho quruxey wankusalmy 🖐️🥰🌹❤️👸😘

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +3

    8:50 waad iga qoslise ayaney 🤣🤓😘😂😅😊

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +2

    ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r ปีที่แล้ว +1

    ❤❤asc ayaan qali dhiirigalisadeen nolosheena waxbadn ayaa kabadshey .

  • @AsmaMuse-s4s
    @AsmaMuse-s4s ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay seetahay❤❤

  • @mriya4601
    @mriya4601 ปีที่แล้ว +2

    Wcs. ❤❤❤. 😂Yaa imaan majooog😂😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my Queen abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan ney Haji nak uu shu kansadho muhu iku dhibi 😂😂 walahi waa ika Qosli say Ayaan ney anika iyo adika isku dhabecad aya nahay

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +11

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 ปีที่แล้ว +1

    Ayann gabdonn ❤

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว +2

    I'm so happy 😊 inaa ahy dadka ugu horeyah 😅

  • @fadumashaadan1248
    @fadumashaadan1248 ปีที่แล้ว

    ayaane waxawaye mab qiiqin gorme holce Ala sheka macani allah ku barakeyo sood kaga حبيبتي قلبي ❤

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney abooyo 🎉🎉❤

  • @ZzZamzam-t2k
    @ZzZamzam-t2k 11 หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcahilowle6131
    @nimcahilowle6131 ปีที่แล้ว

    jah ayaney afkeyga wa taqana miya ❤❤❤❤

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan qaali haben wacan

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan ปีที่แล้ว +1

    Qiso macaan ayay u eegthy + naxdin +yaab weeye

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 ปีที่แล้ว

    Ani ama adi kaso kale inu ku jalteyo raba subxanllah

  • @sacdiyaaadan-r2t
    @sacdiyaaadan-r2t ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk waa iga quslisay❤❤❤❤

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan masayreeyaa tahay macaaneey

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 ปีที่แล้ว

    Alla ayaanaa af maaymaay noogalise😅😅

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว

    Waaw m.a habo qeybta kale laso carar

  • @diyladandawo133
    @diyladandawo133 ปีที่แล้ว

    Asc Ayan indho wayn❤❤❤❤❤ love u

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 ปีที่แล้ว

    Jow waa sheeko cajiib ayaney wlhi hadaan caajis nahay sheekoyinkag iyo kafatakaag faraxad daremaab mahadsanid yaaa xabbti

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoownacafi

  • @MSSikraanHassan
    @MSSikraanHassan ปีที่แล้ว

    Habariis calooshayday ka dhaxraadin lahayd aaa 😂😂😂😂💔😂

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Ayaan prt2

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +1

    Wku slaamay wllshy mcn

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo ❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan ❤❤❤

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney ninkaaga is shukaansanaa mardhaw minyaradii ayan noqon rabaaye isoo dhaweey 😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Saad jeclaan lahayd ayaad kahadashay ee nin alaha kuu sahlo sister

  • @marymjey-
    @marymjey- ปีที่แล้ว +1

    Cawa waa ikow muqalkada cusub aa daawado

  • @fooscadey5615
    @fooscadey5615 ปีที่แล้ว +1

    Wcs❤❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว

    7:55😂wllhi Mya Alle inaguma keeno Ayan quruxey

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qosol miran waye wadnaha boskisa kaso bixi rabay kulaha😂😂adiga iyo saxibta kuwo madan ahayn kkk aniga midan hada kahor sas ku sameyay illahow ishoda naga hay show gabdha badana sas sameyy

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o ปีที่แล้ว

    Sedaxa alle imakaso

  • @BoolimoogCompany-vk9wk
    @BoolimoogCompany-vk9wk ปีที่แล้ว +1

    Farxadda ay la ooysey inta fahantey farta taaaag

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว +1

    Anoba igu dhicina maseroya balo naago kashukan sanyo kula hadashe warte tas ana dhig ushubne noso sheg 😂😂

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq ปีที่แล้ว

    Abaayo ayaan gobadoon lama hadalen gabdha ninkaynu shukasayo

  • @barwaqoyusuf2320
    @barwaqoyusuf2320 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh habartiis calooshayday ka dhaxraadin lahayd aaaaa 😂😂😂

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 ปีที่แล้ว

    3 Naagood aa 🏇🏇🏇🏇🏇🫀🙆

  • @fardoosqurux6926
    @fardoosqurux6926 ปีที่แล้ว

    Asc ayan xirsi gobdon walshy qali seyhy kawrn Ilmaha habada u ahaa wayahn lima arge wan xanunsade Abyo lima tabib miya😂

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayaaneey ragga ayaad karbaashi❤❤❤

  • @salmoahaanasalmo-db3qh
    @salmoahaanasalmo-db3qh ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😮😮😢😅😢😅😢❤❤❤❤❤❤❤ asc mcnt abayo

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว

    Asc abayo ayaney aad baan u qoslay Wan soco weynee aan socono dumarka qar indho adeg ayado hal heli karto oo farxad siin karo maxaa dabo dhigay labo xaasle ❤❤❤❤❤❤

  • @ZzZamzam-t2k
    @ZzZamzam-t2k 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว

    Iyada see kuamintay nin nago ilmo uhayan dankalahanwayay iyada inodankayelanayo mee moday

  • @Najax-d5z
    @Najax-d5z ปีที่แล้ว

    Hoo lahadal ayaaney 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 ปีที่แล้ว +1

    Acs ❤

  • @eymanmaxamed5932
    @eymanmaxamed5932 ปีที่แล้ว

    wa la socda soo popsi part2

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +3

    Nin naag qbo sa u necbahay lee inu si dhaba ii jeclan kraba ma aminsani ee Ilahayow clf ha igu drn dadka wxy neceb yhn clf logu draa maqlaye

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 ปีที่แล้ว +1

    Ayaane umad matihid videoga sawirka soosartey ku qoslay wallhi 😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @nasraelmi9780
    @nasraelmi9780 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @MuunaKayf
    @MuunaKayf ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +2

    Ayan qurux

  • @MaraymAhmed-c2u
    @MaraymAhmed-c2u ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂❤❤❤😊😊

  • @HiboClahi
    @HiboClahi ปีที่แล้ว

    Fiiri walaaley been waa lasheegaa laamiin tanookale lamasheego been aad baahineysaa yeh ilaahey kabaq

    • @sumeyasheikh2986
      @sumeyasheikh2986 ปีที่แล้ว

      Adi hadaa rabin ka tag anaga rabnee

    • @xasanamina4285
      @xasanamina4285 ปีที่แล้ว

      Anga ku sexana kuna so tosna inay shekoyinkani run yihin Alle ngama qaado AYAAN GOBDOON

    • @sumeyasheikh2986
      @sumeyasheikh2986 ปีที่แล้ว

      @@xasanamina4285 soma aha aamin Allah no dayo walashena

  • @tasniimmuxumed5213
    @tasniimmuxumed5213 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey markaad tidhi ma wariiri ayaa halkan iigalay waxaan xasuustay sheeko gabadh reer hargaysa ah oo dhoof ku raadinaysay inay tahay reer muqdisho kadib ayaa la waydiiyey wariiriga inteed karsataan gabadhii waxay iska soo jartay odaygu markuu joogo galaan iyo badh ayaan karsanaa markuu maqanyahayn galaan ayaan karsanaa halkaa ayuu dhoofkii kaga burburay

  • @jalaqsan
    @jalaqsan ปีที่แล้ว

    mar aan gubay lama arki lahayn kkkkkkkkk

  • @aminayasin102
    @aminayasin102 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh❤❤😂😂😂😂😢😢😅

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh ayaaney kan iqaba hyaba joogee hadaa ahaan lahaa tan la shukansanlahaa uu ,idhaho naag aan qabo baa saaas ah anooo reerkaba soo gaarin bn block saari lahaa maser dartii kkkkkkkkkkkkk sababto hada waxan shekaysanaa wil aan waligiis guursan hadana marmar bn maseraa markaas bn shaydaan iska naaraa

    • @BishaaroAxmedtifoow
      @BishaaroAxmedtifoow ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @habib900
    @habib900 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂

  • @FatumaAdhan-r5k
    @FatumaAdhan-r5k 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @jalaqsan
    @jalaqsan ปีที่แล้ว

    mar aan gubay lama arki lahayn kkkkkkkkk