MAHAD WIILKA AISHA KAMA DHALIN SABATAAS AYAAN CADAANKA UGU WAREEJIYAY WAY II GOGOL DHAAFAY 😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @aali7043
    @aali7043 4 หลายเดือนก่อน +23

    Ninkan Hal suaal baan weydiinayaa sidee dareemilaheyd adigoo oday duq ah oo awoodin inaad naftaada xanaaneyso oo sariirta awoodin inaad ka kacdo hadii wiil aad dhashay yiraahdo shaqadeyda ayaa kamuhiimsan xanaaneenta odaygan uu Kuudhiibo gaalada kuna dayaco maalintaad ubaahneyd inuu ku caawiyo?

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 4 หลายเดือนก่อน +2

      Gaalkiibaaba yaa bey ilmihiisa Qof dhahayo maheynkaro igaqabta. Halkan waxaa kacad raga somali sida hoiyoiyinka ilmaha ugudayacaan baaba ka dhab ah balse dumarka Saba try udhalsn baa isweydiiya. Ninka hakugujeclaado miyey katahay ilmaha sidi ukunta udhalan ninkii waso ilmo uqaadan yaab 10 ninkale duwan hadey utagan 10kids different fathers waa run sweden waxay kusheegeen sexy machine inay yihiin naagaha

    • @nasar0626
      @nasar0626 4 หลายเดือนก่อน

      Waa beenalee, wuxuu moodayaa dadku inanay sharciga wadanka uu degan yahay la garanaynin. Ninkani ama ma shaqeeyo ama fasaxbuu ku jiraa sababtoo ah ilmihiisa yari waaa 13 cisho jir.

    • @faysal9536
      @faysal9536 4 หลายเดือนก่อน

      Mashallah ilahay caqliga ha kuu daayo sidaad u keentay way sugaysaa in gaalo dhiibo markuu duqoobo

    • @bahjocadey4937
      @bahjocadey4937 หลายเดือนก่อน

      Wale bertadalatay Aya gurantdonta meraheda taso ah in malinta diqowdo galka lagugeyndono iskasuug

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 4 หลายเดือนก่อน +3

    Lkin hadiba hadalkisa ruun tahay hooyo ilmaheeda 13 malmood jooga sidey okamaqnan karta 3 weeks so cunaga yar nas marabo waa qeyrul masuul waxas mida kale iney abaha iyo ayada iyo cunuga israacan inta waxeda kasodameysaneyso eheed subhanallah

  • @telltale1129
    @telltale1129 4 หลายเดือนก่อน +9

    Europe waa wada dagan nahay sxb ugu yaraan waxaad dhihi kartey child care issues baan qaba taasina waa caruur aan kaligey ku noqdey si kadis ah waana sharci Europe oo dhan uu yala oo protection ku ah waalidyada. Wax dhintey baad tahay.

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 4 หลายเดือนก่อน +7

    Please raggow dabecadaha dumarka barta oo hala tirsanina waxa dhici karta in ay uur ledahay oo ay sidas dabecada iga xumato, sir sira oo u naxariista Alle ayaa ajir idinkugu badalayo sabirkina. Wiilkan asagoo dumar aqoon u laheyn buu guus saday

  • @NajmomuseHussein-bo8me
    @NajmomuseHussein-bo8me 4 หลายเดือนก่อน +21

    Qeyre masuul Aya tahay waxbo hadalka ha macaneynin gabadha haday xanaqday maxad uwici weysay od isku kibrine ader dhib kle ugeysatay gabadha ad qarineysid

    • @barlinyusuf3461
      @barlinyusuf3461 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo, dumarnimo hagu garabsiin ,waa hooyo aan naxaris laheyn ,jaa ka maqnankaro, ilmo, dhowr wiig jiro, hadeysan xanun saneyn ma aha hooyo.

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 4 หลายเดือนก่อน +9

    Nin fiican ma tahid waayo waa in aad ogaataa waxa qaldan oo gabadha ka qaldan waayo waa hooyo Nin fiican ma tahid

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 4 หลายเดือนก่อน +6

    Day care maxaa u geeyn weyday subaxdii shaqadaadana u wadan weyday? Waa su'aal isweeydiin mudan.

  • @umuabbashass2188
    @umuabbashass2188 4 หลายเดือนก่อน +14

    Waa doqon caadiya midkaan . Ilmaha 2 week jira haya maad shaqada u sheegtey.

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 หลายเดือนก่อน +14

    Alaa bisinkow ninkaani waa nacaas ilhow nacaas haanaa badin

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j 4 หลายเดือนก่อน +12

    Alla caruurtiisii ayuu dhiibey😭😭😭

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wuu qaldamay waayo muu baryo qof somali ah ama ehelka muu hayo ugu yaraan 20 bari markay iman waydana muu si uun umaareeyo 😢😢😢😢😢😢

    • @Baraka-f9j
      @Baraka-f9j 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad. Xaalad walba oo jirta waxeey aheyd in uu caruurtiisa heysto.

  • @Ixsaas3
    @Ixsaas3 4 หลายเดือนก่อน +5

    nabigeena swc been masheegin waxa uu yri ruux kasta islaamka ayuu ku dhasha lkn hooyadi ama aabihii aya ka yeela mid gaal ah

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sww waa arin xanuun badan labada waalid iyo ilmahaba way dhibaatoodeen. Allah barya oo salaada badiya Inshaaallah khayr bay ku dhamman

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii jira Allah ayaa og qofkii qaldana. Allaah swt ayunbaa og

  • @SamaTech-s9e
    @SamaTech-s9e 4 หลายเดือนก่อน +9

    Kani waa lax caadi ah anigu shaqada dhan wan ka fadhisan laha ilmahaygana korsan laha iyadana eryi laha fuck shaqada kuwa lacagta shaqa la'anta bixiya u tagi laha oo ofhan laha ilmahan ban haya hooyadi ka bacsatay ilmahaygama ehelkaygi u heysan laha dalki wlhy nacas nacas dhalay waa kan

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ilmaha ma utugsan lahed ? Inle hada shaqada ka farisato halke cano ilmaha ugu gadi lahed

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 4 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa rabi kani inuu hadlo maba ah somaliyeey
    Wallahi Waa in la dacweeyaa kan 😕😡

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa doqon weynaadey balse they match each other but I feel sorry for the kid social care ha heestan labo kharemasuul baa iska dhashey

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 4 หลายเดือนก่อน +3

    Somali isadkeys balaayo ku dhigeen, tanaasul ma jiro, yaan lagaa dareemin intey leeyihiin buuro iska tuurayan. Qalad aadan lahayn waa inad mararka qaar qaadataa si xal loo gaaro. Qori qori ku taag waxba kuma socdaan, ninka hadaa tahayna kumaba sii jirto oo adaaba masuul ka ah guriga.
    Sababta xariga lagugu dhibay wad ilowdey. Gurigaa isku nacays buu ku dumayaa😢

  • @YasinnShucle
    @YasinnShucle 4 หลายเดือนก่อน +12

    Shaqo miya ka dortay dadka dhahaya. Ader ilmaha maxa la sinaya so in koso shaqeyo maha sow hoyo iyo aabe ninku malaha o biil ka sugi Mayan. Ninkan wa masuul wa dulqad badan yahay waana xishood badan yahay runta an ka hadalno Somali

    • @sucaad104
      @sucaad104 4 หลายเดือนก่อน +4

      Wll aan kaaga jawaabo sow ma ogid hadaad xataa aabaha Tahay ood caruurtaada mas"uuliyadeeda buuxdo qaadato heysato korsato dowladu iney qarashaadka kaa bixineyso UU xataa waalidkisa UU biil udirikaro shaqada UU Ka joogi karo sida hooyada singel matherka ukorsato ,ilmuhu waa waajib iney korsadan waalidku xaga diinteena maaheyn inuu gaalo udhiibo caruurtaada dhaqankooda IYO tarbiyadooda kahalaabeyso"hooyada haday xuntahay asagaa aabaa oo Jordan karey

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน +2

      HA ISKA INDHO TIRIN IN UU CEBOBAY ILMIHISA GAALO UDHIIBAY YAAAAAB

    • @zahrodahir7561
      @zahrodahir7561 4 หลายเดือนก่อน +1

      Preschool or xanaano ayaa la geeyaa ikmaha lkn waa wixii 1 year ka weyn
      ilmaha bisha aan gaarin see xanaano loo geynaa ?

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน +1

    CAAISHO HADAY TOL LEDAHAY INTA LA LEYAHAY LOYAR LOQABANAYAA HALOO KAXEEYO CILAAJ QOF MAS UUL HA KAXEEYO MARKA LA QUR AAMIYÒ O NA LOGU DHINAC WADO BARADHADA CILMI DINIYAN HOYADED HALA ISA SO SAAMAXSIYO AL MUSAAMAX KARIIM KA BACDI DHAQTAR HALA GEEYO NERFAHA DADKA WEY WAALAN HALAGA BAARO AX AX MISKIINAD ALOW UHAGAAJI NOLOSHA AAAMIIIN
    AAAMIIIN
    AAAMIIIIN
    YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah 13 maalmood jira siday hooyadii uga tagtay qalbi adagaa

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 4 หลายเดือนก่อน +2

    Balaayo wax kuu dhashey maad heysatid ilmahada hadey balan laheyd soo soco sii soco why👊🏽👊🏽uuf

  • @sharifohassan1298
    @sharifohassan1298 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waan ku faraxsanahay sid a aad u mareysatay cunugaaga marka yeyesan ku waalin dadkaan mediaha ka buuqaya ee danahaga wado dadka whelks ah u sharax xaladada mahadsanid

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dad kan family yo Malaha miya maxa social media kenay acudu bilaah ninkan iyo nagta bu waa dad wax ka siya waliba nagtu inay social media kento ma ahen inay family geda adeg sato saga hos ula hadasho haday way is bahdishay dadka hortisa saga may saga isku bahdisho haday run ka tahay ilahay inatay hor farisato oo barido sagana la hadasho intay social media ka dhax oyayan ilahow hana ceben 😢

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmaha ada dhale ma hysato ilen danbay adaye subxanallah

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walalow gabadha maskinada ah sida ula dhaqmaysid jooji oo ubadkija u naxa

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmaha ama adiga dhiib ama halagaa qaado markasta saw dad kale korin mayaan oo ilmahaaga waaridnimadii ma helayo sidoo kale familka kuu korinaya ilmaha hadii uu mudo hayo ilmahaas xaq ayuu ku yeelanayaa oo waarid siman baad noqonaysaan illahy qalbigaaga ha jilciyo muhiim maaha inaad somaali qancisid ee ilmahaaga korso walaalkeey gabadha kuu dhashayna ixtiraam oo marnaba dhibaato ha u ogolaan

  • @MohamedAbdullahi-ze7be
    @MohamedAbdullahi-ze7be 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn ku dhihi lahabo manta ima hortaagnid lkn ogow wiilow ilmaha adaa dhalay inad gaalo udhibto wad ku qaldaned

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi nin rageed ma tihid ilmahaaga ayaad gaal siisay

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 หลายเดือนก่อน +1

    Why ku weydiineysaa 13 days haduu yahay aabihis bee ugu tagtey ma dadkale ugatagtey

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka maxaa lagu heestaa Naagta iyadaa khaldan.😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi siduusheegayo hadeyrunthy hooyo fiicanmaahan hadeyna xanuunsaneyn gabadhu wey unoqon laheyd

  • @CabdiqaniRoorshe
    @CabdiqaniRoorshe 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu saxanyhy ninkaas gabadhana xaaladeeda alla ha dajiyo

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wax yabaha xun od kuso qoreyso sida calanka nagaha qaqawan kadhaf walal in lagu dawado hada rabto ilahey kacabso dadka indhahooda waxa xun hatusin hadad dhimato xita wey kujirayan maka wax fican tetalja hore kusoqor

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 4 หลายเดือนก่อน +1

    13 maalmood qof dhalan is kama baxaayee waxaad ku sameeysey ayaa wax weyn ahaa

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nin wayn oo shaqo iyo ilmahiisa is barbardhigaya subxaanalaah illahw soo hadee oo ilmihiisa garadsii inuu korsafo

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax
    Baatahay
    Inaad
    Eyda
    Siisay
    Ahayd

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan kani waa nin akhlaaq wanaagsan ka muuqato .

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan afka duuban waxaan umaleenaa ninkasheekeyo TH-cam qeebkashekeyso

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naaguhu ninkasta way guursadaan ilmaha saw maad dhalin

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 4 หลายเดือนก่อน +2

    Goorma police ama askar loo sheegi jiray inaad ilmaahaga korsanayso adigu?

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo miyaad ka dooratay ilmahaagii af nool wuu hadlaa

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu aabe fiican yahay wiilka hadaad soo ceshen lahed

  • @zuhurismail4408
    @zuhurismail4408 4 หลายเดือนก่อน +1

    Horta wilow hadalka Ad ku hadlosid plz mardanbe dadka hortoda lablabadas hala so fadhisan intaa waxan hadal ka dhigan lehet iska amus waxan hadla iyo marmar siyo kuma noqoto waxan daremaya markan hadalkaga dhegestey sadex shey bo wan ka fahmey kow horta qof kibir ku jiro why waxad tiri aniga iney Iga maqnet kulel iyo qawow iguma eeysan ehen sidey kugu hen so xaskaga maa ehen maa waxad iskala weeynet inat gawarta wacdid oo sorry dhehdid oo mida kale cunuga inta hen lehet bad galo uu geysa hadalkaga waxan ka fahmeyne cunugaaga iney shaqadad kaga muhim sanet ee naga amus gawarta Ad qabtit bad xifaltam kula jirte uf yahuu war sey rabto Ha uu xumato mahan inat awoodad tusisid😡😡😡😡

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nijaas foqal nijaas waxas aya raga ceebeeyay

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan maxuma rajo iyo agoonimo ayaa isu raacay

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan nacaska ah oo muu garaaco ama uu iyadaba ugeeyo 3saac Bay isku jiraane isagaa kuwereejiyay caruurta isagana dayacay waa nacas

  • @hawa8224
    @hawa8224 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walgaajarin waxed kusamasay caasho😮

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน

      Caasha qur aan saar rabtaa iyo nin dhaqda o lala socdo xaladeda garab lasiiyo loo naxariisto ilmaha gaalada loga so qaado
      Miskiinta walhy waan ooyay naag fariida ma hesho nin fariida
      Teeda kale wey so korniimo xumeysatay
      O hooyo fiican mey helin aabeheedna mu xumeyn laakiin naag hadad furto oanay kula ddegan ahayn ka fogthay ilmahaaga walaga qaataa
      Calshot qof xun ma aha ee garab weysay ax ax ax😢😢😢😢😢

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilkaan hadeey sidaas sameeysay gabadha muxuu kaloo sameeyn lahaa??

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxuu sameyn lahaa maskax caafimad qabta hadu leyahay inu shaqada isaga tago waayo gaaladu iyagaaba ku biila ubadka hooyo single mother iyo aabe single
      Kasoqad hadi isago waayel sariir saran in wiilkisi caawin laha EU dhalay gaalo udhiibo malinku ubaahnaa

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 4 หลายเดือนก่อน

    Xiiso iguma heyso iyo 13 malin canuug jiroo halaso waco se ku dhici kartaa allaa maxaa nacas aduunka jooga

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka oo hadalku ma xoog ba waar ya ilahay yaqaan 😂

  • @SafiAbdal-m3s
    @SafiAbdal-m3s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nag ilmahedi ka tagtay waliga jileec yeysan kadaremin dulqad ayad dhameysay

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e หลายเดือนก่อน

    Qaanissow ilmahaga intad gaalo siisaye ayad na soo hurfarisanaysa abahawas

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Beenale hoyada siilkeda u sheg warkas ilahey dhibka caisho ugeysatey ha mutiyo adigana cadkada ayad cadow sidey oo sibiya uf naag dambe ayan ku amini donine soy doqonw😮😮😮😮😮

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dee hayso waa ilmahaagiiye

  • @Queen-official
    @Queen-official 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iyadu ber adka intas dhan sede uga maqnen cunugeda yar wax badso wax bel ledahy

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 4 หลายเดือนก่อน +6

    😊😊😊😊😊wow😊😊😊😊😊

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 4 หลายเดือนก่อน

    Dad xanunsan baajiro, halaga firsado gurka dhalinyaro,

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 4 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaha qoyska maxaa keenay social media yaha keenay? Waa meel lagu dhintay Allow na astur

  • @Ahmedsaggaf-q1g
    @Ahmedsaggaf-q1g หลายเดือนก่อน

    QOF DUMAR AH OO AKHLAAQ XUN LAMA NOOLAAN KARTID GURIGA AABAHA KA MASUUL AH MEESHUU DOONO HALA AADO WAAN KU RAACSANAHY U DHIIB SOCIALKA WORI IYO QIIQIISA WAA LA ISLA TUURAA

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba afka ha xirxiran nacasow xaskada kashekeynaya uuf

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 หลายเดือนก่อน +1

    gaalo hada wiilkaaga u dhiibtey nolol fiican ma heysto ilmaha dhashay hoyadi hadeysan rabin in aay heysato adiga heyso aabe fiican u noqo oo korso si fiican u korso

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naag ilmaheedii yaraa xoorteey baan U arkaa

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka warka ku kenay aya idin kala dilay

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 4 หลายเดือนก่อน +5

    Beenale

  • @telltale1129
    @telltale1129 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wax dhintey

  • @nasar0626
    @nasar0626 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkani been buu sheegaya, ama ma shaqeeyo ama fasax buu ku jira, sabab too ah isaga Iyo hooyaduba waxay haystaan 19 week oo fasax ah waxana la siinayaa 80% lacagtiiuu samaynayay.

  • @AbdirashidOmarAli
    @AbdirashidOmarAli 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saxwaye

  • @abdikanimohamed7735
    @abdikanimohamed7735 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopian

  • @TEMAFGOOYE1
    @TEMAFGOOYE1 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😂

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nin samir Adan baad tahey Naagtu mabalwad bay laheed?

    • @Zurich527
      @Zurich527 4 หลายเดือนก่อน +4

      Balwad ha la SOO boodine ninka caruurta gaalada Ku wareejiyay MAA Ka hadashid belo Ku aragtay

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Zurich527Labadan Amayba gaaladu dhaanta?.

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 4 หลายเดือนก่อน +1

    War isla yab ilmahaha u dodo hoyded u gey why galo u heda

  • @noorabdi45
    @noorabdi45 หลายเดือนก่อน

    Wajel aya

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ala naagtu diqonsanaa doqonsanaa ma ilmaha 13 bari jira ayay SaaS uga adkaysatay qurux bilaasha bacaacdaasay haysaa xataa hadalka ma taqaano

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ma waalantahay gabadha ilma ka maqnaa

    • @Faadumo455
      @Faadumo455 4 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadhan ilmo kla laga hysty sasay ku maqnyd lkn aabe ilmihisi galo sinaya wa xnun 😢

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 4 หลายเดือนก่อน

    Maski ma cabsiya mase been ayaa ku qarine koley hado xiishod jiro xaaskada kamaa hadasheene

  • @noorabdi45
    @noorabdi45 หลายเดือนก่อน

    Uf doqon

  • @Minagamzel
    @Minagamzel 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow adiga wax og 😢 lakin hadey kugu tiri wad ka shalayi ma ka daba qadani od jari telephone ka dumarka wa sida wllo wa inad udul qadata od sababta mida kale eeg kulaha wicitankeda xiso iguma heyn maxadan u wicin bal mexey kusuganthy ma is tiri bal wllo 😢uh qalbi adka

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilmihiisa miyu shaqo ka doontay inkaartan somali hlke uga timi

  • @FadumoFiqi-n6f
    @FadumoFiqi-n6f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaan ceeb malahan hadii gabadhan qumantahay caruur yar kama takteen soomaali ceebta magaranayaan qaf ayeey dusha ka ceebeeyaan wiilka iyada ayaa dayacday

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 4 หลายเดือนก่อน

    Beenlow UF doqan 😏😡

  • @Sahra-n7b
    @Sahra-n7b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Raganimadi aaway tolow

  • @Saada-d1i
    @Saada-d1i 4 หลายเดือนก่อน +1

    War miyey jirine hehel adiga kudhowe ama iyada wudhowe umada Somalie made lahadashide waxba khaldane