Adigu qofna ha isku halayn sidaana way dhacdaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 มี.ค. 2022
  • Ninkaan waxaa ku dhacay waa dhacdo xanun badan markii cidla looga dhaqaaqay wuxuu ogaaday mushkilada noloshiisa keentay inuu dhibku ku dhaco wax ka baro.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 161

  • @ugbadfarhan7822
    @ugbadfarhan7822 2 ปีที่แล้ว +13

    Janalkan hore umaan yaqaanin lkn markaan ogaadey oo aan daawadey walhi wax yaabo baden baa ka faaidey ❤ MASH ALLAH keep going 👍🤎

  • @usamasalman6379
    @usamasalman6379 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah baa ku waafajiyay wallee qof ilhaay nasiib siiyayna wuu daawanayaa muuqaalkaan

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs 2 ปีที่แล้ว +14

    Wll waxyaabo xaqiiqo ah ayaad ka hadashaa waanan tijaabiyay waxkasta thanks. 🙏🏻

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว +2

    runtii waxyaabo aad ubadan ayaan kaa barta makii aan ku sooxirmay canalkaga AYUB AHMED & SUHAYB SAAJID MEDIA PRO''mashallah''

  • @naciimocabdulahi2793
    @naciimocabdulahi2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad marwaliba waan kuu mahad celinayaa waayo maalin waliba hormarka iyo nolasha ayaa natusisaa waxee tahay alle haku sharfo ustaad

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 2 ปีที่แล้ว +21

    Asc Ayub😇videoyaashada waa kuwo qiima leh runtii Ugaas lkn hal qodob un ayaa kuudhiman kaasoo ah ✍🏻Inaad qodobo markaad kahadleesid aad videoga descriptionkisa hoose aad kusooqorto si ay dadka ugafaideystan meelna ay ugu qoran karaan 👍Thanks

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq5159 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah ustad illahey haku xifdiyo adun iyo akhiraba 🤲

  • @abasabdullahimohamed6266
    @abasabdullahimohamed6266 2 ปีที่แล้ว

    Waana iyo talo iyo dacwad waliba tusaaleen iyo xigmad wadato aan arko tii iguugu qiimaha badneet, Allahaa ajar iyo axsanaat hakaa siiyo, anagana kuwi ku waana qaata oo ku anfaco Allahaa naga yeelo, cilmigaaga iyo cimrigaagaba Allahaa barakeeyo, thanks alot.

  • @mohasafaawi
    @mohasafaawi 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah my teacher alle haku xafido 🤞
    Full respect 🙏

  • @maryamaabdulqadir1046
    @maryamaabdulqadir1046 2 ปีที่แล้ว +5

    بارك فيك وفي عمرك وعلمك وأهلك أجمعين يارب

  • @farhanmahamoud8431
    @farhanmahamoud8431 2 ปีที่แล้ว +3

    Really mclin Allah haku xifdiyee aad ban kuku xidhanay wax badana waan kaa faa idaa

  • @najmaqazani8280
    @najmaqazani8280 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah qof aqli iyo diin alle kumaneystey ayaa tahy alle hakusharfo wll

  • @maxamedcali1278
    @maxamedcali1278 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku barakeeyo ustaad mahadsanid

  • @nuuramaxamed5172
    @nuuramaxamed5172 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalahu khayran wlo mahsanid

  • @hiboabdikadir166
    @hiboabdikadir166 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayub waad mahadsantahay illaahay hakaa abaal Mariyo maalinta qiyaame aamiin yrb

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kaa abaal mariyo qisooyinka cibra qaadashada mudan oo noo soo gudbiso. Anagana Allaha nagu anfaco. Aamiin.

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 2 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid dhiirigaliye ❤❤Ayuub Ahmed keep going 💪

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว +1

    i agree with you brother Allah yaxfiidka fidunya Wal akhiro

  • @bahjaziyaad5124
    @bahjaziyaad5124 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh walhi wall warunta wa hadal qimo lahe

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah ustad ayub alle hakuxafdiyo

  • @fatushibrahimhalane1118
    @fatushibrahimhalane1118 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ajir iyo xasad haka siyo aduun iyo akiro walakey 🤲🤲😢

  • @fatism448
    @fatism448 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, alle ha ku barakeeyo.

  • @nadomoge1774
    @nadomoge1774 2 ปีที่แล้ว

    Jizaakalah walaalkay qaali allah haku barakeeyo aduun iyo aqiro nuur calaa nuur dhankasto

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka Laah khayr walalkey Ayuub Ahmed

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll allaha ku barakeyo xaqiiqda waka hadashay

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi1338 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa alle hangu anfaco wanadad fiican adigana miisanka xasandka hakuugu daro

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

    M.a our teacher keep going🥰

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 ปีที่แล้ว

    Full Respect brother ayuub ahmed🌷💖

  • @aichaismaelahmed626
    @aichaismaelahmed626 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah wallalo macaan geep going

  • @allexusinbdan5101
    @allexusinbdan5101 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qayran ayub

  • @Muhiddin2019
    @Muhiddin2019 2 ปีที่แล้ว +7

    Full respect

  • @aamina-ubax8129
    @aamina-ubax8129 2 ปีที่แล้ว

    Mshalllah jazakallah kheyr wllky wllhi video waxbadan kafaiday😥😥🙏🙏🙏

  • @maashofficail8837
    @maashofficail8837 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal respect weyn aan kuu hayaa

  • @hodanahmedgaas2263
    @hodanahmedgaas2263 2 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid wllky si aad videos ka wax ku oolkaa noogu soo gudbisin

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @munocali3093
    @munocali3093 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah allah kuxifdiyo

  • @ifraheyali2835
    @ifraheyali2835 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك وحسن الله إليك

  • @liibaanmaxamed9252
    @liibaanmaxamed9252 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xafido wallo

  • @zakisport1
    @zakisport1 2 ปีที่แล้ว +1

    Igula saliyo nabi Mohamed Scw Scw Scw Scw 😍💕 channel ka so boqo 💕🙏

  • @nimcomaxamed390
    @nimcomaxamed390 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka allahu khayran mclin

  • @nadirasoyaan2214
    @nadirasoyaan2214 2 ปีที่แล้ว

    Oo gabadhiisii yarayd Ee xanuusanayd muu dawlada kasoo ceshado. Ma sidaas ayu ku dhaafay gabadhiisii yarayd 😭😭

  • @ceyniqurux2605
    @ceyniqurux2605 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tawfiqda allah nawaafujiyo
    kuwa waano qata oo kucamal fala allah naga Digo .shukran bro may Allah bless you

  • @ijabomaxamed7913
    @ijabomaxamed7913 2 ปีที่แล้ว

    Msha allaah ilahay waa qafuru raxiim

  • @fatuushnoah9949
    @fatuushnoah9949 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah waa run♥️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for u great advice brother 🙏🙏🙏

  • @ummahmed8515
    @ummahmed8515 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Jazzakallah khair

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ilashey kheyrka hana waafajiyo

  • @waxsanhyecompany3688
    @waxsanhyecompany3688 2 ปีที่แล้ว +1

    Full respect for you wll ayuub ❤❤❤❤

  • @abdirihmanmohamudyusuf
    @abdirihmanmohamudyusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Wd mhdsnthy talooyinkaga wngsan inshallah maziir wngsan🙏❤💯

  • @xanaanmaxamuud4062
    @xanaanmaxamuud4062 2 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuup alle hakudhowro we love you 😍

  • @hodoncabdirashid4829
    @hodoncabdirashid4829 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alle haku barakeeyo wll

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wllo qali keep going alle haku barakeeyo

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👍

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll ayuub guulayso

  • @miskihassan5593
    @miskihassan5593 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll guleso wll man

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kubarakeeyo bro runtii wxaa tahay shaqsig kaliya.noso.gudbiya xaqiiqda

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wll wlaahi libaanta ilahy bey gacantisa bey ku jirta hadi ale wixi rali kaga yahy samiyso ifiyo akhtro sharaf bad ku noolanysa❤❤

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 ปีที่แล้ว

    mashaalah ustaad mahadsanid

  • @abdulahimohamed4430
    @abdulahimohamed4430 2 ปีที่แล้ว

    Thnks My dear teacher

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal7132 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa allah

  • @fartunxassan2671
    @fartunxassan2671 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh wllkey aad ayan ugahelaa taloyinkada wax tarka leh

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 2 ปีที่แล้ว

    Shukran will😊

  • @abdinuurali1263
    @abdinuurali1263 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahadsantahy wll jazak allah☝🏻

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad

  • @naimamohamudahmed3376
    @naimamohamudahmed3376 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaada alaha I hagaajiyo 😭❤️🤲

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Of course full respect

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka laah habaryer

  • @sahramaxamed1572
    @sahramaxamed1572 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ❤ 💖 💕

  • @faisobarkhad6368
    @faisobarkhad6368 2 ปีที่แล้ว

    Woow m.a wllo alx

  • @sukaynaibrahim2758
    @sukaynaibrahim2758 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @najmocabdulaahi6391
    @najmocabdulaahi6391 2 ปีที่แล้ว

    Jisakumulah walal waxthy dhirigiliye wax bdan a kaa faaiday runti horay usoco

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว +6

    Qof ila dareena ma jira Talow, oohin wan ka dalay😰💔
    Waxan ahaa ruux qof si dhab ah ujeclaaday lkn abaalkiisa laga dhigay qalbi jab iyo xanuun aanan dhamaad lahayn Ma dunidaan ayaanan farxad xaq ugu lahayn inaan ku dareemo mise qofbaa dambi ka galay kii aan caanshaqay muxuu sidan dhan iigu galay💔

    • @mohamudabdijabar2965
      @mohamudabdijabar2965 2 ปีที่แล้ว +1

      Cayuush maxamed
      Wll wan kula daremay niyaad khyr u sheeg 🙏😪

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo salaad istiqaaro tuko Allana ka in uu qalbigaada ka tir tiro🙏💖

    • @cayuushmaxamed273
      @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamudabdijabar2965 ok wll mahadsanid

    • @cayuushmaxamed273
      @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว

      @@qumanosmaan4001 insha Allah xbbti mahadsanid

    • @umumiraan12345
      @umumiraan12345 2 ปีที่แล้ว

      Xbbti culaysku wuu dhamada samir

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah ปีที่แล้ว

    Alla run badanidaaaaa❤️👑

  • @farhiahassan8893
    @farhiahassan8893 2 ปีที่แล้ว

    That is true brother Manshallha

  • @daleysamursalmursal3611
    @daleysamursalmursal3611 2 ปีที่แล้ว

    Ful respect teacher

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @hindaomar7920
    @hindaomar7920 2 ปีที่แล้ว

    Video u qalma million likes☺️

  • @abdinasirmohamedshuke8171
    @abdinasirmohamedshuke8171 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @raxmadhagacade5351
    @raxmadhagacade5351 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher walahay wan qiirooday😢

  • @hanadbarresaneey3170
    @hanadbarresaneey3170 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad Hadii Bank Islaami ah aan lacag ka Qaato Ma Ribo ayaan Qaatay Wax I Fahnsii Tusaale 10,000 ayaan Soo qaaday 24 Bilood ayaa ku bxi lee dhahay ma ribaa
    Ribada waxaan u aqaanay 100 isii biriyaan 200 ku siinaa Mahadsanid

  • @roblehdaher4732
    @roblehdaher4732 2 ปีที่แล้ว

    Thank you treacher

  • @abdirahmanabib6942
    @abdirahmanabib6942 2 ปีที่แล้ว

    Sbxnllah ustad jzkallah

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Ahmed sxb Sare waxa tahay la taliye ama waniye bulsshada somaliyeed ee istic maya TH-cam uga faiideyay fursada 👍🙏

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 2 ปีที่แล้ว

    M.allah wll ayuub Intii an chanelkaaga bartey waxan sugaa intaad vedio soo galinayso alle ha ku barakweyo macalinka nolasha

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow qalbigeyga i qabooji

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +9

      Qlbiga Allaha kuu qaboojiyo murugta Allaha kaa qaaado tasbiixda badi wax walba way hagaagi doonaan insha Allah wixii laguu qoray way kuu soo socdaan salaatul layl tuko haheen walba 2 rakcadood Alle ku hor ooy u sheego umuurtaada waxaad heli doontaa farxad insha Allah

    • @abshiroabdimohamed2534
      @abshiroabdimohamed2534 2 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia jazakallah

    • @nimcocabdilahi5435
      @nimcocabdilahi5435 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle qalbiga ha ku qaboojiyo

    • @mtr_mohamed-1663
      @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia mashllah wll

  • @hafsahabieomar4593
    @hafsahabieomar4593 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @shukricabdi3734
    @shukricabdi3734 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll tnthks allha ku dhafo

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

    Good respect

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭 wax kasta waxaa iga daran ilmihiii yaraaa

  • @Siuuu212
    @Siuuu212 ปีที่แล้ว

    Wlh markan arke ribada wan iska oyay sababto ah gari riba wata noloshana ano lacag heyta ayey igu adagtahay illahey isoo barya anigana wan weydista allah in iga cafiyo wana iska celina insha allah isoo duceyaa walaldey 😭😭

  • @sabaaxcumar5752
    @sabaaxcumar5752 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @wacdiiyodhiiragalintanafta2601
    @wacdiiyodhiiragalintanafta2601 2 ปีที่แล้ว +2

    Mclin si gaar ah waxbarashada sida kaalinta koowaad loo kalo inooga soo xiji mahadsanid

  • @HassanAli-sv1ip
    @HassanAli-sv1ip 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayub axmed

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 ปีที่แล้ว

    Dhagiihii alleh wanshaa waan sama

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid ayuub

  • @Ibtizam1914
    @Ibtizam1914 2 ปีที่แล้ว

    m.a wllkay mhdsanid wllhi waa qiso ku cibra qaadasho mudan