Sh.Barbaraawi ayaa ku raacay Cabdimaalik Muuse Coldoon in aan loo istaagi karin Heesta Calanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 313

  • @هبهعلىمحمد
    @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว +46

    Hanbalyo sheekh barbaraawi, qofkii shay xaqa oo umada ka dahsoonaa muujiya sida coldoon waa in wanaagaa lagu garab istaagaa

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว +1

      Qolyahan ay Wax u dhigaan baa Tahay

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamed88466 qolyaha at wax u dhigaan maxay u dhigaan ma diin mise wax kale anu borama jaamicatul camuud ayaan ku abtirsadaa diintaydana waan u warhayaa oo waan aqaanaa iyada OP barbaraawi iyo cid kale toona iiga turjumin

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 ปีที่แล้ว

      @@هبهعلىمحمد masha Allah sidas weeyi aqoonta saxda ah allow ku dhwr borama magalo diin lagu baro xaq diinta wad taqan sidas u wad weliga

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      @@هبهعلىمحمد waa qolyahan salafiyiinta isku sheega

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamed88466 salafku waa maxay bal noo qeex

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxan akhriyay comments ka dad badaN oo shekHa ku hadal celinaya nio ilaahiina ka qaba oo diintu khasab maahee hadad doontin u kaca hadad doontiina ka fadhiista lkn sheekhA ka daaya hadalada xanafta leH ___

  • @fuaadsanaawichannel7131
    @fuaadsanaawichannel7131 3 ปีที่แล้ว +28

    Raganimo ayaad muujisay sheekh. Xaqqa ayaad u hadashaa badanka waanad ku ammaanantahay . Alle haku sharfo

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว

      maye silka hoyada ayu mujiyay abaha faqashta ka wase ilma sina yahow garaci e nacaybka jamuriyada barakaysane somaliland hayo anaga wasna waxi dida inay u sara kacan calanka towxidka ah e allah swt ilma xaran yahow ma dinbad taqanin wahabite yahay argagaxisadi ama is dil ama is daldal ama daqadaha iska tur adiga iyo kuwa neceb jamuriyada barakaysane somaliland waxad ku dhimanaysan maroradilac wana lo is tagi dona calanka towxidka allah swt ka idana intu nolyahay curyanimo ahyu ku dhamaysan dona nolosha ilma xaran yahow ilma xaranku dhalay

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alexkeith1260 cadubullahi minashaydani Raniim

    • @فؤادعثمان-د2ز
      @فؤادعثمان-د2ز 3 ปีที่แล้ว

      @@alexkeith1260
      alle ka cabso
      اتق الله

  • @yaxyeyemani646
    @yaxyeyemani646 3 ปีที่แล้ว +14

    Waan u istaagi jiry balse aqoon dineed Uma lahayn Alle ha iga dambi dhaafo intii hore se maanta kadib Uma noqonaayo jazakakallh sheekh

    • @kwolfsgeming4849
      @kwolfsgeming4849 3 ปีที่แล้ว

      Saraa wiishna gaalo baa xidha tee la soco tellka aad ka daawnayso gaala le la soco daawdad caafimd u isticmaashna sidoo kale 😂😂😂😂 waa lays waala yaa innamal a'malu binniyat . Ayaa yadaasi xagay aaday na mise maskaxdaada ku may soo dhicna.

    • @lipanfaarah9508
      @lipanfaarah9508 3 ปีที่แล้ว

      Been baa laguu sheegay

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 3 ปีที่แล้ว +12

    Had iyo jeer culimada waa ay ixtraam maamulada oo runta waxba kama sheegaan laakiin Sh.Berberaawi mar kasta runta lama gabado. Sheekh Allah haku barakeeyo.

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 ปีที่แล้ว +14

    Maasha Allah Illahay Khayr ha Ku Siiyo Sheekh Barbaraawi. Waad Noo kala Cadaysay. Waxa Sharci ah ee Banaan iyo Wxii aan Banaanay.

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 3 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa Allaah BaarakaLLaahu Fiik. Berberaawiyoow Allaah haku xifdiyo. Laakiin calanka calaamad uun haku ekaado. In loo istaago Gabi ahaanba in la mamnuuco ayaa salaamadu ku jirtaa

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว +14

    Fadiilatu sheikh Berberaawi waan qaadanay waanan aaminsan nahay qaabkuu hadalka u dhigay waanan ixtiraamaynaa

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahey hakubarakeeyo SheeKh adiga iyo Samafale cabdimalik muuse coldoon

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allah ku xafido sh

  • @nurae2280
    @nurae2280 3 ปีที่แล้ว +15

    Allah ya barik sheekh

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 3 ปีที่แล้ว +13

    جزاك الله خيرا وبارك فيكم وفي علمكم شيخنا الفاضل

    • @asmamaxamef9490
      @asmamaxamef9490 2 ปีที่แล้ว

      Ik0io9ooiio
      Kppokpool
      Kklokkkkllppllmbjujjmkkkkmlkjjkkkjk jjiii8iiokllkl

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 ปีที่แล้ว +14

    Walalahayga qaaliga ee somaliyed please 🙏 isoboqda idinko mahadsan 🙏

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxa aad moodaa ni cabdi maalig coldoon indho gaara lagu ee gayo cabdi maaliga waa suxufi Waxa uu bartay daacad u ah Waayo waxa weeye samafale umad masaakiinta ee hilicsan caawiya ha noqoto mid uu caafimaad ka caawiyo nid uu jeelka ka soo daayo dad badan oo muuse shaani u xidhay bilaa sabab ayuu u doodaa sidii inankakii tv star lahaa ilaahay cabdi maaligow ha kuugu badalo xasnaad aad ubadan alne khayr badn ha ku siiyo xaga calanka qofku markuu diinta wax ka ayqaano uma caabudi calanka sida ay gaaladu sameeyaan

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha ku barakeeyo sheekh abdilaahi.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Sheekha Allah ha xafido. Anigu wadankayga waan jecelahay iyo calanka towxiidka ah. Lakiin waan kasoo horjedaa in loo kaco! Waxa kale oo aad u dhibsadaa marka aan arko calankii sharafta lahaa ee towxiidku ku qornaa oo music iyo rag iyo dumar isku dhex jiraa ku ciyaarayaan. Waxaan ku talin lahaa in macsida la joojiya hadii aynu Ilaahay aqoonsi ka rabno. Calanka hadii laga maarmi waayo in xafladaha la keeno waa in uu ahaadaa oo kaliya midabadiisa maro ka kooban. Allah ha dhawro Somaliland 💚🤍❤️

  • @ahmedmohamedabdalah5138
    @ahmedmohamedabdalah5138 3 ปีที่แล้ว +7

    الله يحفظك شيخ بربراوي احد اكبر علماء الجمهورية

    • @Yyfre
      @Yyfre 2 ปีที่แล้ว

      Wahabism shall persih
      😉🏴‍☠️

  • @fartuunnuurisaaq9057
    @fartuunnuurisaaq9057 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ یاشیخ

  • @bashman345
    @bashman345 3 ปีที่แล้ว +15

    Ma banaana in la isu taagaa calan iyo hees toona
    Warkii oo kooban

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว

      Ma salaada iyo calan baa iskugu mid u caabudaa ilaahey, subxana Allah, niyadaada nadiifi waa shirki, calanka ixtiraam baa loo istaagaa , salaadana Allah ayaan ku caabudnaa

    • @bashman345
      @bashman345 3 ปีที่แล้ว

      @@saidahmed3524 Oo ninyoow maxaa laga ixtiraamayaa marada yar ee aynu meesha sudhay?
      Horta ma ina ogtahay in aynu ixtraamnay?
      Maxay tartaa?
      Maxay dhib iyo dheefba inoogu filantahay?
      Harraad iyo gaajo toona kaa bi'in mayso
      لا تسمن ولا تغني من جوع

    • @idirisxaashi5725
      @idirisxaashi5725 3 ปีที่แล้ว

      Adeer marada qasdigu marada ma aha ee aqoon diineed u yeelo

    • @bashman345
      @bashman345 3 ปีที่แล้ว

      @@idirisxaashi5725 Hadaa waa maxay qasdigu hadaanu marada ahayn? Fadlan ii cadee. Mahadsanid

    • @programmerrules2092
      @programmerrules2092 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bashman345 sual fican bal haka jawaabaan

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว +3

    Calan qabiiil inlo istago waa danbii ween

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 11 หลายเดือนก่อน

      Calanka somaliya looma is taagayo waayo waa calan shaydaan

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 ปีที่แล้ว +12

    Coldoon maalinti Somalia farmaajo laga doortay sow u kiikinayay calanka ee fadhiba diiday waar ha la xidho kuwani wax kalay so wateene

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 ปีที่แล้ว +6

    Culimada wacyigali hakasameeyaan wixii aan diinteena wafaqsanayn ee uu ugu horeeryo wadankeena fusuqa kusoo badanaayo halaga hortago culimi sharaf leh ayaynu haysanaa culimo iyo dowladba iyo muuqaal baahiyab wadankeena fusuqa aynu kahortagno

  • @husseinxusni7499
    @husseinxusni7499 3 ปีที่แล้ว +6

    Mzhlh sheikh Alle haku barakeeyo si fiicn ayaad nooga kaafisey

  • @mustafecali2809
    @mustafecali2809 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh sheekh barbaraawi___________

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheekh barbarawi sidad xaqa u bayamisay istaganna gumaystahii ayaa inagaga tagay

  • @xamsetukaale1521
    @xamsetukaale1521 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaah
    Ilaahayvhaku barakeeyo sheekh
    Walaalaha comentiga qaldan soo qorayana waxaan odhan lahaa ilaahay hor istaagiisa maxaad u diyaarsateen ma inaad culimada atlagaadaysaan waar culimada kuwii dhaxlay ambiyada ee ka edebsada

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 2 ปีที่แล้ว +1

    Coldoon shiikhu kama hadline maxaad ula jeedaan?

  • @cabdiqaniaxmed6837
    @cabdiqaniaxmed6837 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay khayr hasiiyo shiikha aran xaqa ayuukahad lay

  • @thewisemenfrankincense9743
    @thewisemenfrankincense9743 3 ปีที่แล้ว +12

    Calanka jamhuuriyada soomaliland 13 jeer baan u istagaya... anigu Allah baan ka baqaa oo keliya calankaygana waan ixtiramaya ilaa ibtaan noolahay.

    • @xildidxirsi5513
      @xildidxirsi5513 3 ปีที่แล้ว +2

      Hadaad kolayba cid u istaagayso waxaa fiican allehii ku abuuray inaad u istaagto
      Oo aanad kadaalin waynaytiisa
      Iyo cibaadadiisa

    • @japkagamer4703
      @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว +2

      Nio wadaniyad nacasnimo ah ba ku haysa

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว +1

      @@japkagamer4703 maye silka hoyada aya haysa m akhnud yahow daliminka u saxsan yahay inu calankisa isku tago adigu ma futada wayn ayad isku tagta fatal yahow

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xildidxirsi5513 ninkan calanka towxidka allah swt isku tagin waxba u shegi mayo allah mida labad allah swt walo sujuda duli yahow dalimki e cadowgi uma jedan calanka towxidka e waxad isku daba qarinaysan cadowtinimada ad u haysan jamuriyda barakaysane somaliland

    • @xildidxirsi5513
      @xildidxirsi5513 3 ปีที่แล้ว

      Masalo diiniya ayaa laga hadlay sxb
      Maaha wax lagu ataagayo wadan gooniya ,, calanka lasheegayaa midkasta ayuu noqan karaa oo dal leeyahay,, adiguse jamhuuriya hakudabaqin

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaqa culimada sheekhow ilahay haku kalmeeyo sax xaqu wasidas

  • @abuusalmaan9961
    @abuusalmaan9961 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله شيخنا الفاضل

  • @Muhammad-mu6bz
    @Muhammad-mu6bz 3 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay haku barakeeyo sheekh :Aamiin:

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 3 ปีที่แล้ว +1

      Sheikh Alle Ha barakeeyo Lakii Calanka aad Saratay iyo Inta Hoosjoogata Alle Ha Duleeyo

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaallaah sheekh berberawi ala haku barakeeyo

  • @saciidbollayzte9929
    @saciidbollayzte9929 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sh

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 3 ปีที่แล้ว +9

    Colaad was present in book promotion which was not the reading of the Qur'an but an individual's biography. He show up to respected book author and the book tour but use religous grounds when it come to standing for your flag. I wonder if he knew that the book gathering is bigger sin then standing up for the flag or is he being special again?

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 3 ปีที่แล้ว +2

      He showed up to see what was happening at the book tour; so that later when he speaks about it, he will speak about it from position of eye witness. Did that come to your mind bro.?

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 3 ปีที่แล้ว

      @@saidhashi2856 l guest you don't like somaliland flag?

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 3 ปีที่แล้ว +3

      Am against you assuming the worst of people. He was within his right to not stand for something he thinks is not right. A flag is piece of cloth not God.

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 3 ปีที่แล้ว

      @@saidhashi2856 my assumptions were correct, today his actions or no action has landed him in jail that is a fact. A wise man will always know his limits. Maybe you should spend time talking some sense to him instead me ...

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Yonis3012
      People of truth and faith always find themselves in jail, not becoz they did wrong but becoz of speaking the truth with powers that be. Inshallah the enemies of Allah will never prevail. I don't know about u regarding ur faith but as for me am not a slave of a flag or liberalism.

  • @caynabaharuub9289
    @caynabaharuub9289 3 ปีที่แล้ว +2

    Jisaakallah sheekbarabarawi xafidullah amen amen amen

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin coldoon sowka heesa heesta calanka Somaliland uma istaagayo waa xaraan ka Somalia waan u istagayaa ?

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh allah

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      DOQOMADU C MAALIK WAXAY U HAYSTAAN IN AANU WADANI AHAYN KKKK

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxbuu qarqariyay sheikha

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofku in uu jiclaado dalkiisa iyo calankiisa waxaa ogol diinta Islaamak. Qofka calkanka Somaliland diidani ha tago meesha uu doonayo. Gaalo iyo muslima waan ka difaacaynaa Somaliland. Adeer tag meesha kuu muuqata ee aad Somaliland ku doorsanayso. Bari yaanaan dalka kugu karin.

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله

  • @craxmaandacad517
    @craxmaandacad517 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله

  • @nuuraadam3677
    @nuuraadam3677 3 ปีที่แล้ว +2

    Msh alllllh

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhoow, fekerkaaga naga daayoo, ama Qur'aan noo sheeg, ama xadiis sugan oo saxiix ah. Intaa wixii ka soo hadhaa waa fekerkaaga, waxbana kama duwana ka aamminsan in loo istaago!

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 3 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe Aden: dadka lunsan baad tahay' ee wax soo baro caamonimadda iska daa'oo

    • @mustafaaden736
      @mustafaaden736 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drbrave4546 Sidaa aad u hadashay waxa laga yaabaa in aad aqoon diineed sheeganayso, waanad iska kay cayday, waana danbi in aad "lunsanaan" igu sheegto. Danbigaana, anoo ku cafiya mooyee Ilaahay kaama dhaafi karo. Qof kale cirdigiisa iyo sharaftiisa haddii aad meel kaga dhacdo, isaga ayuun baa ku cafin kara.
      Haddii aad wax akhrido waxa aad eegtaa xadiiska uu IRH soo weriyay Abu Dar ee ku saabsan in dadka la iska caayo oo lagu tilmaamo "lunsanaan iyo gaalnimo" Kaddib, haddii iimaankaagu hagaagsanyahay waad ka qoomammoon doontaa caydayda iyo gaallaysiintayda, aniga oo Muslin ah.
      Haddii aad dalliil cad u hayso in calanka in loo istaagaa ay danbi tahay sheeg: Qur'aan ama Xadiis sugan, diintu waa labadaa uun, labadaa wixii ka soo hadhaa waa feker, fekerkana waa lagu kala duwanaan karaa, la iskumana ceebsado.
      Sheekhu dalliil cad muu sheegin, calankana qof caabudaa ma jiree,waxa loo sitaagaa uun maammuus uun. Diinteennu meel kuma xidhna, waa diin wanaagsan oo wakhti kasta la tallaabsata.

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 ปีที่แล้ว +3

    awelba waa la oga inay xaran tahay arintaasi waanu kumahadsan yahay sheekh berberawi cabdimaalikna khaladba lagu haysta

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaaah scw scw scw csw csw csw

  • @yusufalimacalin2663
    @yusufalimacalin2663 3 ปีที่แล้ว +5

    Wa qalad inlo istago

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @cabdiraxmaansaleebaancabdi1926
    @cabdiraxmaansaleebaancabdi1926 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuguma raacsanin sheekh taa meel kale calanka ugu Soo marmarsow

  • @mahamedismail8256
    @mahamedismail8256 3 ปีที่แล้ว +1

    Sifiicanbuu sheekhu ukala dhigdhigay arinkaa

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkani hadii uusan u istaagin calankiisa, waxaa cad in dadka calanka u madaxda ahi wanaag sanayn. Waana loojeedaa oo waa kuwaa aragtidiisa kagadisan tooda oo qura xabsiga iyo cayda isugu daraya!!

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Tol iyo taag nin leh miyaa cid kale tabar iyo taagba ugu faanin, tol iyo taag nin leh miyaa mujrim jeegada dharbaaxo uga tuminin oo shaankuulana kuba dilindilaysiinin isagoo jeebo lagu heegay oo nin qaran leh miyaa qawlaysato qoolba ay gashanin oo qaaqba kaba siinin oo nin raggiisii xaadir yahay miyaa isagoo jeenyaha ka xiran inan gumeed jirkiisa sigaar kuba daminin oo ugu dhaaran cadowga somalida oo aamxaarka ah iyo gaalada iyo bonaystayaasha iyo dhilaystayaasha iyo qoomuluutka abaarso iyo barwaaqo iyo guriga hidaha iyo dhaqanka iyo kaniisadaha iyo meelaha kale ee kuwaan loo qariyo ee hargaysaad ayaan ardis-sababa kuu gaynin oo caantayno ayaan kugu gadanin si aad adoon ugu ahaato oo silsilado iyo shakalo lagu heenseeyo oo nin tol leh miyaa afadiisii oo aqalkeeda joogta oo saq dhexe sariirteeda jiifta amarkeed la'aan sumalo khasab ugu galinin oo geesi gacan uga dhiidhiya laga waayey afadaas kuway u dhaxday iyo kuwii dhalayba oo naxdin darteed ilmihii uurkeeda yiil deg deg dibada uga aaday iyadoon dakhtarba loo gaynin oo nin tol leh miyaa khaniis shisheeyaad dhulkiisa ugu tumanin oo nin tol leh miyaa adoon xun oo Allaah diiday amar ku bixin in qarqarsi iyo qoofal xaniyaha laga galiyo oo nin tol leh miyaa khaniis dhilayste, boonayste, kufaar muuse biixi cabdi miyuu oran karaa cabdimalik muuse coldoon wayga daba hadlay oo qoomiluut ayuu xoolo ka liite ku sheegaye asaxaabtayeey ceego hawada uga qariya oo nin tol leh miyaa gaal iyo khaniis iyo dhalayste iyo boonayste oran karaan coldoon soo dhiiba oo nin tol leh miyaa caro iyo ciil faruuryahiisa cuninin oo nin tol leh miyaa ku kufaar iyo khaniis iyo dhilayste iyo mujrim ugu wada talinin in la duroo meelaha waalida lagu tuuro oo uu waligiis raamaysto oo mumin coldoon miyuu mumin kale waayey oo walaalki u dirira oo Xaqqullaahi ku difaaca oo waa maxay xumaha uu falay cabdimaalik muuse coldoon, haduu xuntii reer hargaysaad islaam uga waramay oo idiin sheegay kuwiina aan xoogaana ka ogayn oo ma xumaan baa hadduu shacabka somaliyeed ee hargaysaad runta deegaankooda ka jirta uu u wada wariyey oo xumaanta lagu wasakhaynayo diinteena islaamka ah wanaag in lagu saxo uu dalbadoo ku dhawaaqay oo taasoo khaniis, kufaar, boonayste, dhilayste, muuse biixi cabdi uu qoomuluutnimo iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo kufaarnimo iyo fusuqnimo kala weynaatay islaamnimo iyo suubanaan oo isagu xaaraantuu dhuuqaayey ee ahayd 37 milyan ee american dollarka ahayd ee looga gatay iskuulada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisado iyo guriga hidaha iyo dhaqanka hargaysaad in fidno lagu fidiyo oo isagu uu iska fashiliyey sharrkiisii sumal qoslaaye oo xumaantii uu falayey Allaah feeraha ka dilaacshay oo isagu banaanka iskeenay siday somalidu dhahdo (doqontu xarigii lagu xirxiri lahaa suxuladeeda ayey ku sidataa) oo inta mediyaha soo kor istaagay ka yiri xaaraanta hargaysa ka jirtaa waw fiican tahay reer hargaysaad sida dugsiyada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisada iyo guriga dhaqanka iyo hidaha hargaysaad ee khaniisiintu isku fuusho. Ninka ragga ah saddex jeer ayuu qarqaraa: 1) markuu dhasho waa qarqaraa oo hooyadiis ayaa dhabta galisa oo halkaas ayuu ku qarqaryo beelaa, 2) markuu guursado waa qarqaraa waayo xil culus ayuu xanbaarsaday oo xaaskiisa iyo ehelkiisa ayaa qarqaryada ka ba'iya iyo mar sadexaad waa marka qisaas loo soo xirxiro sida cabdimaalik muuse coldoon maanta haysata oo qisaas aan waxba dhaamin oo waxaa qarqaryada ka bi'iya tolkiisa oo maal iyo muruqba ku furta oo maanta cabdimaalik muuse coldoon ma haysto tol iyo muuminiin iyo qaran ka celiya khaniis, dhilalayste, boonayste, kufaar, faasiq, fadaro, najaas muusa biixi cabdi iyo xulatadiisa xumaaday xoogag xakamo ka galiya ooy uga baqi karaan oo uu isleeyahay muuse biixi cabdi hadii aadan coldoon siidayn cududda tolkiis ayaa halkaas qoodha kaa jabinin oo uu ka cabsan karo mujrimkaan waayeelnimo qooqa ku dufaysan oo uu waayey mumin coldoon tol iyo cid kaleba oo cabdimaalik muuse coldoon caawa soo furata oo waa taas sababta coldoon u xiran yahay oo ah sidee ayaad ugu hadli kartaa Xaqqullaah oo hadli aad ka hadsho ogow muuse biixi cabdi ayaa qool sagaaro kugu ceejin. Yaahuu yaahuu yaahuu b

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan berberaawi la yidhaa maaha waa basaaska sucuudiga u jooga somaliland waayo waxan xasuustaa wakhti suaal laga waydiiyey dilkii jamaal khashoqj oo dhaxal sugaha sucuudigu ku dilay qunsuliyada magaalada istanbuul ee dalka turkiga wuxuu yidhi barbaraawi jamaal khashoqj ayaa qaldanaa
    Muxuu faraha ula galay arimaha gudaha ee dalka sucuudiga
    Maxamed bin Salman wuu ku sax san yahay inuu dilo daalinka qaswadaha ah

    • @japkagamer4703
      @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว

      Nio sheekha waxba haka sheegin subxanallah __ aakhiro basaasnimadad ku tilmaantay wad ka jawabi

    • @abdulhakimismail8234
      @abdulhakimismail8234 3 ปีที่แล้ว +1

      Wariyaha aad leedahay qunsuliyada sacuudiga ee turkiga ayaa lagu dilay oo waxa dilay dhaxal sugaha sucuudiga adigu miyaad arkaysay oo indhahaaga miyaad ku aragtay markii la dilayey mise waxa ay bbc iyo idaacadaha gaaladu sheegeen ayaad rumaysanaysaa.
      Teeda kale gaaladu aad ayey u buun buuniyeen oo u hadal hayeene maxay u hadal hayn waayeen oo loo buun buunin waayey dadka lagu xasuuqayo maalin walba FALASTIIN, SUURIYA, SOOMALIYA, LIIBIYA, YAMAN, indhaha kala fur culimada hadalkooda qaado waxay sheegayaan waa diin xaga rabi ka timid mise warka bbc iyo CNN ayaa ka run san

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว

      @@abdulhakimismail8234 isaga ayaa qirtay oo cadaystay cid kasta waa og tahay adigu maxaad ku difaacaysaa

    • @farhiyakahib4435
      @farhiyakahib4435 3 ปีที่แล้ว

      Warya Sheikha afkaga ka jeedi shaydanyahow

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว

      @@farhiyakahib4435 adiga ayaa shaydaan ah waliba shaydaan taaeeraya

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 3 ปีที่แล้ว +1

    Calanka Somalia aya ugu daran waxa lagu cabudaa Shaydaan wuxu jiray 1810 kii Somalia waxa la keenay 1953 ila 1960 kii 🇸🇴 waxa ka la dhaha Bonnir blue Flag asa ugu daran reer Ibliis wye

    • @preciousqueen2888
      @preciousqueen2888 2 ปีที่แล้ว

      Umada somaliyeed muslimka calankooda udaa hadaa adigu sheydaan tahyna sheeeg

  • @gem2144
    @gem2144 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhu waa in uu ka hadlo qatarta haysata dalka duriyada iyo diinta oo ah qabyaalada

  • @madarcali122
    @madarcali122 ปีที่แล้ว

    Kani sheekh mahaa

  • @yaasinmaxamud8930
    @yaasinmaxamud8930 3 ปีที่แล้ว +1

    Culimada sacuudiga maxay boqortooyada ugu sheegi waayeen in aanay banaaneen in calan loo istaago mise waa shaagle laga baqay oo runta looma sheegi Karo

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 3 ปีที่แล้ว +3

    Waarya carabtii diinta inoo keentey ayaa calankooda u istaakta markaa macalinkaaga ha ka dheereyn sxb.

    • @sacadsaleebaan8269
      @sacadsaleebaan8269 3 ปีที่แล้ว

      Oo wll markaa taasi ma daliil ayey noqonaysaa carabku haduu khilaafo diinta kucamal falkeeda miyaa laraacayaa diintan alle ayaa soodejiyey nebiguna wa cadeeyey عليه الصلاة والسلام
      Markaa baadilka cidna lagu raaci maayo.

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 ปีที่แล้ว

      @@sacadsaleebaan8269 Qoladiinan diinta daaqada ka soo gashey intey albaabka ka soo geli weydey ha noqonina dhalaankii hooyadii dhalmada barey.

    • @khaalidaadan214
      @khaalidaadan214 3 ปีที่แล้ว

      Daliil maaha taasi walaal dib ugu noqo waxbadan

    • @sacadsaleebaan8269
      @sacadsaleebaan8269 3 ปีที่แล้ว

      @@alphamale5802 anigu wxbaan kuusheegay ee bal naftaada dib ugu noqo!! Wxkle ku odhanmaayee

    • @ayaxyareaadan7686
      @ayaxyareaadan7686 3 ปีที่แล้ว

      @@alphamale5802hanoqon kuwa diinta sida leebka uga dhex baxdo

  • @abdinasirgaylab3034
    @abdinasirgaylab3034 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh haddii, sheeko dheer iyo khilaaf baa ka taagan culumada waa hadal aan miisaan sharci ah laheyn. Meel dhexe baad istaagtay oo dhan loo raaco laheyn.

    • @abucabdulaahi
      @abucabdulaahi 3 ปีที่แล้ว

      Waa Fahamkaaga Sxb. Ee ilaahay inoo waydii inuu diinta ina fahamsiiyo

    • @abdinasirgaylab3034
      @abdinasirgaylab3034 3 ปีที่แล้ว

      @@abucabdulaahi Diinta waa iska cadahay xaaraan iyo xalaalba wax magarato umbaa fahamsaneyn.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Culimay allaah ka baqa allaah qaykii ha ka baqinee xaqa cadeeya hal mar ayaad dhimanaysane diinta u gargaara haddi kale allaah wuu idinka badal qadan doona allaah idiin arka culimoy

  • @osmanmoha3255
    @osmanmoha3255 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaaahil waxba ogeyn

  • @jirfe
    @jirfe 3 ปีที่แล้ว +2

    Calan loo qashuucayaa ma jiro ee waa in aan calanka wadankaayga salaan usula taago

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Ka waran hadii aad leedahay imaan aad ogtahay in ilaahay aad aaminsantay rabigii ku abuuray

  • @Khayr120
    @Khayr120 3 ปีที่แล้ว +3

    Gaalo iyo munaafiqiin ayaa shiikha aflagaadaynaysa waxba halayaabina xaqa iyo baadilku inta aduunyadu jirto way hirdamayaan

  • @craxmaandacad517
    @craxmaandacad517 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشماالله

  • @xasanawcali4273
    @xasanawcali4273 3 ปีที่แล้ว +3

    Barbarawi dinta siyasad kadaa

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว +3

    labada dalim e shadhka benta so xidhay mid samafal so xidhay isago argagaxiso o munafaqa o dalima midna u so xidhay sheikh isago wahabite o dalima waxan u shegayna inanay dib fadhiga uga sarakici donin inta noloshoda ka hadhay insha allah daliminta diday in calanka towxidka barakyasane naf iyo malba lo so huray inay u sara kacan waxay mutaysan donan ciqabka allah swt o dib u sara kicimayan insha allah

  • @cayuusha4465
    @cayuusha4465 3 ปีที่แล้ว

    Nin dhanoo diin baan aqaanaa ku leh ayaa waxaas kuula soo hor istaagaya Allow cilmiga caqli inoogu dar maanta gaal iyo muslimba ma qof leh baa jira calan ayaan caabudayaa war dadnimadiina iyo damiirkiisa soo ceshta hadaan damiir lahayn oo dhiiga saliingo la idinkaga miirteyna diinta haku daba gambaninee soo bareera.

  • @abdinuuxow1691
    @abdinuuxow1691 ปีที่แล้ว

    Sharecadi diinta islamka waxaaba ka horeya qabiil qali ayaa somaLida diin u ah

  • @gem2144
    @gem2144 2 ปีที่แล้ว

    Sheikha waa in uusan ku mashquulin calan wadan ee waa in uu ku mashquulo howshii uu dayacay oo ah in uu ka hadlo cadaalad darada ka jirta wadanka iyo dhiiga muslin ee la daadinayo maalin walba

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh calanka ixtiraam inuu mideeyo wadan dad ku nool yihiin ayaa loo istaagaa. Ma qof caabuda calan ayaa jira? Subxana Allah, meel walba shabuhaad in lageliyo maaha, diintuna ma ogala tashabuha

    • @juweriaibrahim8770
      @juweriaibrahim8770 3 ปีที่แล้ว

      Sowta madaxa la foororiyo ee laabta gacanta la saaro iyadoo la weyneynayo waxasi ma banaana Illaahey ayuun baa la weyneyn karaa zxp

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +1

      @@juweriaibrahim8770 aabahaa iyo hooyadaaba madaxa hoos baad u dhigtaa markey kula hadlayaan balse niyadaada cid war u heysaa oo Allah aheyni majiro calankuna waa maro hadaad baabul cibaada gelisey adiga iyo illaahaaga ayaay idanka dhaxeysa, sheekhuna maaha kii janada igalinayey, qofkuna waa in uu wax badhaa bartaana sax iyo qaladna isagey utashaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      @@juweriaibrahim8770 san ohnahay wadama Muslimka waxay so maren gumaysi sheikh cumar faruq Allah u naxaristo wuxu yiri iyagi way tagen lskin dhaqankodi bay ka tagen sida calanka hada qurbaha an jogo sasay ugu istagan sida gurka cusub dharka ay xirtan somali iyo galada wa isku mid marka waxa isgarab socda 3 dhaqan somali dhaqan galo iyo din

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Of course calanka luugu istaaq waa xaraan

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh adoon soo warwareegin macnaha waa ma banaana

    • @أحمدفارحبلى
      @أحمدفارحبلى 3 ปีที่แล้ว

      asluubka wax sheegida ayaa ah in loo cadeeyo marka hore shaygaas soo deriyey dibna loo shègo xukunkiisa

  • @ahnedbahal2574
    @ahnedbahal2574 3 ปีที่แล้ว +2

    Laaakin sheekhu muxuu hore uu uga hadli waayey, ee uu maanta uga hadlayaa??? Waa iga su’aaaal uun

    • @mahamoudabdi7426
      @mahamoudabdi7426 3 ปีที่แล้ว +1

      الحكاية معروفة وهي خالف تعرف
      والعلم عند الرسول صلى الله عليه وسلم هي الرمز والشعار ، والخورج دئما ترى اي فعل انه تعبد،
      والصحابة استشهدوا وضخوا انفسهم حى لايسقط على الارض فهل سقوطه وارتفاعه مسبب للنصر لا والف كلا الناصر هو الله ، والقيام والتضحية لقيام واجب الامة امر واجب والاغنية او الانشودة تذكير وتشحيع وتحفيز وتعهد وليس العبادة ، وانه رمز لدولتنا وامتنا المسلمة ،
      فماذا تقولون لمن يفتوكم بتشبيه وجه البشر بوجه الله ،سبحانه ؟
      ومن قام بتمزيق الاسلام وخنق الخليفة؟ ، ومن كفروا المسلمين الا جماعتهم حيا وميتا؟ ومن شهدوا ابولهب وابوجهل بالايمان ؟
      وارجوكم ارجوكم .
      فالرسول عند بعض اسفاره يسمع ويجازي لمن مدحه بالبردة .فهل معناها انه خشع لا ياشيخ .
      تعلموا قبل ان تاخطأوا
      الرسول عدد الالوية في غزوة واحدة ، وعلمنا هو رمز ووقوفنا لنظهر عزيمتنا.
      وعولدون امس يمدحه وجلس اليوم لانه لايؤمن هذالعلم وباع وطنيته وخان امته واستقلال صومال لاند ، وكذالك المتسلفة الخوارج ،في الخليج مجددهم ابن عبد لوهاب ترك ارثا للمملكة كونهم مشتركين للحكم وعندنا الخوارج تتمشخ .
      عرفناكم خبثكم فاضح

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      Ahmed tv ba u tagay oo waydiyay ban filaya ayago waxi lahadal hayo bay raban inay tabiyan way shaqeysanayan ha layabin sheekhu wa maskin meshisa lagu dontay bey u badan tahay

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว

    BARADHADA CARABI KALO SOCDA BARTEENA TH-cam.KA

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 3 ปีที่แล้ว

    Sh barbaraawi runta ayuu sheegi m.a

  • @xasanawcali4273
    @xasanawcali4273 3 ปีที่แล้ว +2

    Gudomiye faysal markuu lahaa anigu hadaan madax weyna Ahaan lahaa coldoon xabad baan uqorilahaa wuxuu Arkayeye wuxuu sowato

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 3 ปีที่แล้ว

      Quraanka iyo Sunnada

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      Anaam wax hada lago dilo mu sameyn xur bu u yahay hado istago iyo hadu fa dhistaba dilkana wax sah lan ma aha akhira inaga danbeyso waxa la nol yahay ba is kayar waxa lagu duceysta ila hayow qof ha ku dilin gacan tayda rasulka aad bu iskaga ilalin jiray qof inu ku dhinto gacantisa

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa Qalad in loo istaago DaddOow

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 ปีที่แล้ว +1

    mid baan bari arkay qolodan ah oo idhi waa xaaraan in traffic laydhka laga istaagu waayo ilaahay muu soo dajin

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 3 ปีที่แล้ว +5

    Title iyo mowduucu isma laha
    Aaminaada ilaaliya nio
    Views ha eegina
    Marka marka xigta wan saariya wlhi
    Unsubscrib

    • @turbopubg1992
      @turbopubg1992 3 ปีที่แล้ว

      674k ayumaraya ya kubahan adaa ikhtiyaarleh niyow ufbaatehee

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh imikaba Saar Dee
      Way is leeyihiin title-ka iyo content-ku

    • @somalimusic4591
      @somalimusic4591 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamed88466 bilaa caqli bad thye cabdi malig coldoon halkeebu kaga jira video
      Waxad tihiin nooca views laga helayo
      Ilahayba dadka isku arsaaqiya

  • @ahmedgureyismail9440
    @ahmedgureyismail9440 2 ปีที่แล้ว

    CALANKA WAXA KA DARAN DEMOCRACY GAN LAGA QATAY RER gabeedka BABA WAX KASTA KA DARAN WAR DADKA DEMURQAADIYADU IN BAADIL CAD IYO KUFRI TAHAY U SHEEGA DADKA INTA AD CALAN JU MEREYSANEYSAN !!!!!!!!!

  • @adenaden9242
    @adenaden9242 3 ปีที่แล้ว

    Haddii looga jeedo saas iyo haddii looga jeedo saas.. wadaadada waqtigaan jiraa waxaad moodaa in aysanba ka waran qabin waqti aynoolyihiin ... calanka maba ka war qabo diin allaah waa hore ayay ka siibteeen way lumeen dad badana way lumiyeen

  • @ibrahinabokor6442
    @ibrahinabokor6442 3 ปีที่แล้ว

    Who you? Sheekh

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 3 ปีที่แล้ว

    Sheeko rakhiis Calan ufadhiiso ama Calan u istaag
    Caqli daanyeer
    Go and make medicine and technology instead

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 ปีที่แล้ว +3

    Kuwani mashaayikh mahe wax kalena way ka soo socdaan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +1

    hadii aadan xor ahay oo calan lahay halkaad diintaada ku baran ama aad cidku bari kartaa?hadii gaalo ku qabsato
    diinta laguuma ogolaanayo in aad ku dhaqanto taa maxaa ka xun? subxaanalaah, Calanku xitaa diinteena wuu dufaacayaa
    gaalku wuu kaa leexanayaa oo waa dawlad ayuu odhanayaa maxaa idinka qaldan! marka muslinka oo dhami iska daayaan ayaanu iskadayn in calanka loo sarakoco!

    • @abdi6307
      @abdi6307 3 ปีที่แล้ว

      Waanu kaa diidnay fikrad xume

    • @TraderLee-QT
      @TraderLee-QT 3 ปีที่แล้ว

      m adhi ba tahay?
      adhi ba adhi kale raace xatta hadu jar ka dhacayo

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof kastoo 4 xadiis bartayba wuxu qaatay the title of Sheikh
    Markaasu mufti iska dhigaya waxaanu Cilmigeedi hayn.

  • @daahirali736
    @daahirali736 3 ปีที่แล้ว

    qof kaa wayn ama waridka ah ama sheekhaga hadii uu ku yimaado ado fadhiyo waxa fiican inaa u istaagtid deedna saas u salaantid aniga ahan waxan qabaah markaa inanay wax dhib ah ku jirin calan lo istaago wadaadan wahabiyada ah wax kasta o anay dan u arag wa shirki bay dhahaan

    • @ju5661
      @ju5661 ปีที่แล้ว

      Diinta caqligaaga Laguma qiyaaso

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh barbarawi mawaxaad. moogantahay in aanu Calankeyna dhulka la dhegeyn waayo Calankeena waxa ku Xardhan Tawxidka!!! in la jeclaado waa waajib!!🧠✍⚖🙏❤🔦🔑🕋

    • @abdi6307
      @abdi6307 3 ปีที่แล้ว

      Jaahilad baa tahay diinta soo baro

    • @Daacad-t4i
      @Daacad-t4i 3 ปีที่แล้ว

      Hhh towxiidka adaa kas ugu qortay ee xagga Alle kalama imaadin ee diinta bara walal xitaa diinta dadka laguma qasbi karo sowma ogid walal calan warkii daaye

    • @mustafeAbdiqani
      @mustafeAbdiqani 3 ปีที่แล้ว

      Yaa ku yidhi necbow haddaa?? Meel walba dad si xun u fikiraa way ka buuxaan.

  • @abshiroxasan5109
    @abshiroxasan5109 2 ปีที่แล้ว

    Ex.

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 3 ปีที่แล้ว +1

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
    Sheikh adiga oo raali ah inaadeerow dad muslim ah ayeynu nahay dadkeenana waynu naqaanaa ilama ah in qof dadkeena aynu naqaano in uu Marayer وعياذبالله
    Ilaahahay kaga dhaweysanaayo...ee sheikh arintu waa siddaa aad u sheegtay waa astaan oo aynu jisiyadeeda leenahay. Ee waxa jira dad wax kale ka wada oo ku soo dhuumanaaya diinta...ilaahay sharkooda haynaga FOGEEYO waqtigii muslimiintii hore ay faafinaayey diinteena Barakaysan astaan bay lahaayeen marka ay dagaalka galayaa sidaad u sheegtay lacagta muslimiintuna astaan bay lahayd....
    Siddaa sheikhu u sheegay weeye ee dadka ula jeeda gooniya lahi waa yeel kadood.Aqoontana haddii aanad dadkeeda ahayn dadka aqoonta u leh ayaa la weydiiya sida Sheikhan oo kale Barbaraawi, haddii kale maalin walba ninbaa ayaa wax inalooga imanaaya. Ilaahay waxa uu ina faray inaynu wax weydiin dadka aqoonta leh cilmiga aynu doonayno inaynu wax ka ogaano. Reer Somaliland waxay yidhaahdaan foolimo faras nimaan aqoonini futo qarqar ayuu ka qaadaa . Ilaahay na,wuxuu yidhi
    بسم الله الرحمن الرحيم
    وَمَا أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ إِلَّا رِجَالًا نُّوحِي إِلَيْهِمْ ۚ فَاسْأَلُوا أَهْلَ الذِّكْرِ إِن كُنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ .
    Halkan akhriso
    د. عارف الشيخ
    اختلف المتشددون والمعتدلون في حكم الوقوف عند عزف السلام الوطني، كما هو العرف المتبع اليوم في كل الدول عربياً وإسلامياً ودولياً.
    قال المتشددون: إن الوقوف عند عزف السلام الوطني يعني تحية العلم، والتحية بمعنى التعظيم، والتعظيم لا يكون إلا لله تعالى، ثم استشهدوا بالتحيات التي نقرؤها في التشهد فنقول: «التحيات لله»، وفسرت التحيات هنا بأنها كل التحيات.
    إذاً لا تقسم التحيات عند المتشددين إلى جائزة وغير جائزة، لأن التحيات عندهم بمعنى التعظيم، والتعظيم لا يكون إلا لله جل في علاه، وقد ذهب إلى هذا القول معظم علماء السلف في المملكة العربية السعودية وعلى رأسهم الشيخ عبدالعزيز بن باز، رحمه الله، الذي قال: «لا يجوز للمسلم القيام إعظاماً لأي علم وطني أو سلام وطني، بل هو من البدع المنكرة التي لم تكن في عهد الرسول صلى الله عليه وسلم، ولا في عهد الخلفاء الراشدين من بعده، لأنه ينافي التوحيد، وفيه تشبه بغير المسلمين».
    وأما المعتدلون، كعلماء مصر وغيرهم، فإنهم قالوا: إن العلم رمز الدولة، ورمز الدولة يجب أن نحترمه، وقد قال الدكتور أحمد محمود كريمة أستاذ الشريعة بجامعة الأزهر، إن دار الإفتاء المصرية مع الجواز.
    واستشهد الدكتور على قيمة رمزية العلم ووجوب احترامه بما حدث في العام الثامن من الهجرة، حيث أرسل الرسول صلى الله عليه وسلم، جيشاً إلى الشام لقتال الروم في غزوة مؤتة أو موقعة مؤتة، وجعل زيداً بن حارثة أميراً على الجيش، وقال: «عليكم بزيد بن حارثة، فإن أصيب زيد فجعفر بن أبي طالب، فإن أصيب جعفر، فعبدالله بن رواحة»، ودارت معركة رهيبة بين الفريقين عند مؤتة، واستشهد زيد بن حارثة، فأخذ عندئذٍ الراية جعفر، ومضى يقاتل في شجاعة وإقدام وسط صفوف الروم، وظل يقاتل حتى قطعت يمينه، فحمل الراية بشماله، فقطعت هي الأخرى، فاحتضن الراية بعضديه حتى استشهد.
    يقول الدكتور كريمة معلقاً على هذا الحديث: «وهذا دليل على أن العلم له قيمة واحترام، لأنه يمثل الدولة ووحدة الصفوف».
    ويقول الدكتور محمد أبوليلة أستاذ الدراسات الإسلامية بكلية اللغات والترجمة بجامعة الأزهر: «إن تحية العلم والوقوف عند عزف السلام الوطني للدولة أمر حسمته أمانة الفتوى بدار الإفتاء المصرية، وأكدت أنه لا مانع شرعاً من ذلك، لأنه ليس من باب تعظيم غير الله عز وجل، ولكن من قبيل إبراز الانتماء الوطني وحب الأوطان، وهذا لا يخالف الشريعة الإسلامية».
    كما أن تحية علم أي دولة، والوقوف عند عزف السلام الوطني لتلك الدولة، وسيلة لتقوية العلاقات بين الدول، وتركه يفسر بأنه قلة احترام، وذلك يؤدي إلى الخصام والشحناء وشق الصف.
    نعم.. والذوق العام يدعونا إلى احترام العرف، طالما هو من قبيل العادات بين الدول، والعرف أصل من أصول الشريعة الإسلامية.
    وقد أخذت بهذه الفتاوى الشرعية الصادرة عن قطاع الإفتاء والبحوث الشرعية في دولة الكويت، حيث إنها ترى أن الوقوف للسلام الوطني عرف جرت عليه الدول احتراماً للدولة وتقديراً لمسيرتها.

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

      Berberaawi nin wax og maaha, waar is qarxi dheh ninka, aduunka oodhan ayaa u taagan calankooda Gaal iyo Islaam.
      Isaga iyo kuwa la midka ahi dadka fikirka iyo hal abuur Ka ayey Ka dilaan diintana khalad ayey u turjumaan.
      Dancan diinta way ku ganacsadaan oo Waa Business xaalkoodu.
      Berberawi cidii waraysatay ayaa khaladka leh waayo nin wax garanaya maaha!

  • @cayuusha4465
    @cayuusha4465 3 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว +3

    horan u shegnay in boqolal shadh ay so xidhen cadowga jamuriyada barakaysane somaliland waxna ka mida shadhadhka la so xidhay mid ay cadowga somaliland ku shegtan sheikh oy dad cawani dhagaystan horta darajada sheikh allah swt bixiya la is kama qato qofka u qalma ayanu allah swt siya lakinse tug cadow ah o dalimina o wahabite ah o mowlidka rasulka csw ku cadow ah o awliyada allah swt ku cadow ah aya ku cadow ah calanka towxidka iyo jamuriyada barakaysane somaliland lakinse waxba ma yeli karan o horay ugu dalen uguna fashilmen qorshahoda dhagaraysan hadaba waxan u shegayna cadowga daliminka e shadkhka samaflka so xidhgay iyo cadowga daliminka e shadkhka sheikh iyo darajo anu waligi gadhi karin so xidhay in ay ku dhici donta inay fadhiga ka kici wayan o allah swt curyamin dono inta noloshoda ka hadhay waxayna ku baroran donan maxa nagu watay waa laba cadow o herka ay ka gadhen cadowtinimada iyo nacaybka ay u qaban jamuriyada barakaysane somaliland ay calanki towxidka e dhig iyo malba ku datay diden in lo saro kaco hadaba insha allah waxa ku dhici donta labada dalim e shadhdhka benta so xidhay midna xidhay shadh samafala ka kalana xidhay shadh sheikhnimo ah darajo anu gadhayn inay dib u sara kci wayan qoralkan xususta tarikhduna galaya sababto waa hubal inay labada dalim ay sara kici wayan waliged ma libanin kuwa diday calanka towxidkja iyo jiritanka jamuriyada barakaysane somaliland

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว

      Cadawga diintaa ka shaadhadh badan ee waxba dadka calanka ha ugu soo dhex gaban

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 ปีที่แล้ว

      @@هبهعلىمحمد xaqa qaata iskadaya xanaqa in calanka lo istaago inte kaso xgteen nabiga scw miya smyey saxbada ma sameyey
      waayo islaamka calan bu lahaa dowld buu lhaa inta qarni
      yasa kaga dayaneysan

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh calanka ha laysku taagu hana wareerin Wadaad xumi

    • @farhanyousuf7647
      @farhanyousuf7647 3 ปีที่แล้ว

      Neef xoola ah

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 3 ปีที่แล้ว

      @@farhanyousuf7647 silka hoyada aya xola ah o garac yahoo faqashti ma runta ayad dikdaysa ilma sina yahow ilma sinihu dhalay

  • @ahmedelmi8862
    @ahmedelmi8862 3 ปีที่แล้ว

    مقيد المقيدون تقرء وتنسى اليس علمنا مكتوبا بتوحيدلااله الا الله محمد رسول الله ومعن كلمه نقر ونركعه خلي بالك ياشيخ العامه

  • @mohamedadam7603
    @mohamedadam7603 3 ปีที่แล้ว +1

    Shirkadaha warbaahinta Somalida markay barnaamijyo dadka qanciya ay wayeen ayay wax aan faai'do lahayn dadka u soo bandhigayaan, Nasiib darro weyn ayaa nahaysata

    • @sacadsaleebaan8269
      @sacadsaleebaan8269 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo hadaa maxaa loosoo bandhigi lahaa see maxaa kawacanyadoo lagu leeyahy Allah kabaq waxaase mabanaanee waaxunyihiin' war baahintu halkaa qayb muhimaa ayey kaqaadaty ee walaal maxaad ugu diidaysaa in xaqqa lagaga adimo warbaahinta umadda?!

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxani waa xagjirnimo aad uweyn ee dadka yaan la khaldin

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 ปีที่แล้ว

    Sheekadan naceeb jaceel waa kaduwantahay badarka kobolada sheeko waa lasogudbin jiray iyadoo mishari ah sisas sax miyaa in nolakeno cagabarar mishari maxaa lagu sheegay adigo jooga wadan kale in bero kadato lagu dhiri kaliyo oo lagudhaho hadi wadanka timado inlagu sotuso kontorolo badan kadib aaqir qori lagugulalugeyo shaki ma kugu dhalana rucbi makugu biraa kadib inad iska gado maniyeysaneysa malagu xirayaa lasun koox oo ah familka inaad kagado ilen awalba sidas leskugu xiray oo macarifada maqorno ogow micno kale sidoo kale dhoofin bun iyo canbuulo ayi subcis loogu kariyo wadamo dibada laga gato badarada lasosaro maleyahay wadanka beerahaas

  • @ayman4920
    @ayman4920 3 ปีที่แล้ว +1

    Istaaga aaba qalad eh 😑