ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
ماشاء الله بارك الله الحمدلله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء ❤
Nimanka samaroon waxay hystaan meel nimco caafimaadasauma waa goobo biyo uumiya lehqofku iskuuumiyo in lafarsameyokaliya kamaqan,jiif iyo meelo waxlaga cuno amalagu shaaheeyo dhiriyo ubaxna lehqofkuna kuso tala galo joogisteda asagoon cabsihynin,waxaan la yaabanahyreerkan waxa ka indha tiraykhyraadkodaay leeyihin inyhormariyan.waa sidi an ugaso tagnysaban horeAllow sahal !!!!
Ciise ayaa dega kubadan
@@MahamudMohamedhagimuse-gv6elaraabi Samaroon baa dagan OO kataliya
Mashalah, waa dhul nimceysan ❤
barnamij xiiso baden thanks❤❤❤❤
WAA WAX ISKA DABIICIYA MEEL BADAN OO DHULKA GUUDKIISA AH LAGA HELO, SIDA MEESHA LA YIRAA DUBAAR OO BERBERA BARIGEEDA AH IYO MEELO DHAWRA OO BUURAHA GOLIS KU YAAL , MARKAA ODAYGA HA KU XIIJIN SAAXIIB
Masha allah
Waa nimco ilaahay keenay waxayse u baahan tahay in la magaaleeyo loona sameeyo hotello la seexdo tuubooyin biyo ah in lagasoo jiido meelo lugu qabaysto loo sameeyo ragga iyo fumarku ayna is arkaynin waa mahad ilaahay waana in alle lagu shukriyo
Waa qiso loo baahnaa in dad badan oo aan ogeyn oo aniga aan kamid ahay ey ogaadaan.
Araabi waa meel dalxiis kuhaboon
Warmeesha volkane mukaqarxaya
Waa ciise kuwa Ugu badan Gobolkaa city.
Araabi waxaa dagan OO iskaleh Samaroon
Samaroo reerka aan somaliland ugu jecel ahay walahi waa gob badhax la from maydh sanaag
Mahadsanid walal ❤❤❤❤❤
Viva samaroon! Viva hablaha samaroon!
Dadkan waa gob walahi wax lacag ah iyo wax dhib ah aan dadka u gaysanay samaroon waa dad gob ah oo soomaalinimado kuwayntahay .
Mashallah ❤❤❤❤ mahadsanid
biyaha uu wariyha intuu kuluqluqdo hadana uu dib ugu tufayo biyihi waa anshax xumo
Ilaahay SOMALI waa u HIILIYAY laakiin taasi waxay keentay in Caalamku xiiseeyo DAD AHAAN & DAL AHAAN degaankooda WELINA la xiisaynayo …laakiin Somali waxay noqotay HUMAN ZOO iyagaguna waa LAX DHUKANI COL & ABAAR MOOG🤡ILBAXNIMADA & AQOONTA ayaa baniadaamka wax WEEYN KA beddela laakiin haddii bani’aadamku isbeddelin muddo dheer wuxuu qabatimayaa oo aaminayaa inaanu isbeddelku MACNOBA LAHAYN wuxuuna Qofku noqonayaa QOF ah DHIB KUNOOL ABADKIIS WAANA ku adag tahay inuu FAHMOBA inay jirto si ka wanaagsan ama ka duwan sida uu hadda u nool yahay gaar ahaan markaanay bulshadu lahayn SIYAASIYIIN AQOON DHEER IYO ARAGTI DHEER OO HAGTA ISBEDDEL INUU DHACO🙈🙈🙈
ماشاء الله بارك الله الحمدلله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء ❤
Nimanka samaroon waxay hystaan
meel nimco caafimaada
sauma waa goobo biyo uumiya leh
qofku isku
uumiyo in lafarsameyo
kaliya kamaqan,jiif iyo meelo wax
laga cuno ama
lagu shaaheeyo dhir
iyo ubaxna leh
qofkuna kuso tala galo joogisteda asagoon cabsi
hynin,waxaan la yaabanahy
reerkan waxa ka indha tiray
khyraadkoda
ay leeyihin iny
hormariyan.
waa sidi an ugaso tagny
saban hore
Allow sahal !!!!