hala is difaaco berri oo hantidiina iyo ilmihiina difaacda | Sh.Jeneral Jiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024
  • Waa Channel lagu soo gudbiyo Diinta iyo Dacwada ahna Channelka Dacwatv oo ku yaalo Dalka Kenya Fadhlan hadii aad ku cusubtahay Channelka ka mid noqo walaalaha ku xiran Channel keena mahadsanid
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho xog cusub waqti walba
    Mahadsanid
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    youtube.com/@Dacwa_tv?si=P0DG...
    #Ansaaru_Sunna_Trust

ความคิดเห็น • 122

  • @ibnukhaliifaibnuthuraab4156
    @ibnukhaliifaibnuthuraab4156 วันที่ผ่านมา +1

    Diric & Daaro U Dagaalan & Diin La Dagaal Waa Dacwada & Diinta Ictizaaam…!Nasalallaahu Salaama.

  • @fe8445
    @fe8445 2 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allah. Culumadeena iyo madaxda aan si fiican u maqalno. IS DIFAACA. Madaxwene ku xigeenka dulmiguu ku sameeyay Haaji waad maqasheen. Xoolaheena bay u socdaan.

  • @abdikadirabdishakur6679
    @abdikadirabdishakur6679 2 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah kheir sheikh Abdirisak

  • @Abdikhadir-oq9sj
    @Abdikhadir-oq9sj วันที่ผ่านมา +1

    Somali Nairob iskuma difaaci karto waayo dalkooda ma ahan
    e Allah haka qabto cawadka iyo galada.

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc macalin jiir macalinkaygi igu horeyey ad bn ku salamay macalin

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 2 วันที่ผ่านมา

    Baraka allah ❤

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 2 วันที่ผ่านมา +2

    Please hadalka biloow iyo dhamaad u yeela naga dhaaf soo hormarinta dabada go'an

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 วันที่ผ่านมา +5

    Kenya hadee somali rabin dhulkeena hanoosoo celiso markaa wadankooda wa unabadgalinena🤝

    • @theruler411
      @theruler411 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@ayubmohamedhassan dhul maxaya qashin somali qaxooti meesha ka mashqeyso somali weyn . Xaarka iska tira horta

    • @Kayak_233
      @Kayak_233 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaanu maanta taaganahay, hadee Somali rabin, Ughanda ha aadhan, wadanka hanoo baneyan 😅

  • @muuday6093
    @muuday6093 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wax lafilayay markii dhaqaala xoogan lagalinayay dhul shasheeya ilaah ha xafida umada muslimiinta

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin yarabi

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

    • @Cirroole
      @Cirroole 2 วันที่ผ่านมา

      حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 2 วันที่ผ่านมา

    Jazaaka Laahu khayr ya General Sheekh Jiir. Wa talo fiican. Waar somaliyey Sheekha taladiisa ha la yeelo.

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikh Abdirazaaq
    Allah swc haku xafido

  • @user-js3kl6ui1f
    @user-js3kl6ui1f 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa Ka xun hogaanka maxaayeelay nin walbaa waa caalim hogaamiye hada islii waxaa haysata talo xumo waxaa la yiri hadii buuq yar la sheego in la xiro dukaamada loogana tago afar wiil oo waardiyaa bal hadii kumanaan tuugaa ay Ku soo yaacaan afarta wiil maxey qaban karaan nin gurigiis jiraase muxuu qaban karaa lkn hadii dukaamadu furanyihiin geesa islii la dhigo wiilal soo sheego hadii ay jiraan wax qaswada yaal ah oo kusoo socda markaa ayaa la xiraa dadkuna banaanka u soo baxayaan wadooyinku waxa ay noqonayaan madax madow xagee soo marayaa tuug markii uu arko wuu iska laabanayaa lkn waa cidlo hadli ay galaan wax yac kaleh malaha taladaaasna gudiga ayaa leh!

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sheikh mooriyaan

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 วันที่ผ่านมา

    Jiis Soo dhowoow waan Ku jeclahay waxaad tahay geesi aad u qiimobadan insha Allah waan is difaaci xoolaheena iyo ciyaalkeena

  • @abdihassan2372
    @abdihassan2372 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adii is difaac

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 วันที่ผ่านมา +4

    HUUDHEEYDA KENYANA HALA DIFAACDO AYAA LA FATWOON. AMISOMNA YAAN LALA DAGAALIN CAJAAIB WLH !!!

    • @user-mp3ui8ov3d
      @user-mp3ui8ov3d 2 วันที่ผ่านมา

      Ictisaam marka muj qabsadaan somalia halaga mustaafuriyoo wadanka wa ayo maraykan ayay u basaas yihiin

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-mp3ui8ov3d ICTISAAM DHAN DHIHI MAYNO. LKN Wlh waa cajaaib HUUDHEEYDA Islii hala difaacdo AMISOMNA HALA ISKU DHIIBO GAAR AHAAN KDF GEDO IYO JUBOOYINKA.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 วันที่ผ่านมา

      Culumaa suldaan waa kuwii lahaa xamaas waa shar oo hala burburiyo
      Laakiin netan yaahuu waa nabad iyo barwaaqo ayuu wadaa
      Nabigana waxaa daris la ahaa qoys yuhuudi ah 😂😂😂
      Alaabtaan ibliis xitaa kuma dhiiran
      Laakiin culumaa ul suldaan kama xishoon waxaas ​@@BEERYAHAN

    • @ghst4487
      @ghst4487 วันที่ผ่านมา

      Kee waaye kan saas dhahay ​@@axmedfaarax766

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 วันที่ผ่านมา

      ​@user-mp3ui8ov3d
      Shalay miyaay ahan kuwi lacgta somali siday isku gumado uu ururinayay ee laha somali somali haku jahodo lasconad😂😂😂😂

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka nabad ugu wacdi

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 2 วันที่ผ่านมา +1

      dagaal taga muu odhan ee meheraddihiinna ha uga cararina dadka ee iska waabiya ayuu yidhi.

    • @hersisalah4981
      @hersisalah4981 2 วันที่ผ่านมา

      Malaha hadalkaa laba shub kuugu dhacay

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 2 วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasadda wadankeeni burburisay waxa nadaba socda tuug iyo siyaasi madaxnimo raba ama lacag la Soo siiyay firxadkoda ugu horeeya haddi laga hor Tago meeshaasey Ku ekaaneysaa haddi la sahlado oo ay xogeystaan Tala ma lahaan doonto waana lagu qasaari doonaa ee waardiyayaasha mushar haladiiyo baryahaan siiba masayda dhaliyaraduna ha cawiyaan iyo suuqleyda naftirkoda warfiyaja ha la iska ilaaliyo wey badalmi karaame ha lala docdo .

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 วันที่ผ่านมา +1

    Oo miyaydan wadan lahayn la yidha somaliya

  • @maxamedcabdi4
    @maxamedcabdi4 2 วันที่ผ่านมา +1

    kodkodi ayuu biyo ugu glen علماء السؤي

  • @Maan3416
    @Maan3416 2 วันที่ผ่านมา

    Yaa baas ee is laynaya kenya

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 2 วันที่ผ่านมา

    Hantidha somalidha hala difaca

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 2 วันที่ผ่านมา +1

    Gen Jiir waa soo daahdeen aaway kuwii parliament inoogu jiray oo dhihi jiray dalka waxbaan kuleenahay waanan difaacaneynaa hantideena iyo dadkeena

    • @hersisalah4981
      @hersisalah4981 2 วันที่ผ่านมา

      Way ka hadleen Xildhibaannadu si adag oo weliba ah isdifaac hantiyeed in la sameeyo

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sh umal hantodiisa hala difaaco iyo ictisaam hhhhhhh

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alle hakabadbaadsho soomalida Kenya kulnool .War Kenya haburborto waadawada soomaliya waacadawga soomaliya

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 2 วันที่ผ่านมา

      Xasid nimada laguma bulaalo halaha soomaalida wadankii ka maqan nolosha sameystay miyaad dooneysaan inay halka aad taagantihin istaajisaan

    • @abdihakimgaani6270
      @abdihakimgaani6270 2 วันที่ผ่านมา

      Mahas kafaidi Marka haday burburtu

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 2 วันที่ผ่านมา

      Somalida Kenya wana habare wana udoceynee? See wax kuwadaa

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-gb1tn3cn2bDowlad Gaalo Ah Xarbi Ah Weyan Haday Burburto Waaa Noooo Farxad

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 วันที่ผ่านมา

    Somaali Illaahay ha mideeyo Aamiin oo nabad iyo islaamnimo ha ku mideeyo Aamiin Aamiin Aamiin

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

      Yalamidoobaysan somaliland inta cirkuvidiinjiray idiinjirta walee

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 2 วันที่ผ่านมา

    Dhulkiina Difaaca Ethiopia ayaa ku soo socoto

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt วันที่ผ่านมา +1

    Soomaalida ku nool waa kuwa lagu gumaysto kenya sidee Madaxweyne u noqonayaan fikirkaasi aad leedahay maxaa diidaya baaba khalad ah

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d 2 วันที่ผ่านมา +1

    KIINIYOO QQIQAYSA SH UMAL IYO ICTISAAM OO DHALINYARADA ISLII RABTAA INAY ADEEGSADAAN SI AY HANTIDAOODA IYO KASTOOMOOYINKA ISLII KU IIBIYAAN LOO DUFAACO WAANA MEESHAY SOMAALI ICTISAAM ISKAGA SOO DIRI JIRTAY EE LACAGAHA LAAS CANOOD LAGU DUMIYAY SH UMALIYO ICTISAAM KASOO URURIYEEN

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 วันที่ผ่านมา +2

    waa lagu karbaashi daarood badhyo cukusoow sidiinii ayaa xeryihii DHADHAAB EE QAXOONTIGA LA INDIN XARAYN.

    • @fe8445
      @fe8445 2 วันที่ผ่านมา

      Meel kasta lalabo baad Soomaali ku noqoteen. Shame on you.

    • @fe8445
      @fe8445 2 วันที่ผ่านมา

      Kansar Soomaali ku dhex jira. Caloolxumada kugu jirta eeg. Xoolaheenii iyo nafteenii aan difaacano hadii la yiri maxaad ku hadashay. Allah swt ha idinka siibo Soomaali.

    • @ghst4487
      @ghst4487 วันที่ผ่านมา

      Waxaas qaniis iidoor oo la adoonsado bilaa qaran ka ahaaw nasabadaada wase

  • @MubYus
    @MubYus 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulkiina ku noqda oo naga taga ayaa la idin yiri, waa Gar.

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somali business ka Kenya waxaa laga sameeyey corruption, tax evasion, koontarabaan. Khalkhqlka dhaqaalena qayb ayay ka yihiin sidaa awgeedin gacan bira kenyanka saxda ahi sida kukuyadu iskaga qabtaan waa waajib

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 2 วันที่ผ่านมา

      Garac waxba laga weydiin mayo tas. Kikuyu haku wasto

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +3

    tuugi waynaaba xadisayaa waa duni aqiro samaan !!!!!!! somalia walee ! walee wadadadaada walee !! walee danaha gaarka walee !!!!!!! from saylac

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 2 วันที่ผ่านมา

      Na wewe😂

    • @123yus
      @123yus วันที่ผ่านมา +1

      Ha caytamin miyaadan xalaal kudhalan hadaadan rabin hadalka iskaga bax oo waxba hadambaabin

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk

  • @alisacid-cf8fu
    @alisacid-cf8fu 2 วันที่ผ่านมา

    walahi ninkan waa geesi ilaashada rer kenyow

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ameen Yaa Rabb

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +3

    Qaxooti 😢saqajaan. Daarood. Kikuyu dabada u dhaqa

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 2 วันที่ผ่านมา +2

      Adoo kikuyu bakhtigooda usujuuda ilma bakhti barakeyste 🤮 bakhti caabudyaal

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 2 วันที่ผ่านมา +1

      Daarood baa qalbada ku jabiyay

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา

      @@ahlanahmed8860 Darrod qaxooti saqajan Kenya anaga leh blah blah hada lagu wasayaa

    • @ghst4487
      @ghst4487 วันที่ผ่านมา +1

      Daarood wuuku taliyaa qaniis yahow oo bila qaranka eh. Iidoor ka thy was

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา

      @@ghst4487 😂 darood amxaro iyo kenyati ayuu dabada u dhaqa
      Xaarka iska tira. Oo khamrada iska dhaafa. Tuugsi iyo tuugnimo mineapolis. Ceen somali darood u sabab ah .

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 วันที่ผ่านมา

    Orda Somalia Difaacda oo dhista ayada. Kenya Hadaad ku noolaatay adigu Walaysan Caruurtaadu ku nabad galeyn

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 2 วันที่ผ่านมา

      stupid kenya is our beloved country we born here we will be here till our death.. just build yu own country this one is ours...

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      @@FuadAbdi-qu7vflaguumayste Soomaali kale alle ubaxshay ba tahaye iska aamus

  • @advyser
    @advyser 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kenya waa dhul gaaleed, wadankiina maalgashada reer Kenya

    • @afrodir4828
      @afrodir4828 2 วันที่ผ่านมา

      😂 caqli xumidaa 😅 halkuu noqonayaa dalkiisu marka ad uu diiday deegaankiisii uu ku dhashay?

  • @ijama3578
    @ijama3578 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhow dhulkaan dhulkiina ma aha ee dhulkiina u tashada

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 2 วันที่ผ่านมา +1

      Shame on yu kenya is ours, we inhabit whole region... if yu belong to somalia go build it...

    • @ijama3578
      @ijama3578 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@FuadAbdi-qu7vf bro are you alright, It's a fact its not your country the region you talking about i believe is north eastern which is a Somali territory given to kenya by the british. You got triggered for what

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf วันที่ผ่านมา

      @@ijama3578 i know,but what makes me angry is our people they have burn somalia ran to kenya want again to put trap the only one that have left for us. If at any time somalia get unity and strength it's upto them to fight for this stolen land but now we are living in peace....

  • @adrahilowle1083
    @adrahilowle1083 วันที่ผ่านมา

    Somalida waxan ushegaya in ay isdifacan maxa yeelay waxa socda mudaharaad maaxa waa wakaalada Kikuyu wadato OO ay Somalida daqalaheda kudaci raban.

  • @maxamedcabdi4
    @maxamedcabdi4 2 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkk

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tuug tuug daleh xaran ku naxa ah😂😂

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 2 วันที่ผ่านมา

      Xaranta max kuutidhe adhika..😂kufa kwa njaaaaaaaaaa😂

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา

    Somali hala so tarxiilo

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +3

    Somali waa qashin meel kaste Suda quraanjo camal. Farah macali bal wakkas ha Halloween
    Dallas kikuyu kenyati ayaa iska leh

    • @11naa44
      @11naa44 2 วันที่ผ่านมา

      Mxd ka sheekeen cilaajyahow kenyatiga wx yar oo khalada kama ogola dowladooda hadeer cashuur ba lagu kordhin rabay wey diideen oo wey mudaharadeen adiga sidi lo mudaharado mataqan ileen dowlada reer reer bd ka dhigteen

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      Hayaay hadaan Cali Harti ahay dhiig ciilln ba i uraya, tollw m iidoor baa halkaan jooga 🙂‍↔️🤤

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา +1

      @@musaibnnuseir8313 Kikuy aayad malin dhaw u niikin. Wlhi Tarxill iyo Cabbad no . Qaxotiga Daarood tarxiil aa bilaabmay had

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา

      @@11naa44 Sida quraanjo camal ayy tarxill kenya somali saqajjan bilaamysa kkkkk

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา

      @@musaibnnuseir8313 Harti maha la dhah no . Ku waa Khmarda Cabo miyaa bowe

  • @MubYus
    @MubYus 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka dhulkooda uga soo baxa , ma adikaa la leh. Yaab

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xooloaha waa la dhaqdaa reer koonfuured waa xoolo calibeysteen cambulo aqli ah.

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 2 วันที่ผ่านมา

      Canbuulada cunto xalaal ah oo ilahey cunisteda ilahey raali inooga yahey lkn adigu qaadka yaad sidii xoolahii cuntaa ood kumarqaantaa markas yaad homeless noqotey ood reer koofureed baryeysaa marqaan nacas jaahil baatahey

  • @theruler411
    @theruler411 2 วันที่ผ่านมา +4

    Sowdinki laascanood yaa daarood ku baroordiq

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      Meelkasta lalabo ba la taagantihin. Waxba comment halu cabane, anaa aabahaa dilay adeerkana adoon camal igu xaraysanyhaye kaalay aarso ama iska aamus ilaahayba igaka adkaysiiyay. 😂

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      La viva MJ

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา +1

      @@musaibnnuseir8313 Darood are like Vampires . lkkkkk Amaxaro ito Kikuyu xambaara Tarxill aa bilamaya no

    • @ghst4487
      @ghst4487 วันที่ผ่านมา

      @@theruler411 sool iyo sanaaga ma hooyadaa baa leh qaniis kaa thy was. Tuuladaada ku ekaw

    • @theruler411
      @theruler411 วันที่ผ่านมา

      @@ghst4487 khaniis daarood mineapolis ugu imo kkkklk

  • @SuuleeyTafey
    @SuuleeyTafey 2 วันที่ผ่านมา

    Ummadii soomaaliyeed hantidoodi ayaad ku dhisteen wadan aadan awood ku leyhn wax xariir ahna la laheyn shacabkiisa ,marka mas. uuliyadaas waa korkiina ,waxa soomali qaldaayana waa idinka oo kale

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 วันที่ผ่านมา +2

    Cuqubada halki lagu galay caaw ku huroda caruurtay ka leysa ninki caano baas dhama shalay lacag bay uu ururinayen inay somali somali ku duusho aay amni daro timado matana kiiniya iyu leeyay aaynu amniga ilaalino wa dhulkeeniye 🤣🤣🤣

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 วันที่ผ่านมา

    Maryooleey tuugada iska celiya.
    Rigathi Gachagua oo qabiilesta ah runta u sheega

  • @maxamedcabdi4
    @maxamedcabdi4 2 วันที่ผ่านมา

    iska hadle jahad ded camada waala

  • @Sma539
    @Sma539 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cuqabadii Somaliland Ka galeen Ku dhacday ilaahy ha idin gaargaaro waxba idinka farxi maynee

    • @MY-Geedi
      @MY-Geedi 2 วันที่ผ่านมา

      adna cuqubadii soomali oo dhan iyo muslimiin ta ayaa kugu dhacay. 2024 baad amxaar u oynaysaa oo weliba yuhuud amaanaya

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      Meelkasta lalabo ba la taagantihin. Waxba comment halu cabane, anaa aabahaa dilay adeerkana adoon camal igu xaraysanyhaye kaalay aarso ama iska aamus ilaahayba igaka adkaysiiyay. 😂 la viva mj iyo harti

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 วันที่ผ่านมา +2

    KUKUYUHU HA IDIN WASO IDINKANA XERYIHIINII DHADHAAB KU YAACA 😂😂😂

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 2 วันที่ผ่านมา

      Meelkasta lalabo ba la taagantihin. Waxba comment halu cabane, anaa aabahaa dilay adeerkana adoon camal igu xaraysanyhaye kaalay aarso ama iska aamus ilaahayba igaka adkaysiiyay. 😂 viva Mi

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 2 วันที่ผ่านมา

    Qofkaan wax badan ayuu isku dhex yaaciyaa o sax iyo khalad isugu jira dhibatadiisa wuu shuhro jecel yahay codkarnimo uusan u dhalanina wuu iska raadiya iyo sidaas buu yiri hala dhaho wax saas u waaniyana muusan arag ma banaan bax dowlad raali ka tahay baa aduunka ka dhaca sidiisaba waa adiga leh xalaal maahane😂 lkn reer islii in tuugada aanan banaan baxa eheen ula jeedadooda iska dhiciyaan waa xaq arin eey u leeyihiin bas hadalkana halkaas ku hay meelaha kalaad uula tilaabeyso iska daa

    • @abdihakimgaani6270
      @abdihakimgaani6270 2 วันที่ผ่านมา

      Saxix

    • @ahmedtaakow
      @ahmedtaakow 2 วันที่ผ่านมา

      Hhhh waxaad u egtahay mid sikale ulla dagaalsan abdirisaq jiir hadalkisa wax turxaan ah ugama jeedno

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 2 วันที่ผ่านมา

      Adiga qalbigiisa maad dhex gashay waa yaabee?!!