Sh Umal Si Adag Ugu Hadlay Qoraaga Yiri Sheydaan Naarta Galimayoo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

ความคิดเห็น • 7

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน +3

    Laaxawla walaaquwati ilaa bilaah(Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim) Ninkaas rido dhaafay ha loogu dhaarto in xitaa gaalada sabankan nool uu shaydaanku ka liito oo isaga la hubo inuu naar galayo! Laakiin aan la hubin kaafiriinta iyo mulxidiinta sabankan nool inay naar wadagali doonaan! Maxaa wacay laga yaabee qaar inay isaga kasoo dakadaan oo islaamaan!

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaana llaah qofka laga hadlayaa isagaaba shayddaana sh allaha ku dhowro dadkaan gaaladu buun buuniso intooda badan waa dad xambaarsan fikrado larabo dadka islaamka in ladhex galiyo balse kani wixiisu waa baadil loo jeedo

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qoraaga.armuuba.shaydhaanka..caabudaaba

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 3 หลายเดือนก่อน

    Wxn mareynaa zaman wixii xumaa sonkor iyo Malab korka laga marinayo , xaqiina laga tagay.
    Allaw iimaanka iyO khlaatumO san nagu dil.

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 3 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @SheikhabdulqaadirMaxamed
    @SheikhabdulqaadirMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Waaba gaal