Muniiro abaayo Anas waydii sawabta uu udiidaayo ilma maa kudhibaateyaan ilmaha waa halis wax markay diidaan in aa dhegeysatid oo Deep ugashid aa fiican safiican u areeso whyo maalin maalin kamid ah in aad kashalaysaa dhici karto canugayga maxaa udhageysan waaye wlhi canug aniga aan dhalay haduu wax dhibsado macalimada iyo anigaba si gaar oo hopse uwareysaneynaa sawabta haduu shegana wixi dhib kuhaayay laga deynayaa maxaayeelay ilmaha qalbigooda waa in la ilaaliyaa in dhibaato kawayn isa soogaarsiiyo ama lagaarsiiyo dhici karto waa talo walalnimo iga tahay
Mlin walbo video ad si dhigtid wan dawad Walibo markaa an sanayo ama cunto cunya dawadaad walhi Mansha allag famliy qurux bdn tahin team my rajo ahay❤from hargeisa 😊
Hagartaas kawaran? Kkkk laakiin inow kuu sheego kalsooni waaye, waalid bahal macal looga cabsanaayo mafiicno. Ilmaha la garaaco been waa sheegaaan waa cabsanayaan. Nederland biyo waaye dheh, is voor je veiligheid, Ilaahay hana amaansadee
Abyo muniiiiro boga see noqoty mudo 8bil la iga hayaa dhaqtar walbo tago gas caloled la igu so shega dawadan wx igama tarto marka wax cunaa udaran uurna wa leyhay labo bil abayalw iso shega wx Gaas loga dawowo 😢😢😢 kurbo iheesa
@@Saboqurux-l7tabaayo doctor aad dheh iga bar bakteria calosha hadu ka Helo cun dawada lakin cuntada sugadale ka fogon illa 10 Malin qaro, cano,biyo cad cab 2 baris cad garor kucun aba suga cad cun salid ka fogow waa ficnane abaayo isha Allah
Allahumma aamiin, xasbunallaahu wanicmalwakiil. Mahadsanid abayo
Aamiin yaarabi maamii
Masha Allah xbbt guuleyso gacalo❤❤❤
❤❤❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
❤❤❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
Mansha Allah jumca wanagsan scw ❤🎉❤
Muniiro abaayo Anas waydii sawabta uu udiidaayo ilma maa kudhibaateyaan ilmaha waa halis wax markay diidaan in aa dhegeysatid oo Deep ugashid aa fiican safiican u areeso whyo maalin maalin kamid ah in aad kashalaysaa dhici karto canugayga maxaa udhageysan waaye wlhi canug aniga aan dhalay haduu wax dhibsado macalimada iyo anigaba si gaar oo hopse uwareysaneynaa sawabta haduu shegana wixi dhib kuhaayay laga deynayaa maxaayeelay ilmaha qalbigooda waa in la ilaaliyaa in dhibaato kawayn isa soogaarsiiyo ama lagaarsiiyo dhici karto waa talo walalnimo iga tahay
ilaahay ha ilaaliyo gabdhaha nin Wuxuu doono ahaaado lama soo dhawaysto wlhi
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Mlin walbo video ad si dhigtid wan dawad
Walibo markaa an sanayo ama cunto cunya dawadaad walhi
Mansha allag famliy qurux bdn tahin team my rajo ahay❤from hargeisa 😊
masha allaah❤
Maansha allaah Qaali ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤ MASHA ALLAH ALLE HAKU XAFIDO ADIGA IYO FAMLIKAADA
Msha allh
Wllhi Waa xanun Hooyo la,an Alle yaa caawiye Daacad aye ehen aaamiin aaamiin aaamiin🤲🤲🤲
Mash Allah abayo macaan ❤🎉
Ana ugu horeeyo❤
Waa ku salaamay❤
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊
Muniira Waan Ku Fahmay ❤ Masha"Allah Thanks ❤ Laakiin Ogoow Caruurta Weey Kalla Aqlli Baden Yhiin ❤❤❤ Walaahi Ilma Hooyo La'aan Koray Aaa Jiraan Oo Walaahi Aqlli Miiran Ah❤ Waa Leeys Difacaaa ❤❤❤Allah Waclam ☝️ ...........WBT🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
M.a walashey macan❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا❤️❤❤❤
My rajo❤
اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha"Allah ❤Abaay Macaan Qaalli Dumar❤ Naag Noolll😂🎉😂 Horay U Soco 🎉🤲
❤❤❤❤❤
Muniiro awlax mise alwaax
Hada madaba lasheekestay sawabta oo udiiday maweydiisay waa maya. Wa inaa weydiisa si funny camal wena shegayaan ciyaalka xanaaaq la aan
Waydii wuxu u diidayo laga yaaba inuu cabsanayo ama caruurta ku Caynaayo inuu aqoon dabasha
Hagartaas kawaran? Kkkk laakiin inow kuu sheego kalsooni waaye, waalid bahal macal looga cabsanaayo mafiicno. Ilmaha la garaaco been waa sheegaaan waa cabsanayaan. Nederland biyo waaye dheh, is voor je veiligheid, Ilaahay hana amaansadee
😂mamo qisanoshegosa maxa nogaqosol sine wukudufe kulha
Abyo muniiiiro boga see noqoty mudo 8bil la iga hayaa dhaqtar walbo tago gas caloled la igu so shega dawadan wx igama tarto marka wax cunaa udaran uurna wa leyhay labo bil abayalw iso shega wx Gaas loga dawowo 😢😢😢 kurbo iheesa
Inte jogta abaayo an ku cawiye illahey wax cawiye talo fcn ku sina
@@Sucaad_jeesabyo hda nairobi Lkn re muqdisha ahy Byo isheg 😢blz
@@Saboqurux-l7tabaayo doctor aad dheh iga bar bakteria calosha hadu ka Helo cun dawada lakin cuntada sugadale ka fogon illa 10 Malin qaro, cano,biyo cad cab 2 baris cad garor kucun aba suga cad cun salid ka fogow waa ficnane abaayo isha Allah
@@Sucaad_jeesthanks abyo wa la iga helay wan qata hada wxn cuno ayado lox dhunta isoo istage
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤