Tani waa qisada dalaal iyo C/raxmaan aad ayaan ulayaabay runtii!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • #sawdamohamud#qisooyinka_kadhaca calamka oo afsoomaali ah kadawo halkan please don’t forget to subscribe my channel thanks

ความคิดเห็น • 50

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 2 ปีที่แล้ว +12

    Wcs mansh Allah manta dhan wa ku sugayey ilaahay haku xafido adiga iyo awldada xajigaga dhamantiin

    • @RaxmoShibra
      @RaxmoShibra 8 วันที่ผ่านมา +1

      Mnsha Allah hooyo sowda horey u soco ❤❤

  • @FartunIpra
    @FartunIpra 3 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤

    • @RaxmoShibra
      @RaxmoShibra 8 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadiaabdi5966
    @saadiaabdi5966 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah sawda Waad soo dahda dhibkaada basa

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah walashey allaha haku xifdiyo aad baa. Kuu dawadaa Abyo mcn ima dhafaan qisooyinkaagaa
    Masha allah

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  2 ปีที่แล้ว +3

      thank you alot my dear❤❤❤❤

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sawdamqaalib hono sowda qisooyinkaada runtii waakuwo xigmad xanbàarsan ruun tii

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 2 ปีที่แล้ว

      Waan aragnay dumar dalaal.ookala ah oondhana kaaga dagayniin waxayrabto iyo waxaydii dantahay

  • @sagaldaauus3233
    @sagaldaauus3233 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha meel fog bay wax ka arkan wana dad Aad u dareen badan Dumarka taasna Allah ba u abuuray🥰

  • @sabiriinsiciid2421
    @sabiriinsiciid2421 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sawda qli qisooyinkaga waxan kujecelay gaagaabnida iyo xikmada jazaakalaahu khayran

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Allaha nookaa xafido marka aan shaqooyinka ku soo daalno ayaad qosooyin cajiib ah oo nolosha taabanayo noo soo warisaa. Jazaakallaah.

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaaye allaah kuxifdiyo 🥰🥰

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alaa wadmahad santahay

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abayo allh haku barakeeyo❤🤲

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Maansha Allah
    Jazaka Allahu kheyraa

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 2 ปีที่แล้ว +5

    Dumarka feer qalocan baa laga aburay , inta badan way iska dib badan yihin in losamro ayay kuficnthy

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sowda qurux waan ku salamey bun camel aa ii qabataa qisaskaga waan ku hestaa horey usoco xabibti

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo horay usoco Inshaallah

  • @sabadbashir2163
    @sabadbashir2163 2 ปีที่แล้ว +1

    Maash allaa ukhtii waan ku dawadaa like waan ku saarA waa markii igu horaysay on commitment ku soo qoro horay u soco

  • @WAGIBAE
    @WAGIBAE 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله بارك الله فيك

  • @saynabahmed310
    @saynabahmed310 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah wll qali

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 ปีที่แล้ว +5

    Sawdaa Masha Allah channelkaaga waan ku cusbahay. Waxaa tahay gabadh qurux badan, aqlaaq iyo aqoon ka muuqata. Waxaan ula dhacay sida quruxda badan ee aad sheekooyinka u soo tabido, adiga oo sheekada nuxurkeeda aadan ka dhicin. Sheekoyinkaaga habeen walba waan ku seexdq quraanka kareemka ka hor 😂😂. Allaha ku dhowro adiga iyo reerkaaga ❤❤

  • @Nimcushxsen67
    @Nimcushxsen67 2 ปีที่แล้ว +2

    Saas malin kaste video nosoo kali apyo hanga cajisin ❤❤❤❤

  • @MohamedMohamed-wt9sb
    @MohamedMohamed-wt9sb 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @osmanabdi1995
    @osmanabdi1995 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib...

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 2 ปีที่แล้ว +1

    waa sowda urruruya warka

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 ปีที่แล้ว +4

    Aduunka waan u sheeko jeclahay. .chanel cusub aan ka helay ayaan helay. Chanelada kale waan ka soo go'ay 😂😂

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 2 ปีที่แล้ว +3

    Macantadaydii sowda abyo rabi hku xfido

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  2 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin yarabi dhamantenba ❤❤❤❤

    • @sahrakiin6634
      @sahrakiin6634 2 ปีที่แล้ว +2

      Maashaaa alllah my sister best history

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharcigoodu ma ka Ilaahay dhigay buu ka xikmad badanyahay? Waa maya, waana sharci ka soo horjeeda ka Ilaahay waayo ma jirto meel ay diinta islaamka kaga taalo naagtii hore ha ogolaato!

    • @IqraAbdullahi-tb2cr
      @IqraAbdullahi-tb2cr 2 หลายเดือนก่อน

      Makutaalo lkin halkee kale ooy ku taalaa in la dayaco tii hore oo tukale la raadiyo diinta wexe fartay ragga ineysan udumin guri dhisan hadusan isku ilaalin karin yusan tan labaad guursan
      Somalia buu sharcigaa ku fiicnan lahaa walee saa majirteen in hooyo iyo ilmaheda la dayaco

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 10 หลายเดือนก่อน

    Every story has two sides. I'd like to hear from her too.

  • @yuusufbaraki5413
    @yuusufbaraki5413 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a wllshy soowda horay usoco

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samsam-hm8gw
    @Samsam-hm8gw 2 ปีที่แล้ว +3

    Wadanada ayaa fican saxiix mba saxiixen 🤣🤣🤣

  • @Samsam-hm8gw
    @Samsam-hm8gw 2 ปีที่แล้ว +2

    Meshas ya igeya mana saxiixen waligyna ilama guursadeen 😂🤣🤣🤣🤣

  • @hassanabdi4774
    @hassanabdi4774 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว +3

    hhhh Ilaahya qaanuunkaas nooma keeno.

  • @sahrakiin6634
    @sahrakiin6634 2 ปีที่แล้ว +1

    0⁸

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 10 หลายเดือนก่อน

    Naf buu jaray wadaadkii

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 4 หลายเดือนก่อน

    balayo ku qaday waba la dilay danbi malahan

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 4 หลายเดือนก่อน

    muxu u dilaya gbdha ma xoog buku leyahaay muu iska furo ama iska dulqaato