Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka oo xabsi daa'in ku xukuntay Dambiile ka tirsan khawaarijta
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Waba Nin Xabsi Lugu XukumaY Isna Jaceyl Ka Shekeynoyo io Nag Uu Jecla.😂😂
Jcyl waaawaxjira
wariye cabdiqdr dhe maanta ayey ku xukuntay maxkmadu xabsi cimrigaa haku furto ah😂😂
Mala diloo
Kaalay adiga dil
Ninkaan ma filima ayuu dhigay war ninkan jecelna wax kama oga ee ninka shaqo ha laga qabto
Walhi tan cadalad maha 😮ciidanka dil ayaa lagu xakumaa shababna xabsi da in
Warkan naga dhaqaaji wijigiis ufufufu
@Tekto Zshor 🇩🇪 for which country you
@Tekto Zshor 🇩🇪 why answer what I ask you
Kan wa walanyahay
Haduu ogaan lahaa inuu ehlu naar yahey sidan farxadda leh uma sheekeyeen,
Adiga miyaa xukuntay ?
Mise jannada ayaa gacmahaaga ku jira dulliyahaw !
@@صديقنصرالله dhiig la daaadiyo miyaa jano lagu galaa bal qofkii qof muslim ah dilo waa ehlu naar waliboona si kas ah dhagar qabayaasha dhamaantood waa ehlu naar😊
Lajiifiyaa banaan lajoojiyaana banaan
Hala toogto maxeey xabsi micnaha
Acuudu bilaaahi najas najaskiisa ah weeye
Ayadiii madaawanaysaaaa tolow???????
shuute ninkan in la xabiso ma aheen la dilo ayay ahayd ileyn waa qaiin nacal ku yaale
In ladila ayaan jeclaan lahaa
Khawaarijta waa siduu sheege nabigeenna عليه الصلاة والسلام waa ayda naarta
Inuu been sheegayana waa lagayaabaa