DEGDEG: Suldaan Cadde Gude oo Ka Hadlay Colaada Soo Cusboonaatay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkan meel baa laga soo diray waar nabadan aad ku baaqda xagay taala yaad se matashaa nin kaagni

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 6 วันที่ผ่านมา +1

    Munaafaq

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 วันที่ผ่านมา

    Saaqid xasan waa Faasiq munaafaq ah Annagaa wasna Eyga Afka janjeedha

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 วันที่ผ่านมา

    JOOJINTA IYO HOOYADAABA WAS EY EY BIYO GALAY WAX WASA U BAAHAN DAMEER DAYUUS MUNAAFAQ XAARAAM CUNE

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 5 วันที่ผ่านมา

    To : Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, Suldaan Dhaqanku Gardiid Maha Waa Niman Garqaata Ama Garwaaqsada, Anigoo magacaygu Sare Ku Xusan Yahay iyo Anagoo Subeer Awala Waxan Ku Leenahay : ( Suldaan Dagaal Ayaad Nagu Wadaa Aanad Daw Iyo Gartoona Noogu Lahayn, Aniga Iyo Tolkey Awalba Suldaan Ma Baqaneyno Lakin Waanu Xishooneyna Waxaanu Xeerineyna GARSOORKII MUDADA DHEER AAD NOO SOO AHAYDEN MA NIHIN ABAAL LAWAYAAL . Suldaan Maatidayada Caarkayaga Iyo Anagaba Dagaal Qaawan Oo Fool Xun oo Ceebaal Iyo Tacadiya Ayaad Nagu Haysa , Waxa Muhiima Inaad Wax Nala Fahanto, Mise Waxaad Naga Dooneysa Gadood , Waanu Ku Ixtiraamayna Na Ixtiraam. Tolkey Subeer Awal Walaahi Wey Ku Xanaqsan yihiin Inta Aad Dhibka U Wada Geysatey, Waxaan Ku Sheegaya Arinkaa Wax Fiicani Kama Soo Socdo. Mar Horena Fariimo Waanu Ku Soo Dirney Waxna Waad Aragta Waxna Waad Ogtey Waxba Kama Qarsoona . Fariintan Waan Huba in Ay Ku Soo Gaadhi Doonto Waayo Basaasin Badan Ood Leedahay Ayaa Jira .
    Gabagabadii : Laba Mid uun Dagaalka Oo Joogsada Wixii Horena Bilaa Ku Jiqsii Loo Xaliyo, ama Gadood Shacabkaaga Ah , Mid Kaad Jeclaato Waa Naga Diyaar . Mahadsanid ...

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 วันที่ผ่านมา

    MA XILDHIBAAN JABUUTI KA YIMI BAA MEESHU MAXEY QUDHUNTEY SIRDOONKII SOMALIYANA WAA LA SOO WADA DAAYEY HARGEISA KA BUUXAAN WAA KUWA REER KOONFUR AH IYI KUWA U DHASHEY SOMALILANZD LAKIIN XILAL KA WADA HAYA SIRDOONKA SOMALIYA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 วันที่ผ่านมา

    GUDUR GUDE MUNAAFUQ 7 SANNO BAAD DAGAAL.SOKERYE .HOGAAMINAYSEY OO JABHADO SAMAYSEY MA ADDDA NABAD KA HADLI KARA

  • @maxamadmooge913
    @maxamadmooge913 5 วันที่ผ่านมา

    Caado qaate cudur gude

  • @JamaMohamed-t8l
    @JamaMohamed-t8l 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaw yayda xumaanta laraba umada darood iyo garxajis ilahaw calaaamo kamuuu oo sharkooda kuceli xasidiin kaxum nolasha dadka

  • @ClxakiinYuusufcali
    @ClxakiinYuusufcali 5 วันที่ผ่านมา

    Caadaqaate kabaqaad daarood

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 6 วันที่ผ่านมา +3

    Walee Cadegude haddii Somaliland loo dhiibay. Wuxuu dabada u dhaqayaa uun Daarood. Waar Ciidagalow sanadka farba idinku godan sidan isku dhaama..

    • @AhmedIlyas-d1y
      @AhmedIlyas-d1y 6 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 6 วันที่ผ่านมา +1

      Cade gude waxba looma dhiibin huuno waa suldan xaafadeed

    • @AasiyaQurux-f6q
      @AasiyaQurux-f6q 5 วันที่ผ่านมา

      Anoo uu aptigay yahay paa necep