LYRICS-: #PAGE: #1 Geellaa markuu dararan yahay Laba nin duug taaye Laba nin duugtaa Markay dirirohooraan Geeduhuna da'a joogaan Dalo wada irmaan baan Kugu diidin nirigtoo Godol debec sanaantee Gabno kuma daryeeshoo Marti kuuma deeqdoo Doobi Lagama buuxshee #Chorus:1 Geellaa markuu dara ran yahay Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2 #PAGE:2 Dunidoo ah jiilaal Marka ay dameeruhu ILmahooda diidaan Isagaa wax daaqaba Ugu nolol dambeeyoo Diihaalka gaajada Isagaa u dul qaatoo Abaar Kaaga doogee #Chorus:2 Geellaa markuu dararan yahay Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2 #PAGE:3 Marka ay diraac tahay Dadku wada hayaamaan Dul waynoow ratigiibaad Aqalkoo La duubiyo Haamaha aad dul saartaa Culaus kuma dakaamoo Mana daayo socodkoo Guurahana ma daayee Chorus:4 Geellaa markuu dararan yahay Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2 #Xasuustii AHN Sagsaag Alle yarxama
@@marisacillahi1537 Seeto waxa la yidhaa xadhiga lugata looga xidhay Awrka Duubin waxa layidhaa marka geela la inta la isu keeno la dhaqajiyo markaana meelo loo wado geela.
Waaa waxa uroon indhaha iyo dhegaha soomalida allow dal waan heynaa ee dadka noo barkee oo budhcad naisukaaya mari bogooda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allah ha u naxariistee waa cabdalle maxamed zegzaag weligii ma qaadin maxamed saleebaan ka daaya been abuurka aad ku waddaan fanka
Waa Cabdale Sag-saag ninka heesta qaadayaa
Geelii iyo dhulkii DHULBAHANTE ❤️
Waan jeclahay geela marka laqalo
waaad mahadsantahy wll waxaad samaysya wonderfull video
masha Allah geel quruxbadan iyo dhul doog ah
Wiilkaa yar ee Kingeero heestan barteedi ayu dhigay Team Astan kaban dab ah wey saareen..
Waaa cabdala sagsaag
Hooyadiibaan Qaadin maxamed saleebaan Tubeec Cabdala Maxamed sagsaag baa qaaday Kaligiibaa Qaaday Maxamed Saleeban Qaar abwaan kusheegayaa Ma juhalaa waligeed Meel abwan laleeyahay taariikhda Lama Hayee Abwaanka May kula Riyoodeen Waa fanaan maxamed Saleebaan Heestana sagsaag baaqaada Afsoomaliga Dugsiga Hoose ayaanu kudhiganay wax maxamed saleban qaadaa Ma Jiraan erayadana Waxale Maxamed Aadan Huryo ka heestan soogaliyayna waxan leeyahay adeer Suugaan Ehelkeedna Ma Ihid Waxbana Ka Garan mayside Waxaanad Garanayn Haka Sheekayne Waxaad Garanayso Kasheekee
Heestan waxa hadda qaadayo waa AUNtee Cabdalla Sagsaag oo 1982ki ku geeriyooday dalka Kuwait waana originaalkii ay ku soo baxday, isagaana qaadi jiray oo loo yaqaan laakin geeridiisi keddib waxaa qaaday Maxd Mooge iyo Maxd Saleemaan iyadoo kaban lagu tumayo, waxaanse Keeysow kuu sheegayaa Baraha Bulshada wuxuu noqday jaantaa-rogan oo wax badan oo khalad ah ayaa la soo dhigaa maalin kasta ee yeeysan dhiigga kugu kicine, ha u bixin wixii taladaada ahna ka dhiibo adoo deggan.
Hadalba gam
Ma aha m salebaan tubeec fanaankani ee sheega magaciisa
Heestan "Geela" fannaanka hadda qaadaya waa Cabdalla Sagsaag AUNtee, isagaana heesta iska leh originally, shil gaari ayuu ku geeriyooday 1982ki isagoo dalka Kuwait joogo. Waxaa kaloo heesta "Geela" qaado Maxd Saleebaan Tubeec iyadoo uu kabanka u tumayo macallimuu Jiim Sheekh Muumin. Waxaa kaloo heesta "Geela" isna qaaday fannaankii weynaa ee heybbadda iyo codka dahabiga ah lahaa Maxamed Mooge Liibaan Xasan, fannaankii heesaha antiga ah ku caan baxay ee 4/6/1984 lagu dilay meel magaalada Awaare agteeda ah. Tubeec iyo Mooge waa copy, asalka heesta heesta fannaanka ku luqeeyay ee loo yaqaanne waa Cabdalla Sasaag dhamaantood Allaha u naxariistee
Waa Cabdalle Sagsaag ee ma aha Tubeec
Wow caadi mahan heestan geela
Abdale sagsaag weeye
Codkaan waa cabdullahi sagsaag oo heesta lahaa
🎉🎉🎉🎉
Muuqaal iyo miro isku soo baxay dheh - #Biciid Magazine
MASHA Allah ilahay ha inoo daayo geela
LYRICS-:
#PAGE:
#1
Geellaa markuu dararan yahay
Laba nin duug taaye Laba nin duugtaa
Markay dirirohooraan
Geeduhuna da'a joogaan
Dalo wada irmaan baan
Kugu diidin nirigtoo
Godol debec sanaantee
Gabno kuma daryeeshoo
Marti kuuma deeqdoo
Doobi Lagama buuxshee
#Chorus:1
Geellaa markuu dara ran yahay
Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
#PAGE:2
Dunidoo ah jiilaal
Marka ay dameeruhu
ILmahooda diidaan
Isagaa wax daaqaba
Ugu nolol dambeeyoo
Diihaalka gaajada
Isagaa u dul qaatoo
Abaar Kaaga doogee
#Chorus:2
Geellaa markuu dararan yahay
Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
#PAGE:3
Marka ay diraac tahay
Dadku wada hayaamaan
Dul waynoow ratigiibaad
Aqalkoo La duubiyo
Haamaha aad dul saartaa
Culaus kuma dakaamoo
Mana daayo socodkoo
Guurahana ma daayee
Chorus:4
Geellaa markuu dararan yahay
Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
#Xasuustii AHN Sagsaag Alle yarxama
dhaqankeena macaan oo aad u qurux badan
Geela marku tudanyah Albani duktay hess wacan
Adeer waxes heestan leh oo qatada Abdalla maxamed Zagzaag
Oh 🐪🐪🐪👩🏻🦯☘️🍀🍀🌳🐇🐇🐄🌵🌳🌳🪵☘️🍀🍀🍀🇭🇺🇭🇺wadnkiigi u Xisey
Walaahi waa hees macam
Geelaa markuu dararanyahay labanin duugtaaaa
❤❤❤❤
Mirihii jaamac daad laxankii iyo codkii cabdalla sagsaag
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Ninkan Tubeec maaha iska sax
JIRDA-GOOYE CHANNEL waa sagsaag fananku
oooof, 🌹👌
Geeli yaa sacad yoonis+cabdalle zag zag
Video qurux badan 💋 📸
Ratigaa waxa loo seeteeyay si aanuu geela u duubin hadii aan la seetayn qaalimada wuu kala laynayaa geelana sida uu uduubayo ayaa la waayayaa.
Seeta maxaa la dhahaa ?
Duubin maxaa la dhahaa
@@marisacillahi1537 Seeto waxa la yidhaa xadhiga lugata looga xidhay Awrka Duubin waxa layidhaa marka geela la inta la isu keeno la dhaqajiyo markaana meelo loo wado geela.
@@FarahAbdul haa waa runtaa mahadsanid ina adeer
Calanka Soomaliyeed
ninka hada qaadaya maaha tubeec iska hubiya heestan fanaaniin badan baa qaaday laakiin tubeec maaha
Naagtaa half nine dungarees
Heestaan kuma luqeeyo tubeec. Ee waxaa ku luqeeya cabdala sagsaag
Maxweyne Iyo Rasilwaasre
Mxad kawadaa sxb
Markaan waa axmed mooge
Maxamed saleebaan tubeec
December 12 2023..
Waxaa hesaya Ismaciil Yare, jiibtu waa Shankaron Axmad Sagal iyo Qamar Cabdillahi Harawo
Heestan cabdalla sagsaag baa qaday ee fanka beenta kadaaya
Weeye
Wurotoh
Codsi
Subscribta hala qariyo haddii kale soomaalidu waa ay ka cararayaan....
Marti kuma deqtoo !
Waa geela marexan gar ahaan reer siyaad gobalka gedo
not tubeec please.
Jaahil isaaq ah muxuu ka yaqaan erayadaan barro waxa aad tahay beenta kadaa dadka soomaliya
Eryada iyo heesta nin Issaq ah ba iska leh adiga jaahil ah orod wax alifta dadka ayad waxoda ku dhegtan.
@@sahrafarah8834
Dal ka guura. itoobiyaan baad tihiin Soomaali ma tihiin. Aada amxaaro iyo quruxleeeey.