Proffesor Yaxye Caamir Mogadisho waxay u baahan tahay dhalinyaro dib uso nooleysa taariikhihi hore.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks prof Yaxye Caamir, Dagaaladi sokeeye kadib, dad badan o waxba fahmi karin ba xamar so buux dhaafshey , kuwo meel waliba bililiqeyste iyo kuwo diinta timirti sacudiga la socotey ee wax waliba wa xaaran iyo jajabi ama dil diin u yaqaano, ilaahey ba no maqan,

  • @Noadelmi
    @Noadelmi วันที่ผ่านมา +6

    Pr. Yahye caamir nin ugu aqoonta badan somalia

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 วันที่ผ่านมา

      Miskiin Baa tahay Ogoow!!!....Qorista Afka Soomaaligana Si Fiican U Soo Baro !!!....Sc.

    • @Noadelmi
      @Noadelmi วันที่ผ่านมา +2

      @mohamedmire7660 adiga dhib ayaa ku haysto hadaan amaanay yaxye caamir dhib ku jiro ma ii sheegi kartaa waa nin ilahay aqoon siiyay reerkiina nin u dhigma ama usoo dhow kuma jiro marka adiga isku xishooo

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr วันที่ผ่านมา

      ​​@@Noadelmininkaan iyo aqon kala dheer Askuliste caadi ah😂

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w วันที่ผ่านมา +3

    Prof yaxye sh caamir, khyr Allaha ku siiyo...

  • @abdijama1300
    @abdijama1300 วันที่ผ่านมา +4

    VERY AMAZING ADVICE,I HOPE THE SOMALI PEOPLE UNDERSTAND.
    So sad what happened our beloved country.

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 2 วันที่ผ่านมา +10

    XAMAR ANUKAA LEH

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 2 วันที่ผ่านมา +1

      Axmed Cade waxaas ugudheekeey 😂
      th-cam.com/users/shortsEsmTutRB9Y8?si=_od5Rj7Ou9Q3uZC5
      Geedkaan kii oo ceelbiyeele 🫏 waaye😂

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 2 วันที่ผ่านมา +4

    maashaa allaah ilaahey ha ku xafido taariiqda aad heyso waa inaad buugaag ka sameysaa

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 วันที่ผ่านมา +2

    Proffosoore waa in laga ilaaliyo muqdisho wax taalo ah! Waa adeeso!

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 วันที่ผ่านมา +2

    Caamir nin beesani ad tahay
    Nin jira madaxweyna u qalanta

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 วันที่ผ่านมา +2

    Laba wejiile waxaas taariikh aad tirisay yaa dhisay?! unukaa leh.aad deegaan doorashadaadi hanoogu sheekeyn waxaadan wax ku leheyn.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา +2

    Ninkan wa taarikh halaga reebto history old age

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm วันที่ผ่านมา

      Wuxu shegayp o dhan wa been alkulistahan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา +1

    I lived kambo Amxaro and liido I missed from Canada 🍁

    • @Midnimoqaran202
      @Midnimoqaran202 วันที่ผ่านมา

      Stay canada say waahi

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 วันที่ผ่านมา

      Buurka Mise Reer Xamarka JWB..
      ...

    • @AishaAli-p5v
      @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา

      @mohamedmire7660 buurka walal are you live in kaambo

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. วันที่ผ่านมา +1

    5ta GEED✌.
    CADAADO baa XAMAR ku xaartay.

  • @KulaneGureyGaaldile
    @KulaneGureyGaaldile 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Professor Qabiliste ah usheeg adeerka😂dal xaraashe bad xaraashe gabdho xaraashe qabuuro xaraashe iyo dagaal oge qabiil baahane ma dherge maati barakiciye hooyoyin iyo agoon barakiciye😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek วันที่ผ่านมา

    Xamar caasimadbdanve noqon meyso.

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 2 วันที่ผ่านมา +3

    Prof. Unukaa leh

  • @CabdiGuudeey-ll8qg
    @CabdiGuudeey-ll8qg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashala

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 วันที่ผ่านมา +2

    yaxye caamir mar kasta uu runta sheegaa ciwaanka iska sax

  • @frank77w
    @frank77w วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad doontoba ku diid lkn hada wax run ah uu sheegaye yaa ka hoos qaadayo

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 วันที่ผ่านมา +4

    Habataa waxaas ugudheekeey😂

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 วันที่ผ่านมา

    UNUKAA LEH dee adinkaa leh ee ilaasho taariikhda soomaali wax isuguma jiraan hada la kala guur

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aryaa Soorta xaytartaa ?

  • @mahdibashir2963
    @mahdibashir2963 วันที่ผ่านมา

    Sarguusta Türkiye Ayaa qaadatay

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 2 วันที่ผ่านมา +3

    KANI WAA KII YIRI XAMAR NINKA ILA SHEEGTA WAA NIN HOOYADAY IGU QABSADAY IBNU XAARAAN MAGACA PARAFASOOR WUU KU XAARAY

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 วันที่ผ่านมา

      Degaan ahan wa ku saxsan san yahey, reerkisa bey degaankoda tahey Somalida caqliga leh na wa ogyihin, reer mataan goofkooda lagama dul dhisino xamar

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 2 วันที่ผ่านมา +2

    SOMALI RUNTA MA JECLAA EE YAXYE CAMIR RUNTA XAMAR UNAKAA LEH❤❤❤❤❤

  • @MrQamu
    @MrQamu วันที่ผ่านมา

    Maya qaanaa train station ka xamar.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia Somali baa leh, laakiin Somali jahlin ba'an baa haysta.

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 2 วันที่ผ่านมา +1

    WLHI SOOMAALIYA WEY U DHAMAATAY WAAXYADII DEGMOOYINKA GOBOLKA BANAADIR AYAABA LA' BOOBAY SHAQSIYAAD AYAA DAGEEN OO WARQADO LOO SAMEEYAY

  • @TamrenKings
    @TamrenKings 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa taariikh been ah aw Sheekh daaroodow, faanka iyo beenta waa iska hiddo raacdaane. Waar Kaambo Axmaaro waxaa loogu baxshay booliis itoobiya tababarkoodu kasoo jeeday ayaa degi jirey xaasaskoodu.
    Isla taas ku taalla Xamar oo kale ayaa ku taalla ilaa maanta magaalada Hargeysa weliba xaafadda BIIBSIGA ee ( Pepsi village) area Sha,ab. Markaa iska hubso waxaad taariikh ka dhigeyso.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek วันที่ผ่านมา

    65 shahaado Sharaf ayaa la I siiyey 65sano Ayan jiraa ninkii lahaa sow maaha.qamri ayaa wareeriyey

  • @ismailabdiali50
    @ismailabdiali50 2 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @CabdulqaadirMaxamad-de7kz
    @CabdulqaadirMaxamad-de7kz 2 วันที่ผ่านมา +4

    Tariqaha inta badan somalida waey qariyaan danjirka dahson wa jarer iyo banadiri o laqariyo tariqdoda hawiye majirin abgal majirin ayaga gumestaha layimid ganacsi bey u imanjiren iyo yahuda begedi shegta waxba yan laqarin tariqaha saxda ah

  • @jamalmpls
    @jamalmpls 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida qaarkod waa BADAWI aan tariiq aqon

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @NajiibCkariin
    @NajiibCkariin 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar
    Unukaaleh
    Habartaa
    Usheeg
    Ok

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Yaxye Caanir ayaa dad hir fadhiyaan kara?

  • @MrQamu
    @MrQamu วันที่ผ่านมา

    Aniga iyo waxaan ahaan jirney isku gallas. Maxaa kaa qaldan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weli xamar bay joogaan iyagoo Soomaaliyoobay.

  • @Emi92546
    @Emi92546 2 วันที่ผ่านมา +1

    magaalo madaxdii waa in xamar laga soo warejiya

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi วันที่ผ่านมา

    Yaxye camera waa xabashi carabeda reer hawiya ayuu so koray markasa reer hawiya uu sheegata aslkisa waa wacala jareera weyn waaye suu uu foolo xunayahay,waa Xabashi carabeda la adoomadii jiray oo iska duur joogo side xayaawan am xoolaha waa maskiina hawiya sheegta waan beenlow bahane jajuusa shisheeya Futada hawiya ka sheekasa beenlow bahane

  • @Emi92546
    @Emi92546 2 วันที่ผ่านมา

    xamar tagtey hada xamar ma aha hadiiba ay meelahaas aad tilmamatey eyan ku aalin xafadeydiina waa igeysay anigoo hada joogo camal Sidad uga hadashey

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 วันที่ผ่านมา +1

    Trovatore😂
    Jaamacada Xamar jajab uu PhD kahaysataa😂 kabadina dugsiga hoosedhexe ee Buurkaroole ayuu shahaado SHARAF kaqaatey😂
    Waxaan sida uu u’egyahay eeg😂!
    🫏😂

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 วันที่ผ่านมา +2

      Caafimaad markaad hesho meelahaan wax kusoo qor intaas ka hor daawo ayaad u baahantahay ,

  • @MxmedCabdulahi
    @MxmedCabdulahi 2 วันที่ผ่านมา

    Gudoomiye Gobolka banaadir waxaa mudan sida Prof yaxaye nin aqoon u leh magaaladan oo diyaar u ah inuu ilaaliyo heritage keena ama dhaxalkeena ummadeed lkn nasiib daro waxaa imaaday aboor aan waxdamiir io dadnimo laga sugeeyan kaliya USD Caabudo.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek วันที่ผ่านมา

    BAL eeg ninkaa weyn waxa u ka shekeynayo.barfasoorow raali noqo.aqligiisu wa inta indhohiisu arkeen

  • @YuuCali-hd6vd
    @YuuCali-hd6vd 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga lacag qado amus runta joji

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 วันที่ผ่านมา

    Hawiye samuuradiii schooka xataa way qaateeen maxay dhaafayaaan

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkii baadiyaha ka yimid, hadda waxayba sheeganaayaan, Xaruntii Qaranka, dad baa yiri, annagaa iska leh, cid xertayna ma jirto.

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 วันที่ผ่านมา

    NIMKAAN INUU TAARIIKH SHEEGAAYAA MOODIIN LAAKIIN XASAN SHEEKH U WAX U TILMAAMOYAAN INTA SOO HARTAY INUU TUSO INAY DAYACAN JIRO

  • @AadanJeele-k6l
    @AadanJeele-k6l วันที่ผ่านมา

    Walayaqanaa isirnaceb ayaa loqariyay

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm วันที่ผ่านมา

    Dameeraley abgaal dowladnimo maxey kayaqanan wa caarkoda iyo caloshoda tuugadan dalka halaqabto cawanta ah

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 วันที่ผ่านมา

    40 jir 40 million aa maqli jirney haddà waxaa yimid 62 jir 62 dhahaado qabo

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 วันที่ผ่านมา +1

    Darood banaanka haka soo qayliyo Faderalka aad keenteen idinka iyo Ethoopai ayaa somali kala qeybiyey idinkana qaylinaya wali oo caytan la taagan meelaha Hawiye maba idin jeedo hawshiisuu wataa dhulkiisana waa joogaa. Dalkana waa xukumaa Hassan Shiikh 2028 ayaa noo balana.
    😂😂

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr วันที่ผ่านมา

      Faderaalka darood ka hor la wadey si awood 1 qaf gacanta ugu galin wxa diidana wxa ahyeen darood& hawiye gadal ka ogteen

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 วันที่ผ่านมา

    Brfasor xamar unakaa leh dhahaya xagee wax ku sobaryay yaab dadkaanaa lagasugayaa Somali inay. Wax. Laqeybsadan

  • @omar7396
    @omar7396 วันที่ผ่านมา

    Moriyaan noloosha bilaa adenka ma dawraan maxaa ninkan u oyayaa tarikh dad kale leeyahay marka galo xalane ka maaamulaa????

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 วันที่ผ่านมา

    HAWIYOW SOO XULA NIN CIDINA AH OO XASAN TUUG 👈 DHAAMA OO DALKA BADBAADIYA ‼️ KACA 😢.

  • @HdJd-gk6ml
    @HdJd-gk6ml วันที่ผ่านมา

    Hawiye siyaadad ma lahan waayo arka xsan sh oo yiri itopia waacadow iyo waa noodhinteen waaninka wasir tiktok iyo jihanxasansh udirey jananno 5osano ushaqiinaayey dalkooda horfariosiyey ma cidanbeey yaqaanaan warninku doqonsanaa miyuu sanlaheey

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hadana Amxaaro aa Muqdisho Guryo kuleh miyaa sheekada 😂!
    Habartaa, Culusoow iyo 🫏🫏🫏roleyda waxaas ugusheekeey😂
    Caasimada Kismaayo aa looraraa😂 adigana ma’ogid😊

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. วันที่ผ่านมา

    1:28 👍 FIKIR Wdani.
    Fikir Unaka ma aha kaa.
    #1. Waxaan ku xiri pahaa 🙊 Daanyeer.
    Waakan Daanyeer buu isku badalay.
    Camal.

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 วันที่ผ่านมา

      @@COD-MIIR. waayahay Dameer! Wajigiisa eeg! 🫏
      😂

  • @bima9383
    @bima9383 2 วันที่ผ่านมา +1

    Lakin khabil ayad kudifacda yaxye

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h วันที่ผ่านมา

    Waxas a ka shekeyneyso hawiye haiti xaran ku naxyal a fuqusaday

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 วันที่ผ่านมา

    dal ba'ow yaa kuleh ¿¿¿¿¿¿¿¿

  • @yusufabdi7272
    @yusufabdi7272 วันที่ผ่านมา

    Prof,
    Taarikh abgaal miyaa
    Mise tii somaliya?
    Maalin waxuu dhahaa
    Unukaa leh😅

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm วันที่ผ่านมา

    Alkuliste been badan

  • @RraheemGeesod
    @RraheemGeesod 2 วันที่ผ่านมา

    War umadda ka horwareeg unnukaa leh habartaaya la islaleeyahay oradoo wax ku fal la'iidiin nacyeye

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk beenale Beenale Beenale Yaxye xoolo, ka waran Xasan & xamse xoolo

    • @adancabaas8584
      @adancabaas8584 วันที่ผ่านมา +1

      يقول الله تعالى ....وقولو للناس حسنا.