Dhambaalkii Saxarla Iyo Sheekadii Labada Oday Oo Gabdhahooda Is Dhaafsaday Idaajaa Qeybti 1baad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @qaliabdullahi889
    @qaliabdullahi889 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshaa Allah, waa bajnaamij noo ah dhaxalgal iyo ogaalo cusub oo aanaan ogeyn,
    Jazakumullah khayr

  • @khadaraadan2870
    @khadaraadan2870 3 ปีที่แล้ว +7

    Waad Mahadsan tihiin Eebbe haydin Sharfo, barnaamijyo wax ku ool ah baad soo gelisaan ❤️

  • @abwaangodaalo1488
    @abwaangodaalo1488 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan qoraa af-maal Idaajaa ilaahay ha barakeeyo jannadiisana ha geeyo cimrigiisana ha inoo raajiyo caafimaad sariicana ilaahay ha ugu daro

  • @engineerkaynaan4421
    @engineerkaynaan4421 3 ปีที่แล้ว +5

    Masuul mahadsanid,noona soo dhamaystir kheekada waa qabyee

  • @fiidcade1247
    @fiidcade1247 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid Wll

  • @hoodahabby9953
    @hoodahabby9953 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa Sheeko Aad U Wacan Mahadsanid

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid qarni joog

  • @nugaalstore6468
    @nugaalstore6468 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a wan ka helaaa shekoyinka idaaja alle ha daaayo

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 3 ปีที่แล้ว +5

    Aad baad u mahdsantshay sxb sidaad ugu heelantahay soo gudbinta barnaamijka Hiddaha

  • @AliHasan-zt7sw
    @AliHasan-zt7sw 3 ปีที่แล้ว +3

    Idaja aad IYO aad ayaad kuugu mahadsanid.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo allahaku sharfee barnamijyadan sidaa noogu wad

  • @HasanAhmed-py7pi
    @HasanAhmed-py7pi 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc ปีที่แล้ว +1

    Idaajaa ilaaahay haku dhawro

  • @shamsomuse4708
    @shamsomuse4708 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekadu waa xigmad.iyo taarikh in muusiga laga daayo. ayaa fiican

  • @HasanAhmed-py7pi
    @HasanAhmed-py7pi 3 ปีที่แล้ว +4

    MnshaAllah

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmed faarax cali idaajaa ale haku karaameyo

  • @MMHaji1
    @MMHaji1 3 ปีที่แล้ว +3

    Qarnijoog allaha kusharfo sxb. Door muhiima ayaad dhankaga ka ciyartay.ku mahadsanid soo gudbinta murtida. Aadbaan kaga faaiday chennelkada🙏🏽

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      Adaa Mudan Masuul

  • @abdibarre547
    @abdibarre547 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko cajiib ah

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa waayo la soo marey iminka se waa dhaqan waayo hore jirey oo la iska daayey
    Waa se dhici kartaa dhulka somaliyeed meelo ka mid ah in aad aragto dad ku sii dhagan

  • @qaalidalasow6894
    @qaalidalasow6894 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah inaba caadi ma ahan

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 4 หลายเดือนก่อน

    Abtigeey idajaa waya arag dhameystiraan🥰

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว +3

    Odayga waa ka soo dhammaatay. Waar wixii dadka inaad sheegtaad ku fiicnayde, fadlan adigu waxba ha noo allifin Allaa i lehe inaanad hummaag hayne.

    • @suaadabdi9105
      @suaadabdi9105 3 ปีที่แล้ว +1

      What the hell are you talking about? Odaygaad ka hadlaysaa waa'ayo?

    • @suaadabdi9105
      @suaadabdi9105 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mohamed baan la hadlaya?

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว +1

      @@suaadabdi9105
      Hay soo saloolan.

    • @yusufmohamed7539
      @yusufmohamed7539 2 ปีที่แล้ว

      @@suaadabdi9105 laftiisii ayuu ka hadlaya

  • @lailaziad4607
    @lailaziad4607 3 ปีที่แล้ว +3

    WOW 👏 😮 👏 😮

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +3

    Ina aderow shekadas hada hayso Soo dhamee Hadi kalana sahankeeda laga raba

  • @adeercali8625
    @adeercali8625 3 ปีที่แล้ว +3

    Dad waa dadkii hore
    Hadalna waa keey dhaheen

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 หลายเดือนก่อน

    Saxarla caamir❌ Saxarla ciirsil'a👍😓✋

  • @hassanabdullahi9791
    @hassanabdullahi9791 3 ปีที่แล้ว +2

    Musigii hore ku celi kaasa kamacana

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      OK Insha Allah

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko colooshu iga xanuuntay

  • @ismaciljilibey652
    @ismaciljilibey652 3 ปีที่แล้ว +2

    M,a

  • @hindiyoabdalla9459
    @hindiyoabdalla9459 3 ปีที่แล้ว +3

    aad baan u tageraa barnamijka idajaa oo an jeclahay siduu uga hadlo dulmiga haweenka soomaaliyed lagu hayo kuwii hire iyo kuwa danbe kasoo aan cidi ka garabayn raga soomaaliyeed dulmiga lagu hayo gabdhah oo haa mid sojireen ah

  • @hornafricanfarmingtv4
    @hornafricanfarmingtv4 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan #Qaybta 2aad inoo dadka u soo gali waxaa kaheli kartaa CHANELKA #KASMO mahadsanid.
    Waa sheeko ad u xanun badan

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +2

      Wa Copyright

    • @xuseenibrahim5196
      @xuseenibrahim5196 3 ปีที่แล้ว +1

      Sheekooyiinka Reer Miiga ayaan ugu jacelahay sida caraweelo iyo kuwa kala inkasto anigaba reer miika ahay xada ila xusu Sheego wacaan kuso Dhawada caweys wacaan mel kasta ina subax utahay subax Wanagsan Australia 🇦🇺

  • @ahmedabdiali2206
    @ahmedabdiali2206 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadiiyoo mel fiican maraysa kala go'yseen

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan Waxaa La Duubay 1980kii Marka W Intaahaayo

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 3 ปีที่แล้ว +1

    Musiga heesta maxa la yidhaa

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      MYa Musicgan Ma Aqaan Mid Kalan Modayay Sorry

    • @HALISTA24
      @HALISTA24 23 วันที่ผ่านมา

      Music noo shega

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 2 ปีที่แล้ว

    musica Backgroundka saaran yaa ii sheegi kara

    • @HALISTA24
      @HALISTA24 23 วันที่ผ่านมา

      Ma heshay

  • @ahmedabdiali2206
    @ahmedabdiali2206 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobonimo✔

  • @khayrysuf9254
    @khayrysuf9254 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhii hore dhib tacadi baa haystay

  • @abdiaziizaadan3327
    @abdiaziizaadan3327 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaas waa wax xun

  • @abdisalanmohameddiiriye48
    @abdisalanmohameddiiriye48 3 ปีที่แล้ว +1

    Ina adeerow kheybta dhiman inoo so gudbi

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 ปีที่แล้ว

    Oo codkaan oday idaajaa ma ahee yaawaye kkkkkk

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      Wa Idaajaa 1988

  • @hsdgh7890
    @hsdgh7890 3 ปีที่แล้ว +1

    This story is a miserable story