CUNUGAN YARKA WAXA HALKAN KENAY SEDEX RUUX KADIB WIXII DHACAY WAXA EEY CABSI & SHOOK KU'ABUREN DADKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • WALAALAHA QALBIGA WANAGASAN WAA KUMAHADSANTAHAY DAAWASHADA MUQALKA HADAD NAGU CUSUB TAHAY FADLAN SUBSCRIBE INOO SAAR MUQALKANA LIKE SAAR MAHADSANID #duet #subscribe_like_share • CUNUGAN YARKA WAXA HAL...

ความคิดเห็น •

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 8 วันที่ผ่านมา +4

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay dad naxariis leh gacanta ha u galiyo miskiin

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 8 วันที่ผ่านมา

    Aamin Aamin yarabi

  • @AdaBu-fv3mw
    @AdaBu-fv3mw 8 วันที่ผ่านมา

    Aammiin aamiin

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 9 วันที่ผ่านมา +2

    Guusha waxay raacday hoyada ❤❤

  • @AbshiroIbraahim-w2n
    @AbshiroIbraahim-w2n 9 วันที่ผ่านมา +2

    Way saxsantahayy

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 7 วันที่ผ่านมา

    SUBXAANALLAAH
    RAGGA AYAGAA GABDHAHA XOOGAAN AYAGAANA UGUHOREYAAN INEY WECEL UGUYEERAAN, SUBXAANALLAAH, (AAKHERO iyo xisaabtiina ragoow) Kuwa waxii la arko xoogaan…..SUBXAANALLAAH.
    Mahadsanid, Caaisha.L.S.

  • @FartunAbdi-q8r
    @FartunAbdi-q8r 9 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs bro salallahu caleyhi wasalam subah Allah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 8 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 8 วันที่ผ่านมา

    Aaamiin ALAAH ha unaxariisto sheekh umal hooyadii 😢😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Shuraim721
    @Shuraim721 9 วันที่ผ่านมา +1

    Gusha waxay racday hooyada masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qorox
    @Qorox 8 วันที่ผ่านมา +1

    Isaga oo 15kun celinin yey ku noqsanin weliba cideeda uu ugeeyo
    Hadii kale waa doqan damiir laheyn hadana wey ka guuleysati Masha allah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 8 วันที่ผ่านมา +1

    AALLAHU HA U NAXARIISTO HOOYO AAMIIN SOOMALI

  • @XuseenNaasir-u2m
    @XuseenNaasir-u2m 8 วันที่ผ่านมา +1

    Scw😊

  • @FoosiyaCawil
    @FoosiyaCawil 7 วันที่ผ่านมา

    Fariid weeye gabdhaasi

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 8 วันที่ผ่านมา

    midkaa webka laga jabsaday wuxu ahaa mid bilaa xikmad ah oo liita wan salamaa kuwa jabsaday

  • @cawoali6544
    @cawoali6544 8 วันที่ผ่านมา

    Zinada ku badan meeshaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 วันที่ผ่านมา +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 9 วันที่ผ่านมา +1

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp 8 วันที่ผ่านมา

    Wajeer wecel dhalid badanaa Acuudubillah

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 7 วันที่ผ่านมา

      SUBXAANALLAAH,
      Abaayo, marna halayaabin , waayo, Waxaa lagayaaba in gabadhaas laxoogey (ee ilmahaas dhashey) AYAGAA KUXOOGAYAAN (Ragga) ….AYAGAANA WECEL KUUGUYEERAAN , .. SUBXAANALLAAH

  • @SuleekoCali12
    @SuleekoCali12 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay xaqA hatuso ninkaas xaaskiisa lacagta kaqaatay ayadunah haiskacafiso

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 7 วันที่ผ่านมา

    Ragaa somalidu markasta waxay qimeyan carurta lakin hoyadu uu dhashay ma qimayan

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 8 วันที่ผ่านมา

    Hoyada Ayaa guuleysatey, laakiin hoyada, waxaan dhihi lahaa, haka qaado, shan iyo tobankii kun, iyo Xaal marin, Hana iskaga noqoto, Lacalalaahi Qayr,Sabarku wuu wanaagsan Yahay,

  • @NimcoNuura-g9p
    @NimcoNuura-g9p 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ax cunoga amaa lasoxaday😢

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา

    Ka xir qurunka

  • @RahulKohli202
    @RahulKohli202 8 วันที่ผ่านมา

    Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา

    Wuu celinkaraa yey iswalin.
    Ninku wa nacas ah.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา +1

    Subxannallah.

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 8 วันที่ผ่านมา

    KAAS NIN KARAACIMAAYEE HAKADANEYSATO

  • @Satho-g2g
    @Satho-g2g 7 วันที่ผ่านมา

    Idirsle sorry wallo

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ninka visada naagitiisa ilmaha u dhashay lacag waydiiyay ama ka gatay waa nijaas daanyeer ah. Waxay ahayd inay kaamara ka duubto deetana u dhiibto immigration ka.

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 8 วันที่ผ่านมา

    Europe 15 kun oo dolar ima qalanto

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 8 วันที่ผ่านมา

    ILMAHAAS YAR ILAHEY WARIDKUWAASMAHAN WAARID FIICANEE ILAHEY HAUSAHLO DAD FICAN OO ILAHEY UGABAQOO KORSADO

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 9 วันที่ผ่านมา

    Istaqfurulah wax cusub miyaa in somali walal naag teyda waye dadka mareykanka joga abe aa gabadisa waa nin keyga lagu geye, somali maag mey melwalbo ey u warersan yin 😢

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 8 วันที่ผ่านมา

    Raga arma laso direy.

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 9 วันที่ผ่านมา +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 9 วันที่ผ่านมา +1

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 9 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 8 วันที่ผ่านมา +1

    Nin dhan waasidan wali ma arag tay nin naag furay oo naxa riisleh waji kiisa dhab taa buu la soo baxa laba wajiile hadaa maqasho waa nin 😂😂😂 ga badhan ilmahaada abohood weey ku tix galisaa laakiin nin waa cadaw saas uu ufuraba cadaa wad buu u qabaa bisin ka balan buuba qaadee muxuu uga baxaya ar ninaaa

  • @QatraHussein-n5c
    @QatraHussein-n5c 8 วันที่ผ่านมา

    Hakunoqon balaayada uuf nimankan xasidinta ah kulaha afar cunug udal markas katag naa katag intaa yar tahay oo shaqeso wax baro miit kujecel oo xishmat leh raatso aqaas

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cusbitaalka sow camera ma lahan miyaa. Midda kale sow reception ma soo marin oo magaca iyo ID lagama qorin. Sheekadan ma bisla waayo dhaqtar ma cirkuu eegayay. Sheekadan sax maahan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา

    Ragga somalida wa lagu yaqanaa dhaqan xumida. 15 kun ha soo ceshato xalmarina ha kaqadato ha kulabato 6 ka lunteye.

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 8 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan goankeda wuu saxanyahay lakin waxey helikartay iney udido gabadheda iskana jogta masa laga yaba inow ka aqli badiyo ow ku yirado an kugu noqdo adigo reerkini lacagti ka qaday

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา

    Naagaha rer wajer garac dhaqbadnaa maxa heley bisinka oo futada ma ceshankaran miyaa wa naago deqsoyal ah.walbo protection is ticmala hadad xaran ubarerten fadaro weye.cunuga jarerbaa ka dhaley.

    • @hoobalkiicaankaahaa8636
      @hoobalkiicaankaahaa8636 8 วันที่ผ่านมา

      subxaana Allah yaa ku yiri jareer baa ka dhalay inaadeer ilaahi haw gargaaro ilmahaas dhibtan meel kasta bay ka dhacaan

  • @OsmanMohammed-c2x
    @OsmanMohammed-c2x 9 วันที่ผ่านมา

    Somaliyey sheekadaan maahanmid sugan 3 sano kahor waxdhacay oo aanqof ugoobjooga jirin yaanlagu dambaabin mideedakale shan iyo tobankunodholar qaraabo ayaisiisayna ufirsashay ubahantahay gabadhu waxaytiri ninkaan lanoolahay manaisqabaan taasina wasbeencad waxaytiri ninaan iqabinaan 😂😂 3 sano lanolaay wasbeen sheeko jirta maahan haisku share garaynin dambi wasye

    • @caaishalifestyle.5663
      @caaishalifestyle.5663  9 วันที่ผ่านมา

      Osman sxb aan kula kaftame ninka lasheegayo amaa adiga tahay 😂😂😂

    • @MariamMohammed-p1k
      @MariamMohammed-p1k 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂