Madaxwayne Hassan sheikh waxaan ka baaqayaa in wax laga dhaxlo la waayo 1 somali midaysan lagama dhaxlayo 2 hantida guud ee qaranka lagama dhaxlayo 3 dhulki danta guud lagama dhaxlayo 4 ciidamadii qaranka lagama dhaxlayo 5 baadi somaliyed lagama dhaxlayo Xitaa waxaan ka baaqayaa in guriga madaxtooyada ee villa somali lugu soo gaaray waayo 😢😢😢
Reer mogdishow xilibaan abdinur waa nin sohalgamey oo dowlad da fadaralka ah iyo Jubbaland oo jirin inta ciidan xareyey tababarey werar kusoqadey Al shabab asago habeen kadhixin furimaha ayuu Kismayo sidaas kuqabtey aas aaskii Jubbaland weyo qof uga lex jeclo badan na majiro ahmed Madoobe ragii imtixaanka mariyey oo xaqiijiyey in lagu aamini karo Jubbaland weyo hadalkiisu waxadiis abdinur marka Jubbaland lajogo aniga kurer ma ahi lkn gosdanbedka Jubbaland inu yahey ban ogahey logama baqayo mw HSM iyo kuwa kele midna iney dumiyaan Jubbaland aa haku dalina reer Jubbaland lama kala erdheen karo
Si aad axmad u taageerto miyaa hawiye uga baxday axmadobe ne kugu adoonsado jubaland meel aad ka muuqato dhul hawiye ayaa ka jira inta kle waxaa ka tahay Duur joog
GAALJECEL HAL DEGMO OO AY SOMAALIYA KA DEGAN YIHIIN YAA II SHEEGI KARA?? HORAY AYAA LOOGU MAAH MAAHAY (( GAALJECEL QAYAAMANA MA JIRO QAABNA UMA NOOLA ))
Masha Allah geesi runta u sheegay Dawlad Federaalka.
Guul guul Jubaland❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaway xuquuqdii Daarood ku lahaa Benaadir, shabeelòyinka & Baay
Xasan tuug waa tuug waa tuug waa beenale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gaaljecel wa saxiibka daarood daris wanaag gaaljecel iyo daarood wa hiil iyo hanti wadaag
Waxani aad soo qortay ma run baa?
Beesha Galjecel waykudulmanyihiin Jubbaland
1- 600 oo qof aya shaqaalaha Rayidka Jubbaland ah - 3 qof kaliya aya ugu jirta oo Shaqaala ah.
2- 75 Xildhiban - 3 xildhiban kaliya aya laga siiyay.
3- Ciidamada Danab - 700 oo aski oo mushaar fiican qaata- hal wiil hata uuguma jira
4- lama ogola hata xamaali Takada, airportka iyo goobaha dowlada inay ka noqdaan.
5- Malahan 1 sarkaal oo Jubbaland ka hool gala oo active ah ama jaga sare kahaaaya ciidamada.
6- waxa la beegsaday aqoonyankii beesha galjecel ama non-ogaden ee joogay Kismaya-dhaman wax garad ka kismaya waa iskiiga carareen.
Xildhibankan waaa horgal ushaqeeya Ahmed Madoobe - waa jaahil ahmed Madoobe u ahaaa Wazir iyo Xildhiban Jubbaland 12 sano. Wuxuna ogyahay inu raacaaya Ahmed Madoobe. Hal kalmad oo run ma sheegaayo.
Haal juudo o gaaljecela o laa yiidhahado doqon diide ayaa daagan hooshungow e galjecel hiiran ayeey daagan iyo daafeed edo
Weriye mahadsanid haddii aad sheegtay in xasan sheekh uu xuquuq hawiye ka raadinayo jubbaland.
Madaxwayne Hassan sheikh waxaan ka baaqayaa in wax laga dhaxlo la waayo
1 somali midaysan lagama dhaxlayo
2 hantida guud ee qaranka lagama dhaxlayo
3 dhulki danta guud lagama dhaxlayo
4 ciidamadii qaranka lagama dhaxlayo
5 baadi somaliyed lagama dhaxlayo
Xitaa waxaan ka baaqayaa in guriga madaxtooyada ee villa somali lugu soo gaaray waayo 😢😢😢
Unukaa leh
Gaaljecel waxba laga weydiin maayo hunuf axmed madoibe ka hoos luflufta, waa niman hawiye ah dhulkoodana way xoreysan doonaan mardhow insha-allah.
Kkkkkkkkkk Xasan shiekh ayaah danbiie ah. Haddii cidih danbi leyahay
Geeljecel hawiye ma ahan wa runtis
Halkee buu galaa walalo.
Hawiye halkee galaa isagu?@@abdihafiidahmed8950
Guul. Jbln
Wariye ma qaran wayday qabyaaladdii
Kulahaa Hawiye wax uga maqan kkkkkk
Dawlad baa lagu gabanayaa Dana kalane waa la Baadi goobayaa
Oo yaa caqli xun oo aad gaadaysaa
Asc magaca gaal jecel iska badala waaayo waa magac xun mahadsanidin
wariyahakan ama waa nin cabsanaya ama waa nin gadan oo umada soomaliyed waxaan jirin ka iibinaya, wariyow ogow in leyska xisaabtamayo
Nin soori qaaday waa nin seef qaaday boonkaaan ayaa gaaljecel sheeganaya gaaljecel goorta uu dulsaar noqday noo sheeg hunufyahow
Reer mogdishow xilibaan abdinur waa nin sohalgamey oo dowlad da fadaralka ah iyo Jubbaland oo jirin inta ciidan xareyey tababarey werar kusoqadey Al shabab asago habeen kadhixin furimaha ayuu Kismayo sidaas kuqabtey aas aaskii Jubbaland weyo qof uga lex jeclo badan na majiro ahmed Madoobe ragii imtixaanka mariyey oo xaqiijiyey in lagu aamini karo Jubbaland weyo hadalkiisu waxadiis abdinur marka Jubbaland lajogo aniga kurer ma ahi lkn gosdanbedka Jubbaland inu yahey ban ogahey logama baqayo mw HSM iyo kuwa kele midna iney dumiyaan Jubbaland aa haku dalina reer Jubbaland lama kala erdheen karo
Wariyuhu ninka qabyaalad buu raaxada kaga qaaday lkn waa ka diiday.😅
Maxaad noo dhibeeysan hadaad dulsaar tihiin
Saransoor meel.kasta wuu ku dulman yahay, laakiin iska raacdeeya, Ahmef madobe.degaanka maahan.
Ninkaani laftiisa wuu qaldan yahay,
Maadaama uu kala qeybiyey beesha Saransoor.
Warrent-ta axmed loo jaray ma sharcibaa? Maxkamadda Kismayo waxay warrent u jartay xasan sheekh.
Abgaal naceeybka is ka dhaaf 😢Ahmed madoobe waa dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990,wuxuuna u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪
Libax. Runlow
Hadad dullard nagu aheyden ada cidena culeskana halaga qado hawiye
War waxaan weriya ma aha afkii mooriyaanta ayuu ku hadlayaa
Waa xogogaal
Si aad axmad u taageerto miyaa hawiye uga baxday axmadobe ne kugu adoonsado jubaland meel aad ka muuqato dhul hawiye ayaa ka jira inta kle waxaa ka tahay Duur joog
Nin bahan guub maahan xilibane kursiga kufadhiso axmad malaho midasi ogow walalkey
Waa nin muufo qaaday ninkan cod galjecel ma matalo
Wa nin xanuunsan nin kaaani
Qabiilkii aamusaa lagaraa ee yacnagadheh bees baaba kabadan qabiiladaan qaylada nagudileye maxaadan marhore usoobixin
Waa nin madax furasho loo haysto kkk waxba laga qori maayo hadda
koofi abuu 3$ uu wataa
Weriyuhu dowlad federaalka ayuu u yaqaanaa.
GAALJECEL HAL DEGMO OO AY SOMAALIYA KA DEGAN YIHIIN YAA II SHEEGI KARA?? HORAY AYAA LOOGU MAAH MAAHAY (( GAALJECEL QAYAAMANA MA JIRO QAABNA UMA NOOLA ))
Adiga see u noo shahay gaaljecel afka ha la soo galin waa kaa sharaf badan yihiin
Waad ku qaldan tahay inaad qabiil dhan af lagadeyso. Qaab iyo qurux ayey ku nool yihiin gaaljecel. Waana dad sharaf leh. Cidna dulsaar kuma aha
Waraa hooyadaa iyo adi yaa siil weyn
Libaax
Benale kursi difaca ayaa axmad kuga akhayso kali dan guud kamashaqeysit
kan Gaaljecel ma matalo