TAARIIKHDII SAXWADA SOMALIA SH CABDINASIR XAAJI AXMED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @maxamedcabdixakiin3707
    @maxamedcabdixakiin3707 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto qabrigàna àllé ha uwaasiciyoo awoowe shiekh cabdi Nasir xààjí axmed

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq ปีที่แล้ว

    Naxariistii jano Allaha siiyo sheekha

  • @axmedmaxamed9368
    @axmedmaxamed9368 7 หลายเดือนก่อน +1

    جماعة الاهل والوحدة

  • @maxameddankamaxamuud9453
    @maxameddankamaxamuud9453 6 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariistoh sheekh cabdi naasir

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    رحمة الله تعالی عليک شيخ عبد الناصر حاج احمد

  • @xaalimofarah3551
    @xaalimofarah3551 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha Unaxariisto sheikh Abdinasir xaaji Ahmed xaaji Yusuf ku wii kadamya caduuwu Allah Allah ha diilo

  • @mucaadmaxamed6779
    @mucaadmaxamed6779 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto shekha

  • @AhmedJaamac-m9e
    @AhmedJaamac-m9e 6 หลายเดือนก่อน

    Ale haw Naxaliisto sheekha

  • @ismaacilcumar5033
    @ismaacilcumar5033 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว

    Alla ha unaxariisto.maanta ayaa kismaayo lagu diley.shiikha.

    • @baashi3578
      @baashi3578 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin, ilaahay ha u raxmado sheekha

  • @saamiyacabdikariin2099
    @saamiyacabdikariin2099 10 ปีที่แล้ว +2

    waxaa tafriiqiyey oo badalay carabi c/raxmaan xasan faarax in kastoo xuruuftii shiikha uuna keenin laakin macluumadu waa iyadii waana hadalkii shiikha ka dheego safxadiisa face book عبدالرحمن حسن فارح

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha unaxaaristo 😭🤲🏼

  • @hamseosmanny7811
    @hamseosmanny7811 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto🤲

  • @maxmedcabdi6393
    @maxmedcabdi6393 2 ปีที่แล้ว

    alle haunaxriisto sh

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan u qirayaa shuyuukhda la dilay oo uu u danbeeyay shiikh Abdinaasir😭😭😭in ay ahaayeen kuwii diinta ina baray aniga oo waligay arag baa ka faa iidaystay waayo dadkay iyaga wax soo bareen baa ana i baray
    lakiin way dileen Allaha dilee 😭😭😭

    • @ayuubaliali9539
      @ayuubaliali9539 2 ปีที่แล้ว

      Maha allah alle sh how naxariisto

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cabdiwahaab baa baabi iyay, dawladii cusmaaniyada, adna fidnadiibaad wadaa, suufiyadu waa 95% ee xageed haysataa, 2% walaahi maaha wahaabiyadu maxaad haysaan, Shaaficigiibaad ladagaalanteen, madhabkaad keenteen waakaa qaraxa idinku laayay, 4 afarta madhaba wahaabigu ma ogola suufiyo ayuu u yaqaan, ceeb caleeeeeg warfidmaad waday

    • @OmarMohamed-ir5hc
      @OmarMohamed-ir5hc 2 ปีที่แล้ว +1

      Iska Cabaad.....!!!
      Kolayba Cabaadku Waxa uu Leegyahay Inta Ay Dhirbaaxadu Leegtahay

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 2 ปีที่แล้ว

      @@OmarMohamed-ir5hc
      Maanaa cabaadaya mise idinka waar waan dhaantaynayaa , daalimiinyahay, qarax waxaan ahayn ku madhan mayaaan, caaaaaac xaarka isku xejiya

    • @Siddiiq
      @Siddiiq 2 ปีที่แล้ว +1

      ASCWWB Hassan walaal waxaan ku odhan lahaa (1) qof muslim ah oo weliba Sheekh ah oo dhintay (AHUN) waxba haka sheegin ee u ducee. (2) Iska hubso Sheekh Cabdinaasir madaahibta aad buu u aaminsanaa, wuxuuna ahaa ninka 1aad ee Culimada Soomaalida eewakhtigan ku takhasusay oo dadka bari jiray Fiqhiga Shaaficiga. (3) Sheekhu wuxuu si geesinnimo leh uga hadli jiray kooxdan dadka iyo naftoodaba halaaga ee sida khaldan ugu malaynaya inay dilka Muslimiinta ku janno tagayaan

    • @alustaadmaaliki5258
      @alustaadmaaliki5258 2 ปีที่แล้ว

      Afka qadhmuun kala bax culimada khaansiiryohow khaansiirku dhalay
      Kufaarka ahi

    • @maxamuudcabdifaarax3750
      @maxamuudcabdifaarax3750 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh cabdinaasir waxa uu ahaa sheekhi aan tafsiirka quraanka ka raacan jiray sidoo kale dad badan na ay ka taacan jireen sheekh cabdinasir waxa uu ahaa sheekhii aas aasay machadkii machadada soomalida ugu horeeyay ee alfurqan
      Sheekha maalintii udhintay illaa hada magaaladu ay madow dahay baas kiisiina cid buuxisa waa la la. Yahay illaahow caawa isaga oo naga hoseeya oo dhintay ninka wax ka sheegay waad aragtaa
      Ugu yaraan waxaad sugaysaa waa inkaarta shiika (ولعیاد باللہ)
      Alfurqan

  • @maxameddankamaxamuud9453
    @maxameddankamaxamuud9453 7 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariistoh sheekh cabdi naasir