Safiya Tusmo || Heesta wuu Qiiqayaa || HCTV|Hornsat-Music 2021 ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    Heesta: Heesta wuu Qiiqayaa.
    Codka: Safiya Tusmo.
    Music: Haaduf Yare.
    Laxanka: Khadar Fiyoore.

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @drtaaliyasharif3601
    @drtaaliyasharif3601 3 ปีที่แล้ว +5

    Qoyskiyo arooskii,
    qirnigii horee tegay,
    qormadaan ku noolay,
    qaxar iyo dhib mooyee,
    qabow iyo har kama helin.
    Qalbigeygu maantana,
    ruuxuu qabsadayee,
    nabarrada qorsooniyo,
    qoonteyda dhayilaa,
    qosol kuma arkaayee,
    wuu qiiqayaa,
    Alla qiiqayaa,
    dhab u qiiqayaa.
    Qaneecaatka guurkiyo,
    farxadaha la qeybsheen,
    waa hore ka qaday baan,
    qumanow ku bidayee,
    qunyar iila hadaloo,
    sidaan kuugu qalanahay,
    adna iila qolo noqo.
    😭😭😭😭😭💔💔💔💔
    Heesta kaliya ee indhahayga illin kusoo istaajisay Mama Safia dheefbaa kuu dambeyn doonta insha alah

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 3 ปีที่แล้ว +205

    Aad baan ula mururgody hbo tusmo 😢wax aqona umalihi lakin wan jeclhy walhi waa qof qalbi fcn oo naxariis ka muqato illhow cadawga ka qabo 🤲😭

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 3 ปีที่แล้ว +2

      Subxanallah qofkasta inaa lamurugootid waaye xadiiska nabiga csw inay jir kaliya yihiiiin xageee maray

    • @abdiazizhassan7425
      @abdiazizhassan7425 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad walaahi maqaan iyada iyo willka midna waa wax aad looga damqado

    • @halimah7164
      @halimah7164 3 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin qurux deeda iyo sharfteeda ayaa loo quudhi waayay xaasidiintu

    • @hanaabdicasis123
      @hanaabdicasis123 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin wll

    • @simansiman4640
      @simansiman4640 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi waa runtaa anigaba waan la qandhatay gabadhan sida loo galay walee isheda wey ka soo bixi qumey ka

  • @afitaaxronaldo6151
    @afitaaxronaldo6151 3 ปีที่แล้ว +231

    Heestaan Hadee ku Dareensiiyay In Safiyo Tusmo Tahay Gabar Qalad laga Galay Uso Duceeya 😭😭😭Ilahow Safiyo Tusmo cml ii Sahal

    • @cimraancapdirqxmaan6191
      @cimraancapdirqxmaan6191 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllshen safiya tusmo ilahy ha Ku garab galo qaladka laga galayna waxan ilahy ha kaga baraya inu xaqaga hesho

    • @faynusfilkeedkaroon8967
      @faynusfilkeedkaroon8967 3 ปีที่แล้ว +5

      Erayada heestaba cabdi Ciise cajuun baa leh markaa ma isagaa hees isuku karbaashaya

    • @nasrocumar7057
      @nasrocumar7057 3 ปีที่แล้ว

      Ma leh waa beene aan sugno Tusmo inta hadalka loo furaayo

    • @kowsarkin8238
      @kowsarkin8238 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha ugargaar maskiin qurux iyo qiimo alle wuu siiye qalpiga alle ha qapojiyo

    • @abdiader3596
      @abdiader3596 3 ปีที่แล้ว

      Thanks

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 ปีที่แล้ว +697

    Hadaan dumarka somaliyeed nahnay qalbiyada waanu kawada dhawacanhy😭😭😭

    • @hamdaismail7834
      @hamdaismail7834 3 ปีที่แล้ว +12

      Ax ax ooyinba Indhaheyga soo buxisay Safiya mid khayr qaba aynkugu duceneya

    • @hodansaciid8706
      @hodansaciid8706 3 ปีที่แล้ว +28

      Haa walahi Ilahay aduun iyo aaqiroba ha ku cadaabo ninkii somaliyeed oo gabar somaliyeed qalbigeeda dhaawac yar uu geeystay Amiin ya Allah

    • @nastehohilowle9807
      @nastehohilowle9807 3 ปีที่แล้ว +4

      @@hodansaciid8706
      Amiin yaarabii

    • @fathiadawe3646
      @fathiadawe3646 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiq wlhi

    • @engdaacad7875
      @engdaacad7875 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi bentaa mahaa

  • @idilmoxamed2276
    @idilmoxamed2276 3 ปีที่แล้ว +38

    3 jeer baan ku ceshaday ilaahow hooyiyinka soomaliyed ceebahooda astur 😭❤

    • @wiilocabdul6383
      @wiilocabdul6383 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi malintii illaa 5 jeer baan ku ceshadaa illahay ha u hiiliyo walaasheen

    • @umuafnaan1232
      @umuafnaan1232 3 ปีที่แล้ว

      amiiiiiin yaa raabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 💔💔💔💔😭😭😭😭😭

    • @ibadoali5308
      @ibadoali5308 3 ปีที่แล้ว

      @@umuafnaan1232 c .
      §§××

    • @moogecabdichanal520
      @moogecabdichanal520 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumohassan6672
    @fadumohassan6672 3 ปีที่แล้ว +83

    Tusmo ina macal cusri yusraa ma astaahishid in lagaa oohinsiiyo ee in sida boqorada laguula dhaqmay ahayd be strong 💪 somali oo dhan baa ku jecel ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 3 ปีที่แล้ว +216

    Aamuskaan badiyey anigu😭😭😭 isma ba lihi marlabaad isku day guur waxaan ka raystay buuq iyo qaylo.

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +14

      Axax kulamid caku nin buuqbadan alow inooh gargar😭😭😭🤲

    • @ksomalilandlover1215
      @ksomalilandlover1215 3 ปีที่แล้ว +3

      @@simranqurux595 amiin

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว

      @@ksomalilandlover1215 🤲💘💯🥀🥀👍

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 ปีที่แล้ว +4

      Hablow ha qancina noloshu way dambaysaa .

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kula qaba fekerkaas

  • @nurafarah1551
    @nurafarah1551 3 ปีที่แล้ว +280

    Ahay ah, heestan way itabaty inta Ila midka ah Ila ooya😰😰😰

    • @yusrahassan8520
      @yusrahassan8520 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭 walahi waan oyay ax

    • @nafissaahmed1025
      @nafissaahmed1025 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan la oyay Allah jacel dhib badanaa

    • @Ks-jf3ki
      @Ks-jf3ki 3 ปีที่แล้ว

      Wlhy Dacad ban ragga somaliyeed waa Cadow allow Mid Haka Reebin 😭😭😭😭😭

    • @famajamac2016
      @famajamac2016 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @samiramuse4230
      @samiramuse4230 3 ปีที่แล้ว +2

      Ax walhi saamayn igu yeelatay. Dhaawac aan ilaabay igu celisay

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 3 ปีที่แล้ว +57

    wlhi waa daren xanuuun badan eee daremeso safiy Tusmo gabdho badan ayaaa nolosha ku dhax noool aloow dumarka somaliyed dhibka heesto ka qada amin

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 3 ปีที่แล้ว +172

    Ilaahay amarkiis wlh gabadhaan waxaan u dareemaayaa sidii in ay hooyadeey tahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔😭💯

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 3 ปีที่แล้ว +38

    Farxadahan la qaybsado anba wan qatanahay hablaha somaliyed oo dhan ayaa qatan oo qalbigu jabay 😭😭😭😭😭😭

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa xaqiiq jirta in hablaha soomaaliyeed ay yihiin kuwa dimarada aduunka ugu qiimaha badan lkn nasiib daro raggii soomaaliyeed qeyb baa xumaatey oo cilin koodii lasaari la,yahay

  • @sawjasalixa9398
    @sawjasalixa9398 3 ปีที่แล้ว +101

    Wlhy gabdha somalida inyar mooyee farxad maheysno waanse qarsaneynaa dhibkeena ilaahaw noo hiili 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @fadumo6478
      @fadumo6478 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 3 ปีที่แล้ว +6

      Maxad la qarsanee abyo sheeg kii ku dhibo xitaa hadii uu caruurtaada aabahooda yahay waayo bahalka markad ceebtiisa qariso ayaa ugu daran rag inooma jooga kuli waa isku mid Nolosha waxba kama yaqaanaan ajanabiga la qaaatay wlhi inkastoo ee luuqada muhiim tahay hadane wax la guursada mahan nimankan 5%ayaa fcn inta kle waa qurun eeyo eeyo dhalay

    • @sawjasalixa9398
      @sawjasalixa9398 3 ปีที่แล้ว

      @@Faraxsanfaceedkaroon haye abaayo insha allah mahadsanid😪😪

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 3 ปีที่แล้ว

      True aamiin

    • @omarmohamoud5892
      @omarmohamoud5892 3 ปีที่แล้ว

      sorry abaayo!

  • @shukriali1489
    @shukriali1489 3 ปีที่แล้ว +53

    Heestan cadi mahan wan la ooyay wayo xalade ka hadleyso qofki so maray ayaa garan kara ee safiyo alle ha naga qabto ragaxun 😭😭

    • @Cutemary27
      @Cutemary27 3 ปีที่แล้ว

      Heesta fariintii ay kusheegtay way soobaxday. Ninkay guursatay baa hadadaad kuhaysta.2ba sano bay nolol welwel ah kujirte siday sheegtay Tusmo. Allaah ha uboogadhayo

    • @salmosalmo3057
      @salmosalmo3057 3 ปีที่แล้ว

      😓😓😓

  • @Hanan-oi9ej
    @Hanan-oi9ej 3 ปีที่แล้ว +77

    Inta hadalki tusmo kadib daawatay oo fahamtay heeska macnihisa like isaara waa aduun iyo xaalkiisa nin xun ba helay tusmo 😭😭😭😭

    • @amalhussein8209
      @amalhussein8209 3 ปีที่แล้ว

      Hasha geela cunta hadana cabaada,,,,,,,

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa walee xila januu helayoo lu ciyaaray

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba kaamanu fahmin hadlkeeda ma intaanu iyada rumaysono baanu isga beenaysana kkkkk caqliga binaadmanka qaarkiis

  • @caqil__apdalla7222
    @caqil__apdalla7222 ปีที่แล้ว +12

    gabdhaha somaliyeed dhamntin Naga raali Noqda habo kun jeer Naga raali noqo 😭

  • @ikraanfarhan3761
    @ikraanfarhan3761 3 ปีที่แล้ว +17

    😭nagkaste oo qurxon inkar qaba qalbiga uga dheley 😥imisa gor baa midan aminey oo isku key kala dadiyey qalbiga iga cayarey nin dhan wan ka marmi lahaa hadii owlada Iska Iman lahayeen

    • @hamdaxubiali2948
      @hamdaxubiali2948 3 ปีที่แล้ว

      Waa runta Walahay

    • @indhouroon5180
      @indhouroon5180 3 ปีที่แล้ว

      abyo rabi labada shinacba khayr haa kaaga dhigo

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 3 ปีที่แล้ว

      @@indhouroon5180 amiin abyo mnta farxad baa dhex tagnahay habenka qoralkan qorayey ninkii i qalbi jabiyeyna asaa hada oynayo ana xaas baan noqdey adunka🥰

  • @arwaosmaan4048
    @arwaosmaan4048 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wiil ajaaniba mooye midakle walle salaanta kamaqaado
    Viva 😍wiil ajaaniba ah

    • @Sophia-zk7kr
      @Sophia-zk7kr 3 ปีที่แล้ว

      Lkn ku darso ka ajanabiga ah inuu kadaran yahay kan somaliga ah wayo asagad si un oo ga arsan kartaa

  • @ayuubmohamed2258
    @ayuubmohamed2258 3 ปีที่แล้ว +140

    Dhaman gabdhaha somaliyaad naga rali noqod markan arkey qoralkina wllhi waan qiiroodey sorry hal qof oo xumadey hanooga foganina yaa rabi 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

    • @najmokasim7747
      @najmokasim7747 3 ปีที่แล้ว +3

      Malin waliba gabar sharf leh in labahdilo oo karaamada laga qaado wax caadi ah bay Naqaty sanadahaan danbe

    • @zahraahmad3686
      @zahraahmad3686 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najmokasim7747 dhibatada..waxa.kena.layabanahay..magafayal...beynoqden

    • @asmamahmed6712
      @asmamahmed6712 3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid wlo wlhi inta wax garad kii way yar tahye mahadsanid wlo kun iyo kaw jee mahadsanid wlo

    • @fadumo6478
      @fadumo6478 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wall

    • @johrofarah916
      @johrofarah916 3 ปีที่แล้ว +2

      Rag iyo dumarba waa lag helaa kuwa xun lkn alle ayaan ka magan galay qof xun waayo xumaan dhamnaanteedba qiimo ma leh

  • @shankaronmohamedali4462
    @shankaronmohamedali4462 3 ปีที่แล้ว +38

    Dhibatada ugu badan dunida waxey sogarta dadka qalbiga wngsan😢😢

  • @ismDirir
    @ismDirir 14 วันที่ผ่านมา

    Safiypo tusmo codkaagu waan damqadaa sida aw,allah kuu siiyay codka wanaagsan somalininadaafja ku hadlaysid ❤❤❤

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +52

    Heestan cadi maha anigaba qiiroodey tusmo qof somali aad ugu weyn codmacaan😍🌹👏👏👏🤛

  • @Mustafa-jd2io
    @Mustafa-jd2io 3 ปีที่แล้ว +1

    Safiya tusmo Walaalo waan kaxumahay dhibaatada kusoowgaadhay dumar hadaan nahay waanataabatay sidarunta ah marbaad kasoo maydhan biidmilaah ha’is ciilkaabiyin sharafay guul ayaan kuurajaynayaa

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 3 ปีที่แล้ว +99

    Tusmo. Ilaahay Qalbiga Ha Kuu Qaboojiyo Farxadana Kaama Qadiyo.
    "Qaneecaadka Guurkiyo
    Farxadaha La Qaybshee
    Waa Hore Ka Qadaybaan
    Qumanoow Ku Bidayee
    Qunyar Ila Hadal Oo
    Sidaan Kugu Qalanahay
    Adna Ila Qolo Noqo
    Yaa Wuduud
    Qalbiya Hoose Ayey Ka Heesaysaa😭😭

    • @hassanyassin6076
      @hassanyassin6076 3 ปีที่แล้ว +3

      Shimbirka iyo shimbiraha dancing around her talow miyaanay ereyada ina dhuuxayn???

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanyassin6076 🤣🤣🤣🤣 beydka danbe wey dhuuxeen baan umaleyn oo wey yara qiiroodeen iyaga laftoodu.

    • @hamsamohamed7335
      @hamsamohamed7335 3 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Umadan Maanta Joogta Erayo Ma Dhuuxaan Ee Marba Hadday Music Maqlaan Iyaga Ugu Dhan Markasuunbay Sinaha Ruxaaan Sidii Neef Muqulaysan.

    • @ayaanibrahim3491
      @ayaanibrahim3491 3 ปีที่แล้ว

      Heestan ma haday qaaday waanba qiiroodey

    • @mohameddahir9257
      @mohameddahir9257 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaanibrahim3491 wll ilmadeeday ceshan Kari la'dahay Aaax yaa rabbii nin maxuu dumarkii baddey camera da way Ka carartayba markay dhameysay 😭😭

  • @moabdull594
    @moabdull594 3 ปีที่แล้ว +12

    it is a very emotional song😢😭😭 ilaah waxaan kaaga barYaa dhipaatadan ku gaadheY ilaah hakaaga dhigo dip dhaaf adigane ilaah hakuu qaoojiYo qalpiGaada walhi waan la ooYe dhipaatada ee ku jirto hooyadeen safiyo tusmo😭😭❤💯🙏🤲🤲🤲

  • @mumtazofficial6799
    @mumtazofficial6799 3 ปีที่แล้ว +32

    Waxan kula talinaya hablaha somalida walhi Ninka markad shabakadiisa ku dhacdo sida kubada ayuu ku laadaya kumana naxariisanayo qalbigiina ilaashada anuu marar badan qalbi jab wuu igu dhacay lkn hada cidna ma aamino cidna farxdayda kuma xidho ilahay hayna ilaaliyo aamiin yaa allaah

    • @nasrinabdi8143
      @nasrinabdi8143 3 ปีที่แล้ว

      ameen ameen aleh ha na asturo dee maxa la aaminiba kii la guursodo xataa haduu sidaa yhy

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว

      😢 Illaahow hanoo jabin Faarax. sidee uga bogsootay?

  • @abdiib1832
    @abdiib1832 3 ปีที่แล้ว +16

    2:20 gabadha hidaha iyo dhaqanka woow midabkeda iso jitay iyo labiska lawaa sanadahan midabkaas masha allh ❤

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 3 ปีที่แล้ว +1

      Meesha murug iyo ooohin aalagu jiraaa Adna baaari aaka daba ordaysaa kkkkk belo kusoo jiidatay

    • @sakicadde4696
      @sakicadde4696 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nacimomoh9675 qof waxaas argy mia indho leh😂😂

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 3 ปีที่แล้ว

      @@sakicadde4696 😅😀😂😂😂😀😀😀

  • @muunacabdiraxmaan787
    @muunacabdiraxmaan787 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaa Hooyo Soomaliyeed😭 Ax waa Habo sooaliyeed😭 waa Walaal soamiiyed 😭waa inaan soomaliyeed😭 Qurux Layeey Alleh Ha ku Astuuro Huno mcn

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 3 ปีที่แล้ว +591

    Waan la yaabi jiray hablaha somalida ajanabiga guursada ragga somalidu horror miidhan bay noqdeen naaaskii hooyadiin idin qabay😭😭😭😭😭😭

    • @farhiyaali3344
      @farhiyaali3344 3 ปีที่แล้ว +11

      Ajanabiga inta caaydaa badanka waaragg waxa looga tagey oghiin piich weeye

    • @minarima6445
      @minarima6445 3 ปีที่แล้ว +5

      Amiin amiin very sad

    • @sunta1294
      @sunta1294 3 ปีที่แล้ว +5

      amiin qabey oo idhaha haka fariistaan kuwa dhibo gabdhaha

    • @filsouna.5970
      @filsouna.5970 3 ปีที่แล้ว +3

      Allahuma Ameen

    • @filsouna.5970
      @filsouna.5970 3 ปีที่แล้ว +7

      Inkaar Ilaahay haku rido dhamantood wa isma dhaanto.-:(

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +14

    Reer jigjiga waa wax nool walee, safiya tusmo qurux haween iyo jigjigaba wey isu nuuraysaane Allah ha idin xafido.🤲💝

    • @Cartan7
      @Cartan7 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali Waqoyi weye Safiya Tusmo hees

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      @@Cartan7 Mahadsanid walaalo.

  • @ahmedosman3931
    @ahmedosman3931 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaa Safiya Tusmo waawoow waa Xulkii Quruxdiyo iyo Xariirta la Daawado Sidii Xuural Cayn Xulkii Quruxdaad tahiyo iyo Xariirta la Daawado addigaan hablahii

  • @letitrain34
    @letitrain34 3 ปีที่แล้ว +16

    Raag ku sheegii Somali waxa ka soo hadhay kufsi, caay, dil, feedexo, dhac, khiyaamo aqas caleek. We Somali women must stand up for each other.
    Tusmo we love you and we are with you, we are all in this together you are not alone our queen stay strong, you deserve better Safiya illahay xaqqa ga ha ka so ifiyo doqon kass
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muniirocadey1382
    @muniirocadey1382 3 ปีที่แล้ว +78

    In Aaanan Ooyin mar kle waa Go.aankeyga Ee Alle ha ila Garab Galo Insha Allah

    • @hawoali9915
      @hawoali9915 3 ปีที่แล้ว +3

      Amin yarabbi dhaman dumarka dulman ale uboga dhayo

    • @abdirahmanahmed7604
      @abdirahmanahmed7604 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin wll

    • @muniirocadey1382
      @muniirocadey1382 3 ปีที่แล้ว

      @@hawoali9915 aamiin abyo

    • @muniirocadey1382
      @muniirocadey1382 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanahmed7604 shukrn wll

    • @rasheedadam5032
      @rasheedadam5032 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal adiga, TUSMO iyo dumarka raggu hilbohooda Dugaagga u wadhay, waxan Alle ka baryayaa inuu if iyo Akhiraba isna degdeg uga jaro oo uu in badan ooyo. Rag maahee waa Rah kuwaasi.

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +25

    Ragoow sida isku dhaama walahy qisadaas oo miiran baanagu wada dhacday inyar moyaane dumarka somaliyeed 😭😭

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 3 ปีที่แล้ว +9

    Wallahi dumarka inta wanagsanbay dhibtu kudhacda allaha inoo wada gargaaro dumarka somaliyeedow. Amiin

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 ปีที่แล้ว +20

    So sad wlhi💔😭🥺 wnka xumahay wlhi in qalbiga laga qabiyo safiya tusmo Badal khyr qaba ishaallah mid ducaysan od ku nafsi baxdo alle midigtada haso galiyo

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +2

    Yasalaam Masha allah Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid allaha kuxafido ❤❤❤ wan kujecelnahay ilxun kuma aragto qaali dumar

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 3 ปีที่แล้ว +28

    Waan ka xumahay waxa ku dhacay safiya iyo dhammaan hooyooyinka soomaaliyeed ee Xaar walwaaladu ku ciyaareen 😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔

  • @abdixaafidakofficial7702
    @abdixaafidakofficial7702 3 ปีที่แล้ว +9

    Ax axay ax wlhi Ninka SAGIYO TUSMO saan uga oohiyay Nasab ma ahaan😭
    Gabadha Guul ayaan Urajeynaa🙏🙏

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 3 ปีที่แล้ว +15

    😭😭😢😢Aaaaax! Maanta xaaladda aad ku sugan tahay ilaahey haduu kaa saaro dib ha ugu noqo jaceyl iyo afaarihiisa💔💔.
    Safiya Tusmo halyeeyad aan ku faanno hadaanahay hablaha Soomaaliyeed😘😘

  • @nooname2
    @nooname2 3 ปีที่แล้ว +1

    Tano kle hees mahn wllhie waa qalbi hadlayo😭😭😭😭Mommyyy Tusmo qalbiga kahadlosa wllh ilaah kujecel
    Qalbiga qiiqaya

  • @cheetahgril509
    @cheetahgril509 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadaanahay Gabdho nahay ilahey baa nomaqan waxkle dhoho garan mayo Habo waxaa no tahay safiyo tusmadeni shalay waadna no ahan dontaa habo mcn wa 2malin qalbiga ilhey haku qabojiyo 😭❤

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesa heda unbaa I taabta!. ❤️❤️❤️❤️ safiyo tusmo the one and only That I love, illahay adoo nabad ah haku soo celiyo Aamiin.

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 ปีที่แล้ว +14

    Safiyo Tusmo Mar Haday oyday. Aniga Wallahi nin indho Bulug an ahen uma socdo 😭😭😭

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +2

      👌Maal mahan Turkiyey ks shidan tahay.

    • @solostgen3862
      @solostgen3862 3 ปีที่แล้ว

      @@qalbiuroonsidahooyadeed2113 👏👏

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimankeena Somaliyeed nin inoo dhaama walhi baynaan helayne habloow ha quusanina inta wanaagsan baa badan rageenee

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว

      @@aslidhaladali2573 cimrigaada ku qaado meel aad boqorat ka tahay.

    • @sacdiamuxammad1702
      @sacdiamuxammad1702 3 ปีที่แล้ว +1

      Mayee joog xbbti😂
      Kuwa kugu diirka ahee
      Deris nimo wadaagteen
      Ma arkeeysid mid kuu dhaama
      Daa'in od baridaa
      Wax waliba dabbari kara
      Duniduna Duniduna Duniduna
      Sammir beey dooneysaaaa

  • @faynusfilkeedkaroon8967
    @faynusfilkeedkaroon8967 3 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii abwaan cabdi Ciise cajuun na ku qora dee ileen heesta isagaa sameeyay erayada

  • @fartunali6857
    @fartunali6857 3 ปีที่แล้ว +7

    True love ❤️ baa kamuuqda gabadha lakiin balaya dhex gashaybaan umaleynayaa rerkaan sidiisaba jacaylku asagaa rikato lagugu haysto kadaran ee Safiya qalbigeda wuu qiiqayaa anagana dabeyl sii hurisa ayaan ugu darnay hadal hayntii badneeyd waxbey siiqaribtay ee somalay jacaylkaan kadhex baxa

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢rabiyoow qanaacaadkaada na naga qadin Calaf waa xumaadaa ceeb ma leh waa qadar alle waa lagu sabraa. Gadaal samadii Nabiyu laahi Yuusuf baa lagu duceeystaa wixii uu dhib marey iyo mulkiga udanbeeyey 🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @elhaanegeh2019
    @elhaanegeh2019 3 ปีที่แล้ว +3

    Miskin, she was literally singing about her pain. May Allah grant her peace and alleviate her pain and suffering.

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanadan Safiya Tusmo waxaan moodayeey inay ka so jeedo belaaha Issaqka,laakinse marku soo caayeey nacaska ee doqoon ka ah ee ay nin mooday,ayaan ku qaartayba inay tahay rer samaroon wa gabar sharaf badan leh oo cod wanaagsan leh

  • @nimonaser3786
    @nimonaser3786 3 ปีที่แล้ว +6

    People close the eyes when reading quran but she close her eyes for song subhanaAllah

  • @hamdajama8762
    @hamdajama8762 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow gabadh walba xifdi adkaysi ay waayowalbana ku dhafto ugu deeq🥺♥️

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +15

    Waa Tan Sababta Aan Urabbo Inaan Ajanabi Guursaddo. Balaayo Nin Soomaaliyeed Haguursato. Kufsi, Caay, Fadeexo, Dhac Iyo Siddaan Baa Kasoo Hartay.

  • @zeynabnoor1473
    @zeynabnoor1473 3 ปีที่แล้ว +1

    Walle meel fog ayey ka gubaneysaa allah hakuu boogo dhayo amiin

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 3 ปีที่แล้ว +39

    maskiinta Ilaahay qalbiga ha qaboojiyo dumarka somaliye waa naxariis jano lakiin ragii intooda badan way xumaadeen 💔😥

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 2 ปีที่แล้ว

    Safiyo alliif aalliif aallif mabrug imisa kaso waregey hesta hadad haysaye ku faaro aadeg wan kula oyii jiiray hadana waan.kula faaraxsanahay alle haa isku kiin khayro aamiin

  • @bahgaahmet8903
    @bahgaahmet8903 3 ปีที่แล้ว +4

    Qoyskii iyo aroooski
    qarnigii hore tagy
    qormadan ku noolaa😥
    qaxar iyo dhiib mooye
    qabow iyo hadh kaman helin😭😭😭😭😭😭Intasa ii tabaty Ilhyow dumarka wxi dhibatesn dhibka ka dul qaad oo nolol wacan wada sii❤😥

  • @iqroaden1774
    @iqroaden1774 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭srry walashey safiyo tusmo ad iyo ayn udaremaya 😭😭ilahey wxn kaga barya inu qalbiga ku adkego ❤️ad hesha badal wngsn ❤️walashey markad dhibado wxa la ada dhanka dhiinta wa mesha kali kuxifdinkarto ❤️ee wxd sameyso quranka aqriska bdn ❤️😭🙏🙏

    • @iqroaden1774
      @iqroaden1774 2 ปีที่แล้ว

      Walashey safiyo tusmo hampalyo hampalyo cawada wn faraxsanhey gurkada markan maqle aqon kumalihi lkn qalbiga ayn kadaremaye wxn ilahey kaga baryaa rerkada rer lagu dago ilahey hadhigo walashey farxad waligaa kurajeynayaa ❤️💯Wnkujclhy ❤️💯❤️

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 ปีที่แล้ว +44

    Kun iyo koow jeer raalinoqo Walaal
    UMMADA Soomaaliyeed baa kuutagan

    • @fadumomohamoud1733
      @fadumomohamoud1733 3 ปีที่แล้ว

      Kaasi ma isku reerba horta ninta wey ka qaylisay

    • @_aa2561
      @_aa2561 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumomohamoud1733 reer meesha ha la Iman huno, reerkiisu waa NIN kaas

  • @cabdixaliimcllaahi1304
    @cabdixaliimcllaahi1304 3 ปีที่แล้ว +1

    Naxli maleh ininyuhu markey nacas kuyalaan
    Gabdhaheena soomaliyeed waa hooyo yinkeen sharaf io karamad ledihiin😥😥😥❤❤❤❤❤queen safiyo tusmo malabeey waxas kor uga bax❤❤👸🏻👸🏻🤲🏻

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣ma iydoo cadaymo la keenay baad wali sii taageerysaan naagtan war dadku indho adagaa

  • @sumadqaran
    @sumadqaran ปีที่แล้ว +3

    Cajuun qofkii aad ruun ahaan ahayd buu soo saaray

  • @sacdiyocadaawe481
    @sacdiyocadaawe481 3 ปีที่แล้ว

    Qooski iyo arooski qarnigii tegey qurmada ku nolaah qahar iyo dhib mehe qabow iyo har kama helin 😪xaqiiq💔

  • @zimanaadan9966
    @zimanaadan9966 3 ปีที่แล้ว +34

    Waan ka Xumahay safiya Tusmoo Wlhy Arinka xun ee qalbi jabka iyo khiyaanada lagula kacay waad ka Soo kaban inshaa Allah 😭😭💔
    Nin xuni ciilkuuu ku ba,day ragg ba ha iga caagine

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 3 ปีที่แล้ว

    Qofkii ku dhibay allaah ha dhibo
    Tusmoy
    Allahna u toob keen
    Xalooshan xidho

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว +14

    Eesh calaa hees waa hees khusaysa gabarkasta oo guurku ka xumaaday

  • @ismDirir
    @ismDirir 2 วันที่ผ่านมา

    Asc safiya tusmo masha allah aad ku dhalaray codka wanaagsan ❤❤❤

  • @xaliimomahad8347
    @xaliimomahad8347 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxaa fahmi kara kaliya qof jacayl run ah qalbiga uu labbo ka dhigay💔😥hadii aad tahay ruux la jecelyahay qofka ku jecel u tudh

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 ปีที่แล้ว

      Abaho jaceyl run maba jiro an aminsanahay aniga koley I can’t trust nimanka even hadey ii dhahan waa ku dhimanaya

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 3 ปีที่แล้ว

    Walee waa hees cajiiba wllshy tusmo hore usoco

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว +16

    Ab iyo ab xagay gabadhani kumaqnayd inta fanka lakufsanaaya wuu qiiqayaa song of year

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +2

      Anigaa sidaa is lahaa runtii, hibo nuura iyo saado Ali janadii Allah ha geeye ayey inoo bedeleysaa tusmo!

    • @khadarxasan5230
      @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว +2

      @@faizam523 anigu yabaye adna ma ilamidbaad tahay

  • @farhanidle9962
    @farhanidle9962 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxa sameeyeey cabdi cajuun ma filaysa wuxuna ku sharaxaya wax kasta oo u gaystay gabadha 😢😢😢

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaw ugargaar una ceeb astur safiya tusmo.asagane mari ciqaabtiisa allahayaw.

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 3 ปีที่แล้ว +2

    Safiyaa walaal ha murugoon sobobtoo ah waa lagu dulmiyey inshaalhu adigaa sarayn waan ku soo ducaynaynaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hahlnstar3302
    @hahlnstar3302 3 ปีที่แล้ว +5

    She won my heart I hope all Somali woman be like her 😍😍😍😍👌🏾👌🏾

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk miskiin

    • @isjama8741
      @isjama8741 ปีที่แล้ว

      I hope all women end up being good Muslims😁

  • @Abdulrahman-oi6xe
    @Abdulrahman-oi6xe 3 ปีที่แล้ว

    Walahay tuusmo meel baay itabatey intaa ay murugo daremeyso waan la daarensanahay balse safiyo deb haa eegine hore uu soco waxii dhiib kula magay alle ayaa ka awoidweyn kulanayaabii maayo kuma xidhneyn baal hadaa waan ku gaarab taaganahay haa hiifin naaftada carur baad haysata masnshaa allaa raaga sharafta lehi ma khayamo tu calmadey dharer bena hadal qawlaladaa aan dhaafeyn ki duli ah waa lagu yaqan hore usoco safiya haa werwerin weliga

  • @gabdhtuulo5922
    @gabdhtuulo5922 3 ปีที่แล้ว +4

    OMG 😱
    Ciyaarta muniir feysal qatar 🥰💞👑

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว

    Safiya tusmo cabdi ciise oo bilaa dhaqan ah bay jeclaatay
    Bal markuu horn cable tv kusii wado hadalada uu kula hadlayo ufiirsada naayaa waxaan ahayn kuma laha subxaanaka yaa cadiim miskiinad wuu ku ciyaaray🙆‍♀️🙆‍♀️ ilaahay inkaar haku ridee

  • @amounapdilahi6221
    @amounapdilahi6221 3 ปีที่แล้ว +3

    😭Wlhi iLma igu zo izTagtay😢hooyo qaLbigay inaGaLa hdashay

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan wax yaalo badan ayey sheegeysaa oo dhacda safia tusmo abwaanada dhibka waan kula qabnaa keligaa ma tihid

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว +29

    Tusmo fanaanada reercolumbus
    Reerjigjig waad ku mahadsantihiin inaad soo dhaweyseen

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      Walaal meeshu Jigjiga maahee waa hargeeysa iyo markii ugu horeeysay ee ay heesta qaado,,,,thanks

  • @ridwaanosmancaafi5355
    @ridwaanosmancaafi5355 3 ปีที่แล้ว +1

    Xalaashiis xumeeyow xagaar baa kuu danbeyn hooyo aamu nabarada qarsoon quraankaa dhayi inshallah

  • @skyali6895
    @skyali6895 3 ปีที่แล้ว +4

    Am so emotional right now, the minute she cried I cried too.... don’t know what’s going on but I feel her pain! Stay strong beautiful💕

  • @suusalaad5818
    @suusalaad5818 3 ปีที่แล้ว +2

    Maamo safiyo heestedan marka dhagysto ilmo igu soo dhacdo😪

    • @monalee8728
      @monalee8728 3 ปีที่แล้ว

      Me too, she is a legend walaahi.

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      Halkay mom joogta naagtii inanka yar la tumatay

  • @susugur5202
    @susugur5202 3 ปีที่แล้ว +3

    We love you Huno macaan is going to be okay Inshallah, Inanmada Samaroone ee dhaadheer baa ku ciiltiriya guurso rageena ku baryaa Huno..

  • @HassanHassan-vj2jo
    @HassanHassan-vj2jo 3 ปีที่แล้ว

    Walashey safiya dit HAMDOULLILLAH waxba kaa maad qaadiin ,horey u sooco.

  • @Zeytuun25
    @Zeytuun25 3 ปีที่แล้ว +14

    Stay strong habo mcn.May Allah protect you and your children 😊

  • @sundusmaxamudaadan
    @sundusmaxamudaadan ปีที่แล้ว +2

    Tusmo wuu qiiqayaa hees 2023 yaa daawanaya oo soo raacay waraysiga cajuun oo ka gubanaya waraysiga heesta 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed122 3 ปีที่แล้ว +3

    Qenacaadka guurkiyo farxadaha laqaybshee waahore kaqadayee Wuu qiiqayaa hees dareenkeda wadata😭Hpo mcn Gobaa tahy gobtuna ma liicdo Ninka waxd hysid sodaa dheh Adoo xora dhimo we are with you Tusmo❣

  • @apdulwazicracheid4396
    @apdulwazicracheid4396 3 ปีที่แล้ว

    Heestan erayada waxa sameyay cabdi ciise cajuun masha alllh uu qiqayaa
    Safiya aad ban ku tageraaaaa cadawgaaa u nolow

  • @nuroabdalla8884
    @nuroabdalla8884 3 ปีที่แล้ว +4

    Safiyo walaal wa hees qalbiga taabanaysa horey u soco ilaahy ayaa xisaabi qofkii khaayin ah💗

  • @abdirisakahmed-zi8jh
    @abdirisakahmed-zi8jh 3 ปีที่แล้ว

    wllshey Safiye tusmo goobto odhan baan la fahmiin Ee Iska Samiira Allah Qaliba Ha Ku Qabaajiyo Walaal Macan

    • @abdirisakaxmed8203
      @abdirisakaxmed8203 3 ปีที่แล้ว

      Inaantu Qalibiigadu u degi layaahaye 😏
      Anigaaba guursan lahaa haday ileekan lahaye 😕
      Safiyo waa dadkii lugu ducaysan jiray

  • @Faraxsanfaceedkaroon
    @Faraxsanfaceedkaroon 3 ปีที่แล้ว +10

    Si gaar ah waxaa ii taabtay:
    “Qaneecadka guurka iyo farxadaha la qeeybsheen Waa HORE ka qadayeee” 🥺🥺
    Hooyo somaliyeed ayaa thy dhibkaga wan dareemaayaa Allow Hooyooyinka somaliyeed silac wey ka dhargeen ee janadaada ugu badal Amiin Ya Rabi🤲❤️

  • @sahrocali4995
    @sahrocali4995 3 ปีที่แล้ว

    Walahi waan kaxumahay safiyo susma habo macanto ilaahay haku xifdiyo 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭🤲🤲🤲😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭

  • @shuali2740
    @shuali2740 3 ปีที่แล้ว +4

    Safiyo habo waa ku sugayna Insha allah no so laabo Anaga kaxal marinayna hadan nahay gabadha Rer Columbus Ohio dhibka kuso garay aad Ayan uga xumahay raga somaliyed allaha so hadeeyo😭😭😭❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @fardowzaali5531
      @fardowzaali5531 3 ปีที่แล้ว

      Si lo so dhaweyo halayabo gabdhaha colombos

  • @ahmedabdikadirjama9433
    @ahmedabdikadirjama9433 3 ปีที่แล้ว

    Wax ma yaqaaan baa helay waa gabar lakin way ka go'antahay walaashiis gabadhiisa xaaskiisa iyo hooyadii eedadii iyo waliba habaryartiis. waa gabar somaliyeed wuxuu sidaas u galay ilaahey calaamo xun kaa muuji oo waliba mid deg deg ah yaa Allaah aamiin

  • @zeinabomer6531
    @zeinabomer6531 3 ปีที่แล้ว +12

    Abwaanada haloo hiiliyo she is the best nin how calalin horre u soco wacaneey

  • @faridaeleye9753
    @faridaeleye9753 ปีที่แล้ว +2

    She brings the old songs so beautifully Mashaallah mashaallah

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekada qalocdiyo beentiyo qiyanada kasoo daal 😥😥😥😥😥
    Waligey ma ilaabayo qiyaanadada raga somaliyed qaarkod waa xun yihiin maxy karaban dumarkoodaa runtii heestan way itabaty waxn kaary heer niyad jabka caadib ila noqdo 15 jirkayga qiyanadi igu dhacday ilaa hada waan kabsan la ahy isoo duceya😭😭😭😭

    • @rinadmohamed5524
      @rinadmohamed5524 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣alle haku boga dhayo alpi🥺

  • @samiramohamed8987
    @samiramohamed8987 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah qofsaandhan loojecelyahay soomaalikuma Arag.tusmooyin komentiyadaandhan hadaad aqrido murugadadhan way kudaynee quluubtii soomaaliyoodhan baad dagtay .farxad kunooloow walaashay tusmo inta aad nooshahay

  • @shukrimajiid5002
    @shukrimajiid5002 3 ปีที่แล้ว +15

    Woow caadi ma ahn heestan alla dumarka qalbiyadooda maxaa xanuun iyo damqasho kabuuxda ilaahay hanooqaboojiyo inta dhibana ila haka dulqaado aamiin amiin

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 3 ปีที่แล้ว

    Walaalahaa soomaaliyeed baakujecel maadan gablamin Geenyo soomaaliyeed.

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 3 ปีที่แล้ว +4

    U are a strong woman everything happened i life heal your heart with praying

  • @samiirafayax5888
    @samiirafayax5888 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw.adna.iola.qolo.noqo.waa.runteed.walaahi.waa.hees.qiiradeeda.wadata.nooloow.walaashay.safiyo.tusmo