Daawo;-Xasan Sheekh Oo Dabaaldaga 26 June Ka Sheegay War RW Itoobiya Lama Filaan Ku Noqday Iyo Xogta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 10

  • @ibrahimmano7062
    @ibrahimmano7062 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa ayan doro adigo madaxwenha somalie

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 หลายเดือนก่อน +3

    Balaayo xasan dhiiqo ka weyn ma jiraan alle qiyaame kugu kici

  • @KhadarCabdi-x2l
    @KhadarCabdi-x2l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waar iska daa qaylada war ma haysid kala tagnay e aan kala qomamalano

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 2 หลายเดือนก่อน +2

    QOSOL BEEN HANOLA IMAN YAA KU AAMINAYO DULLI YAHOW DULLIGU DHALAY

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dal xaraashe duunyo ma dhafee xabaale fagte masaakiin xooge waxaad sheetay maadan qaban tuugoow

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 2 หลายเดือนก่อน

    Hassanow ka dagaalan in aan amxaaro dhukeena iyo badenna so galin adiga adigaa maxwyehihii umade. Hadii la qaado waa masuuliyad adiga ku saaran taariikhdba ky gali doonta. Dalka masar waa in aad si degdeg ah ula xidhiidha, waayo turkigu dantiisa dhaqaale ayu ilaashaya. Meel kasta gal iyo cidii ku badbaadin karta bada
    .

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 2 หลายเดือนก่อน

      Ethopianku wadenkeena abdilahi yousufbaa keenayba yagaaba dowlad inaga dhigay meeqasanay madaxtooyada ilaalinayen , 30k ayaa ina ilaaliya 3kun oo caruurana xalanay ujoogaan ooy ku dhaleeb 😅😅😅

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwaa aynu kabilowno haday Ethiopian nacayb inaga tahy
      Hadii isaaqnacayb ay inga tahayna aynu raga toos uweerarno hadalka cadbaa fiicane

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 2 หลายเดือนก่อน

      @mustafeanshax12 anigu nin reer somaliland ah ayaan ahey, waxa aan ka hadlaya waa maseer umadeed iyo jiritaankeenii. Ethopian waxa ay damacasan yihiin weynu ka wada dharagsanahey, imikana waxba inoomey qarin. Somali dhexdeeda wixii ka dhaxeya waa meel soke, lkn hadii ay so galaan somaliland jiri meyso, Somaliyana jirimeyso. Xaqiiqda aynu wajahno