MY DAILY LIFE ROUTINE+UGU DAMBEYN SCHOOLKA AFNAAN WA AQBALIN BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allaha kucaafiyo abaayo saliga nabiga scw badso iyo istiqfaarta

  • @nafisoabdullahi5526
    @nafisoabdullahi5526 25 นาทีที่ผ่านมา

    Samira qalbi wanageey ilahey hanoo kaa cafio abyo strong mama ❤

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah tabaraka raxmaaan

  • @habibahassan2046
    @habibahassan2046 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah haa kuu cafiyo walashena

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaah cafimaad taam ah haku siiyo abaayo

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha ku caafiyo abyo

  • @umunihaal
    @umunihaal 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alaha ku cafiyo quraan ka dhageysigisa badso insha allh ducoyinka galabti iyo subixi aqriso TV ga ka shido sura albaqsha Mar walbo insha allh hesaha is ka ilaali insha allh alaha ku cafiyo abaayo

  • @IsaqAadn
    @IsaqAadn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Keep going ab you❤

  • @Zahra..259
    @Zahra..259 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walal food colouring ma fiicna caafimad ahan ee iska daaf

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 26 นาทีที่ผ่านมา

    Ilahay ha ku cafiyo.

  • @Haffyy
    @Haffyy 28 นาทีที่ผ่านมา

    Food colour maficno badalkisa waxad isticmali karta huruda wa colour nocturnal

  • @Haffyy
    @Haffyy 34 นาทีที่ผ่านมา

    Allaha kucafiyo abayo samira 🤲💔

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaha ku caafiyo insha alaah quraanka badso

  • @SleepyMusicalInstrument-wq6gk
    @SleepyMusicalInstrument-wq6gk ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ku cafiyo abayo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAASHA. ALAAH
    AFNAAN ASKOOL WANASGSAN YABO ILAAKUXAFIDO❤❤❤❤

  • @Nimcocismaan-kb7ll
    @Nimcocismaan-kb7ll 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo mcn illaahey kahu caafiyo ❤

  • @حفصةعمر-م7ي
    @حفصةعمر-م7ي 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    qubaa school

  • @ShahidoHaashim
    @ShahidoHaashim 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allha horay u soco abyo

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Machallah Machallah ❤❤❤

  • @aliismail5622
    @aliismail5622 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Iskudeys miyaad kala tagteen turjumadiisii kuma jirtide

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @umuhumaira
      @umuhumaira 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅

  • @SafaMaxamed-gp9sn
    @SafaMaxamed-gp9sn 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah 😊❤❤❤

  • @cabdirasaaqmuqtaar5990
    @cabdirasaaqmuqtaar5990 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah walaashiis caajiska allaha kaa kor qaado farxadaada allaha kuu soo celiyo.
    Kaliya waxaa ku talin lahaa laba arin mid samee kow quraanka isha iyo xasadka isa saar ama shido.
    Tan labaad vitamin d ga jirkaaga iyo vitaminada dhan iska baar hadeey vitaminada yaraadaan caajis badan weey keenaan.

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha kuu ziyaadiyo

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Apyo guuleyso insh Allh

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    School waba lasoxiroya sanadka cusub lee 2025 aa lafura afnaan school fcn allha uga dhigo adigana allha kucafiyo qali

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha u saqiro

  • @QadanRooble-w8n
    @QadanRooble-w8n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshalaal 🎆🎉

  • @faaizoAbdiraxmaan
    @faaizoAbdiraxmaan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Msh alh abyo maxa isku cateysey nosheg

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 48 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @nasraarale6253
    @nasraarale6253 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo schoolka wa lahira 25 marka walawa bilod ayu fosah yahay ilaka 2025 inshaAllah marka hada hadas geysa wahas ihini fees for 2monts kafirso

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxamduillah ilahay culayska haka khaado guri kheyr qabo inshallah sacfaranka OK waxa kale iska dhaaf waxay yihin lama yaqano