Aqwaan waa ku jecel nahay xumaanna ha noo fahmin wax leh ku sheegona codsigeena naga aqbal please gamen qurux badan iyo challenge yaal kal iyo laab ee nuso dhig marmarka qaarkood asxaabtaada la farax la damaashaad u hambalyeyey laakiin wax qurux badane inuu soo gudbi adiga oo raalli ah oo xumaan i fahmaynin you’re my favourite girl in Somali 🫶🏾😭🥹❤️
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
Nabad ku soo laabta baashaal kadib noso duub xukumadi waraaqaha iyo chooserki u xiisnay ❤
Team amiiro intii dalxiiska waa raaxaysany maalintii 2video layno soo gashaa😂❤❤
Haa wallahi😂
M.a Amiraay Adi Dalxiiskaagi wa kusO Raaxaysatay🔥Dhocilihi Maserka badnaana ila Hada Melahasey ka Qaylyayaan😂😂 Dhag Ha u dhigin Hawshaada wadO🫶🏻❤️
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Wllhi waa uxiisnay asxaabta teamka Asad ugu horeeyo idinko wada fadhiyo geemanki ciyaarayo❤❤😢😢
Asaxabta dhaman an kusalino xabibkena muxamad scw
Scw ❤
Scw
Abuukar markuu ordayay sundus buu u ordooyaa kulahaa Amiira 😂😂😂
Kulahaa boorsoyinka xitaa wa isku egyihiin😂 mixnad wyy
@@mahizey22 😂😂😂😂 mid maaha
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw 😢😢😢
❤❤❤❤❤❤
Laba boqol baa gareysa wax yar sug walo
Scw❤❤❤
@@Ciiltireboy-c8e 200 boqol baa garatay mar kays awoodeyda 210 mardho filow
Sallaahu caleyhi wasallam❤❤❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Ani xata waa ku jecelnahay mcneyy miyan quruxey ❤❤❤
Hhhh wax walbo sundus Aa iiga daran 😂😂 ilahey nabad haniigu Soo Celiyo teamkeena ❤❤❤
Team sundus and Koko one like 👍
Team Amira qurux One like👸❤
Team amira qurux one like 😊
amiiro qurux saku sugayey lee abayoh❤🥺
cama laan badnidaa😂
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
Team Amira qurux one like 👍 ❤
Team amira ceyda 1m akuturno plz isbucan ha udabaldago dhaqsada team amira
Team amiiro waji mlhn
Sundus wayadn wad babady nasiino la.an bdn kamuqato plz naso dhafrka yare hada farintyda argto wa hora roonyd
MashaAllaah amiira qurux farxad ku noolow xppti ❤
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
Allaha idin nabad geeyo kl mininkiinii aamiin
AMIIRA TAGEERO NUMBER ONE FROM SOMALILAND💚🤍❤️🫂
SAFAR salama dhamantina nabad kutaga❤
Amiira wadashay inaso macane❤😢❤❤
Amiiro wlhi adig iyo sundusa waa I'd jecelhy ❤🎉😊😂
Mar welbo ceyda wa ka agdhawaana amiiro
Waan ku jeclahay kulaha macalimooo ilove you😂 walahi ceyda iska ilaali
Dalxiiskji uunaga dhamaaday next midkle😮😊
War see wax uwadin inta aan kaso gaalayo masugi waayesen lkn waxan idin leyahay keep going ❤❤❤
Dadaka macalimo iyo sundus best couple ❤ waxba lakhabena
Wn ku salaamay amiiro qurux❤❤
Welcome back amiiradeyda qalbi dahb 💋🥰
Team samiya one like❤❤❤❤❤❤❤
Team amiira❤ 🎉 sundus aan 400k gayno caawa kaliya waan samaynkarmaaye❤❤❤
Waaaaaa sooo daaaah day aqwaan cwa. ❤
Team amiira only like
Jah Dhiigu biyo mahan Hani waa dhiig miran Amiro Ragu markay kaftamayan daf lamaso dhaho xishood😅😅
Ala amiira funyy tahy waxan qoslaa markaa tiraahado se camal Khyrle ma jiroo 😂😂😂
Welcome back. Kl. 🇲🇾 ❤❤❤
team Amira Qurux One Like 👍 ❤
Amiiro kwrn xldd Abaayo
Allla amiiiroooy koko isku soooo celiya wiiilalka kasooo saaar caajis ayay vidio yadeeeda noqde
😅😅😅haa
@@ZuzuHassan-gh8eu walaal mayna ahaynde vidio geeda caajis uuu noqday
@@ShahadSaad-lh4fs koko maahinoo haa abaa Wllhi wiilashii caajis
@@ZuzuHassan-gh8eu haa walhi xita views keeda wuusoo yarady iyo like teda
@@ShahadSaad-lh4fs ma aragte aad Wllhi miskiinta team walba aa khatar eh baryahan illa sundus
Masha"Allah Soo Noqosha Wanaagsan ❤❤❤❤❤
Team Sundus & Amiira One Like ❤
Team amiire is not easy❤
Kuwii tartan😂kula jiry❤views ku bahdishay queeney 🥰🥰
Jah😂❤❤❤
Hani waa wada Dhiig waxay dhah day kale Xo wll kay ayyyy dhigu biyo maha Jah😂😂
Scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰
Longtime amiiira iyo cayda iskuma ag arag waan idin xiisay wllhy ee isku so labta 😂😂😂
Ilahay nabadn ha dinkum geeyo❤❤
dalxiiska 10/1000🎉❤
TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👍
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada haku geeyo
Amiradeena ❤
amiiradeena ❤
Alx amiiro hadaa nabad tagten adiyo asad iyo cumeer isla jogina uxisay😢😊😊😊😊
ciwaanka saa ugu qoslay lee Amiira waa dhibkii iyo kaftankii o qofa 😂😂😂 sooy sooy kulahaa hadane ar Amiiraaa 😂😂😂😂😂
Amiiradena 😊
Sundus waa leyy😂😂sooy sooy kulaha😂😂
Waa reer glkacyood😂😂
Somaliyey iso raaca allah ha idin ger gaaro aduun iyo aaqiro iso boqda please waa ijedaa ha idhafin 😢😢😢
Waad sodaahisy video ga cawada meeqo saac sugeynay 🔥✌️
Amira is not easy ❤❤❤❤
Qofta uugu horeyse ani❤❤❤🎉🎉😅😅
Amaiira plz replly anigaa ugu horeyee❤😊
Team dhafar waaniisalaame🤚
Waakaa qaade😂
Amiira qurux❤❤❤❤❤
Amiiro waakusalaamay❤
Mashaallah amira qurux walalka allaha kudayo
Keep going wllshena Amiira ❤❤❤❤❤
Sundus kirishbow ayay isku badashey 😂
Anaa uhoreeya amiira love😢😂❤
One love ❤️ team amiiro qurux 😅😮❤
Safar wanagsan dhaman tim amira
M.a hada nabad ku so labaneysaan❤
Ala amiiroy xantii live ka ahys kuso sameya hani iyo sundus weliba hani
Good Reunion❤❤❤Amiiradeena ❤❤❤🎉
Team amiiro one like ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Alla adno gabey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Amiiradeyna 🎉🎉🎉🎉
Caawa anaa uhoreeya comentga miiro❤
Ilove you two hppti❤
Team amiira qurux ❤
Waaw anaa uhoreya cawa 😂😂
Alx hada nabad kutagten ❤😊
Team amiira like 👍
Alxamdulilah hadaa nbd tag teen asxaab is jecel bad tihiin
Sidee camerada gadaal iskaaga dhiiben abo iga gadan wallhi jaceel dadban waaye😂😂😂😂
Amiira ayaanti hore buskaa jidka idin kaga halaabay o waa rafaaden hada daal ma idinka muuqdo caadi baa tihiin Adna iyo Abuukar wayba ku faraxsan yihiin war waxan cadi waye bay taagan yihin 😂❤
amiira mery borwn Ma uxiistay,😂😂
Amiirooooo❤
Sooo abuukar um imaadey ceyda amiiro wee ka lafoogo yihiin abuubakar blese meesha katag turkia unooqo ilfiir😅😢
1m qurux🎉❤
Aqwaan waa ku jecel nahay xumaanna ha noo fahmin wax leh ku sheegona codsigeena naga aqbal please gamen qurux badan iyo challenge yaal kal iyo laab ee nuso dhig marmarka qaarkood asxaabtaada la farax la damaashaad u hambalyeyey laakiin wax qurux badane inuu soo gudbi adiga oo raalli ah oo xumaan i fahmaynin you’re my favourite girl in Somali 🫶🏾😭🥹❤️
Amiro wankujclhy❤❤❤
Waa m.a hadaa nabad tagteen saxibayaal
Abayo maxa noogu so dhereyn weyday😅
amira koko auxisay😅😅