Acuudubillah subxanallah inaa lillahi wa inaa raajucuun maya ma filanaynin wax ma qarsano ujeedada waaye mana inkiri karo ganacsatada uu ka gateey baa sheegeen! Wax ma qarsoono hantida dowlada ummada baa wada leh
Acuudubillah subxanallah inaa lillahi wa inaa raajucuun maya ma filanaynin wax ma qarsano ujeedada waaye mana inkiri karo ganacsatada uu ka gateey baa sheegayaan
Hassan sheikh waan u qiray in uu khabiir ku yahay sida loo maaweeliyo wax ma garatada somaliyeed. Meeshii laga sugayeyey in uu badii meel ku sheego ayuu somali ku mashquuliyey boos jiingado ku yaaleen oo uu sadex biyaano ka dhistay iyo sida ay caruurtiisu horumar u gaareen. Hassan waa hogaamiye madaxweyne u ah qowm dhan oo caqli caruur ah.
Asc sidan laguma sheegi karo caafimaad qab. Waa wax laga wiswiso madaxweyne umad oo sidaas u hadlaya ama u dhaqmaya. Sidii madaxweyne Shiikh Shariif hore u sheegay wax uu wareejiyo loogu tagimaayo. Allah baa xaqsoore ah.
Aniga tuug baan ahay Waxbo kaama galo asaga iyo caruurtiisa waxeey afka u dhigteen soomaaliya waa in guriga loogu daato laga soo saaro xafiiska ka dibna albaabka furo cusub haloo sameeyo ama ciidanka hala hordhigo si uusan usoo noqon.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allaw Xasan munaafaq Soo Hanuuni Waa Wax Baahi ku Soo Koray Baahanee
Aniga maanta ayuu iga dhintay madaxweyne xasan shiikh inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
War wuu washey xassan dadka iyo dalka ha laga qabto subhanallah
Alx anigu Madaxwayne Farmaajo ayaan la jiray oo aad u jeclaa waxqabadkiisa iyo daacadnimadiisa iyo waliba cadowgii wadankeen gumaaday oo uu meel saaray
sharaf iyo kaamo ayuu inoo soo hoyiyay
Allah ha sharfo Madaxwaynaha Farmaajo
Masha allah wuxuu ahaa madaxweyene dadkiisa iyo dalkiisa ka naxaya balse kan waaba baahi soconaysa acudu bolaahi
HASSAN NIN NAXO MA AHA ALLE HANA DHAAFIYO SHARKIISA AMIIN YAA ALLAH
Allow naga qabo xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Asc waa yaab
Balwaanoow hawiyaha leadership Koda oo dhan ayaa dowladnimada sidaa ka aaminsan, xaa loo dhiiban karaa !!
Xasan Cafimadkisa haa laa Baro wuu jiran yahy ??? Somali Rip😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭😭😭😭😭
Maya maa jirana wuxu ogyahay kursiga ukufadhiyo inuu qabil ahan iyo qabyalad ogu fadhiyo.
Jubaland guuuul❤❤❤❤
Xasan biiq tuug ilahaw naga qabo aamin
Waad sheegtay inuu Biiq Fulay ah yahay
Asc wallee qof 3000000 malyan xaqqoodii cuney markale yuu qooma meeyn hubaal 🌎✅✅✅
👍thanks Balwaan 👍
hooyoy raali ahow waa laguu gafey
Jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAR BAL NACALDAA MUNAAFAQA AH AYAA SOOMAALIYA MADAXWEYNE U AH
SEE WADANKA U HORMARAA
subxaan allaah war xamar dadka ku nool waa xoolo qabyaalad dishay saa kanaay iska qaban lahaayeen walee
Wr xga dad nagama xigo xamar anigaba yaban rer xamar caqibada alle idinka qaad jilicsanaaa
Somali Ilaahay hau naxariisto wayo kaasabaa MW ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Avdulahi Allaha kuxafiido
Nin miyirqaba umaba eka anagana madaxweynaan kahadleynaa ninkani ma fayooba ❤ maxaakaloo lagusheegi karaa xasbanallahu wanicmalwakiil alow soomaaliya adaa umaqan ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Acuudubillah subxanallah inaa lillahi wa inaa raajucuun maya ma filanaynin wax ma qarsano ujeedada waaye mana inkiri karo ganacsatada uu ka gateey baa sheegeen! Wax ma qarsoono hantida dowlada ummada baa wada leh
Subxaanallah
WAXAAN U MALEEYNAYAA INUU MASKAXDA KA JIRAN YAHAY
WALLE FORMAAJO MA IHID
Salaan sare brother Balwaan,
Soomaali Masiibo ayaa ku dhacday niinkaan dadka doorday waa Habaaran yihiin.
Hassan Sheikh waa Mooriyaan aaway Baarlamaankii .
Soomaalia Allah ha Naxariisto.
Balwaan allaha ku xafido xasan wax allaale wuxuu sameyo wuu ku saxanyahay sabab marka wuxuu gatey ragii shacabka dirsadeen oo hada uu ladhaqmayo sida xaas uu qabo aragti hadey barlamaan xalaal yihiin khudbadiisa markuu dhameesto mooshinkiisa miiska ayuu saarnaan lahaa imisa qodob ayaa ka horeya qodobkan cid wax ka weydiin karto majiraan waa nin is huba hantida hantida danta guud ku iibsadey ragii laxisaabtami lahaa madaxweyne umad iska daa madaxweyne xayawaan uma qalmo umadii.soo celisey si fiican ha udhagestaan ereyada uu ku hadlayo qof iyo cod iyo ereygaan ma is qaadaan allow umadaada samatabixi siiba xasan iyo inta taagerto alahuma amiin
Acuudubillah subxanallah inaa lillahi wa inaa raajucuun maya ma filanaynin wax ma qarsano ujeedada waaye mana inkiri karo ganacsatada uu ka gateey baa sheegayaan
Wa yaandaro soomaaliya ku dhacaday shacabku wanay kacan oo laska qabto xasan
Xasan-baahane!
Ilaahay iimaanka kaa qaad,
Kaaba qaadye.
Ilaahay waddanka ha ka qabto
Subxanalah Subxanalah ilaheyow umadan madaxweyne ka naxayo u keno 🤲🤲🤲🤲🤲
Dadka muqdusho joogo badi iyagaa Guryo islaameed heesto juuq ma dhihi karaan
Mansha allah
Maansha Alaah 🤲🤲☝️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
Hassan sheikh waan u qiray in uu khabiir ku yahay sida loo maaweeliyo wax ma garatada somaliyeed. Meeshii laga sugayeyey in uu badii meel ku sheego ayuu somali ku mashquuliyey boos jiingado ku yaaleen oo uu sadex biyaano ka dhistay iyo sida ay caruurtiisu horumar u gaareen. Hassan waa hogaamiye madaxweyne u ah qowm dhan oo caqli caruur ah.
Waan istaahilnaa inuu mooryaan diqon ah naqabsado👍🏼👍🏼👍🏼
Kan ilaahey umadda allaha kaqabto garguurte
War bal waxan wuxu ku hadlayo bal arka
Xasan munafaq from jabuti 🇩🇯
Ceeb Allah asturo adunyo ninkas ayaan wax kasugeyna
Waa horar bahal xasan dhiiqo waa isku xaaray kan madaxweyne ma istaahilo ha oran
Dee magaalada haqurxiyo lkn dadka meel hadajiyo at least saas haw adeer Somalia 🇸🇴 baad tahay xasan adeer adeer Allah swt ani dhulbahante ahay colaadna kuuma qabo lkn dadka dalka hagaaji nomcada eebe kusiyey hoos u fiir oo raga ilalli dad ayaa waxaas khuburo leh geey beero noo sameeyeey moolal fur insha Allah dadaal adeer ‼️⁉️🤔🇸🇴🤔🫡🙏🏼 respect tus dadka Somalia 🇸🇴 Xasbunallah dalka fiiri dhaln yarada shaqo sii askarta lacg badan sii siaad mustaq al fiican u helaan umadu
Inalilahi wana ilahay Rajucuun madaxweyne maha ee wa mooryan
Xassan Sheikh in uu sidaa u hadlo, waa iyada oo ayaan jirin cid la xisaabtamaysa wax walba oo uu sameeyo. Isagaa dalka ka madaxweyne ah, isagaa ka ra’iisal wasaare ah, isagaa ka wasiira ah, isagaa ka baarlamaan ah.
Waa hadal calooshu ceshanwayday.subxaanallah
Waxa aad dhisanayso cidina arki mayso haddaad school,caafimaad bilaash ah u dhisto.shacabka asakarta lacag fiican iyo cunto fiican aad siiso cidina shaqo kuguma leh laakiin marka aadan
Waxbarasho bilaash iyo caafimaad laga helin canshuurna aad qaado dibadana ay magacooda lacag kaaga timaado waa laga hadlin lama aamusaayo.
Asc walalayaal allaah Alle halaga cabsado xasbiyallaah wanicmalwakiil
Soomaalida waxay dhehdaa tuug indha adagaa oo fulaysanaa warkiisa banaankuu yaalaa been badanaa tuug waa la qabtay tuug la qabta tabardaranaa odayga waa is keenay somaaliyeey qosla 😊😊😊😊😊😊
Asc sidan laguma sheegi karo caafimaad qab. Waa wax laga wiswiso madaxweyne umad oo sidaas u hadlaya ama u dhaqmaya. Sidii madaxweyne Shiikh Shariif hore u sheegay wax uu wareejiyo loogu tagimaayo. Allah baa xaqsoore ah.
Waa madaxweynihii ugu horeeyey oo ummadiisa la hor istaagay 2 arin oo qaldan gabadheyda waa muwaadin xaq bay u leedahay waxbay soo baratay markuu saa leeyahay meeqa muwaadin oo jaamacada soo dhameeyey xamar jooga oo xaafadooda dabka shidan Marki xigayna waa tan waa mucjiso aqoonta uu sheegtey waa uu ka hoos dhacay waxaan maqli jirey waagaan yaraa nin Wayn ceeb way jeceshahay
Adaaba qaldan markaad madaxwayne ku sheegayso Balwaanoow Please Ninkan iimaanka la naga daa waan ku salamay ❤
Balwaano wllo ninkaan maskax ahaan ayuusan u cafimad qabin alle haka qabto umada soomaliyeed
Laailaah ilalaah maxamed rasuululaahi war wuxu muxuu ahaa waa doqon xasan dhiiqo waa lagu qasaaray soomaaliya dhib baa kudhacay dadku haday xun yihiin Madax xun baalagu saladaa
Waa yaab horey baan rayigeeyga ka dhiibtay xasan sheekh waa Kim Jon unka soomaaliya ama keligii taliye aan naxariisto lahayn waa in uu iscasilaa .
Runtii xasan sh waa horar
Ninkaan waa xanuun saan yahaay
Waa isku xaaray xasan dhiriqi
Hassan dhiiqo waa Hassan dhiiqo
XASAN SHEEKH WUXUU KU DANBAYO HALA OGAADO, ILLAAH WAX WALBA WAA ARKAA,
Waa. In. Xasan. Dhiiqo. Laga. Qabtaa. Umada. Soomaaliyed
Waa washay odaygu
Kaan Umaadda Illahey Dhinac Ha Udhafiyo Balse Bahaladi Barlamanka Kujirey Oo Dordey Ayeey Dhibeyse Malinta Illahey Hortisa La Tagenyehey
Ceeb ceeb xasan ceeb u dhibo
Hore usoco Mr balwan
Asc marka hore c balwaan marka xigta xasan sheekh ma fiyoobee umada ha laga qabto
Aamiin sxb
Duli alaabado xasan sheekh
Tuug ilaahey ka furtay
Asc walayal dhanteen nikaan dhakhtar hal geeyo sidii ugu dhaqasha badan thanks
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq tuug is nacay oo beenlo umada somaliyad hantidodi dhacayo mantana warka tuug nimada cadeysdey waxu yiri maxa ka galay mamada hada gurigi sadax daqab ibsanayo lagacta ku faneysid umada somaliyad ba iskalaha wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi shacabka somaliyad ee muqdisho jogo kuwa dabaha kuwa gobalada jogo hubkina qada iska caliya dowladan bahalodey fashil tay oo hogaminayo eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil tay wey jaban
Allow umada xaqooda kasoo bixi❤❤
Oo hada waxa dhisaneyesidi dhuluka waada joogote maa dhisatid waxa ku tagari fallayasesa waa hantida umada soomaaliyede tuug Haa inaa cidina waxa ka qaaden buu arkaya👁️
Teeda kale waxaan ahay taageerayaashaada jooga kismaayo
Waa bilaa damiir aanan kala garanaynin wanaaga iyo xumaanta.
Xasan wuxu doono ha sameeyo cid gacanta qabata ayu layahay
Maalin aan maanta ahayn ka shaalay doonta
Wa saxanyahy Xasan dhiqo wayo somalida ninka wanaga larabo way kahor yimadan farmajo wanag ayuu larabay somalida wana laga diiday Xasan wuu ogyahay wanagii farmajo laga diiday waqti iskaka lumimayo somalida lacag ayuu kasameyna mana ka hadli kartan yes
Yaaab Abdullah
Tuug! Lacagtii u soomaalida u ka dhacday buu ku dhisanaya shopping complex
Kan cid uu ka naxayo malaha waana ciyaala suuq gaboobay aan xishood xitaa lahayn ! Aduunyooy Somali caqli xunay Fromajo oo hooyoyyinka kor u qaadaa oo xurmrya ayaa si xun loola dhaqmay nabsi waa kaas 😢
Waa runtiis. Waayo ma jiro qof ka hor imaan kara ama ka hadli kara.
Ninku shacabku wuxuu u biciyey Birmade Xasan Sheekh.
Waa laga sugayey intaa iyo inkabadan waayo waa lagu fasaxay inu burburiyo dalka Malaga qabto wax la xisabtama buu wayayey
Aad IYO Aad BIG SISTER
Bubxana Allah madax Wednesday says uhadla
Xasan shiikh maskaxdiisa hala baaro xasan waa waashay dr xabeeb ayuu ubaahan yahay inla geeyo aaway sheekh shariif iyo yaliye odowaa wadanka badbaadiya maxaa sugeysaan inyan ka badan xasan maanta wajigiisa gurucan ee runta ah ayuu banaanka keenay warkiisa waa cad yahay dhulalka waa boobayaa qaarna waa dhisanayaa waarna baayac mushtarka ayaan ka gadayaa hooyooyinka qeylinaayo shaqo kuma lihi maxaa dhiman oo ka dhageesanaa hadda ka dib subxaana laah
😮😮xassan tuug munafaqa tuug ah waxas aya madaxwayne lagu sheegaya war kan xishoon maye cuqubo aya haysa 😮
Maxishoode Munaafaq la yaqaan oo aan xushooneyn Cadaabtii Ilaahna Insha alaah way ka dambeysa
Shalay. Waxu. Lahaa. Ciyaalkaygu. Waa jaamiciyin
Maantana. Waxa u leeyay. Hantidiini. Ayan. Guryo. Ka dhissyaa
Yaa. WAX. Iga. Qaadi. Karo
Horey baan u ogeyn hadalkaas inuu imaanayo , lacagtii qaranka ayuu ilmihiisa wax ku barey,xoolihii danweynahaa cuntey waana laguula xisaabtamaa.
Xasan-baahane waa tuug !
Indha-adag
Saaax saaax saaax
Alla calool xxumo waynaa 😢
Hawiye ayagaa birmade ulabaxay kaxaa xaabsha
Fayoowaan ma laha xasan munnaafaq waa waalanyahaye halaga qabto inta harsan hantida shacabka
Waa layaab
Qabriyaduyuba qotaye maca logosugi wayay
2012 shidaal leeba gadeysayee shimee waxaan hanti ah yeelatay soomaalida xaqeedii waaye kan yar iyo kan weyn aa iska leh ilmahaagana kuwaasey ka mid yihiin oo u siman yihiin laakiin hee
Madaxweyne maahane waa mooryaan bilaa naxariis ah!
AUN. Siyad Barre weligiis hal GURI oo Bulukeeti ah oo markuu taliyaha
CXDS. 1964kii uu waaberi ka dhistay ,wuxuu waddani aan hanti dad weyne dhicin ,cadiw shisheeyana si xun uga ilaalin jirey iney hantida dhulwoga Somalia ku jira iney iska daldashaan . M.C.M.Farmajo Gurigii uu ku dhashay oo Cariishah iyo jiingad ah waberi ku yaal weli waa sidisi DAARAR ,HOTELLo , Bussiness -yo kala duwan Turkigana kuma sameeysan , Tanzaniaina kama dhisan Kenyana hanti iyo maal geshi kuma sameeysan , accunts -bangiyada addunka kama furan , xitta iska daaye dayac tir kuma sameen gurigii uu ku dhashay oo weli waa sidiisa ..........
#كل نفس بما كسبت رهينة #
Wallaahi ma calafsan doonno xasan dhiiqo
Xasan ceebtiisa Alle wuu kashifay.
Hawiyow waa idinkaas ma naxa yaal aan aqoon Dawladnimo xaq aan u lahayn inaad xukuntaan Ummadda Soomaaliyeedm
Xasan sheekh isagaa karbaash isugu filan isaga lee is duqaynaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Aniga tuug baan ahay Waxbo kaama galo asaga iyo caruurtiisa waxeey afka u dhigteen soomaaliya waa in guriga loogu daato laga soo saaro xafiiska ka dibna albaabka furo cusub haloo sameeyo ama ciidanka hala hordhigo si uusan usoo noqon.
Hadii aad ahaan laheyd markii u horeysay oo aad madaxweynaha noqotay nin taanir ah waxba kama galeen hooyooyinka waxaad dhisaneyso laakiin maanta waa waxay xaq u lahaayeen oo aad xoog ku qaadaneysid aaqiraa jirto
Roox aduunyo joogoow maxaa argarti kuu laaban😂😂😂ar yaa Cabdullhi Balwaan iyo Xassan Sh u garnaqa 😂😂😂.
Xasan dhiiqo waa nin waalan😂😂😂😂😂😂😂😂