Guri la aanti Samiya ka soo martay sweden SAFARKA NOLSHA
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024
- waad ku mahadsantahay daawashada
nagu soo biir subscribe saar channelka
si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
like share comments ha ilaawin
Video giina Waxan Dawanaya 9 sac habeenimo wlhi m.a wxa tihin family isku faraxsan isku so baxaya gabadha allaha dayo wa gabar caqlu usaxiiba oo ilahey ku maneystay maskax iyo dhiiranan nolada❤❤💯
Aabad u mahasantahay walal🙏
Anaga daawadayaasha ah waxaan aragnaa uun family qurux bdn oo ku nool nolol heer sare ah lkn waxaa cad wax walbo oo qurxoon maalmo adag inay soo mareen.
Saamiya reerkaan waxaad utahay udub dhaxaad allah haku daayo saaygaaga sido kale asaguna waa nin ragged jannada ku midoowe insha allahu
❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉
I'm not somli but i like this family, much love, much like💥❤🤴👸, saamiya,👸, anas👑🤴💥❤
You understand somali language
Www
Qofkaan waa benlow waa somali hande ercel waa atariisho turki ah
Cunugtaydan sidii qori u qabsaday😂😂😂😂😂 samia waa funny wlh ilahay haku dayo hppti😍😍
Sumaya waso jihaady anasow gabdhan xaq bdaney kugu ledahy bro mrka xtaa hdal dhibya hakula kftamin
Wllo sweden sidaad ku timi noooga soo sheeke iyo uurkayga intuu leega markaad Sweden timi wan ku tageero alle haydin xafido 🥰🥰🥰🥰
saamiyo say asxaabey udhahdo ban jeclahy mcney nolol qurux bdn ban kuu rajayn mcnto😍😘😘😘😘😘
Masha allaah whli gabadhan hawlkarnimo iyo samir ayuu eebehen kumanaystay
Wlalayal wadajira oo wada jooga abidkiin 🤲💞
Waaa qiso xanun badan 🥺 Wlhi adiga qof adag ayaaa tahay Abyo finally waa gartay gushada alx dheh hada family dhameytiran ayaa tihiin
Saamiyo walaahi waa gabar adag nolol kastoo qurxoin waxaa loosomaray maalmo adag subxanalaah famali adag oo qurxoon allow isku kiin daa❤❤❤
Naag adag samiya wlhi 🥰keep going mr baadiyo galeyd
Wlhi gabar rer muduga waa tahay saa u adag tahay masha allah samiya rabi ha idin xifdiyo dhamantin
Walhi naag nool oo naag adag inaad tahey cadeybsaa I'm proud to you❤👸
AYeeyadaas wanaaji oo mar marka qaarkood hadiyad iyo wax yar yar u gey.
in uu ilaahay soo hanuuniyo ayaa laga yaabaa. inkastoo ay gaalo tahay hadana waa bili aadmi. oo wanaageeda u sheeg. oo Eida ha islaamka oo kale hadiyad sii oo dheh waan ku soo xasuustay.
War zaamiyo waa halyeey m.a😂🥰Abaayo see wadanka ku timi bal nooga soowaran i.a haday macquul thy
You are to be strong person
Wllhi Samiya wa gabar adag Masha allah xbbt guul mar walba 🥰🥰🥰🥰
MashAllh samiyo qofa adag Ale faamila guruxa ba dan waye wlhi wa idina taageera MashAllh isa ku waara
Maash allh anigaa hada soo marayo noloshinii anigana mid ka sheekeyso maalin ilaahey ha inaga dhigo.2 sana guri radinayay wan helay hada alxmd hadana shaqo aa la igu xiray saan u keensado ninkeyga ayadiina wali mahelin ilaahey ha iso sahlo.nolosha kala foganshaha wa cadaab ilaahey inta kala maqan haisku soo dhaweeyo.idinkana ilaahey qoyskina ha idin barakeeyo
Abye culays kasta fudeyd baa ka danbeeya InshaAllah wey ku hagaageysaa
@@hafsacooking3818 amiin abaayo mahadsanid
Ilahay fudayd hakugu dhameeyo abayo🙏
Haa wllhi 🥲🥲
My family 👪 ❤❤😊
يأتي نجاح بعد الشده 👍👍💪👏👏👏👏
Masha allah 🥳♥️ My Family ♥️
M.a somali royal family keep going one more love ❤❤❤❤❤
Anna ugu horeyo my zami zaaMiYa io duuu anas allh idin daayoh nlosha marba waji bey kugu qaabishaa 💕🥺❤🙏🤞
Zamiyo wlhy waa gesi weyso jabhaadesay masha Allah 🔥💯
Wllhy samia nolosha waa soo samiraty wllo qlli guulaysta adiga iyo odaygaga
guulaysta mia family nolosha waxaan loo dhibtoon lama helo ❤️❤️✌️
Walhii samiya waa so jabtey gabdha adaga baad tahay allah idin xifdiyo adiga familykagaba
Vry touching story wlh finally U succeded
Wlhi bilaa iyo dhamad waan firsanayey so badiya
Masha alah alle haydin xafidoh
Masha alh wlh waxatahay qof adag wlh waa samirtay samirkada e waa ku gulesatay xbt alah haku xifdiyo
Mash.alh waa sidaa sheegten nolol an lso raafdin lkuma raaxesto alh haidn barkeeyo my familly🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍
Samiya waa gabar adag m.a keep going sis ❤️❤️❤️❤️
Mashallh alle ha idin xafido family qurux samiyo qof karti leh alle hku dhowro sis
Royal family hore u socda ❤🧡
Samiya waa qof adag masha Allaah maanta nimcadaada waa heshay
Gabar adag wlhi mnsha alh ani family dar alle ujeclhy ilhy haydin xifdiyo ❤
Mash allh isku waara abid
Miss you mi family
Mansha allah family👨👩👦👦 aan jecelahay❤️
alle ha idin xifdiyo🤲
Fav fam ❤❤❤❤
M.a xppti qurxeeeeey gbr adag oo kudayasho mudan ayaad thay allh iidn dhaafo my family ❤💋💯
waan idinku xiranahay wana idin tageraa walahey barakoba❤️❤️
Masha allaah samiyo hooyo dayar odadashay ayatahay ana qusun gesiyad dadala wugara
Waxaan loo dhibtoon dheefteeda lama helo m.a abyo guul wacan😍💖
Wlaahi. Wallo qisadada wan layabay balse dhibka dhan qof Rer galkacyod ah a kabixikaro halkan oga wac ❤
Mar walba waxaan idin rajaynayaa inaad nolasha guulka gadhaan
Masha allah ❤️strong women Anasow Cousin Samia qurux ilaali insha allah love u 😘 gys
Masha Allah Allah isku kiin barkeeyo
Gabadha adiga dartaaa intaaas oo halis ah u gashay abwe ilaaali oo abaaalkeda mid gudo noqo ilahryna haisku kiiin barakeyo
Gabadh adag saamiyo
Allah ha idin xifdiyo Royal family
Masha allah waxan losamrin lamahelo wallahi weyitabty wllo
Masha Allah Fariid aa tahay walaahi
Masha allah
Xiliga dambe markan shukaansigayga ao dhamaysto ayan geysta dhaliyaradan Wan Idin Tagera walalaha Farxad waarta From Kampala
Malamahan waa noo goyseen
Solabasho wacan
Samaya wlhy fani ayaad tahay waanku jecelahay hupi ❤️❤️❤️❤️
Walee jab waa soo martay maskiin😰 waxan loo dhibtoon dhayal laguma helo Guulaysta Gacalayaal❤❤
Masha Allah cajaa'ib wlhi shekadada kartida wad u dhalatay samiya
Anigaa ugu horeey waaw 😍😍
M.a my fan❤
Masha Allah wlhi saamiyo waa Gabar adag Allaha kuu daysto😍
Wllhi waan idiin xisay ee dag dag wax uso dhiga 😍😍😍
Long life family aan jeclahy🌺🌹
Mnsha allh family quruxda badan bn aragnay annagu dhib ba lo so maray allh ha idin barkeeyo guuleysta waxaan lo rafaadin loma raaxayste cadey& anas my couple💑
Hpeeen 2:43 hpeenimo bn dwn videogiiina ❤🥀idin jeclhy waana idin xiiznay horey u zocdalmaanhygih❤🥀
Best couple ❤️💯🥰
MnshAllh samiya
Wlhi wa jab caadi ahyn horay uga socda wllalyal 💖💖💖❤
Samia aqoon badan baa kugu duugan
Intaa iyo inkabadanba inaad nalasoo wadaagtan rajeynyaa fav family
Jaaab adag bad so martay baayo wax an lo dhibton lama helo keep going lamanaha ku dayashada mudan 💞✌
Ar saaamiyaa waa indho adaygii oo qof ah😂🤣
Manshallah Tabarakalah beautiful family 👍👍👑
Masha allah alle ha idin xafido family qurux badan
Samiya abyo sidaa sweden ku imaadey noga shekey plz🙏
Ww m.a duma Allah ha ku xafido ❤️💋🥰💯
Quruxdaan iyo farxadaan dhib ayaa kahoreeyay xaqiiq nolosha dunida aya iska sidaas ah .maalmaha waa wareegto waayuhuna waa marqaati
Mash allah dad nolasha uso halgamay qoys walb oo nool qisa adg ayeey leeyahin ninkaan intaas oo dhib ah gbdhaan laso marti naag iska so dhahay anas waa jeclhy war gbdhow reerah is qabo isk dhaafa horta adinko darawal noqon kara maxaa kirish boy udorataan in aad noqotaan😂😂😂😂
Samiyo wa qof samir bdn wlhi m.a
allah samiyo wll mcnto walahi dhuul shisheeye waa dareen ku jooga canad armay sidaan igu noqotaa yaasir allah
Labded lamane sa id jecelhy lee alow idn dhowr 🥰🤲
Mi fmly favorite ❤️👨👩👧👧🥰
Waxaan idiinku Hampalyo yaynayaa 26k ee aad gadheen ❤❤❤
Waan dareemikaraa markaa yurub adiga kusohoreysid qofkadanbe raaxuu kuyimadaa dhanwalba jidlasofaluu somaraa allaha anas kagadhigo midkii dhibkii loosomaray marwalba xasuusta
Part two safarka nolosha soo sameya familkena
RPS hadaan daris la ahay salaama from Galkao
Wan idin wata Gar iYo Gar daraPa LamnaHaYgii An JeceLa❤🥰
Strong women m.a
Saamiya m.a samidey Allah nii xafido my couple
M.a saamiyo smart girl keep going
Mansha allah alle haisku kindayo
Alle ha idin xafido my family
Waayaha qurbaha waa hawlo badan yahay
Legemad wad so rafaday🤩🤩🥰✊
Masha allaah naag adag 😘
Keep going lamanaha qaranka
Samiya gabdh akhlaaq badan anas wiil degan s royal family
My favorite couple Allaha idin xafido horay u socda😍
m.a qof ayd ayd thy samiya shekada mrkan dhageysnyey xadaa ayaa i istagty runtii Alle ha idin xifdiyo
East or west noloshu wa samir iyo dulqaad wlllhi🥺❤
Saamiyo waa Karti badan Shan karoon baaye Alla hku sharfo noolow inta nololi jirto 🥰❤️