Khaliif Sh. Maxamuud Siciid gabaygii, DUUMO, 1979

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 128

  • @ishakasmada3077
    @ishakasmada3077 4 ปีที่แล้ว +37

    Gabaygan Khaliif dadku waxay isku qabtaan ma Jin buu ahaa mise Insi sababtoo ah; sodon daqiiqo khudbada kadib ayuu kaga jawaabay waana tix gole-ka-fuuloo qaaya badan Alle haka aqbalo shahaadada Khaliif Sheekh.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +2

      inaadeer anigoo aan difaacayn kacaanka laakiin hadii run la sheegayo jamhadihii dawlada la dagaalamayey hadaf qaranimo kuma dagaalamayn waxay ku dagaalamayeen hadaf qabiil anagoo reer hebela ayaa kursiga xaq u leh waxaad kuu cadayn kara saraakiishii inqilaabka isku dayday 1978 dii dee hal reer bay ahaayeen lamana arag inqilaab hal reera tan kale figrad amxaaro iyo reer galbeed baa dabada ka waday jamhadaha khaliifkaa hadeer dawlada sidaa u caayaya xabashidiibaa dishay dogob iyo balanbal maalintay soo gashay markii danbana ssdf mingistaa xoog u laayey xoogaa soo baxsaday mooyee

    • @muxammadjaamac1168
      @muxammadjaamac1168 4 ปีที่แล้ว +7

      @@gedefletv6049 kuwii siyaad barre u shaqaynyey ee dumarka kufsanayey ceelashana miinooyinka ku xirayey,baraagahana sumaynayey ma waxa ay lahaayeen hadaf qaran mise mid qabiil?

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      @@muxammadjaamac1168 taas waxaa samaynayey niman saraakiila oo dawlada iyo shacabka iska horkeenayey laakiin inagu jamhadaha sidaynu u samayno aduunka kale uma sameeyo waayo jamhadu waa inay reer walba ku jiraa laakiin markaad adoo qabiila intaad cidla u baxday oo tiri tola ayey dawlad malateriya way kula dagaalamaysaa weliba aad dabada gelisid dawlad shisheeye oo cadaawad iyo dagaal ka dhexeeyo laakiin ssdf waxaa aad u laayey mingiste

    • @muxammadjaamac1168
      @muxammadjaamac1168 4 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049 SSDF siyaasiyiin badan oo soomaali qabiiladeeda kala duwan ah ayaa ku jiray xitta ciidamada qabiila kale oo aan MJ ahayn baa ku jiray inkastoo markii danbe qabiiladaasi jabhado u gaar ah samaysteen

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@muxammadjaamac1168 runta hadaynu sheeegayno kuwa madaxda ka ahaa ssdf soomaalina dan uma hayn majeerteena dan uma wadin ee kuraas doon bay ahaayeen cabdilaahi yuusuf ujeedkiisuna mar uun inuu viila soomaaliya kasoo jeesro ayay ahayd

  • @aaminojaamac8233
    @aaminojaamac8233 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi geesi dhalay ilahay ha ku naxariisto adeer dad kaama damayn maalintaa dhimatay bay magacaagii duugeen😢😢

  • @MahdiArab-q7r
    @MahdiArab-q7r 6 หลายเดือนก่อน +6

    Qof walba oo gabaygaan dhagaysta rabbi how baryo mujaahid khaliif sheekh maxamuud
    7/ 13/ 2024 kambaala a

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 8 วันที่ผ่านมา

      Allaha unaxariisto Khaliif Shiikh Maxamuud

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 ปีที่แล้ว +8

    gabay cajiib ah iyo luuq cajiib ah Khaliif Sh. Maxamuud ma jirin nin gabay ku gaara wa qarniga 21 aad gabyaagii ugu waynaa isagoo 4sano kaliya gabyay from 1978-1982, wuxuu ka tegay in kabadan 5000 tix gabay ah ama bayd, waana intii Sayid Mohamed Abdulle Hassan ka tegay isagaoo 21 sano gabyay....laandheranimo hadaa maqashay waa khaliif Sh. Maxamuud allah u naxaristo mujaahidka

    • @aaminojaamac8233
      @aaminojaamac8233 หลายเดือนก่อน +2

      Geesi la dayacay weeye😢😢

  • @axmedmire9457
    @axmedmire9457 4 ปีที่แล้ว +17

    naga soo deg duumaad ahayd daawo loo helay e abwan khaliif sh.maxamuud allow kuu naxariiso gole ka fuul buu ahaa aan af iyo adin toona la biqin

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla11 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilahayow ku naxaris mujaahid khalif sheikh maxamud tariqda kuxisi donta waxan ka xumahay rerki u ka dhasahay in xita talo u dhisin wali rip😪😪

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Yuu ku jihaaday ma gaalo amxaaradu uu horgalka u ahaa ayaa dilay

    • @semualveier8249
      @semualveier8249 2 ปีที่แล้ว +2

      @@gedefletv6049 adeeer wiil majerteen ah oo saleban maxamed oo cali saleban cumar cali ah buu ahaa. Waligiisna ma yeelin gumeysi

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      @@semualveier8249 waxaad ogaatàa dalkaaga iyo dawladaadu kama.gumaysan karaan way ku dumiyi karaan laakiin doorkii hore.majeerteen baa kursiga hayey doorkii ka horeeyey raysal wasaaraha majeerteen baa hayey xaq maaha inay yiraahdàan cid aan anaga ahayn daarood kursiga ma qaban karto

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049 adeer kuwaa cod baa lagu doortey . Hadda ma waxa xaq ah xukun millatari ah baan weligay iskaga haysanayaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@moderninformation7931 inader eeg kacaanku markii u danbaysay axsssb ayuu rabay inuu furo laakiin inaadeeraw markaad xaq u hadashid xabad baan bilaabayaa anoo kursi doonaya xal ma ahayd

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 3 ปีที่แล้ว +4

    Khaliif yaraantiisii ayaan arki jirey. Wuxuu ahaa nin hadal yar oo aamus badan. Marna isma lahayn wuxuu noqon gabyaa weyn. Malaha wuxuu la aamusnaa gabay buu ahaa. Aabihii wuxuu ahaa shiikh iimaam ka ah masjidka aanu ku tukan jirney, odayga laftiisu ma ahayn nin hadal badan. Allaha u naxariisto Khaliif, isagoo yar oo dhowr iyo labaatan jir ah buu dhintay.

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 2 ปีที่แล้ว +2

      @@shaakirmuse1666
      Waa runtaa walaal. Dhowr iyo siddon baan ka wadey.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@Wonderer224cajiib 😊. Khaliif sheekh maxamud oo yar maad soo gaartay. Cimriga Alle haku barakeyo awoowe

  • @abdirizakholand9070
    @abdirizakholand9070 3 ปีที่แล้ว +15

    Allow raxmadada ku qabooji halgamaa mujaahid naftihure wadani dadkiisa jecel 💖💖🇸🇱🇸🇱 #KHALIIF #SHEEKH #MAXAMUUD

  • @abdirahmanaydarus
    @abdirahmanaydarus 3 ปีที่แล้ว +5

    Mujaahid Khaliif Rabi ha unaxariisto, odayga afweynaa siday tahay buu u sharaxay, waxuu ahaana wuu sheegay.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +19

    My next project waxaan u bixinaynaa all roads Khaliif Sh Mohamud Inshaa allah ♥

  • @jamacaxmed3181
    @jamacaxmed3181 4 ปีที่แล้ว +12

    mucjiso weyaan waxaani gabyaa wuu dhaafay. alle how naxariisto

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 ปีที่แล้ว +11

    Allah ha u naxariisto Mujaahid Khaliif Sh Mohamud Saciid

  • @ahmeddaahirsanbuul7592
    @ahmeddaahirsanbuul7592 3 ปีที่แล้ว +5

    Mujaahid Abwaan Khaliif Sh Maxamuud Wuxuu Mucjisada Gabayga Allow Unaxariiso

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib gabay wa dhafay alle how naxariisto khaliif m🥰ucjisada gabyaga somali ayu aha

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha u naxariisto Mujaahid khaliif Mohamud Saed

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +18

    Hadaad Adigu daasado cabtood
    Dawgii ka habowday
    😂😂😂😂😂😂😂😂 Karbaash xalaal ah KULMIS GANGS

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto abwaan khaliif
    Abwaan waa dhafay wlhi

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 3 ปีที่แล้ว +7

    رحمه الله رحمة واسعة
    Asagiyo siyaadba janada allaha geeyo waxay ahaayeen labo nin oo xifaaltan ka dhexeeyo

    • @هوميدسائيد
      @هوميدسائيد ปีที่แล้ว

      Xifaaltan kama dhaxayn , ee afwaeyne naarta allaha ku fogeey

  • @mohamadadirazak8308
    @mohamadadirazak8308 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto mujaahid khaliif shiikh maxamuud

  • @jamatooreeye9949
    @jamatooreeye9949 4 ปีที่แล้ว +14

    Dacarta isku celi eebeheen waa isku keen diraye. Ilaahaw u naxariiso

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle nariistiistiisa haka waraabiyo Aamiin Aamiin, halyey aan hore loo arkin dib in loo arkona shaki ayaa ka jira.

  • @mustafenurdirir9290
    @mustafenurdirir9290 4 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahad snthy wll goraygii magacley, waxaan idinka codsanaynaa inaad nasoo turjuntaan gabaygii aw-muuse ee darbadaaley iyo jawaabtii khaliif ee doog kiciye

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 4 ปีที่แล้ว +6

    Bahda GM-CHANNEL ma heli karnaa Gabayo khaliif Shiikh Maxamuud tiriyey Halgankii SSDF ka hor qoraal ama cajilad kuu doono ha ahaadee,
    waxaa hubaal ah in ay jirto in uu lahaa Gabayo Diigaan gal ah oo mabaadii kale ka warama sidda hadda uu uga gabyo gaylanka SSDF. Waxaa wacnaan lahayd in la raadiyo gabayadaas
    Mahadsanidin.

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 ปีที่แล้ว +1

      Mudane nooma suuragalin inaan helno kaydkaas.

    • @caddeeyembaxnaan7600
      @caddeeyembaxnaan7600 4 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan afmaal ah waa ahaa khaliikh balse maansadiisa caadifadda ayaa ladagtay walaw ay murti badani kujirto , ma aha murti lagu maahmaahi karo waayo waa wada gocasho

    • @bashirhassanfarah1730
      @bashirhassanfarah1730 3 ปีที่แล้ว +1

      @@caddeeyembaxnaan7600 Mucjiso ayuu ahaa Waana nin Gabaygu Hibo u ahaa, Dalka iyo Qabiiladda sidda uu ukala yaqaan ayaan la yaabay Maahmaaha iyo sheeko dhaqameedkuna waa ka tif gabayadiisa

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Abo siyaad allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑🦁🦁🥰💯👸😍❤️💙🤍💙

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว

    Yaab gabey kasta kan kale wuka darna alle haw naxaristo khaliif shekh .

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 11 หลายเดือนก่อน

    Rabi hakuu naxariisto adiga iyo ehelkaa

  • @timonuux7531
    @timonuux7531 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaw Abwan ma aha
    Alle haw naxaristo

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 3 ปีที่แล้ว +6

    "Naga soo dag duumaad ahayd daawo loo helaye" daawadaa loo helay ee abwaanku sheegayo waa XABAD walee koox baan u jeedaa isla dawadii u baahan

  • @FaaraxSiciid-nz4we
    @FaaraxSiciid-nz4we 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan.ilashay.hakuunaxariisto❤❤❤❤😂😢

  • @jumeericabdi7402
    @jumeericabdi7402 4 ปีที่แล้ว +2

    Dad macaayi karo oday haduu duubi leefyahay alle haku naxariisto

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 หลายเดือนก่อน

      Duubi ma aha waa doobi micnihiisuna waa haruub caanaha lagu dhamo

  • @dhudubgalaadi6547
    @dhudubgalaadi6547 3 ปีที่แล้ว +5

    Puntullnad majidheen gobonimo iyo sharafna ree puntland kuma noolaaden cidkalana uma faanen
    Talada soomaaliyana Garowe1 iyo Garowe2 kama go,deen
    Sharaftaas iyo maamuskas maanan helneen hadaysan Khaliif sheekh maxamuud iyo Halyeeyadii lamidka ahaa nafta inoo hurin lakiin ree Puntullnad abaal ma uga hayaan weeye suaashu waxaa madaxnoo ah waxaan taarikhda iyo waxa lasoo maray aan waxba ka aqoon markaasa Taarikhdii iyo raadkii Halyeyadeeni dhuntay cidnana aysan iswaydiinen Abwaan Khaliif sheekh maxamuud waxay ahayd Taarikhdiisa iyo magaciisa dhalaanka in lagu ababiyo oo Dugsiga Hoose iyo kan saraba lagu dhigo lakin madhicin waana lais hilmaansiyay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Reekuu khaliif ahaa maxaa kursiga puntlan loogu dhiibi waayey oo loo yiri me gaydaan

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 6 หลายเดือนก่อน

      Abaal umahayo SSDf duf haku baxeen baan leeyahay anigoo reer puntland ah oo mj ah weliba dawladaydii bey iga burburiyeen ilaahay aakhira haka xissabiyo dhibtey soomaali badeen ayaan leeyahay weliba iyagiyo jamhadihii kale oo inkaarta qabay oo iyana wadanka la burburiyey.

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 2 ปีที่แล้ว +2

    Show magacaan Afweyne isagaa ubixiyay siyaad barre.
    Anigu cali saleebaan baan ahay Jaalle siyaad ilaahay janadii hageeyo, Raggii dowladnimadeenii bur buriyay maxay nookeeneen haatan.
    Waa waxba

  • @achrafmohamett603
    @achrafmohamett603 4 ปีที่แล้ว +2

    Mid ka mid gabayadii ugu qiumaha badnaa ee aan dhagaysto

  • @Bureqoadan
    @Bureqoadan ปีที่แล้ว

    Gabaygan waxan dhagaysanayaa 28/11/2023 eebe ha uraxmado halgamaa adero khaliif sheikh mahamuud

  • @Farascade20
    @Farascade20 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahay ha unaxaristo Jaalle Maxamed Siyaad Barre ❤

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Abwaan Mujaahid Khaliif Shiekh Mohamud

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto khaliif sh. Mahamuud

  • @wiilbicidyahan460
    @wiilbicidyahan460 3 ปีที่แล้ว +3

    Geesi Abwaan khaliif sheekh maxamuud sicid wuxuu ahaa dulmi diid dadkiisa iyo xitaa somalida kalaba ka xoreeyay dulmigii Rajiimkii kacaanka wuxuuna ahaa nimaan munaafaqada aqoono oraahdisiyo ficilkiisu isleeyihin abwaanadu aalaba dadka waa guubabiyaan kaliyee ficil kuma daraan Lakin Abwaan Khaliif waka duwanaa safka horuuna dagalka uga jiray wuuna ku dhintay dagalkii Galdogob SSDF kula wareegasuu ku dhintay sidaasu dadkiisa nafta ugu huray magaciisuna maalintasu go,ay Abaalbuuna Soomaalidoo dhan ku leeyahay wiliba sigaar ah Ree Puntland iyo Ree somaliland abaal gooniyu ku leyahay gobonimada iyo Dowladnimada ayku noolyihiina waa xinjirihiisi iyo xiniinyahuu u huray lakin dadkuu nafta u huray oo larabay magaciisa inay weeleeyan oo garoomada, wadooyinka, iyo schooladaba ku magacaban oo u badka tariikdisa baraan oo manhajka waxbarashada ku dhigaan waaka abaal dhaceen mana maamuusin
    Ree Puntlaanow Ader Khaliif sheekh maxamuud siduu noogu lisay ugumaana hanbeen

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow janadii fardowsa ka waraaabi

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahaw kuu naxaristo Khalif Sh. Maxamud

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 ปีที่แล้ว

    Allaha u Naxariisto-Mujaahid khaliif Sh.Maxamuud Siciid fay

  • @هوميدسائيد
    @هوميدسائيد ปีที่แล้ว

    Afweyne lacnad dushaada ha ahaato , abwaan khaliif allaah yarxamuh

    • @AbdiqaniMohamed-ct9ej
      @AbdiqaniMohamed-ct9ej 11 หลายเดือนก่อน +1

      Maxamed siyaad wuxuu aha iyo wuxuu falayba Ilaah bay u taalee
      Adigu haku aakhiro seegin

  • @abdiwahaabsheebeabdiwahaab9029
    @abdiwahaabsheebeabdiwahaab9029 3 ปีที่แล้ว +2

    Khalif ani awowe waye

  • @AbdisalamahmedTech
    @AbdisalamahmedTech 10 หลายเดือนก่อน

    Alow unaxariso halgama khalif majeertenow aminta raciya

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama9762 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan walaal gabayga Magalooti ee jawaabta gabaygii mashiiqsi soo gali🙏

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/jlPUqPrnWvo/w-d-xo.html
      Link gaas ku dhufo waa Magalooti e.

    • @jaarchanel4009
      @jaarchanel4009 4 ปีที่แล้ว +1

      Meel walba ma joogta😂

    • @abdirashidjama9762
      @abdirashidjama9762 4 ปีที่แล้ว

      @ina wacaysoow iga dhamaw kkkk

    • @Mursal-mohamed
      @Mursal-mohamed 4 ปีที่แล้ว

      Walaal mashiiqsi soo gali
      Codkii afyare anaa haya hadddaad waydo

  • @adenabdifitah1490
    @adenabdifitah1490 3 ปีที่แล้ว +2

    😍

  • @testermailer4130
    @testermailer4130 4 ปีที่แล้ว +1

    Jawaabtii Cali Afyare Ee hurgumo Noogu soo dar walal

  • @hamuddalaaan4096
    @hamuddalaaan4096 4 ปีที่แล้ว +2

    shaqo fiican ayaad qabatay horay u soco

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabay cajiiba.

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo daarood ismaciil allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🤲😍🌺💗🌙🥰❤️💋🙏💛😴👑💯💓😘👌🌎🦁💕♥️👸💤🧺💙🤍💜🇾🇪💤👑👑🦁🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲👑👑👑🦁🦁🦁fuleey waxad tahay cadawga somaliya ee gaby meesha kuma heeysiid ee guul iyo gobanimo abo siyaad gadaashiisa malab macuntay kkkkk👌👌

  • @samriyediriye9456
    @samriyediriye9456 4 หลายเดือนก่อน

    Trrue history

  • @nuurcade6172
    @nuurcade6172 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxaan rabaa gabaygii aduuun ay ka mid ahaayeen nimanyahow sabaalada aduun subaxba waa cayne sakadii ilaahay hadaad suusna bixin waydo maruubuu cudur kugu saladi oo saabir noqotaaye

  • @CyberLx
    @CyberLx 3 ปีที่แล้ว

    Markaa caalim ilaah yaqaan oo aftahan ah ku eedayso waxaad adigu faraha kula jirto jawaabtan baa heleysaa.

  • @abdirizakholand9070
    @abdirizakholand9070 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantihiin bahda is xilqaamayasha ee inooso gudbiyay murtidii ma hadhada ahyd ee mujaahidkeennii

  • @mohamedaadan2828
    @mohamedaadan2828 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan

  • @ducaysaneducaysane9039
    @ducaysaneducaysane9039 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sani

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Marxuunku cay lama hadhin

  • @cawaleabdirizak284
    @cawaleabdirizak284 9 หลายเดือนก่อน

    Gabaygaan waxan dhaqaysanaya galab ay soon thay sacadu waa 4:13 galbnimo 6/4/2024

  • @bosteyaalishire9838
    @bosteyaalishire9838 3 ปีที่แล้ว

    Gaalka ma Xuseen kulmiye kawadey

  • @naseexochannel3147
    @naseexochannel3147 4 ปีที่แล้ว +3

    Naga soo deg baa kadhcday AUN

  • @abdirihmanfandhaal3234
    @abdirihmanfandhaal3234 4 ปีที่แล้ว +2

    Nagasoo dag duumaad ahayd daawo loo helaye abtigay waxba lama harin oo cay ah AU

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 ปีที่แล้ว

    1

  • @somaalshoot2579
    @somaalshoot2579 6 หลายเดือนก่อน

    2025

  • @jamacaxmed3181
    @jamacaxmed3181 4 ปีที่แล้ว +6

    Naga soo deg duumaad ahayd daawo loo helay🤣🤣🤣 wari cay badnaa ninku

    • @MAGAALOYAR
      @MAGAALOYAR 2 ปีที่แล้ว

      Waa meesha ay hawiyaha hada ka dhahaan aryaa guriga kasoo bax villa somalia

  • @ayanleabdulahi381
    @ayanleabdulahi381 2 ปีที่แล้ว

    Dad aan waxba aqoon baa kuleh koobka gabayga tartanki waxa qaday cali cilmi afyare
    rag yaryar buu latartamay ninkaan
    mucjoso aduun buu ahaa
    200sano kahor intusan gabyin baa ninkan owmuuse ismaaciil shegay inuu kajawabayo gabaygisi darbadaley darbadalay afyarana wuu kajawbi wayay

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 10 หลายเดือนก่อน

      Waxbaa iskaga kaa khaldan cali cilmi ma ahayn abwaan qabyaaladayste ah ee wuxuu ahaa nin dawladnimo wexey tahay yaqaan kana gabyaha ilbaxnimada aduunka oo dhan murti badana ay Ku duugantahay mana caytami jirin ilaahay haw naxariisto abwaan cali cilmi afyare

    • @osmana.warsame278
      @osmana.warsame278 14 วันที่ผ่านมา

      @@caynaansheahmed687yaa caytami jiray marka
      Ninyahow ninkani gabayo guubaabo buu leeyahay , maansada guugaabada ah meelo badan way gashaa wax badana waa la sheegaa waa sidii Cali Dhuux uu guubaabinay Ogaadeen markay fahmi waayeena gabar gambo xiran isku sheegay
      Marka ina adeer ninkani halgamaa buu ahaa dadkiisa iyo deegaankiisa sharaftooda u halgamay, u gabyay , una dhintay.
      Cali Cilmina abtigay Alle ha u naxariisto
      Laakiin ragga ha isku xoqin

  • @gaashaanlemaxamed3520
    @gaashaanlemaxamed3520 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk waaa sax

  • @Fadumoaxmed-f1m
    @Fadumoaxmed-f1m 4 หลายเดือนก่อน

    Y

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 ปีที่แล้ว

    Runtuu ka hadlay, mir been ah Kama sheegin DAAMAHARAGLE… nagasoo deg DUIMAAD ahayd, DAAWA loo helaye...

  • @gaagabyare3101
    @gaagabyare3101 ปีที่แล้ว

    Dad ma caayi karo Oday haduu doobi leef yahaye hhhhhhh

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Subxan allaah allaah kuma naxaariisto gabay tuugo ayaad tiiriisay ee guul geesiyadii daaraawiishta daarood ismaciil beenta daa daarood ismaciil diinta kuma gataanee hawiye juudaan iyo iriir sumaale iyo isaaq dabo cayuun kkkkkkkk

  • @mahrezyare233
    @mahrezyare233 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh majeerten illhy gabay waa kala dagaalamay hda ninkaas ma gabyay mae wuu caytamay

    • @dhudubgalaadi6547
      @dhudubgalaadi6547 3 ปีที่แล้ว +5

      horta xigmadii iyo gabayadii Halgamaa Abwaan khaliif sheekh maxamuud
      wiil yaroo afsomaliga intuu bariiska ku cuno kayaqaan waxba laga waydiin mahayo hadii aad ahaan lahayd qof gabay iyo suugan waxka yaqaana oo Dalab iyo deelqaaf kala yaqaana oo gabaygu wuxuu ku jabo iyo waxa lagu miisaamo yaqaana tahay ciyalnimadas kumadan hadashen abwaan khaliif sheekh maxamuud oo ahaa ninkuu lahaa abwaan samatar baxnaan 30 jir sadexley ka gabyaya waa mucjiso tedakale majeerten gabyaya baa iskaledahay adigoon tarikhda waxba ka aqoon MJ abwaan Owmuusa kadhashay waa ninku sayidku gabayada kaxiri waayay owmuuse mooye afgabyaa haatan agab beel waa ninku lahaa Suldan Cali yusuf baa kadhashay Cali sharmaake oo ah ninkii bilaabay silsiladii Halac dheere oo cali dhuux, qaman, sayidka, iyo ismacil mire ka qayb qaaten ahna silsilada labaad ee ugu dheer gabay somaliyed marka laga reebo Guba marka Taarikh soobaro ader MJ hadal ina gumeed uma baahne

    • @mahrezyare233
      @mahrezyare233 3 ปีที่แล้ว

      @@dhudubgalaadi6547 🤣🤣🤣 adeerow waligeedba guska ragaad ku dhagi jirteen ee gabay laydinkuma aqoon waa tii intaad raga. Gusweyni ugu gabaydeen abwaanku idin lahaa
      Luudigaad tilmaantiyo dhalfadad tiri lug geel weye
      Waa xumin rag wada leeyahoo waa lud qaaliyehe
      la.aanteedana lama yiraah wiil waa labood sara'e
      Haday tiinu kor ulaalantahoo dumar lilayn weyday
      Ani taydu waa luul baxo lacagi goynanyne
      Waa laba lafood laacdin dumar raaxa laasime

    • @dhudubgalaadi6547
      @dhudubgalaadi6547 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mahrezyare233
      adoomadii Cali yusuf keenadid sanka katoli jiray anigu lamadoodi karo anigoo dhal poqor ah
      wakhti kuma lumiyo ina gumeed loo sareen jiraye
      haigusoo lu,goin yaal la,oran laacibbaa helaye

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 3 ปีที่แล้ว +4

      Dhiladi ku dhashay ee gabyijirtey bal gabaygeedi wax haku taro dhila ku dhashee ani kaana i gabya waana ku faaide😂

    • @mahrezyare233
      @mahrezyare233 3 ปีที่แล้ว

      @@saynabfarah8626 dhilo intadan dhilo oradhan bay iyadu ku tirahdaa walal imisa jeer baa lagaa sinaystay

  • @carbodhequmbe6850
    @carbodhequmbe6850 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣 dacarta isku celi eebaheen waa isku keen diraye 😳 wax rag kaa galay waa wax af libaax galay

  • @Bureqoadan
    @Bureqoadan ปีที่แล้ว

    Gabaygan waxan dhagaysanayaa 28/11/2023 eebe ha uraxmado halgamaa adero khaliif sheikh mahamuud