ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

AX! QOF BLOCK SARTAY ASO JECEL AY TIJABISAY IN WELI JECELYAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2023
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

ความคิดเห็น • 345

  • @abdi6666
    @abdi6666 ปีที่แล้ว +134

    Inta nabiga jaceel love saar

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว +2

      Caleyhi afdaru salaatu wslm ❤❤

    • @aishayosef160
      @aishayosef160 ปีที่แล้ว +2

      Allaahumma salli calaa Muxammad wa calaa aali Muxammad❤

    • @munomuumin5133
      @munomuumin5133 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @xfatimax4553
      @xfatimax4553 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @KhadraCumar-ss6he
      @KhadraCumar-ss6he ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤ Scw Scw scw

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 ปีที่แล้ว +42

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🧠❤🎉

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +124

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +53

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤ kusalia nabiga scw scw scw❤❤

  • @ismailhassenismail8208
    @ismailhassenismail8208 ปีที่แล้ว +19

    Ninka Ay Block Sartay Bay Rabtaa Haddana Inay Tijaabiso Nio Dadka Qaar Aqligooda Waadka Yaabi Laakin Si Wacanbad Yeeshay Wlhi Legend Legendhalay 😮

  • @fridayversion4581
    @fridayversion4581 ปีที่แล้ว +26

    Faarax ee block 🚫 saartay rajo ka leedahay.... life goes on 😊

  • @mohmet.aidrous628
    @mohmet.aidrous628 ปีที่แล้ว +26

    Walee jacba ku dhacday yartan indhaha adag kulaha 100/100 waan ku kalsoonay wiilkan blockta saray😮😂😂😂😂

    • @canabmaxamed9375
      @canabmaxamed9375 ปีที่แล้ว +2

      Gabar mar hdey ku blockto haka harin weyku jeceshhy😒 faarax lkn mafahmaayo waa baac

    • @garaadabdi6661
      @garaadabdi6661 ปีที่แล้ว +1

      Manoli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @JAKA-co6mf
      @JAKA-co6mf ปีที่แล้ว +1

      @@canabmaxamed9375amuus😂 qashinyo

  • @user-dg6jg1yu7p
    @user-dg6jg1yu7p ปีที่แล้ว +60

    Balog aye saartay hadana wey raadinee ar jecelaa like isaara😅

    • @queenasma6002
      @queenasma6002 ปีที่แล้ว

      Ana hda SaaS ah nin aso I jacel a block saaray hdane wka qaade wu ila soo hadle markaas wu icafiye xiriirkena wasi wadne hdane waa sare Waka qaade wuila so hadle wasare hdne Waka qaade wuila so hadle ana waiska fasaxay hada jaceyl a uqaade maadama xasuusu mcn iku reebe makulathy ino ila soo hadlaayo wa jeclaade😢😢

    • @user-dg6jg1yu7p
      @user-dg6jg1yu7p ปีที่แล้ว +1

      @@queenasma6002 wll iska tijaabi ino qof kale helay aya dhici karto wayo aduba xiligi ow ku jeclaa mel kali ayad usii jeday ee hadad kaso fuqday meshi hore balse hada tijaabi hado ku jecelyahy hadalkisa ayad ka garnee wll 🤔

    • @fahmafahma8787
      @fahmafahma8787 ปีที่แล้ว

      ​@@queenasma6002lakin inaad dareenkisa ilaliso ahyd.all in all I wish u all the best.

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +46

    You won't ever block someone you love! Period I doubt she was damped by the one she left for him I guess

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว +2

      Maya qofka hadii aan jecelnahay xitaa wxaa naga suuroowdo inaan block saaro wllky

    • @abdifatahrashid5340
      @abdifatahrashid5340 ปีที่แล้ว

      Exactly 💯

    • @hanimuhidin2707
      @hanimuhidin2707 ปีที่แล้ว +1

      We do block people we love sometimes it's never about someone else tho but for our peace of mind and we dont go back to that lol

    • @Moenergy104
      @Moenergy104 ปีที่แล้ว

      @@hanimuhidin2707she was trying to go back to him though, it happens %99 of everyday.

    • @hanimuhidin2707
      @hanimuhidin2707 ปีที่แล้ว +1

      @@Moenergy104 not most people go back

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 ปีที่แล้ว +21

    Haduu i shego blockta waa ka qada ku lahaa xalimo is not easy 😂😂

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 ปีที่แล้ว +8

    What a legend, You are proudly exposing the secret between you by sharing the people that you have blocked him and you ended up gaining nothing. First you must respect your lovely one both public and private.

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid ปีที่แล้ว +13

    Xabiibkeena aan ku salino❤❤

  • @xaawoluul8633
    @xaawoluul8633 ปีที่แล้ว +13

    Salalaahu caleyhi wasalim 🥰♥❤♥❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +31

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @shayma-yarofficial3571
      @shayma-yarofficial3571 ปีที่แล้ว +2

      𝐎𝐤 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐧𝐚𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐧𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐤𝐡𝐨😊

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka ปีที่แล้ว +103

    Only single uun baa like ii saari karo🤣🤣🤣🤣🤣

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว +5

      Meesha haku duqoobin single nolol maahan

    • @macalinkascholka
      @macalinkascholka ปีที่แล้ว

      @@musemuse1507 TaaDa KaTaLi🤣

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +28

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 ปีที่แล้ว +2

      Anaa jecel barasha English ee xagee kaala soo xiriiri karaa please

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +3

      @@jamilayusuf9521 soo booqo oo ka baro English #sahantoosan

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 ปีที่แล้ว +26

    Block aa saarey waana hubaa 100% inuu I sheegaayo ☺😆
    Mxaa dhiig ma laha miyaa asi 🤞✌

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 ปีที่แล้ว +17

    Beautiful words full passion and love ❤❤❤
    Ma sha Allah

    • @abdikanibashane2406
      @abdikanibashane2406 ปีที่แล้ว

      You block some one at the same you expect the same person to acknowledge you as his property how ???🤔 that is impossible!!! Bocking some somebody means extracting your life from his life then how dare you to claim for such a person ? I can confirm that girl is not only floosh but also a mad person ...so please some somali girls control your cheap ego and pretentious noms or else you end up goomeeys Geesole nonsense

  • @najmadiamond2452
    @najmadiamond2452 ปีที่แล้ว +35

    Oo nin ay block saartay Maxay utijaabinaysa war dadka dhaqan xumaa😂😂😂 he moved. On what you were expecting that he’s gonna still wait for you

  • @user-vh7em2yk2d
    @user-vh7em2yk2d ปีที่แล้ว +1

    First comment___

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +8

    SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️

  • @moubarakmahad6979
    @moubarakmahad6979 ปีที่แล้ว +20

    War bal sheegadan ila aarag😅 qof aad block saartay miya hadana tijaabine 😂😂😂😂 waali wlh 😮 abayo 2023 Weye

  • @user-wx9kx3nh4i
    @user-wx9kx3nh4i ปีที่แล้ว +5

    Gabadha hore ee ninka ogataey inuu yabay gododle walhi wa nasab kaamail ah waana geesiy walaashwy guuleyso🎉
    Go,aankq qaadatey wa lu gu fanaa walhi

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami ปีที่แล้ว +17

    Dumarka waan la yaabay,
    Waxa ay raban in ay ka faa'idaystaan jileeca raga iyo rabitaankooda dumarka ku aadan, markaasay waxa ay rabaan in ay marna block saaraan, marna dhahaan waannku jeclahay. YAAHU HA ISOO MARINA😂

    • @Aix988
      @Aix988 ปีที่แล้ว

      tani ka xagjirta😂

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว

      Hee sii kale ma niila yeeli kato nh ma fhmeysiin adinka sheekadaas😂

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว +15

    Block aan saaray hadana inuu ijecelyahy kulahaaa duf kubaxa dheh walee block laysaaray layga qaaday ee laydhoho ma ijeceshahy laydhahaa 😂😂😂walee war waa layga sugaa dheh

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      Hhhh😂😂😂😂

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว

      @@AnisoAlimuuse sow saaa maahan dee dumarkiina waa idinla yaabanhy walhi hhhhh waay ku xumeeynee maraad quusaty ee qofkale raadsataa lagu soo raadinaa aasaa laguleeyahy awalba daacad iima eheeyn waad ixumeynee oo daneysanee saan kurabay qof kuraba markaad waaydo waad iiso xiisee moho aasaad laso istaagee majeceshay jeceylkaa ba,aa dheh

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      @@axmedceebe4961 my bowe dumarka oodhani maha ok ragana weykiran kuwa xun Aanan dacad aheen dumarna lamid ok marka wallhi dacad nimada waxkaqalisan malaha anigana qof ileh wan kujeclahy block masarikaro qalbigasna malihi bisiko lkn gabadhan indho Adeeg dhamaysay🙆‍♀️🙆‍♀️bisiko🤣🤣🤣

  • @Wacaneeyy
    @Wacaneeyy ปีที่แล้ว +18

    Faarax Waji Mlhn Lkn Midka Mustqblkyga Wxaa Rajeynaa Ragga Dhan inaa ka hormarsiiyo Insha Allah🫶❤😂

    • @adeshmbapppe6491
      @adeshmbapppe6491 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Wacaneeyy wilka wxuu suasha kuweediye wxuu baraya inaa tahy qurbo jog tahy lkini Somalia Marka dhahde gadal gadal ulapte lkini hada dhihi lahed qurbo luqa iyo wax loo jeedin kugu wareerin lahaa walee faraxaaa

    • @Wacaneeyy
      @Wacaneeyy ปีที่แล้ว +2

      @@adeshmbapppe6491 😂😂😂 Wxa Oo Damacsanaa Ma aqaan Lkn Caqligaada 100% wye masha Allah😂❤️💕

    • @Wacaneeyy
      @Wacaneeyy ปีที่แล้ว

      @@daadiryare6048 Abowe iska dhaaf walaaltinimadaa wax wlpo ka fcn

    • @daadiryare6048
      @daadiryare6048 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭💔

  • @gmfy8768
    @gmfy8768 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤ abaayo falastiin is ku waara

  • @nimcomaxamed3699
    @nimcomaxamed3699 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallh gabadha kale farxad Wlhi m. A❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 ปีที่แล้ว +9

    Wajiga lee mee iska qarsata xaliimos wajiga iga qariya hadii laguugu daadiya yaalagu fahmin😂😂

    • @maxamedabdirahman8603
      @maxamedabdirahman8603 ปีที่แล้ว

      Deeqa isoo oo tijaabi dee wll

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedabdirahman8603😂😂😂waligey nin matijaabini mana tijaabinay kii iraba wuu joogaa kaa irabin albabka ufuraa

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 ปีที่แล้ว +1

    i soo bookho wll mahadsanid ❤

  • @muusemaracade3228
    @muusemaracade3228 ปีที่แล้ว

    Asc hore usoco bro

  • @user-wc3hv5iu9w
    @user-wc3hv5iu9w ปีที่แล้ว +12

    Sorry sis xanaaq usaartey blocka lkn wax kale dhacey is adkey kana soco noloshaada horey usii wado gabarta labaad m.a isku waara

  • @harunmaaruf2737
    @harunmaaruf2737 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan legand waaye goan ayuu qatey😂😮

  • @hassanshariif6708
    @hassanshariif6708 ปีที่แล้ว +1

    First comment 😂

  • @Ishowrizzzz546
    @Ishowrizzzz546 ปีที่แล้ว +4

    Ridhwan where can I find I I want to test someone please 🎉🎉🎉

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah falstin way farax allah ku barakeeyo maamo kuwi is calfaday ah idiinka dhigo.

  • @Fathi__liipaan
    @Fathi__liipaan ปีที่แล้ว +7

    Nabiga ku Sali

  • @iidowyare5550
    @iidowyare5550 ปีที่แล้ว +6

    Ninka blocka lasaarey waa rageyga wlhi wuu ku sugey ma inuu magaceda sheegey sugeyse 😂 Marka lagu leeyahay xaliimo waa carruur caga weyn been umaleey😂

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 ปีที่แล้ว +8

    Waar yartu indho adaga waxa leedahy 100/100 wan ku kalsoney kulha hade ka xaaxabi 😂😂😂😂 balyo karaacdey 😂😂😂 block iyo isheeg kala saar 😂😂😂

  • @sadiafarhan695
    @sadiafarhan695 ปีที่แล้ว +2

    Women are difficult to understand,she blocks but still loves , wants to hear her name also 😁

  • @Moenergy104
    @Moenergy104 ปีที่แล้ว +5

    Salute to every free agent out there 🤣 we straight, we don’t need no relationships and bullshit 😈

  • @abdirahmandhashane6684
    @abdirahmandhashane6684 ปีที่แล้ว +1

    Waa ugarty bee gabadhan dhiiqo lugaha kula jirta 😅😅😅😅😅

  • @JaceelowAbashakiih
    @JaceelowAbashakiih ปีที่แล้ว +1

    Wwaarryyaa wan k7🎉

  • @omarnoor766
    @omarnoor766 ปีที่แล้ว +6

    Not logic to expect the one you backed him to name you while you don't have feeling for him.

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +1

    Sabirina raali noqo maamo
    Qofkan wuu ka tashadey e ka ka tasho maamo.

  • @zaynabcumarcumar7720
    @zaynabcumarcumar7720 ปีที่แล้ว +1

    Ani uhoreyo bin igu qabo❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +2

    Qiyaanadu wa halis 😂😂😂😂😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +8

    Ayada leena block 🚫 saartay kadibna in magaceeda lasheego rabtaa 😂

    • @sucdish3972
      @sucdish3972 ปีที่แล้ว

      Waa lax caadiya tan

  • @ahmedmohamedabdi5249
    @ahmedmohamedabdi5249 ปีที่แล้ว +5

    aqligeeda arka bal nin ay block beerka ka galisey ayey rabtaa in uu magaceeda sheego
    Shik shik ayaa ku dhacay sabariin markey mulki maqashay!😅🙆‍♂️🏃

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว +1

      Adinka doqon ayaa tihiin wxba ma fhntiin🤣😂

    • @user-ks4bl5jt3q
      @user-ks4bl5jt3q ปีที่แล้ว +1

      ​@@samirasamani8298xaliimo blok aa I saaree naag kalena ima ogolid miyaaa 😂😂😂 waa idin sugayna lkn waa idinka masarysiinayna anagna

  • @abdihamidmohamed98
    @abdihamidmohamed98 ปีที่แล้ว +20

    Gabdhoow mar hadaad block nasaartaan naga samra 😂😂

  • @somalipes7071
    @somalipes7071 ปีที่แล้ว +2

    Mulkii kulaxaaa😂😂😂

  • @nastexokhaliif4473
    @nastexokhaliif4473 ปีที่แล้ว +1

    Malag ku dil dheh taa hore wa mid waalan 100 100 kulaha

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 ปีที่แล้ว +2

    Nin block saartay maxaa kudaba dhigay waaba katashatee quruxey jiileeca iska dhaaf noh

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +1

    Asc Sabiriin sorry runtii wakaxumahy waxa kugu dhacay Wana lama filaan arintaan okale inkastow kolsoni niyadada kugujirtay hadaneh madhicin lakin qof block sartay hakasugin jawab fican maxa yelay waxaa lagayaBAa asigo u onayao hadalkaga in umaqlo ad silcisay Mel u karadiyo ciil dartisa goan adag u qatay markas KADIB nasib wacan kurajeynaa gabar qalbi furantahay Kun rabi kabaryeso❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 ปีที่แล้ว +1

    Mskiin samidey sbrin 😂😂😂😂

  • @SabrinCadey-fz8gy
    @SabrinCadey-fz8gy ปีที่แล้ว +4

    Sorry sabariin😢😢😢

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 ปีที่แล้ว +7

    Dumarka aqligoooda waa kaaaa qof baa block la saari hdana waa la tijaaabin qofka ma daneesanayo miyaa mcnha 😅😅😅 wale go aan rageeed buu qaaaty legend👍👍👏👏

    • @ismealaden
      @ismealaden ปีที่แล้ว

      Ma ila aragty😂😂

    • @sucdish3972
      @sucdish3972 ปีที่แล้ว +1

      Qac naga yeertay yaahuu

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      @@sucdish3972 hhhhhh😂😂😂😂

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib sida gabadhaan ufekerayso. Kulahaa waxaan ku haayaa block waana ijecel yahay, war block maahan maamuus, maahan jacaylk, bal waa musuq maasuq, waa mooryaanimo. Nin mooryaanimo lagula dhaqmay maxaa laga filaa toloow?

  • @Samiya-bz87
    @Samiya-bz87 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I got happy with falastiin

  • @jamilahussein2105
    @jamilahussein2105 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 ปีที่แล้ว

    scw war naagahaan jacda ku dhageso wan ku kalsonahy 100%wu ishega dhahayo jabka ku dhacey

  • @zakriyeAli
    @zakriyeAli ปีที่แล้ว

    5ook come soon i.a

  • @boodhari31
    @boodhari31 ปีที่แล้ว +7

    Way uqalantay waxla dafiro, Goodjob bro, qof ixtiramlahayn lama cisiyo😂

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 ปีที่แล้ว

    Plz iso jwb

  • @honestdude70
    @honestdude70 ปีที่แล้ว +1

    She left and blocked him now she wants him for what😂😂

  • @yaxyeibrahim7343
    @yaxyeibrahim7343 ปีที่แล้ว

    Doqon sana gabartan ado block sarte ayaa rabta inuu ku shego

  • @user-iv7tl1hu9c
    @user-iv7tl1hu9c ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉wow

  • @abdi6666
    @abdi6666 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ridhiwaan xeerka raga saas ma aheen dee wiilka daraad sooqabo coming ugo hurya ahy igo qadira deeee

  • @yusufosman3783
    @yusufosman3783 ปีที่แล้ว +2

    Doqonta wajiga weyn qof ay jeceshahay ayey block saartay imikana in uu wali qalbiga igu hayo ayn fiirinaa ayey caqligeeda quraanyada ah ka keentay

  • @MarenGes_P0i
    @MarenGes_P0i ปีที่แล้ว +2

    Naagtu indho adkaa😂

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 ปีที่แล้ว +5

    Only ciyaal xamar Lee saas sameen karo😂❤

  • @user-kq9pe8pl3g
    @user-kq9pe8pl3g ปีที่แล้ว +2

    Waxaad masuul katahay farxadaada hadii aad kuwa kale karajeyso iney kaadhigaan mid faraxsan waxaad ❤ had iyo jeer ahaan doontaa mid nijad jabsan😢

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano ปีที่แล้ว +1

    Indho adka nagtu 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 ปีที่แล้ว

    Xalimo caqli yaraa 😅😅😅😅

  • @user-bi4gm7zw8x
    @user-bi4gm7zw8x ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 ปีที่แล้ว

    War waxaan doqonsana block saarte waxay rabta in magaceed uu sheego doqon buuran

  • @osmanarto6089
    @osmanarto6089 ปีที่แล้ว +1

    Tan duqonsanaa ayada qof ay block saartey Mey magaceeda ka sugee

  • @user-ks4bl5jt3q
    @user-ks4bl5jt3q ปีที่แล้ว +7

    Qof buuran xariif maaha aan maqli jiray qofaa blok la saara asagana halkiii blok lagu saaru tagnanaa miyaa😂😂 xaliimo waa naga cilmi badntihiin

    • @shugrishacni6752
      @shugrishacni6752 ปีที่แล้ว +1

      Haade inu halki lagaga tagay kadhaqaqa maha😂

    • @user-ks4bl5jt3q
      @user-ks4bl5jt3q ปีที่แล้ว

      @@shugrishacni6752 hhhhh radiya hadaba qof dhiig baran baro ku jiro

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      Hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @abdinoorhassan2136
    @abdinoorhassan2136 ปีที่แล้ว +1

    Block ayy sartay wayna tijawinesa layab 😂

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 ปีที่แล้ว +1

    Qof buuran xariif maaha😃

  • @user-oe7pw3tv8r
    @user-oe7pw3tv8r ปีที่แล้ว

    abowe aniga rawo inat qof ii barweyso

  • @myday144
    @myday144 ปีที่แล้ว +1

    Labada gabar waxaloo wacay hal nin indha sarcaad caadiya dadkana waxay moodan wax reily ah😂😂😂😂

  • @IsmailmohemdYusuf-un7if
    @IsmailmohemdYusuf-un7if ปีที่แล้ว +1

    Nin eey block saartay bey rabtaa inuu magacada xunkaa sheego indho adkaa qofta😅

  • @xasancarab7838
    @xasancarab7838 ปีที่แล้ว

    Single Kuu Aaweyyyytyt😂

  • @user-fl8wx9lc6q
    @user-fl8wx9lc6q ปีที่แล้ว +1

    Saabriin doqon doqon waayi

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 ปีที่แล้ว

    Naagta Dabal sana Nin ee Balock sartay ee Tijabine

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 ปีที่แล้ว

    Kambrkada xage laga heli kara wll inan kula soo xiriiro rabaaye

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 ปีที่แล้ว +4

    Indha adka qoftu nin aya block saartey ayy magaceeda ka suugysa 😂😂 Caqli xuma Xaliimo kusey ayaa Nin wakhtigan block saara ragu dheman noqdeen ader midhka kujecel ilashada
    Ani Naagaha aan wakhtiga la qato waxtijaabisid maba yaqanan

    • @fardowsomahamed1578
      @fardowsomahamed1578 ปีที่แล้ว

      😅😅iska tijaabi

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว

      Ragg aya dheeman noqday Aaa!
      Wad riyoonaysaaa

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      Ala wuxu falisbadana wale war maogide Aamu booqe midan iskakarila Ahy 3bilod waxankusameyo magaranayo uuleyahy wankujeclahy ana block saray 4nambar kasaray Ana nambarki ban badashay nambarkey wuusoradinile abayo wankujeclahy plz san haiigalin cala calkakabaxayo wadyabi🤨🤨🤨😏😏

  • @user-mp4ed8yf1e
    @user-mp4ed8yf1e ปีที่แล้ว +1

    Wll xage kulaso xidhidho

  • @user-xj3rq8zb8y
    @user-xj3rq8zb8y ปีที่แล้ว

    walhi waa iga xanajisa marka dhaheysi hohohohohoy😅

  • @hodancumar2196
    @hodancumar2196 ปีที่แล้ว

    Sii aan jeclkyga u tijabiyo

  • @hudefaaden1680
    @hudefaaden1680 ปีที่แล้ว

    Hello dumashi mulki😂😂

  • @faysalhusienmohamed2739
    @faysalhusienmohamed2739 ปีที่แล้ว +3

    Sxb lanbar kaga xagen ka hela baal sxb wlh nin fakar fican aya tahay dadkuna way ku jecel yahin ridhwan issack m.a 🎉

  • @ifrahibrahim6826
    @ifrahibrahim6826 ปีที่แล้ว +1

    How can I contact you ridhwan walal

  • @zeydabdullahidulmanahaqars8792
    @zeydabdullahidulmanahaqars8792 ปีที่แล้ว

    Sifiican ayuu yeelay. Waana sida ay u qalanto

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 ปีที่แล้ว +1

    gabadha kobad ayado block.saartay bay rabta in magaceda lashego yaa waxas ka yelayo 😂😂

  • @amiryare-bv1jj
    @amiryare-bv1jj ปีที่แล้ว +1

    Walahi nac ee kutahay block ee saare hadana wee radsane wilkana legend waaye si fcn oo iskaaga inkiray 😂😂😂

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 ปีที่แล้ว +7

    Marka gabar yar kol kollisid 90 faraxad😂❤

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse ปีที่แล้ว

      Ocada😂😂😂lkn aniga 20jira manahesto ruux ikol koolya 🥹🥹

  • @abdulahishacraawi7994
    @abdulahishacraawi7994 ปีที่แล้ว

    Marba haddii ay block isaarto wale inan jeclaado iskadaayoo xitaa inaanaan tagayn

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 ปีที่แล้ว

    Jaceelow xaal qaado