Maxay tahay sababta uu Urur Siyaasadeedkii Horseed uu uga hadhay tartankii Doorashada?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 45

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y 25 วันที่ผ่านมา +4

    Waa gef iyo khalad in sanad kasta Halyeeyada Arab Reer Sheikhsaq urur iyo siyaasadeed ama laga baabiyo. Muj C/laahii Darawal waa in xilwasiir culus maaliyadda ama arrimaha gudaha loo magacaabo... Xilligii SNM C/laahii Darawal ayaa Muuse Bixii iyo Maxed Kaahiin Ka Guulo dagaa sool hoyn badan... It's a fact.. Weliba Arab ma ahii ninHJeclo ahay.. cadalaada xaqa runta sheega.......

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 25 วันที่ผ่านมา +3

    Markii horeba ururada marka laga reebo 1 ama 2 inta kale waxaay ahaayeen bro kulmiye buul hunguri ah

  • @HRU20
    @HRU20 25 วันที่ผ่านมา +4

    Darawal waa xubin ka tirsan kooxda 🟥 waxa uu si toos ah u raaci doona kooxdiisa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 25 วันที่ผ่านมา +4

    Darawal markii horeba guulwaduu ahaa munaafaq ah sxbkii muuse ragii maadigaa ka hadhay iyo geenyo shaaximan ha u tago

  • @maxamedcumaryuusuf9492
    @maxamedcumaryuusuf9492 24 วันที่ผ่านมา

    ❤KU❤SALI❤NABI❤MUXAMED❤SCW❤

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 25 วันที่ผ่านมา +1

    Arab codkisa diwan Galinta waa 18.000 darawal ma sobaxayo isba waa ogyahay lakin wuxuu Isla walwalaya muuse rabaa inuu jariyad unoqdo

    • @fathisoobe7745
      @fathisoobe7745 25 วันที่ผ่านมา +1

      Markaa ma reer buu vodka ka doonayay, tan Somali la idhaa gaardka intay geedka kaaga baydhayaan uun baa ku jira

  • @hashim4226
    @hashim4226 25 วันที่ผ่านมา +2

    Mujaahid Cabdilaahi Dirawal waa nin mabda leh

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 25 วันที่ผ่านมา

    Waa kulmiye cabdilahi darawal
    People are not stupid mmtv wuxuunoqday tv qabiil

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 25 วันที่ผ่านมา +2

    Way dha maatay

  • @G.M820
    @G.M820 25 วันที่ผ่านมา +1

    Kaasi waxba la joogo haduu ka hadho iyo haduu u tartamaba waa asal ma doorshe.

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 25 วันที่ผ่านมา

    Abdilahi darawal waa u riiyoonayay hadu manta baraarugay waa sax

  • @user-bs4mv5nr5b
    @user-bs4mv5nr5b 25 วันที่ผ่านมา +1

    Araboow maxa dhacy Mr 2

  • @AadanUbaxale
    @AadanUbaxale 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wayaab

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 25 วันที่ผ่านมา

    HORSAD WAR WA U BAQAY

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l 25 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 24 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu doonayey si fudud oo aan tacab badan gelin madaxeeyne noqdo dhowr bilood ku dahood waxa uga dhaqaaqey muuse biixi oo riwaayadii uu sameeyey ayuu run moodey

  • @user-zv2vj6fd9p
    @user-zv2vj6fd9p 25 วันที่ผ่านมา +2

    Buuq looma baahna

  • @libaaxaqaahira4537
    @libaaxaqaahira4537 24 วันที่ผ่านมา

    Pro samatar wa laga gardarayhy lkn wa shsqsigii ugu horeyay ee ree abtigii ku fanani jiray lkn qabilka ugu awood badan gadabursi wa rer nuur muqdisho iyo djibuti iyo somalilanba ugu xildhiban badan car hilac halo codeyo why?wa markagii wadani guul ama awdal state laso bixi hargaysa& borama human sidii dagalki sokye

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 25 วันที่ผ่านมา +2

    Waar waxan ururo maha xisbigu waa ino hysta tagerda lixda gobol somaliland waxay u hystan ururka in qabil hargysa daga kaliya so saarayo 😂😂😂

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 25 วันที่ผ่านมา +1

      Arab burco Hargiesa hawd barbaraba wuu dagaa ee hooyadaa soo waydii 😂😂😂

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 25 วันที่ผ่านมา +2

      @@yasinismail2733 Haa blse dee ururku waa ino shacbiyad hysta halkana dagana loma bahna hhh

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 25 วันที่ผ่านมา

      Doorashooyinkan iyo xisbiyadan reeraha ku dhisan waa inaynu ka baxnaa, oo xisbigan "reer hebel baa leh" la iska daayaa. Ninka aad reerka ku taageertay, hadhaw waddo ii dhis iyo halkan bay ka dhacday, kuma dhihi kartid, waayo, "waxaasaan kuu qabanayaa i dooro" kuma dhihin; isku "reer hebel" ayaynu nahay, ee "i dhis" uun ayaad ku taageertay. intay waxaasi jiraanna, tallaabo dhinac u qaadi mayno, sida diinka ayaynu gurguuranaynaa.

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 25 วันที่ผ่านมา

    Hadaad ka hadhay maxaad taraysay shar bad wadaye

  • @user-en9ld4dy8b
    @user-en9ld4dy8b 25 วันที่ผ่านมา

    GooI

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 25 วันที่ผ่านมา +1

    Tolkii kuwii siyaasiyiinta u ahaa oo wada hunguriilayaal Wadani ku rakaateeyo lacag ahay qaateen iyo gardaradii gudidii HJ oo xaq daro ahayd. Laakiin waa geesi garab ka waayay tolkii nin la garanayo oo hebel la yidhaa oo ag taagan oo Arab ah wuu waayay ayaa sababay inuu qaadaco ma afar ciyaalaa soo saara xisbi, salaadiin iyo siyaasiyiintiinii Arab baa u Sabab ah inuu hadho

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 24 วันที่ผ่านมา

      Munafaqadii dhadiga isaaq tuugta ahaa baladgubadle cashuurtood kui dhis lahaydern

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 24 วันที่ผ่านมา +1

      Haa niyow waligiin maso bixisan ila aad midawdan iga qor aniga.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 24 วันที่ผ่านมา

      @@guletizmail8349 adigu Maa waxa tahay reerkaa dadka isticmaal

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 25 วันที่ผ่านมา

    Caddaalad la'aan ayuu arkay isagaana xaqa ku taagan ,

  • @CarlaHolmes-c8c
    @CarlaHolmes-c8c 23 วันที่ผ่านมา

    Moore Betty Young Joseph Hall Timothy

  • @abdirahmanosman1240
    @abdirahmanosman1240 24 วันที่ผ่านมา

    Muuse ayaa soo baxaya mar labaad

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 25 วันที่ผ่านมา

    marka horrba kulmiye niqaaman ayuu ahaa

  • @Cajabo
    @Cajabo 25 วันที่ผ่านมา

    Markii horaba xin iyo xaasid baa loosameeya ururada

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 25 วันที่ผ่านมา

    Cadaalad haday jirto xaqsoor baa lasoo saari ucid waa la iska dhaafi lahaa horseed waa wanjalaad.

  • @abdirahmanosman1240
    @abdirahmanosman1240 24 วันที่ผ่านมา

    Wax dorado la Tirana ma dhacayso taa ogaada masaakiin baad tihiine

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 25 วันที่ผ่านมา +2

    Doorasho dhacaysa majirto hadaanu arab nahay

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 25 วันที่ผ่านมา +2

    Doorsho dhacaysaa ma jirto ee taa ku biyo caba dalku dagaal buu ku jiraa ta kale dastuurka hadii lagu dhaqmi waayo waxba socon maayaan taas uun buu cadeeyay c/laahi dareewal

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 13 วันที่ผ่านมา

    Waar Arabka Arinkooda Meel halasaaro

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper 25 วันที่ผ่านมา +1

    UURUSIYAASADEEDKA HORSEED WAAN KU RAACSANEY IXTIRAMKA DASTUURKA FROM SANAAG