Alle mahadii weeye hadii maanta oo ay taariikhdu tahay 6-january-2023 koonfur badankeed xor tahay lagana xoreeyay shayadiinti dhiiga muslimiinta caadaystay 👊❣️🇸🇴 Ciidankii Farmaajo dhisay ficilkoodi la arag qabiil walba deegaankiisa ha xoraysto 🦁🙏👏 wixii harayna in la dabar jaro ayaa rajaynayaa insha allah From Puntland Garowe Guri Gobeed 🤟❣️🇸🇱
Oday qiiro beena heeso dagaalku baaqo looma baahno runta halaga hadlo hadba tuug danleh awr kacsi kama yeelin somalida riwaayad ku kala yaacday igu sawir nabar iyo naxdin waa fashilantay xarmaajo no more
Walee abwaaanka galabtaa heesta qorayay labadayada aa guriga kuwa laameyney iiqor uu dhahay isna wuu iqrinayay xasuuuuuus 2019 boooondheere
maantey godlatey Adam shimbiroleys gabonimo u dirirkii haduu meel fiican marayaa oo hiiraanoo dhan iyo meelo badan laxoreeyey weyna socotaa abwaan Adam fanan geesiya noolow keep going guubaabintada cas
Alle mahadii weeye hadii maanta oo ay taariikhdu tahay 6-january-2023 koonfur badankeed xor tahay lagana xoreeyay shayadiinti dhiiga muslimiinta caadaystay 👊❣️🇸🇴 Ciidankii Farmaajo dhisay ficilkoodi la arag qabiil walba deegaankiisa ha xoraysto 🦁🙏👏
wixii harayna in la dabar jaro ayaa rajaynayaa insha allah
From Puntland Garowe Guri Gobeed 🤟❣️🇸🇱
Abwaan Adan shimbiroleys guuleyso i.a cadowga wuu dhamanayaa 🙏🙏
Guuuul Ina cabdala xasan iyo faraskiisi xiinfinii
Run walahi
Guul iyo gobonimo viva Somali 🇸🇴
Waadani labo mahan keep going. Abwsn
Mashaallaah ugaas alahkuxifidiyo mashaallaah guuuuleeso inshaallaah jazakalaahu kheyran
Wlh marexan wa wadiniyal ki an awod lahen xita sugan ayu Dalkisa ugu hilinaya qabiil mayaqanan siyad bare allaha unaxaristo arag qabiil mu aqon Somali wada sineed farmajo Somali wada sinan ayu rabey lkn dhurwayo aya tafaha heste ilmo ciyaar jecel xusen joqle arka qeylo dhan waawareey gob gobi dhashey wlh ilahow talada Somalia marexan gacanta ugali manta iga a jiib ducada rabiyow
Gumaystaha aan saarnee
Haddaan geesiyaal iyo
Gabdheheena kicinoo
Gobonimada loo kicin
Godlan mayso maandeeq
Masha.alaah.afku.kuma.go.o
Heestaan dhiigayga ayay aad uu taabatay iyo daruufaha ka jiro dalkeena inshallah guul ama geeri sharaf leh.
Guul ❤️❤️❤️
sosososososososososowaa saad uu shegtay saax hadan dhiga loo shybin godlan meyso hasheni maaaaaaandeeq guuleyso waalal weedeni ayaad tahay 💙💙💙❤❤💙💙💪💪💪💪💪✊✊👍👍👍🌹🌹🌹💙💯💯💯❤ jiir oo joog amiin
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walle wa run godlaysan mayso mandeq
Faracii Siyadkii guul
Insha allah guul ❤❤❤
Good
Run run somaliwny
Labawiile ey ah 🦴🕸🕷🕷🦟🐜🐕
♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴
💪🇸🇴💪
Somalay kaca somalay kaca
Plz no Dagaal xal halakeeno Aanwafa moolaano sinabada koleey wadkaanba nadeeyneeynin intuu wadka noo imaaning xasilooni Saaxiibtinimo iyo wada shaqeeyn Soomaaliyeey Noolaada Soomaaliyoo dhan
Guul
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Gumesta xagu joga somali wa xor
Gumeystuhu waa mid maskaxda dad badan oo Soomaliya ku jira magaciisuwa waa QABYAALAD.
Gumeys taha shabaab iyo Qabyalada 😡
💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hee
💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalia guuul sbababul muqaribiin aloow na dhaafi
Mana shall ❤😂😂😂😂😂❤❤❤
❤❤❤❤❤
m.a
💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xaqiiq ayad ka hadashay wlhi in layska dhiciyo mahee wax asxaan ah maleh
geerisharfa leh inshallh
💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
You know that
Somaliyaaguuul
Gumeysi miyaan laga xoroobin calankeena muusan arag miyaa marya cade kkk
Gala layaa
Wanqiirooday
Somaalay kaca somaalay kaca
Kibirkana.hayeelina.gana.leebka.gana.wa.hees.qiimaleh
Waruntiiswiilkaan
Yaa lala dalaayoo soomaali iyo qeero Japan maxaa kala haysta
Barbaartay guntada oo hablayahow gurmada oo dahabkiina gada sool hallo kaco somalay
Waaruntii laakiin soomaaliyi soomaaliyi geesiyaashoodii 1aad halganka kusuntanaa oosoomajeestayaasha ah daraawiish sawkuwa uga hiilinwaayey goonigoosadka
Yaa lala dagaalayaa
Somali nasab maan arkin aan kugu shukaansado waxan kusiiyo ayaan ogaaye sowta sharfti lasheeganay dhimatay😄😉🤗🤣😋😊
Godlan mayso madeeq
Odagaan ma cumreysanaa mise waa heesaa
Waa dharka dhaqanka qarniyaal ayay awowyadeen xiran jireen
You what Up now
Wiilkaan mareexaan kuye gala dagaalka gedo muqdisho ma dadkeeda xabada nool nool la dhaca
Oday qiiro beena heeso dagaalku baaqo looma baahno runta halaga hadlo hadba tuug danleh awr kacsi kama yeelin somalida riwaayad ku kala yaacday igu sawir nabar iyo naxdin waa fashilantay xarmaajo no more
Walle wa run godlaysan mayso mandeq