Sida aan ognahay kacbada waxaa dhisay nabi ibraahim cs oo kadanbeeyay wax badan qoomu caad. Marka sideey ku dhacday in ay kacbada aadaan ree caad xilligaas.....? Mahadsanid
Hadii markaasi dadkii aduunka saarnaa ay halaagmeen.. majiraan dadyow kale oo ku noolaa waaradaha kale ama keliya waxaa la deganaa dhulka ciraaq?? Ma jirin afrika ama yurub ama latin ama meelo kale ee ilaahay dad iyo xayawaano uu ku abuurey??? Majiraan dhulka meelo markaas aan la xasuuqin maadaama inta uu dadka kunoo laayeen bes la xasuqay ama dunida dhan baa biyo lugu xasuuqey
Nin kaa jaahilsan wlh walikeey ma arkin diin iyo Quran iyo nabi baa ka hadleysaa background gadaal waxaa saartay muusik sida nin barnaamish caadi ah ka hadlaayo camal war alaah ka baq muusika.meesha ka saar ama diinta faraha ka qaad
Adiga weeye qofka jahilka ah ismana garaneesid sababto ah waxba adigu noma so gudbisit adiga weeye qofka inu wax korodhsado mesha u yimid balse anshax uu wax ku faa idesto garan wayay maxa yeelay hadi aad wax tosi is ledahay sidad u hadashay si ka duwan oo ka macan ayad ugu shegi karta hadi kale sida dadka kale ayad waxa laga hadlayo oo kaliya maqli lahayd maxa yeelay anba qoralkaga unban ku ogaday music inu jiro balse maba maqleen sababto ah ujeed kayga ayan ahayn inan music dhageesto wixi aan rabayna sabab aan u maqli wayo oo arqabad ugu ah ma jirto marka ilahay ha ku toosiyo
Masha allah ustaad Shaqo fican aya Qabatay ilaahey hana xifdiyo dhamaanteen
My teacher for everything masha allah
Mahadsanid walal abdirashid sh ahmed
Aad iyo aad baa u mahadsan tahay wll wax walba hadii ay tahay Diin iyo Taariikh caalamka waa nooso gudbisaa
Thanks wlal runtii aqoon iyo tariikh wanagsan ayaan ka bartey 2 channelba wan ku xiranayhy keep going
Ustad cashiradan nabiyada xirir nogo dhig hawen walbo 🙏🙏
masha allh runti aad iyo aad ayan ugu helay qisoyinka nabiyada wadna ku mahadsan thy wll cabdi rashiid inoo so badi runti wa jecladay janalka ❤❤❤❤💯💯💯
Masha Allah Akhi jazakumu Allahu kher
Meel macaan baaad ku gooysa alle hakula jiro Ustaad
Manshallah tabarakalah alle haku xafido wll
Qaybta labaad wn u heelanahay
DUKHAN MEDIA wararkan aad ban ugu helay noso badi wararkan👍👍
0:27 inaa lilah
Masha allah wall
Masha Allah bro keep going
adaa umahadsan tahay sxb sare saan kuu sugaynay waad noo timid jazakalah bro
Mansha alllah 🥰😍🥰😍🥰😍 Alle cilmiga ha ku sidaadiyo 😘🤩
جزاك الله خير يا اخي ما شاء الله ان شاء الله غدا
Sxb waxan ka codsanaya 25 nabii ee quranka lakushekay mid mid inaad usodaysid mahadsanid
Aad iyo aad aya u mhdsn thy walal🙏🙏
Haadaan soo dhacay ustaad keep going
Walhi sii weyn Ayaa uguu xiraa nahay labadaa Chanal sxp ilah haku baraa keyoo runtiu
Shugran wll naga zowada gali halka ugu macan bad ku jarayza pro
Asc walal qli.
Waxan donaya inan ku weydiyo waxay 3 ilaah ay sheegayan, si kooban manola wadagi kartaa
ADIGO MAHADSANID
Hadaa niyada ku haayay❤
walakey waan kusalaam horey usoco brother qiso badaan noso gal Allah ha kagaa air siiyo maasha Allah
Waxan sugnaba waa Qayb 2 zxp
Walaal annaga production video ku saabsan taariikhda Robert hook
Thank you❤ bro❤
Wlky noo zoo badi qisooYinkii nabiyaDa MHD Wlky
M.c.n qisooyinka abuunakar binu qidhaab iyo abuunakar sidiiq. Nooga Soo sheekee waa codsi alle dartii ah
Shukran Wllo qali
Manshallaah horeusoco wllo😍😍
Macalin allh ku sharfo
baaraka laahu fiik
Masha Allah wll
حسبي الله ونعم الوكيل الحمد لله الذي عافانا مما ابتلى به وفضلنا كثير منمن خلقنا تفضيلا
Thank you ustaad jasakalh lkn annaga production makanaa bedelay. Wax noosheega macalin
masha allha allha akubar
Allah yacizak sxb sare
First like ✌️🇸🇴♥️🇩🇯
masha allah
Macalinoow waxan jeclanlahaay in iq option barnamijkan no pilawday
Alle ha ku xafido wlll
Aad baad u mahadsantey zhp
Ibliis waa shaydaane xgaad calayhi salaam uleedahay
Sida aan ognahay kacbada waxaa dhisay nabi ibraahim cs oo kadanbeeyay wax badan qoomu caad.
Marka sideey ku dhacday in ay kacbada aadaan ree caad xilligaas.....?
Mahadsanid
Asc wll channelka Annaga production iyo kan ma 'adigaa leh wll?
Thanks ustaat
Mansha Allah
Wllkey majecli inoo iga dhamado vedio yaashada
Asc c/rashiid kanalkan adi miya leh
Mascha’allah 😘
ماشاء الله اخوانى
Nin video yadiisa inaa isticmashid waa laga ficanyhy
Walal cowo wayarese qisada mxaa
like 1k ka dhigay maxan mudanahay asxpta annaga production
Mashlah kep going
Walal nosoobadi plz🙏
As-Salâm alaykoum je m'appelle Radwan je te dis continue comme ça c'est bien ça il faut continuer
Mncha allh
Qofka 2 aad fiirsada
Masha alaa
Doonta nbi allha nuur hada xagey kudan beysaa
Caawa waad lasoo daahday sxp
Good night
Keep going pro
First liker
Waxban ayaan kaa. Faaiday mhdanid in badan
MAHADSANID TEACHER
𝚉𝚡𝚋 𝚝𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚚𝚍𝚊 𝚖𝚞𝚜𝚝𝚊𝚙𝚑𝚊 𝚔𝚊𝚖𝚊𝚊𝚕 𝚊𝚝𝚊𝚝𝚞𝚛𝙺 𝚝𝚊𝚊𝚝𝚒𝚚𝚍𝚒𝚜𝚊 𝚗𝚘𝚜𝚘 𝚝𝚊𝚋𝚒 𝚏𝚊𝚍𝚕𝚊𝚗💞
MashaAllah
Hadii markaasi dadkii aduunka saarnaa ay halaagmeen.. majiraan dadyow kale oo ku noolaa waaradaha kale ama keliya waxaa la deganaa dhulka ciraaq?? Ma jirin afrika ama yurub ama latin ama meelo kale ee ilaahay dad iyo xayawaano uu ku abuurey??? Majiraan dhulka meelo markaas aan la xasuuqin maadaama inta uu dadka kunoo laayeen bes la xasuqay ama dunida dhan baa biyo lugu xasuuqey
Hore usoco bro
Inta Jeceyl Allah subscribe EE sara jantul fardousi ayaan ku richenya
Waad bahdi lantahay Allah subscriber xun hala barbar dhigin subscribers aqiro waxba kuuma tareyso nio
Asc asxaabta fadlan subscribe ii saara thankz 💓🙏🤩😘🇸🇴
Subxan allah
Haa
Walaa noo soo gali
Shuk ran wllo qalli
War sawirada anshaxa xun iskadaa
Wᴀᴀ ᴍᴀʜᴀᴅ sᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ ᴡʟʟ😇
Ani cataa noga dhig
Kiili dareeri widaay
Adeerow axsan samey xayeysinta iska xir
1 minute 12 views and 4 commet IGA dambeyow likta iga gado
Inta jcl chanelkan like isaar
M.a
fadlan waa iga codsi Subsribe isaar ana waan kuu sari doonaa insha Allah
Nin kaa jaahilsan wlh walikeey ma arkin diin iyo Quran iyo nabi baa ka hadleysaa background gadaal waxaa saartay muusik sida nin barnaamish caadi ah ka hadlaayo camal war alaah ka baq muusika.meesha ka saar ama diinta faraha ka qaad
Soomaali way uraysaa, Qisooyibaa laguusoo diyaariyey oo waad dhaliilaysaa qofka kuuso diyaariyey waar reermiinimada iska daayo si kale ayaad ugu sheegi kartaaye Halkani waa puplic dhoorow shuba ku dhashe
Adiga weeye qofka jahilka ah ismana garaneesid sababto ah waxba adigu noma so gudbisit adiga weeye qofka inu wax korodhsado mesha u yimid balse anshax uu wax ku faa idesto garan wayay maxa yeelay hadi aad wax tosi is ledahay sidad u hadashay si ka duwan oo ka macan ayad ugu shegi karta hadi kale sida dadka kale ayad waxa laga hadlayo oo kaliya maqli lahayd maxa yeelay anba qoralkaga unban ku ogaday music inu jiro balse maba maqleen sababto ah ujeed kayga ayan ahayn inan music dhageesto wixi aan rabayna sabab aan u maqli wayo oo arqabad ugu ah ma jirto marka ilahay ha ku toosiyo
@@ibrahimabdulahi4492 dameer waa dameer
24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲2k oo subscribed pleas codsi wey
Kiili dareeri widaay
24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲2k oo subscribed pleas codsi wey
Aamiin
Wlshy wn kuu saaray subscribe
Adna ii saar oo i soo booqo channelkayga