Wararkii u Danbeeyey Sarkaal Itoobiyaan Ah oo Ku Dhawaaqay In La Aqoonsanyo Somaliland & Naxdinta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xabashiyi fytada uraysa kas wastay. Ina riuo beenle

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dirir wariyaha afsomaliga

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul. Somaaliland

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    wariyaha dhabta ah maxamed diriir

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aqoonsiga slnd kaabiga Ayuu soo saaranhy

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa cirro iyo xirsi iyo ina dawdar kuwa duni beenta u sheegay

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa khaayimiin lacag kusoo Qaatay Burburka Somaliland. Waa nasiib daro car bal eega marka laga badiyo sida ay isagu shubaan siiba Xirsi badhyo culus

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuul❤❤❤❤ smilnd hanbalyo

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    in meel kale lagala hadlaayo mujaahid mujaahid la dhalay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhuusa weyne adi ina xaashiiba wax ba ma haysaan ciid aad uu xamasha ka jeeceeshahiin gabaniada cada guude gaala uu raaca iyo garxajiis

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    YAM YAM IYO QADAADWEYN

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk maxamed dirir wr nacasnimada iyo doqonimada iyo dulinimada Kala tag meesha

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    haweenyida hala doorto iyada dhaanta odyigan raqda ah

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya waxaanu ka sugeynay ictiraaf laakiin TV dowlada ayaa sheegay in puntland iyo somaliland ku biirayaan

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina dirow xamar iyo hargeeso waa isku mid😂❤

    • @FaraxCiise-d4l
      @FaraxCiise-d4l 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hoyada iyo abaha ayaa isku mida😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia waa hogamiyaha Africa wxy tidhahdo aduunka ayaa kuraacyaa

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤😀⭐️❤️👍👍✅🌼💚

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xaashi ilaa 15 qofbaa usoo abxadey 😂😂😂😂

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 aabaha ugu beegankkkkkk

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marayksn iyo in kale oo badan ayaa jasiiradda T aiwan. Aqoonsadaye wax ka hoos qaaday ma aragatay??

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Golaha amanak miya shine iyo Ruuga kaga horen

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhh sarkaalka wuxuu sheegay in Somaliland iyo puntland ay ku soo biirayan Ethiopia hade si rasmi ah ayaa Qori loo noqon doonaa dhageysta warkiisa

  • @AadanDirir-p9y
    @AadanDirir-p9y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar maxaad tiri soo daa warka

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    taartiifii awal hore wan kugu kalsona lakin hada waxban daremaya sargaalku muusan dhihin aqoonsi ee waxu yidhi butlaan& somalilan itoobiy ayay kubiirayan oo waxay noqon doonaan kilalka 6&kililka7 marka ma aqoonsi baa mida kale xabashi haday hada dhahdo wan aqoonsaday aqoonsi manoqonaya dalku wasomaliya xabashina wa cadaweeda

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OOG IYO CAYNABA SOO DHOWEYNTA TUUGII HAWADA IYO XUMBOWEYNE, ADAAVKU DARSADEY WAAYO IGU SHUBODII BAA SHAQAYNAYSA...

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacala dadka aan damir lahayn itoopia daba socoda

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ininyaw iska aamu aqoonsi lahaane gaalo waxay rabtaa dhulkeena ee ha ina dhaafaan dawlada wanidii ilahay xidhatay makulatahay badeena inay imaan doonto maalin ay inagu cuna qabatayso waayo itobia waxbay qarinta wax matoosiso casala waaba oromo 20 awoow madaxa lagaga taagna waad aragtaan siduu ugalaway wadankii loodhibay waxaan allh kabaryay heshiikoodu inuu socon waayo fashilmo o farash oromo dhaama allh hanasiiyo amiin inaynu caruurteena ciil ugadhiman lahayn waxba yaan naloo sakhirin dhulkayaga iman maayaan qushaashku😮😮😮😮😮

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😐😐😐yaa beenta usheegay al carabiya.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daalka S/L 🇭🇺🇭🇺🇭🇺baad iyo beerii toona laaluush lagumaa bixiinkaro ,aqoosiiga aduunka dawladahu heelaan
    Waxalagubixiiyaa dooniis dadweynee iyo moowqiif umaadeed ee maaha qiiyaano qaraan,nina dalkiisa wadankale kuma laaluusho,
    S/L iib Siida Som ama kiiro sida 🇩🇯jabuuti maaha,
    Ganacsiiga iyo waxiswaydaarsiigu maahaa bilaash ama Free? Maanta oon cadawiska xooraaynay miiyaan cadawkake oo ka da weyeen kii hore Duuduub Ama Been kasheegiid xaqiiqada jiirta , oodledahay waxaan wadaa saxaa eeqaata,
    Aadiigo taariiqda iyo xaqiiqada ka beensheegayna,been darood iyo hawiyaa kunool oo 🙈🙈kujabee maadka joogii?🇭🇺🇭🇺🇭🇺iibmaaha ee waa aqoonsii doon✌️

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobia Abiy 20KM oo baddeena ayuu rabaa inuu XEELD ku qaato. Nasiib darro Muse na ma fahamsana. Marka Saylac ILLA Lughay 500 kun oramo ay dagaan ee ay si wanaagsan uga kalluumaystaan ayuu Muse garan inuu Abiy khiyaameeyey.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somali daarood ayaa kala fogeeyay ee danay taa ha ogaado

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC . CAAWA II SOO DUCEEYA WAAN XANUUNSANAY OO NAQASKA AYAA I HAYA WAX OOF JEEX U EEG AYAA I HAYA. MARKII LAY DHACAY OO KA SOCDAY MARKII DAGAAL CARUURTA LAYGU SOO QAADAY OO AAN KA SOCDAY MARKII LAY SIXRAY OO AAN KA SOCDAY MARKII QOFKA AAN MAALIN LA HADLABA LALUUSH LA SIIYO DABAGAL LA YIDHI KII DIIDANA ISAGA LA DABA GALO EE AAN KA SOCDAY OO DADKIIBA KA GAABSADAY SI DHIB U SOO GAADHIN . AYAA XAGII FARXADA RUNTA LAYGA SOO MARAY WAXAA LAYGA JARAY FARTII IYO DALKII AAN ADUUNKA U JECLAA . WIXII ISLAM AH WIXII JIR DAMEERA KU YAAL WIXII ALLAAH KA CABSI LEH HAYGA SOO CESHO GANACSIGA IYO MEEL KU XIDHASHADA FARTAYDDII TILMAANTA EE MURDISO MIDIG FARTAA WAA FARDIIN MAAHA FAR GANACSI IYO MID GUURTOONA

    • @abdiaziizahmed7827
      @abdiaziizahmed7827 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ILAAHEY CAAFIMAAD DEG DEG AH OO KHEYR QABA HAKU SIIYO AMEEN AMEEN AMEEN

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tolow cadowga somalland miyaanu indhihiisu arkayn aqoonsiga Somaliland ee kaabi Soo saaran

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Axmaqow yaa ku aqoonaanaya ma xabashi
      Adwwr ma ogtahay Taiwan in maraykanku 20 sano ka hpr aqoonaadau ilaa hadsana ay tahay qayb shii aha ka mid ah
      Meeday aqoonsiguu maraykanku
      Adigi xabashi injrl eh ayaad leedahay waa i aqoonaanayaa
      Axmaq

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxan aragnaa adiga oo qotiyoobay oo af Oromo ku hadlaya

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fake dream 🛌 for 34 years Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.

    • @XuseenMaxamed-w6z
      @XuseenMaxamed-w6z 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Riyo kunool somaliland tagtay

    • @IAM-x5s
      @IAM-x5s 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Bishu hortaaday bay iman doontaa iska sug walaal

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maba jirto wax somaliya la yidhaa waataanu qaawinay wakhtihore hadana waxaba soobaxday in ayna xadbaka lalahayn kiiniya iyo dhinaca itoobia mid na oo la kala qaybsanayo calankii shaydaan way udhamaatay😂😂😂😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FADLAN FARIINTA HADDII AAD ARAGTO II SII GUDBI WAAYO WAXAAN SOO QORO WAXAY SOO MARAN BAADHIS KADIB INTA XUN EE AAN DADKA KU JIIDHO WAA LA FASAXA INTA WANAAGSAN IYO INTA DAN GAARABA WAA LA XIDHA OO MA GUDUBTO

    • @abdiaziizahmed7827
      @abdiaziizahmed7827 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ILAAHEY HAKU CAAFIYO LAAKIIN ARINTAADU WAA XAALAD NAFSI AH MARKA QURAAN BADAN ISKU AKHRI SI ILAAHEY CAAFIMAAD TAAM AH KUU SIIYO MA JIRO QOF WAXBA KU YEELI KARA HADII AAD ILAAHEY AAMINTO OO AAD QURAANKA AAMINTO ILAAHEY HAKU SIIYO CAAFIMAAD KHEYR QABA AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN