Ogaadeen VS Majeerteen, Gabayo Geel iyo Kaluun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 354

  • @apdiphatahsaidmohamed1544
    @apdiphatahsaidmohamed1544 5 ปีที่แล้ว +68

    Ogaaden
    Reer abtigay❤
    Majeerten Reer tolkyga
    Viva labadyda garab💯❤

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 7 ปีที่แล้ว +54

    ar reer adeerkay iyo rer abtigay waa isku bootaynaayaan but i'm suporting my reer abtigay quraysh ogadeen waayo waxaan ogahy in gabayga aan lagu gaarin marka reer adeerkay ha iska nastaan

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 7 ปีที่แล้ว +6

      queen majeerteen ❤❤❤❤❤ sido kle majertena iyo ogaden iska ey dhaly😂😂😂😂 rer abti inoo geli

  • @apdallashuuqe616
    @apdallashuuqe616 5 ปีที่แล้ว +21

    Wx Ku gaara ma jiro ogadeen murti waa Reer abtigey majeerteena anaa ah viva lbdaba🔥😍

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +22

    Ogaadeen dadkii suugaanta buuhoodle idinka soo salaamayaa

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 ปีที่แล้ว +36

    Ogaden is the best

  • @ilwaadqurux4758
    @ilwaadqurux4758 8 ปีที่แล้ว +33

    NINBA CEYSAANTIIS CEEL KEEN DEE NINKA OGAADEEN GEELKIISAA ULA FIICAN NINKA MAJEERTEENA KALUUNKIISA VIVA DAAROOD WAA DAD KAFTANKA ISLA YAQAAN

    • @abdullahimohammed1893
      @abdullahimohammed1893 6 ปีที่แล้ว +4

      walee ogaadeen nikii afka lagalo waxi karaaco isagaa kamasuul ah

    • @cabdirisaaq5059
      @cabdirisaaq5059 3 ปีที่แล้ว +1

      Walee taasaan been ahayn ogaaden waa gabyi yaqaanaa walee aabaha gabayada ayaaba ka dhashay sayid maxad cabdile xasan

  • @naealabdurahman3769
    @naealabdurahman3769 8 ปีที่แล้ว +144

    viva ogadeen wlhy mana ihi hadana waa rerka aan soomali ugu jecelahay noolada

  • @somalilandgeneration6975
    @somalilandgeneration6975 7 ปีที่แล้ว +38

    nolada ogadeen 💝

  • @sharuuxaaji797
    @sharuuxaaji797 3 ปีที่แล้ว +8

    Majeerten iyo ogaaden waa wada dhasheen eee yaan la kala fogeen adeer mcn dad waa wllo wna is dhaley❤️

  • @hiboabdiabdi1253
    @hiboabdiabdi1253 8 ปีที่แล้ว +35

    Ogadin and maajarten wa walalo wah long like darood smcil

  • @abdirizackhassan4125
    @abdirizackhassan4125 8 ปีที่แล้ว +34

    viv darood wa isku mid qofki ku mashqulsanow haku dalin

  • @pureheart3552
    @pureheart3552 5 ปีที่แล้ว +27

    Anigu waxn ahy isaaq Hooyaday wa ogaadeen

  • @Ahmed-tk2uq
    @Ahmed-tk2uq 6 ปีที่แล้ว +25

    Ogaadeen iinoolada yaaqey reer #Ayeydey

  • @grumawitsisay3730
    @grumawitsisay3730 5 ปีที่แล้ว +23

    viva Ogaadeen dhanka gobayga laguma gaadho!!!

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 8 ปีที่แล้ว +45

    Ninka Ogaden ayaa Gabay wanaagsan.

    • @abdirahman2279
      @abdirahman2279 8 ปีที่แล้ว +2

      thnks

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 2 ปีที่แล้ว +4

      @@zarra1858 ogaden cid u babac dhigi karta majirto

  • @abdizedeek4897
    @abdizedeek4897 3 ปีที่แล้ว +6

    These two tribes are too wise and poetic anyway I wish all Somali people peace and prosperity

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 7 ปีที่แล้ว +39

    viva Ogadeen, I'm Dhulbahante 💛💛💛

  • @istahiliman8489
    @istahiliman8489 3 ปีที่แล้ว +11

    Tolkeyga Ogaden ❤️

  • @ayanahmed7883
    @ayanahmed7883 10 ปีที่แล้ว +39

    daarood ismaacil ilaahayoow is jeclaaysi oo isku keen

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 9 ปีที่แล้ว +5

      ayan ahmed
      waa duco wanaagsan laakiin waxaa ka sii wanaagsanaan lahaa adoo soomaali oo dhan iyo waxii muslim ahba adoo yiraahda ilaahaw is jeclaysii

    • @heinzihamann2268
      @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว +1

      aar ilahay iskuma keen keenayo ee lkn ma in aan addunka qabsano bad rabtaaa

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @som-2524
      @som-2524 3 ปีที่แล้ว

      Daarood waa is jecel yhy mar mar bu isku landhereya

    • @DAAKIR-5
      @DAAKIR-5 ปีที่แล้ว

      Rabi waa aqbalay ducadadii waad aragtà manta siday isku jecel yihin

  • @cismaanwarsame4665
    @cismaanwarsame4665 7 ปีที่แล้ว +20

    viva ogadeen waa gobtii darood

  • @anazcade12
    @anazcade12 9 ปีที่แล้ว +32

    ma jeclaan leheen inaan ugaden wax ka sheego !! ilaahow daarood isku keen

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 ปีที่แล้ว +3

      +anaz cade
      Illahow Somali isu kayn oo cadowgooda jabi isku diraya oo hadba koox moryaan hobsiinaya si ay madaxa iskugu gashaan maad tirahdo, intaad Somali sii kala qaybinaysid. War reer puntland ha cebayn adigoo kale ma wada ahanee.

    • @axmedali9798
      @axmedali9798 8 ปีที่แล้ว +8

      Boqorada darood ano Ogaden ah ba kujawi Ee libaxad batahay ban ku idhi kobtas kaga heey inader Ilahey darood landheeru kadhige Ilahey dhankina madheliyo

  • @somaliscreentv5899
    @somaliscreentv5899 3 ปีที่แล้ว +6

    Usha wagardhac ayaa ree tolkaa aahda haayaane Abwaane Mahadsanid viva Ogaadeen

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaaden gabay laguma gaadho🔥

  • @ahmedmahamed9095
    @ahmedmahamed9095 8 ปีที่แล้ว +15

    viva daarood waa dad iskaftan yaqaana

  • @xuseenmaxamed3134
    @xuseenmaxamed3134 7 ปีที่แล้ว +27

    ogaaden afsomali.looga hadh

  • @Garaad216
    @Garaad216 7 ปีที่แล้ว +19

    Viva OG viva MJ = WAA WALAALO

  • @somaliqueen8729
    @somaliqueen8729 7 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkkr
    Rag wa is yaqan ogaden iyo
    Majerten waa niman isla dhshy waa kablalx afthnimada waxa ku dhly odeygi darood.

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 7 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkk Dont fuck with OG Majeerteen dhuulka lala dhacay lakinsa Walalo ayanu nahay muslim somali daarood kablalax ayanu nahay raga wa ki kaftama lool

  • @padriugaas3313
    @padriugaas3313 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy cimriga hakuu daayo libaax Ogaaden ah

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 7 ปีที่แล้ว +13

    kkkkkk Masha Allah aad iyo aad ayaan gabaygaan uga helay waa murti rag sxiibo ah dhexmartay

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 ปีที่แล้ว +19

    Soomaali waxii dhaqan iyo murti waxaad isoo doonataa reer aabeheey ogaadeen

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 4 ปีที่แล้ว +11

    *DAAROOD AAN MAJEERTEEN AHAYN MA AHI BAA DHAAANTA*

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 5 ปีที่แล้ว +4

    Ninka ogaaden baa xigmad badan from hargaysa

    • @heinzihamann2268
      @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhh waar ku raaxaysta tolka kaftamaya

  • @salmamaxamed1341
    @salmamaxamed1341 8 ปีที่แล้ว +12

    soomalidii hore xigmad ayaa ka buuxday ayagoo sxiibo nafta isu huraaya ah ayay gabayo iyo murti ku wada hadli jireen

  • @jomar1509
    @jomar1509 3 ปีที่แล้ว +8

    Ugaadeenkii hada kaluun baray oo kismaayo iyo xeebtii calanley laga fujin waa

  • @lenarmaxwell5385
    @lenarmaxwell5385 8 ปีที่แล้ว +24

    ogaden kaluunka la yaabanyihiin😂😂😂

  • @amiiroboqrotooyomj9691
    @amiiroboqrotooyomj9691 8 ปีที่แล้ว +33

    waa Dad Wada dhshy

  • @yaserhussein8629
    @yaserhussein8629 7 ปีที่แล้ว +11

    Viva ogaden . abti dhabayacadu gabay ma yaqaanaan . boowe ayay ku leeyihiin. abti ogaden ma gaadhi kartaane isgaabiya

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว +1

      yaser hussein waa laba wada dhashey ka ku dhax dhiman

    • @xjdinho9903
      @xjdinho9903 5 ปีที่แล้ว +1

      Gabay hadi laga tago ogaden aygon dowlad ahyn ban dunida nalaka yaqaanay oo boqortoyo inan ahyn nala ogaa ogaden xage laga yaqany boqortoyadi xabashida u talinaysaye shekay ku ncay wala is baran bowe .

    • @ahmedkahin7495
      @ahmedkahin7495 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@xjdinho9903sinsinbaar sinsinbaar dhalay boowe maxaa la idinka ka baran wax aad tihiin maba jirtee war iyo faan been ah unba la idin ku yaqaanaaye

  • @xagar77
    @xagar77 9 ปีที่แล้ว +25

    waan qoslay wallee ,lkn mid ogaada soomaaliyeey ,ogaden iyo reer khalaf ,malaay iskuma dhaamaan waa wada geel dhaqato ,waa rag askar ah saaxiibana ahaa inay noolyihiina aynaan ogayn ,suugaan ahaan ha looga faa'iidaysto .

    • @jamabashir382
      @jamabashir382 2 ปีที่แล้ว

      Kkk reer khalaf yicibta ayaga guran jirey

  • @mahamedmoustapha9763
    @mahamedmoustapha9763 2 ปีที่แล้ว +4

    Ogadeen is somali power 🔋

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 7 ปีที่แล้ว +13

    viva kablalax darood iyo darood oo dhamaanti darood qabiil maaha ee waa qaran❤

  • @ahmeddaahirsanbuul7592
    @ahmeddaahirsanbuul7592 2 ปีที่แล้ว +6

    Reer Adeerkay Majertenow haku daalina Reer Abtigay Ogaadeen gabay Lalama adee🤣

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 8 ปีที่แล้ว +21

    Qabyaalada iska daaya lakiin Murtida iska dhagaysta. Abwaanku siduu ku bilaabay ninka ay isu gabayayan waa saxiibo kaftan labadooda dhexmaray unbay ahayd. Meel lagu kaftamay laguma kala tagin.

  • @mahadsaid9762
    @mahadsaid9762 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah murtid dhuuxa uun rag kaftan wadaaga ah iyagaa tolkood iska jecel iga wale

  • @bashiirgalari7522
    @bashiirgalari7522 7 ปีที่แล้ว +12

    viva ogaden bbbbb

  • @ahmedrabi4925
    @ahmedrabi4925 8 ปีที่แล้ว +10

    hadii doqon nimo Cid lagu caayi cawaanta dhabayaco yaa ka doqonsan majeerteen iyo dameeraba way daris xumaayeen

  • @deeqopuntland7607
    @deeqopuntland7607 10 ปีที่แล้ว +19

    hahahahahah walahay waan qoslay gabaygaan caadi maahi ogaadeen vs majeerteen

    • @abdullahimohammed1893
      @abdullahimohammed1893 6 ปีที่แล้ว +1

      somaalida waalwaalan kaftanka wiilhasha walaalaha ah eesoojireenka ah ayey tun moodayaan

    • @abdullahimohammed1893
      @abdullahimohammed1893 6 ปีที่แล้ว +2

      wey is kaftan garan kalana dhirfi mahayaan waa walaalo dhab ah

  • @qorahayfighter7416
    @qorahayfighter7416 8 ปีที่แล้ว +15

    Gabayga dhagaysta wixii ku anfaca murti ka dhigo intaa wixii dheer OGADENIA AND PUNTLAND waa one...joint
    ninkii isku mashquukinow waagu yuuna kaa barayin
    la jaan qaad jiilka cusub

  • @Waarre
    @Waarre 7 ปีที่แล้ว +9

    ma jecli inaan caytamo Majeerteen iyo Ogaadeen waa dad wada dhashay iskadaa soomaaliyee Daaroodka kale oo dhana isaga sokeeyay marka asxaabta leh viiiiv Ogaadeen waxaan oran lahaa labada qabiilba kaad u ololeysid waa kiisii kale tiro hadii la dhaho ayagaa ugu tiro badan dhul hadii la dhahana ayagaa ugu dhul weyn waligoodna hal mar bey colaadi dhax martay waa intaan ogahayee waana markii ay Reer Bicidyahanku iyo Ogaadeenku is heysteen iyo dagaaladii wardheer iyo Galaadi ka dhici jiray hadana la iloow waxaas

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 6 ปีที่แล้ว +4

    Ogaden viv boqortoyada geeska africa

  • @nugaalgodan7125
    @nugaalgodan7125 7 ปีที่แล้ว +19

    hhhhh 😂😂😂😂
    majeerteen dhulka la la dhcay
    ilaahwo ada weyan

  • @siilkahooyadaa7129
    @siilkahooyadaa7129 2 ปีที่แล้ว +3

    Majeerteenku fowdo badanaa markuu gabayga dhameeyaba eax yar buu ku dhufanayaaaa 😂😂😂

  • @iloveyouogadenyailoveyouog6339
    @iloveyouogadenyailoveyouog6339 7 ปีที่แล้ว +12

    viva ogaden

  • @fatumaabdulallhiheesigadeh4958
    @fatumaabdulallhiheesigadeh4958 7 ปีที่แล้ว +7

    ogadeen ju ju

  • @suaddahir6954
    @suaddahir6954 5 ปีที่แล้ว +10

    Viva Majeerteen nasab kamila

  • @ebrabile2159
    @ebrabile2159 3 ปีที่แล้ว +7

    Reeeer tolkay iyo reeer abtgy yaaa kaLa qabta😂😂🇸🇱🇬🇲🇸🇴✌

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s ปีที่แล้ว

    Hadaan lagu Darin Hawiye EEGA Cilmi Soon ma Kordhin. Miranmeyso Marqaati Af Soomaaliyeed an MUUQDISHOW KU JIRIN. Kaftanka Patriots.

  • @cabdalaaxmed1896
    @cabdalaaxmed1896 6 ปีที่แล้ว +5

    ogaden iyo majerten waa dad wada dhashay iyagana kaftamaya hla iskaga dhex boxo

  • @zimpahajifilms5988
    @zimpahajifilms5988 3 ปีที่แล้ว +4

    OGAADEEN WUXUU JOOJIN JIRAY JABALKI OWREEDEE😀😀😀

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 ปีที่แล้ว +2

    Rer Amadinn rer Awawgayy,"""Jerar Amadin khalaff Yusuf,,,Vive Tolkey,,,Igaden,,,Fan ,,,,iyo,,,Beeen,,,,,ogu, Imo Majerteeèn,,,,,

  • @muhanadmoha4554
    @muhanadmoha4554 8 ปีที่แล้ว +18

    hhhhhhhhh wlhi wan kuqoslay labadan nin way kaftamen

  • @mahadljama4578
    @mahadljama4578 6 ปีที่แล้ว +2

    abwaanka mj wuu dhintay Allaha unaxaristo ina wada khalaf waxaa la dilay 1991 waxuuna ahaa Gen. Galal abtigi ninka ogaden se ma aqaan inuu nool yahay lakiin labada nin saxiibo bay ahaayen ka wada tirsan xooga dalka somalia.

  • @calinuurisaq5257
    @calinuurisaq5257 9 ปีที่แล้ว +22

    Hhhhhhhhh walahay daarood wa laandheere banan degey , geesinimo na waxaba ka dhashey , mahmed siyad bare mareexan, sayid mahmed abdille hasan ogaadeen , ahmed gurey oo ah geri kombe , garaad wiilwaal bartire, ciidamadii darawiishta dhulbahante, dadkii aas aasey syl oo aha nin majeerteen , ninkii calanka somaliya cawaale liban majeerteen , xaawo taako ,gabayo yaa nagu gaara ,, ismaciil mire , sayid mahmed abdile , ali dhuux adan, raage ugaas , nuur cabudhiye, qamaan bulxan, am proud to be a daarood wa dadka ugu taarikhda dheer somaliya

    • @muslix1147
      @muslix1147 7 ปีที่แล้ว +2

      Calinuur Isaq
      Axmed Gurey Marreexaanbuu ahaa ee taariikhda ha khaldin.

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 6 ปีที่แล้ว +2

      Sxb axmed gurey Mareexaan Sade buu ahaaa

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      Been wayna isaaq buu ahaa

  • @harogarduurchanel4924
    @harogarduurchanel4924 6 ปีที่แล้ว +7

    Deris reerahaan nahay isaaq dib aan u waydiino alaylehe wuu ku tukaday nin Kaluumaysato ah baa afka lagalay nin kasoo jeeda beelaha ugu gobsan soomaali

    • @ayoubjama
      @ayoubjama 6 ปีที่แล้ว

      Ragu waaa kaftama hadalna waaa isku tuuura 😀😀😀😀

  • @naealabdurahman3769
    @naealabdurahman3769 8 ปีที่แล้ว +30

    mulacyada bada baraya iyo balawgan waynaday wale ogadeen ayaan hadal lagu gaadhin

    • @abdirahman2279
      @abdirahman2279 8 ปีที่แล้ว

      thnks wllo

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi 8 ปีที่แล้ว +1

      Huno Aad ba u mahadsanthy

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว +2

      Naeal Abdurahman hahey ogaden ka wan lala tasha naynin ee waa geesiyad somalid wana gob gobi dhashy

    • @abdiwalihaji5954
      @abdiwalihaji5954 7 ปีที่แล้ว

      Fathy Oo
      Adigaa mudan
      Walaashay sharafey

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว +2

    Ogaaden iyo majeerteen ul iyo diirkeed dheh

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 7 ปีที่แล้ว +5

    AXMAD GUREY waa nin ka soo jeeda beesha gugundhabe hawiye waa nin laan dheera wuxuuna ku dhashay inta u dhaxeysa harar iyo durirdhabe .waana halyeeygii somaaliyeed..

    • @villasomalia3991
      @villasomalia3991 7 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Hilac waaa gari koombe waana nin layaqaano mid kale ayaad ku qaldeese

    • @libanabdi8535
      @libanabdi8535 7 ปีที่แล้ว

      Axmad guray gari koombuu ahaa ka daa meesha qabiil jacaylka

    • @fartuunfilsanoficial3290
      @fartuunfilsanoficial3290 7 ปีที่แล้ว

      Hussein Hilac kkkkk brother ma isku dhex yacdey Ahmed gurey ma letahay wa hawiye gugundhabe MashaAllah hawiye halyeykasto inu ayaga ka dhasho wey jaceelyahin lool

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 6 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Hilac waad riyoteey kkkkkk Axmed Gurey Mareexaan Sade buu ahaa

    • @hassansani5967
      @hassansani5967 6 ปีที่แล้ว

      +Abdulfatah Osman sxb axmed guray wuxu ahaa gugundhabe sayid kina reer Fatax wacays abdi dadka babili ilaa mayu muluqo daga geesinimo iyo laandherenimo udaa inkastoy somali wada gesiyal ubadan yihiin

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 ปีที่แล้ว +5

    Gabaygaan horta waa kaftan labo nin oo isku reer ah ku kaftameen kiibadayna magaran karno hadanaan ninkii kale anaan dhegaysan laakiin waa kaftan qurux badan siduu inoo sheegay ninkaan

  • @somaliboy1197
    @somaliboy1197 7 ปีที่แล้ว +6

    hooyadiin wasa ogaadeenoow viva majeertenia

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 ปีที่แล้ว +4

      Aaa gadaa cayda nimanku waa zaxipo weyna kaftamayene viva Daarood Ismail

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 11 หลายเดือนก่อน

      Aamus dhilloy waala wasee

  • @bisharmohamed9086
    @bisharmohamed9086 5 ปีที่แล้ว +3

    Ogadeen nooladaa

  • @jabartishaad2378
    @jabartishaad2378 หลายเดือนก่อน

    Abdulqaadir maxamed awkhalaf gabayaa reer mudug ah iyo odayga ogaadeen ah

  • @zikowllhiwnkahelayhestamur920
    @zikowllhiwnkahelayhestamur920 7 ปีที่แล้ว +5

    marexan waa wxkle ladheere lawa ma ahan ilove u marexaN

    • @qabridahareboy842
      @qabridahareboy842 4 ปีที่แล้ว +1

      Ega maxad kukala xigsatay bal nosheg ilen darod wada nahay ee?

    • @mahadsaid9762
      @mahadsaid9762 4 ปีที่แล้ว

      Dad baa wada hadlayey cayayaanka dhex yaacaya lama ogala hhh

  • @coolkahil
    @coolkahil 9 ปีที่แล้ว +26

    adeer sheekada hadii gabay gaarto ogaadeen afaarahooda lama gali karo, maxa ninkaan ogaden maba ka dhamaneyso miyaa. ninkaan ogaadeen markii la qaban waayay 7 nin iney ku qabteen ayey rabeen, lakin maxey kugu taala dad tol ah si hoose aya la isku yaqaana. yaa gaadeysiin

    • @abdirahman2279
      @abdirahman2279 8 ปีที่แล้ว +3

      hhhhhh thnks adaaba wax og usheegde viva og

    • @sayiid798
      @sayiid798 8 ปีที่แล้ว +4

      hhhhhhhh wad so afjartay sheekadu haday gabay gaadho og faraha lalama gali Karo ilahay qoloba waxbu hibo dheerada uu siyay darood odhan aya murtida lagu manayistay lkn ogadenku wakusi takhasusay

    • @Waarre
      @Waarre 7 ปีที่แล้ว

      kahil mohamed sxbow waxaa meesha ka cad in odaygii Ogaadeen allaha daayee uu waayay cid gabayga ku garab siisa taana waxey cadeeyneysaa in Majeerteen ku ka aftahansan yahay Ogaadeenka haba isla ahaadeen ilmo KABLALAX hadey doonaane.
      soomaalidu waa dad garab isasiiya odayadii kale ee Ogaadeen ayagoo aay u jeedaan in ninka 7 lagu yahay bey afka ka xirteen kama aheyn ku daawadee Gabaygeysan badankood curin aqoon

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 6 ปีที่แล้ว +2

      cismaan basiir ina adeer saama ahee... Sidii Qaman bulxan iyo Sayidka bay ogyihiin inuu nin Og ah asaga filan yahay qabiilo dhan😎😂😃

    • @padriugaas3313
      @padriugaas3313 2 ปีที่แล้ว

      @@omar-farouqabu-muctasim7865 wlhi waa ruuntii wad iga qoslidey
      Nin Og ah qabiilo buu iskaga filanyhy hadii gabay gaadho
      Magaca Soomalina xaga gabayga
      Waxaa calaanka u wada Og
      Dad kii horaba way isku raaceen
      Raggi horaaa u qiray
      Helida Hogga iyo erey soo saarka bay kaga kaga khatar sanyihin

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB 8 ปีที่แล้ว +28

    Reer khalaf iyo kaluun hehehehehehehe walee kan ogaadeen inuusan wax ku dhaamin

    • @CadnaanSomali
      @CadnaanSomali 8 ปีที่แล้ว +1

      Mudugboy hhhh waa nin aan waxba ogeen ragaas reer ciideedka ah oo ilaa galaadi iyo bookh dagan maxaa kaluun ka galay 😃😃😃

    • @MudugboyMB
      @MudugboyMB 8 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex hehehehe soomaalidu magaca guud ayay iska raacaan isma wada yaqaanaan

    • @CadnaanSomali
      @CadnaanSomali 8 ปีที่แล้ว

      haa libaaax alow aqoon xumo ha nagu cadaabin

    • @abdikanihayir6145
      @abdikanihayir6145 6 ปีที่แล้ว +1

      Sxb laakinse ninku reer Khalaf Kalluun kuma uusan caayin wuxuu ku maagay Yicib waa nin wax kala yaqaan Loolz

    • @abdikanihayir6145
      @abdikanihayir6145 6 ปีที่แล้ว +1

      Kallun kumuusan maagin Sxb Yicib buu ku maagay reer Khalaf

  • @sad0mar101
    @sad0mar101 10 ปีที่แล้ว +12

    Mulaca badda marayiyo malowgan waynaaday lol

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 7 ปีที่แล้ว +12

    2badas reera iska key dhaly😒😒😒😒

    • @aziimabdalah4498
      @aziimabdalah4498 6 ปีที่แล้ว

      Curadka mamo Malyuun kkkkkkk ogaaden. Matihid

  • @sudayss19
    @sudayss19 8 ปีที่แล้ว +26

    Reer Absame wax lodhiga miyaa jira Absame malaha ogadeen ayay kayaqanan hhhhhhhhhhhhh ilmo Absame waa dunida badhkeed walleee

    • @mahamedabdulahi2651
      @mahamedabdulahi2651 6 ปีที่แล้ว +1

      sudayss sudayss jidwaaqna waan ka naqaanaa viva Absame

    • @mohamedwaliahmed6628
      @mohamedwaliahmed6628 6 ปีที่แล้ว

      Mahamed Abdulahi jidwaaq wa ogaden miya🤔😉

    • @wiiladagnindaacadah2974
      @wiiladagnindaacadah2974 6 ปีที่แล้ว

      Absame waa
      Jidwaaq
      Wayteen
      Ogaadeen

    • @studiashiidaneshiidane7460
      @studiashiidaneshiidane7460 6 ปีที่แล้ว +2

      sudayss sudayss
      Ilma absame waa 4 iyo adeerkod
      Oo kale ah
      Ogaden
      Jidwaaq
      Wayteen
      Balcaad
      Iyo adeerkood oo
      Ah galiimays

  • @deeqaa3149
    @deeqaa3149 9 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam waaxaasaa gabay ah afku kuma go laakiinse ina adeer cadowga ku hurguf.daarood ismail laga bay guulaysta

    • @osmanmohamed3396
      @osmanmohamed3396 8 ปีที่แล้ว

      ilove you daarood ismaaiil meel kasta aad joogtaan ii noolaada

  • @khalidhussein4494
    @khalidhussein4494 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi labadan Nin caadi ma ahan dadkii hore dad walaalo ah ayay ahaayeen isjecel dadkan hadajoga wayba isdagaali lahaayeen waxan oo kaftan ah haduu dhexmari lahaa dadkaas cuqdad iyo calool kuqaad maysan aqoonin mareexaan iyo ogaadeen jira oo joga

  • @yuusufdaahi8446
    @yuusufdaahi8446 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ogaadeen isagaa libinta isa siinayaa ninka majeerteen gabayadiisa ma dhamaystirayo

  • @akuqju8472
    @akuqju8472 10 ปีที่แล้ว +2

    dhibka waxuu kajiraa Majeerteen 100 sano ayay ka horeeyaan Ogaadeen. Electric iyo Fish ayuu ninka ogaadeen layaabay,,,,,,,,,laakiin hada waa ay ilbaxeen. Laga barte laga badi ayay dhahaan somaalidu

  • @aliabdullahi1410
    @aliabdullahi1410 10 ปีที่แล้ว +2

    They call it fish tank...you can buy it from walmart. They also variety of fishes.

  • @amiiroboqrotooyomj9691
    @amiiroboqrotooyomj9691 8 ปีที่แล้ว +15

    viiva Darood ismael

  • @encrypted983
    @encrypted983 6 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk majeerteen koorsuu (course-uu) u galay mulac kadeedkii🤣🤣🤣 awoowga lagub war reerka muxuu saa ugu galay🤔😅

  • @gabadhamadaxwaynaha6847
    @gabadhamadaxwaynaha6847 9 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan maqli jiray " Sidii daarod ismciil dadka u saree" meelkasta daarood ayaa madax ka aha furaha aduunka ayaan haynaa somaliyana daarood markii uu hayay dawlad baa la ahaa saa dadka laga tirada badanyahay ayaa xilkii qabtay ay qaxoonti wada noqdeen somali

  • @youngmoh3009
    @youngmoh3009 9 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk mareexaan dad way so cinqabeen guul mareexan sade darood

    • @muslix1147
      @muslix1147 7 ปีที่แล้ว

      young moh
      Isku dirka jooji. Soomaalidu waa mid qura. Wax isciqaabay majiraan. Raggaan waa rag sxb ah oo kaftamayay.

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂🤣🤣😂🤣 waragu wa kaftay mj iyo og ❤️

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah wiilka ogaadeen

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 10 ปีที่แล้ว +21

    Viiiiiva ogadenia

    • @abdirahmalobaan1610
      @abdirahmalobaan1610 7 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Haji abwaan ninka rer khalaf magasin abwanka adoo mahadsan

  • @kadiyeibrahim7242
    @kadiyeibrahim7242 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha ALLAH walle OGADEN gabay lodaaa

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 3 ปีที่แล้ว +1

    Rer reerkale ka ficani ma jiro kulligeenna wan simannahay somali maxamed.

  • @ndlsoild805
    @ndlsoild805 7 ปีที่แล้ว +5

    HAHAHA DIR CLAN IS THE BEST 😆😆

  • @king-ashraf1823
    @king-ashraf1823 5 ปีที่แล้ว +4

    War nimanyahaw Waxaan maqlay majeerteen ma ahan daarood maxaa kajira

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 5 ปีที่แล้ว +1

      habarta miyey ka waseen

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 ปีที่แล้ว +1

      Daarood aan majeerteen kujirin ma ahi baa dhaanta.

  • @abdullahiabdiraxmaan4807
    @abdullahiabdiraxmaan4807 6 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad khalaf u maansootay, oo madal ka geeraratay
    Ood tiri malaaygeey dabtaan, mudanoow quutaane
    Moognidu waa waxa kuugu,wacan marin hababakaase
    reer khalaf kaluun meelba uma soo maro odaygu inuu naago jaceeyl iyo waxa kalee lagu xanto kula kaftameey aheeyd waa nimanka tan iyo mudug ilaa doola daga mana ahan reer kaluun iyo badba ka agdhow calaa kuli xaal labada nin ee mj iyo og weey kaftameen

  • @apdihakimchess4870
    @apdihakimchess4870 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh majerten iyo ogaden wa laba nin oo walalo ah

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 9 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkkkkkkkkkkk war mj waxaad tihiin. waan og nahay ee naga dayas ciyattaaa kkkkk

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 3 ปีที่แล้ว +1

    OGADEEN

  • @suaddahir6954
    @suaddahir6954 5 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin isaga oo Ogadeen ah miyu majeerteen cayaya

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 5 ปีที่แล้ว +1

      Ogaden ja landheraysan from isaaq majerten sayidka sheegay
      Inta habr majerten iyo halawash nagaleh
      "Halashaw = waa siilka hhhh

  • @shucaybmohamed7731
    @shucaybmohamed7731 6 ปีที่แล้ว +2

    Xoogaa ninka gabayga duubay kuwiisa wuu dhammaystirayaa,kuwii Xasan Daahir khalaf na wuu ka tagtagayaa.

  • @xiisdahir734
    @xiisdahir734 7 ปีที่แล้ว +2

    Ma jeerteen na koorsuu ugalay mulac kadeed kii kllkkkk