Hordhaca Tafsiirka Iyo Suuratu Al Faatixa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 737

  • @zulaekhaawil3835
    @zulaekhaawil3835 9 หลายเดือนก่อน +65

    Waxa aan bilaabay tafsiirka quraanka 6/1/ 2024
    ii duceeya walalyaal in aale ii wafaajiyo sidoo kale alle ii fuduiyo❤

    • @MaaidoAhmed-d7c
      @MaaidoAhmed-d7c 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kuu fudueeyo wll😢 Ana isoo duceey sidoo kale

    • @faadumoismaciil389
      @faadumoismaciil389 6 หลายเดือนก่อน

      Ale hakuu fudaydiyo

    • @hamdaliza9067
      @hamdaliza9067 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahy haku fududeeyo? Xagee isla marysan

    • @aliyafarah987
      @aliyafarah987 6 หลายเดือนก่อน

      xgee kabarn wlll mabarte

    • @NashaadaliNataashaa
      @NashaadaliNataashaa 4 หลายเดือนก่อน

      Ana mannta kula billabay alle haynoo fududeeyo ❤🤲

  • @najahsed7773
    @najahsed7773 3 ปีที่แล้ว +254

    Maanta ayaan bilaabayaa ilaahoow tawfiiqda i waafaji yaa allaah go'aankaygana mid adag ka dhig rabiyoow aniga iyo inta jecelba yaa allaah

    • @ayaanabdirahman8109
      @ayaanabdirahman8109 3 ปีที่แล้ว

      امين يارب العالمين

    • @saddamxusayn516
      @saddamxusayn516 2 ปีที่แล้ว +3

      Inaad dhamaysay ama maanta aad sii wado ayan rajaynaya wll

    • @farhiomohamed1120
      @farhiomohamed1120 2 ปีที่แล้ว

      Amin Abyo Ane mnta bilaaba iso ducey 🥺❤️

    • @mohamudabdullahi4646
      @mohamudabdullahi4646 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin. Aniga manta bilabay ilahayow goankeyga ka dhig mid adag, Ii soo duceeyA wllyal

    • @liibanaadam8405
      @liibanaadam8405 2 ปีที่แล้ว +10

      Najaxeey kwrn sanad kadib tafsiirki ma bilowday hadaad bilowday ma dhamaysay hadaad dhamaysay wax ma iskaga garatay dabcan haah oo kumaad qasaarin
      Anigu saaka ayaan rabaa inaan bilaabo waa 18/8/2022 subax khamiisa ilaahow towfiiqda na waafaji

  • @MiaMohan-rk2kl
    @MiaMohan-rk2kl 4 หลายเดือนก่อน +74

    Maanta ayaan bilaabayaa 21/5/2024 iisoo duceeya innuu alla iifududeeye iinaan ka tegin oo aan dhamaystiro waxan rabay inaan shiikhad aan noqdo oo aan diinta barto qof kastana alle ha u fududeeyo amiiiiiiiiin yaa rabbi

    • @shamsocabdi3491
      @shamsocabdi3491 3 หลายเดือนก่อน +4

      Abyo illahey haku fududeeyo niyadaad sedey jeceshahy allah hakaga dhigo

    • @abdihakimahmed10
      @abdihakimahmed10 3 หลายเดือนก่อน +2

      Mashallah wllo ilaahay hakuufududeeyo

    • @deeqamaxamed-yi3jk
      @deeqamaxamed-yi3jk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wll hada halked marysaa❤

    • @CadeyAbdirizak
      @CadeyAbdirizak 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alle haku fududeyo abyo. Anne maanta ayan rabaa inan bilabo. 14/7/24

    • @CadeyAbdirizak
      @CadeyAbdirizak 2 หลายเดือนก่อน

      Alle hano fududeyo

  • @yaxyerosi1846
    @yaxyerosi1846 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha igu garab gaLo maanta oo bishu tahay 6/8/2022 ayaan biLaabaya Tafsiirka Quraanka kariimka alle ayaan ka baryay inuu igu anfaco sheekhana alle khyr badan ha siiyo

  • @abdulahigaraad6992
    @abdulahigaraad6992 2 ปีที่แล้ว +25

    Cawa ayaan bilowbay tafsiiirka ilahy waxan ka barayaya inu sahlo goankayga sheikhana allha haka abaal mariyo ❤️🤲🏻8/1/2022

    • @quruxbadan4333
      @quruxbadan4333 ปีที่แล้ว

      Masha allah wad ka faaiday ayaan filaya wllky

    • @goatcr7fans835
      @goatcr7fans835 2 หลายเดือนก่อน

      @@quruxbadan4333 adu ma bilawdy

  • @VittahFaroole
    @VittahFaroole 6 หลายเดือนก่อน +14

    11 bishii 3aad 2024 bishii ramadan oo kow ah baan bilabay. Illahay hanoo fududeeyo. Aaamiiin.

  • @maxamedburtinle1285
    @maxamedburtinle1285 5 ปีที่แล้ว +11

    Xafida laah yaa sheikh Dirir alaha Ku xifdiyo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 ปีที่แล้ว +22

    Yaa kaloo daawanaya Vedeo gan caawa oo ah 20/01/2023, Allahu Akbar Jecliyaa Qawlka Allah❤

  • @worldnature6185
    @worldnature6185 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo sheikh Walaalayaal aynu bilaabno maanta laga bilaabo Alhadulilah

    • @ramloruun2732
      @ramloruun2732 ปีที่แล้ว

      Aniga manta bilaway 4/7 2023 i.a allow igu waafiji allow ifududey yarabi🤲🤲

  • @HamdaAbdirashidali
    @HamdaAbdirashidali 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah shekh allaha kubarakeye

  • @samiiraahmedj6888
    @samiiraahmedj6888 3 หลายเดือนก่อน +2

    maanta ayaan bilbay tafsiirka quraan 4/7/2024 ilaahay ha noo fududeyo ha na waafajiyo amiin ya Allah

  • @aqoonsid12
    @aqoonsid12 3 หลายเดือนก่อน +23

    alx caway ayan bilabay qamiis. 20/6/2024 alle hainagu hanuniyo ha inagu xoojiyo xajintiza amiin❤

    • @jamaalsiciid-b9s
      @jamaalsiciid-b9s 3 หลายเดือนก่อน +1

      mnsha allh jimce 5/7/20/24 ilahy

    • @DhugfenuurTaarwade-pq2xd
      @DhugfenuurTaarwade-pq2xd 13 วันที่ผ่านมา

      HNMBSADXPOIHGBVJNKBHHJHNJBJVIBMBKBJBHNBKNNBHNBRUJBMMN MNMM HMM.MM❤ GJGKNFJ
      BVJNHGBMJVJNNNKKBKKK

    • @DhugfenuurTaarwade-pq2xd
      @DhugfenuurTaarwade-pq2xd 13 วันที่ผ่านมา

      ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @hafsanajax5683
    @hafsanajax5683 2 ปีที่แล้ว +42

    1da Oct 2022 18:13daqiiqo Maalin Sabti ah, Anoo Jooga Gurigayga,
    Magaalada Ankara Dalka Turky.
    ayaan Go,aansaday inaa Bilaabo Tafsiirka Quraanka Waliba Shekh Dirir.
    Ilaahay Waxaan Kabaryayaa inuu igu Hanuuniyo Sanad Kadib Hadaa Noolahay Udabaal Dego inaaa Dhameeyay Tafsiirkaas insha alah.
    Ilaahow Ii Fududee Aaamin.
    Shekh Jazakalah.

    • @anisoabdullahiosman8914
      @anisoabdullahiosman8914 ปีที่แล้ว

      Allah yahdiika anita hadan bilawaya

    • @timiroahmed1337
      @timiroahmed1337 ปีที่แล้ว

      Mashallaha hada ma dhaneysay

    • @jaamacmaxamed9345
      @jaamacmaxamed9345 ปีที่แล้ว +1

      Sxb aniga ayaa dhamaynaya inshaa allaah 10/7/2023

    • @khalidabdullahi1346
      @khalidabdullahi1346 ปีที่แล้ว

      ​@@jaamacmaxamed9345jaamacow ma dhameesay hda goormana bilowday

    • @sumayanur7139
      @sumayanur7139 4 หลายเดือนก่อน

      Me too ankara aa jogaas cawada alx

  • @__-zw7yz
    @__-zw7yz 3 ปีที่แล้ว +83

    Waxaan bilaabay tafsiirka quraanka 12-sep-2021 maalin axada safar-5-1443
    Igu duceeya kiikudhaqma alle ha igayeelo ducada walaaalka kaa maqan waala aqbala❤😊

    • @ooglemedia8663
      @ooglemedia8663 3 ปีที่แล้ว +1

      Kuwii ku dhaqma allaha naga wada dhigo

    • @AliOmar-do8cf
      @AliOmar-do8cf 2 ปีที่แล้ว +2

      Illah haku waafajiyo waxana kula talin lahaa magaca ina badasho, oo wax kale ku badasho alle haku barakeeyee

    • @hamdamusa5036
      @hamdamusa5036 ปีที่แล้ว

      Rabbi haku aqbalo kukudhaqma hakadhigo

    • @Zaam495
      @Zaam495 ปีที่แล้ว

      Hadeer madhameese wll❤

    • @umalkhayrsaleebaan2305
      @umalkhayrsaleebaan2305 11 หลายเดือนก่อน

      Halkee wadaa wllkay 😢❤

  • @sheikhmohamedcabdi4462
    @sheikhmohamedcabdi4462 3 ปีที่แล้ว +10

    Bismilaha
    Caawo ayaan bilaabaya tafsiirka 2021 13 march ilahay haygu asturo sheekh adna ilahay haku sharfo

    • @Real_ismail
      @Real_ismail 2 ปีที่แล้ว

      Xage isla marysan wll

  • @Fatmj-r3v
    @Fatmj-r3v 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Ilaahow janada ogu bishare sheeqan

  • @muudey5443
    @muudey5443 ปีที่แล้ว +31

    29/07/23 9:30Pm Saturday ayan bilaby tafsiirka Quranka iguso duceya inas ilahay ii fudhudheya iyo ina jecleysiya .❤❤❤ Ameen ya rabii zidnii cilman warzuqni fahman❤❤.

  • @AwoArab-l2r
    @AwoArab-l2r ปีที่แล้ว +2

    Ilaahaw aan sifiican ugu xidh naadaa insha alaah

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 6 หลายเดือนก่อน

    Asc SH Maxamed Dirir jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว

    Manshaalaah tabarakalaah. Walaloyaal mahadsanidiin ad ban uga heelay siidad u xiidhiidhiisen

  • @roodomohamed5079
    @roodomohamed5079 11 หลายเดือนก่อน +12

    maanta ayan bilaabay rabi hayga dhigo gabadhi riyaadas urumoodo qof yiri quraanka tafsiirkisa baranaya runti go ,an adag qof qatay ilaahy hanaga wada dhigo kuwi ay urumodow 27/10/2023 malin jumce ah

  • @DeeqaYar-c4g
    @DeeqaYar-c4g 8 หลายเดือนก่อน +1

    23rd Jan, 2024. Manta bilaabay barashada tafsirka quranka karemka. Ilahay swt waxan ka baryaya ani io qofwalbo jecel barashada quranka io dinta inu alle no wada fudeydiyo❤️❤️

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex 10 หลายเดือนก่อน +5

    16-November-2023 ku beegan 03-Jumada Al-awwal 1445 ayaan bilaabayaa tafsiirka qur'aanka iigu soo duceeya in aanan wadadaan bilaawga niyad jab darteed uga harin Insha Allah shukran Alle ha inoo wada fududeeyo dhamaanteenba.🤲

  • @Degan4455
    @Degan4455 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta oo bishu tahy 4/12/23 waxaan bilaaby tafsiirta quraanka bi idmillaah tii dhamaysta ee ku camal fasha eebbe hayga dhigo 🤲
    Hadaad aragtid qoraalkeyga aamiinta ii raaci wll❤

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 5 ปีที่แล้ว +5

    Jasakallaah khayr sheikh Mohammed dirir

  • @hodanmahamud9792
    @hodanmahamud9792 2 ปีที่แล้ว +38

    يا رب اجعلنا اهل القرءان والسنة وفهمنا يارب العالمين🤲🤲🤲

  • @SamiiroFarxaan1
    @SamiiroFarxaan1 หลายเดือนก่อน +1

    29/8/2024 waxaan rajaynayaa inaan dhamaystirto ilahay na waxaan kabaryaa kuwa ahlul qur,,aan inuu naga dhigo qofkasto qoralkan arkaana waxaa urajayna go,aankiisa quruxda badan inuu ilahay lagarabgalo🤲💖

  • @abdirahmana.maydhane9819
    @abdirahmana.maydhane9819 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah sh muxammad
    Jasakallahu khayr

  • @Haffyy
    @Haffyy 4 หลายเดือนก่อน +2

    7/5/2024 ilahow adaa cimrigas nasiye Alhamdulillah iwafaji inan tafsirka an barto ya rabi 🤲♥️

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 4 หลายเดือนก่อน

      Anigana cawa bisha 10 bisha 5 an bilaway rabi hano fududeyo

  • @dal-wanaajetv8679
    @dal-wanaajetv8679 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo sheekh

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz9721 2 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallah khair Sheekh Dirir 🤲😢 & Walalaha sida quruxda badan noogu soo gudbiyay youtubka🤲😢 01.01.2022 ayn bilaawday ilhy ha ila garab galo aniga iyo walalaha ila go’aanka ah🤲🤲🤲 waqtigu wuu socdaa halaga fa’iideysto intaad dhalinyarada tahay😭

  • @IfraaxSamatar
    @IfraaxSamatar 3 หลายเดือนก่อน +1

    21/6/2024 ayaan bilaaby tafsiirka qur aanka Alle ha inoo fududeeyo Aamiin

  • @deqosalah10
    @deqosalah10 3 หลายเดือนก่อน

    Maanta ayaan bilaabay tafsiirka quraanka 06/DulHaiji/1445 oo ku beegan 13 June 2024 time 09:54
    Ilahaw khyrka Na waafaji aniga iyo dhmn muslimiiinta oo noyasir cibaadtka
    Jazaak Allah khyr sheikh

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 ปีที่แล้ว +25

    Waxan bilabe 2023 ilhey towfiqda ha iwajiyo
    اللهمّ إنّي أسألك أن تُيسّر لي حفظ القرآن الكريم، وأن تُسهّل عليه استيعاب آيات الكتاب العظيم، وأن تجعلني من الحفظة المجتهدين.
    اللهمّ إنّي أسألك أن تستعملني ولا تستبدلني، وأن تتوب عليّ وتغفر لي، وأن تُكرمني بحفظ كتابك العزيز، وأن تُيسّر لي ذلك وتعينني عليه يا إلهي ويا مولاي. اللهمّ إنّ أمنيتي في ختم القرآن الكريم حفظاً وفهماً تزداد في قلبي يومًا بعد يوم، وأسألك يا ربّي أن تُيسّر لي حفظه وأن تمنحني الصبر على المراجعة وقوّة الحافظة وسرعة البديهة.

    • @_lolalove
      @_lolalove 8 หลายเดือนก่อน

    • @KowsarMoha-hu2nc
      @KowsarMoha-hu2nc 7 หลายเดือนก่อน

      2024 intee kuu mraa

  • @calimaxamad123
    @calimaxamad123 ปีที่แล้ว +4

    Malin khamiis ah 2/2/2023 8 saac duhurnimo ayaan goaansaday inaan barto tafsiirka "QURAANKA KARIIMKA" ilaahey haila garab galo inaan barto ayaan jeclahaye 🤲🥺❤️

  • @buuxbarakochannel6218
    @buuxbarakochannel6218 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Alle ha sharfo Sheikhena Sh Mohammed Dirir

  • @WLHooG
    @WLHooG 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa rabi tawbada noo hagaaji 🥺

  • @suaadmohmad7988
    @suaadmohmad7988 9 หลายเดือนก่อน +14

    Manta oo ay taarikhdu tahay malin khamisa 27-Dec-2023 Ayaan bilabay tafsiirka quraanka ALLE haynoo wada fududeyo ALLAHUMA aamin🤲
    ALLE misaanka xasandkisa hawgu daro sh maxamad sh cumar dirir🤲❤

    • @VittahFaroole
      @VittahFaroole 6 หลายเดือนก่อน

      Mawadaa wali? Bisha ramadan manta waa kow.

  • @roodanuura120
    @roodanuura120 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah manta ayaan bilabay tafsiirka sh dirir

  • @hamoudamohamed8297
    @hamoudamohamed8297 10 หลายเดือนก่อน +6

    9 nov 2023
    7:4 ilaahow ii fudude ina jecleysii😢❤

    • @MaaidoAhmed-d7c
      @MaaidoAhmed-d7c 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin wllo kuligeen noo duceey

  • @najaxmohomedabdi5567
    @najaxmohomedabdi5567 ปีที่แล้ว +1

    Waa habeen khamiisaha wxn goanaysaday ina aan bilow tafsiirka inshlh wxn rajaynay ina aan dhamayo inshlh iso duceey walaalyaal

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid sheikh allow ifududee fasirka qur,aanka karimka iyo qof walba oo baranaya ❤11.7.2023( 02:12 )
    ❤in.a marka barto anigana dadkaa sii badhin ❤❤❤❤❤❤

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 3 ปีที่แล้ว

    Alle weyne ha kaa Abaal mariyo Sheekh Mohamed Sheekh Cumar Dirir Tacliintaa aad Nabarayso

  • @DeeqaYar-c4g
    @DeeqaYar-c4g 8 หลายเดือนก่อน +1

    23rd Jan, 2024. Manta bilaabay barashada tafsirka quranka karemka. Ilahay swt waxan ka baryaya ani io qofwalbo jecel barashada quranka io dinta inu alle no wada fudeydiyo❤️❤️

    • @Maluk-x2w
      @Maluk-x2w 6 หลายเดือนก่อน

      Halkeed marinaysa aan ku xasuusiye ramadan karem

  • @akro1670
    @akro1670 2 ปีที่แล้ว +4

    28/1/2022 sabti. Maanta ayaan bilaabayaa tafsiirka quranka insha Allah in ALLAH igu guuleeyo isoo duceeya insha Allah

  • @Deeqacabdulqaadir
    @Deeqacabdulqaadir 3 หลายเดือนก่อน

    11 /6/ 2024 bilaabayaa ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo shiik

  • @mustafekilaas4054
    @mustafekilaas4054 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah sheekh muxamad ilahay haku xafido ilahay waxan ka baryaya in u naga dhigo kuwa u ku aanfaco cahsarka tafsiirka quraanka

  • @IfraaxSamatar
    @IfraaxSamatar 3 หลายเดือนก่อน

    21/6/2024 ayaan bilaaby tafsiirka qur aanka Alle ha inoo fududeeyo Aamiin

  • @IfraaxSamatar
    @IfraaxSamatar 3 หลายเดือนก่อน

    21/6/2024 ayaan bilaaby tafsiirka qur aanka Alle ha inoo fududeeyo Aamiin

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Jazzaakallaahu kheyran sheekh

  • @hafsaCarush
    @hafsaCarush 7 หลายเดือนก่อน +8

    16/2/2024😊

  • @Meeraha
    @Meeraha 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha siiyo sheekha cimri dheer iyo cibaado wngsn

  • @abdiqanigaacir3690
    @abdiqanigaacir3690 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeeyo sh. Anagana kuwii Ku dhaqma alle hanaga yeelo

  • @HamdaHussein-f1r
    @HamdaHussein-f1r 6 หลายเดือนก่อน +1

    21/03/2024 ilaahayow Ila garab gal barashada tafsiirka quraanka waa bil ramadaane ❤

  • @abdisalamalasow
    @abdisalamalasow ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @LeylaSalat-d7x
    @LeylaSalat-d7x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah❤😊

  • @muscabsaleeban2594
    @muscabsaleeban2594 ปีที่แล้ว +1

    12/1/2023 maalin Khaamisa sacadu tahay 4 galabnimo ayaan bilaaby tafsiirka quraanka kariimka
    Ilahay ha inaga yeelo kuwa kutubkooda gacanta midig laga siiyo maalinta aakhiro insha allah amiiin 🤲🤲

  • @Victory79143
    @Victory79143 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak ❤🎉kuli Muslim

  • @Naimoahmed822
    @Naimoahmed822 5 หลายเดือนก่อน +5

    27/4/ 2024 🥰

  • @abdullahimkhalifladane1379
    @abdullahimkhalifladane1379 11 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahow Nagu anfac shiikh mahadsanid ❤

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cawa ayaan bilaaby oo bishu tahy 28/12/2023
    Ilaahyaw ii fududee ina sug amiin ya rabi

    • @MushtaqMohamet
      @MushtaqMohamet 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin dhamanten ana sakay bilaabay

    • @queenneyruush
      @queenneyruush 9 หลายเดือนก่อน

      See ku bilawi karaa abaayo😢

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 ปีที่แล้ว +25

    Cadowga culimada islaamka allaha qabto qabasho adag aamiin yaa allaah

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

      Mulki Siyad aamin ukhti Muslim filah

  • @nawaal7876
    @nawaal7876 ปีที่แล้ว +4

    9-7-2023 maalin axada 8:58 Am
    Shalay oo sabti aheed. 8-7-2023 waxaa dhameye jamacada 🤲🤲🥺 maantana tafsiir ka bilabay🤲🤲

    • @Maajid143
      @Maajid143 7 หลายเดือนก่อน

      hada intee mareysaa wlal

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 ปีที่แล้ว +16

    Maanta, 29.07.21 ayaan bilaabay casharkan Tafsiirka Qua'aanka Kariimka. Ilaahay ha nagu anfaco kuwii ku dhaqma joogtana u wada casharka naga dhigo. Amiin.

    • @NimaAliGurhan
      @NimaAliGurhan 5 หลายเดือนก่อน

      Hada intee maree

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 5 หลายเดือนก่อน

      @@NimaAliGurhan Nasiib darro juzka 2aad markaan soo gaadhay ayaan ka mashquulay. Laakiin waan doonayaa inaan ku laabto cilmiga iyo raacashadiisa.

    • @XUSEENXuseen-t6c
      @XUSEENXuseen-t6c 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@NimaAliGurhan😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @juweyriyaahmed7509
    @juweyriyaahmed7509 5 ปีที่แล้ว +11

    جزاكمالله خيرا🥀🤲

  • @muunaaxmed765
    @muunaaxmed765 3 ปีที่แล้ว +8

    بدأت صباح يوم اثنين
    الساعة 4:33
    تاريخ ميلاد 9/8/2021
    تاريخ الإسلام ١/محرم/١٤٤٣
    أسأل الله با التوفيق والنجاح 🤲🤲

    • @hothan.1152
      @hothan.1152 3 ปีที่แล้ว

      Insha allaah xataa aniga ilaaahay ha inawada waa fujiyo ❤️❤️

  • @ifraaaxwarsame6962
    @ifraaaxwarsame6962 9 หลายเดือนก่อน +7

    2 January 2024 ayan bilaabay allaha ii fududeyo Aniga inta jcl tagsiirka Quranka. Sheekh jazaka allah

  • @warsameissa7156
    @warsameissa7156 11 หลายเดือนก่อน +2

    10/15/2023 ayaa bilaabay insha allah ha ila garab galo amiin

  • @SahrocabduqaadirSahrocabduqasd
    @SahrocabduqaadirSahrocabduqasd หลายเดือนก่อน

    sheikh jasakalahu kheyr❤

  • @najmamohamed8118
    @najmamohamed8118 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa bilabay tafsirka quranka 21/ 11/23 ilhy ha iga dhigo ti kudhaqanta yaa rabi

  • @abdinaasiribraahimali753
    @abdinaasiribraahimali753 3 หลายเดือนก่อน +3

    29/6/2024 Sanadkan sanadkisa anigo nabad ku dhamaystay Allaha igaarsiiyo ❤

  • @BarkhadAbdisamad
    @BarkhadAbdisamad 6 หลายเดือนก่อน

    maantaan bilaabay oo ramadaan ah allaha ii fududeeyo

  • @ahmedhaji6864
    @ahmedhaji6864 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah manta bilaway alaha iwafijiyo ilaa dhamadka yarabi🤲🏽🤲🏽

  • @naciimaxuseen1698
    @naciimaxuseen1698 ปีที่แล้ว +1

    20.6.2023 بدأت تفسير القرآن الكريم الحمد لله

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakumulaah shiikha allaha ajirhakaasiiyo

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kheyr sheikhana

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 5 หลายเดือนก่อน +6

    Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin

  • @fardowshirsi412
    @fardowshirsi412 2 ปีที่แล้ว +1

    17/7/2022 ayaan bilaabay ilaahaw Naga dhig dhamaanteen kuwo ku camal fala🤲🏾🤲🏾

  • @ilwaadqurux8038
    @ilwaadqurux8038 หลายเดือนก่อน +1

    manta oo sandku yahay 31/8/2024 mlin sabtiya ayan bilaya insha allh inan dhameeya raba an ka tagin iso ducey inu ilhy i fududeyo❤

  • @XmdaRidwa
    @XmdaRidwa 2 หลายเดือนก่อน +2

    June 18 keeda 2024 Ayaa bilaabay habeen khamiis ah 8: 43 ilaahay waxaa kabarayayaa inuu iwaaafajiyo inaa dhameesto kalaamkiisa tafsiirkiisa kuna camal fasha amiin amiin yaarabi iisoo duceey walal fariintayda hadaa akhrido in alle jidkiisa saxda igu hanuuniyo Ina waafajiyo sida hada niyadeeda kujirta 😢❤

  • @nimcocabdille6041
    @nimcocabdille6041 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah alle ha barakeeyo sheekha maanta bilaabay tafsiirka Quraanka kariimka ah 16 august 2021 alle wxn ka baryaayaa inuu inoo fududeeyo fahamka iyo ku dhaqanka qur aanka kariimka ah

  • @nimcoaxmed520
    @nimcoaxmed520 2 ปีที่แล้ว +9

    Qur aanka tafsiirkiisa waxa aan bilaabaya maanta oo aytahay jumce oo bishu tahay 24/6/2022 ilaahay inuu ii fududeeyo iisooduceeya musliminta oodhan insh alaah

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

      ❤30/7/2022 Ana mantoo khamiisan bilaabee Allah heynoo fududeeyo fahnkiisa, kuwii aan kacaajisinee loofudeyo heynaga dhigo, ajarkiisana heynasiiyo Allah dhamaanten,Amiin🤲🏻

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว

      Hada halkee baad madhin wl

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alah jazakalah sidaa noogu wada walalayal

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 7 หลายเดือนก่อน

    25 02 2024 ayaan bilaabey tafsiirka alle waxan ka baryaya inu i fududeyo inan dhamaysto dhamaan tafsiirkan iigu so duceeya inaan nabad qab iyo cafimad qab ku dhamaysto kuna camal falo kana caajisin❤😢❤💯

  • @Maluk-x2w
    @Maluk-x2w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa diyaar ah oo isla bilowna maanta 18/3/2024 isnin ramadan 4galabnimo Sacada 🇩🇪

  • @hamdaabdulaziz7775
    @hamdaabdulaziz7775 2 ปีที่แล้ว +4

    Alxm 🤲 cawa ayan bilabay tarikhda 22/1/2022

  • @hindamuxumed6717
    @hindamuxumed6717 3 ปีที่แล้ว

    Asc masha alaaah jasakalaah shekh Mohamed shekh cumar dir🙏🙏

  • @farhaanahmed1520
    @farhaanahmed1520 ปีที่แล้ว +1

    Msh allah

  • @farhanelmi1719
    @farhanelmi1719 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh khayr allehakaasiiyo Amiin.

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 หลายเดือนก่อน

    Please quraanka inaa barto rabaa meel aan ka baro karo qofkii igu caawi karo ha ii soo jawaabo 😢

  • @anizacali4729
    @anizacali4729 4 ปีที่แล้ว +25

    Illaahoow kuwa ku camal fala nagadhig oo fahamka quraanka alloow noo fududee yarrbi aamiin🤲🤲🤲

  • @Carfoon
    @Carfoon 2 ปีที่แล้ว +6

    Galabta ayaa bilabaya oo ramadan 5 marayo illhow iwaafaji inaa dhamystirto 🤲🤲❤️

  • @Maaido740
    @Maaido740 8 หลายเดือนก่อน

    26/01/2023 ayaan bilaabay tafsiirka iisoo duceeya in ilaahay igu sugo inaan dhameeyo. Ilaahoow ii fududee.

  • @abdirahmaniska
    @abdirahmaniska 2 ปีที่แล้ว

    kheyr allh ha idinka siiyo❤❤

  • @najuuhnouh6318
    @najuuhnouh6318 2 หลายเดือนก่อน

    28/7/2024 ayaan bilaabay inan barto cilmu tafsiir alle waxan kabaryayaa inaad ilaa intan ka dhamaynayo 🤲🤲 isoo duceeya guys idinkuna 40 qof ducadooda waala aqbalay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Hazaakallaahu kheyran
    Sheekheenii

  • @Filkarooon
    @Filkarooon หลายเดือนก่อน +1

    Cawa tarikhdutay 13ki 8aad 2024 ayaan bilabay tafsirka quranka waxaanan rayanayaa inaan bisha bisheda dhamayndono isha allah idinkuna isoo duceya walalahayga muslinka ahoow

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf 3 ปีที่แล้ว +6

    21-06-2021 Malin Isniin Ban bilabayaa insha allah.

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +1

      Halkeed wadaa sxp

  • @kimsihaam744
    @kimsihaam744 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan bilaabay inaan barto tafsiirka qur'aan ilaahow ifududee adaa awooda iska lehe 19/3/2024 maalin talada ah oo RAMADAN ah 16:29

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +6

    Maanta ayaan bilaabayaa ilaahayoow iifududee inaan 30ka quranka wada dhigto yaa alaah ilaahow iisahal 24/8/2022