Siidi Cali Wankey l Allah Faxane l Xasuustii Maxamed Mooge Ahun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @G_Garad
    @G_Garad หลายเดือนก่อน +1

    Cawayska Dalmar waa kaydka ugu wayn ee haya dhaxalka suugaaneed ee soomaaliyeed. Eebbe haku karaameeyo walaalkayow.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  หลายเดือนก่อน

      Aamin, dhamenteen, Walaal aad baad u mahadsan tahay.

  • @garasfilmsvlogs2136
    @garasfilmsvlogs2136 4 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi wey itaabaty heestaan saaid😢😢👍👍dadkeena waanada meey qaataan

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Axsan hes waye sidi wa fol xun tahay yadhihi karo he awoda ilahey iyo aburistisa dalil kenay sax ah nin iga badiyay

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 3 ปีที่แล้ว

      Somali cay la an ma Nolan karan

  • @yusufyusuf8904
    @yusufyusuf8904 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan dareen bay leedahay ilaa xad
    AHN maxmed mooge liibaan
    Cafimaadna haku waaro walalkay Sidii Cali Winkey oo 2000 heestan soo cusboonaysiiyey😍

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 9 หลายเดือนก่อน +1

    Iskuso noqod wngsn sxbyal after ramadaan❤ caweyska dalmar 😊

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 3 ปีที่แล้ว +9

    Ha ufaanin waligaa ruux faraqu maran yahay ileen farajka eebaa markuu doono furayee hala yaabin foolxumo fajac yeeysan kugu noqon farsamada ilaaheey dadka laguma caayee xaqiiq🥺👌

    • @abdullahiahmedxiin4653
      @abdullahiahmedxiin4653 3 ปีที่แล้ว +3

      Hestan runta bay ka hadlaysaaa waaqiciga jira waqtigan lajoogo

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr ปีที่แล้ว

      Waa hees Aad ushidan oo aniga iyo kumanaan kale oo foolxumo lagu caayay ayey hestaan ka turjumesaa mafahamtay abaayo qaali, waana kusalamaya oo waxan kaso salamaya California America, wabilaahi towfiiq 😂

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx 2 ปีที่แล้ว +1

    Farsamada ilahy dadka laguma caaye. Hadad ku firsn kumbarole ama super theater Towfiq ama shinemo liban. Kuma raxeysn. Hesaha sidi. Really. Xasus gaar ah i tahy koxda banadir star. U hormudka aha. C/lahi iman. Respect ✊ waqtiga is bedely

  • @mabruka9236
    @mabruka9236 2 ปีที่แล้ว

    Proud to be somali eryadan cajiibka iyo sida una codkii maxamed mooge hoos ugu dhigine uba kor ugu qaaday fananka siidi cali winkey 🥰❤

  • @nevergiveup-ej3iy
    @nevergiveup-ej3iy 3 ปีที่แล้ว +5

    Originalka waxaa iska leh aun maxamed mooge liibaan erayadii cabdi qays aun

  • @AhmedGagale
    @AhmedGagale 5 ปีที่แล้ว +4

    Hees macno ku fadhida

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 7 หลายเดือนก่อน

    Ruux faraqu madhanyahay
    Ha u faanin waligaa
    Ilayn farajka eebaa
    Markuu doono furayee✍
    Ha fudaydsan aadmiga
    Haku beerin fulaynimo
    Waxaad fali ilaahbaa
    Ilayn fiirsanaayee✋
    2020 up to 2024-6-26🙇‍♂️

  • @xidigahageeskahoygafanka5123
    @xidigahageeskahoygafanka5123 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow heesiyo badh

  • @MohammedAhmed-py4rk
    @MohammedAhmed-py4rk 2 ปีที่แล้ว

    2000 gabar aan isku fac aheen ayaan jecleed heestaan oo qaadi jirtay, Naciimo ayaa la dhihi jiray

  • @samawademaxamed46
    @samawademaxamed46 3 ปีที่แล้ว +3

    heestan waxaa hore u qaaday oo iska lahaa AHUN MUJAAID sayid maxamed mooge liibaan

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaayo waayo.👊👊

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 ปีที่แล้ว

    Axsan hes sidi cali wikey xarif

  • @shuricumaar3185
    @shuricumaar3185 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees macna heedo wayaay

  • @Saraajiahmed2578
    @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah faxan

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 2 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdulilah allahuh akbar guul wacan

  • @راشدددحربيوأفتخروليموعاجبوينتح

    Farsamada illaahey dadka lagumacaye❤👍

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 ปีที่แล้ว

    Hees ta khaliif ee liibaane ha i lumin ee show gan ku jirta soo geli haday ku jirtana linkiga soo dhig

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 5 ปีที่แล้ว +3

    Ciwanka wxa qoran Allah baxane. Waxay ku sanxthy Allah faxane

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      Mahasanid

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Magaca ilah wax kaweyn ma jiro heesxaqiq ah

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

      Nin gaban aqli ilah siyay qof gaban dabal ah ma jirto al gasir al basir carabta dhahan

  • @shaakirabdi8575
    @shaakirabdi8575 3 ปีที่แล้ว

    Ruuxu faraqu maranyahay ha u faanin weligaa

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @maxamuudcumar4819
    @maxamuudcumar4819 3 ปีที่แล้ว

    Farsh llaahi qariib

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 ปีที่แล้ว

    Hes good song

  • @hassanahmed6738
    @hassanahmed6738 4 ปีที่แล้ว +3

    Heesti maxamed mooge wuu ku ciyaaray

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 ปีที่แล้ว

    hala yabin folxumo
    fajac yaysan kugu noqon
    farsamada ilahay marna lala ma yabe kalamu xaqiiq