"Inaad is difaacdaan Xaqbaad u leedihiin" Gudoomiye Maxamuud Xaashi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan หลายเดือนก่อน +4

    Hambalyo jeegaanta cusub Muuse Abokor,Garxajis,Samaroon,Gabooye iyo Waxoogaa Ciise Muuse ah hambalyo hambalyo hambalyo

    • @YusufMahamed-p3r
      @YusufMahamed-p3r หลายเดือนก่อน

      Arab yaad kataktay

    • @AbdiqaniArtan
      @AbdiqaniArtan หลายเดือนก่อน

      @@YusufMahamed-p3r Arab Cabdillaahi Dareewal ayaa wata isna waa Kulmiye

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 หลายเดือนก่อน

      Habarjeclo qabyaalada kala dhex bax adeer. Hadii siyaasi HJ Madaxweyne loo sharaxayo HJ ayaa u shiraysa. Qabyaalada HJ dhexdeeda kama shaqeyso. Anoo xirsi adeer dhow ii yahay ayaanan 8 sano la socon. Waayo hadaan xirsi raaco HJ kala qaybinaysa inader. Wa hadaad pure Habarjeclo tahay❤

    • @MaxamuudCiise-j8g
      @MaxamuudCiise-j8g หลายเดือนก่อน

      Waad asiibtay

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n หลายเดือนก่อน

    Masha allaah balanteenu waa is beedal kharleh Mohammuud hashi fariid fariid dhalay ❤

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf หลายเดือนก่อน +1

    Horaa loo soconeyaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน

    KANI WAA SHAYDAAN WALAAHI INAANU WALIGII XIL QABANAYN EE JEELKA MADHEERA AYAAN GOGOSHII UDHIGAY

  • @aaminamaxamed3077
    @aaminamaxamed3077 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaanu h.jeclo nahay halkuu nageeyo ayaanu ku raacaynaa

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 หลายเดือนก่อน

    Maxamoud xaashi away saxibka xildhiban inaa aabib intasi kadib shacabka Somaliland maxad uu haysaa aarsiga iska daaf mushariic miyad haysa adigu iyo isbadalka maa aaaf unbad kuu sheegaysa 😢😢😢

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa baarqabaynayaa inantooda wase ilmaadeerayaal muuse abokorow maxamuud waa idinla dooranaynaa ee ha noo maqlina nacaskayaga walee farahayagii iyo laandheerahayagiiba waad tihiine

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk หลายเดือนก่อน +1

    MAXAMUD XAASHI WAKHTIGIISU WUU IMAN UU MADAXWEYNE NOQON DOONO

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk หลายเดือนก่อน +1

    WADANI IYO KAAH GUUUUUL❤❤❤❤

    • @mohamedabdiyusuf519
      @mohamedabdiyusuf519 หลายเดือนก่อน

      Waxba ha is dalinina wadani iyo kaah waa cadowga gudaha uga wakiilka gurguurte xamar

    • @mohamedabdiyusuf519
      @mohamedabdiyusuf519 หลายเดือนก่อน

      Dadku ma indhala cid kasta waa muuse

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน

    Horaan u shegay min bari ilaa galbed dadku waa isbadal doon isbadal kheyr qaba insha allah lkn umada u sobob ah yeynaan mar dambe farteena eedin

  • @fali1563
    @fali1563 หลายเดือนก่อน

    Mabadaluu wadNi

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c หลายเดือนก่อน +1

    Hanagu soo lugo'ina cadwga gudahoow!

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 หลายเดือนก่อน

      Wxse waa nacasnimadii iyo aragtida liidata ee aderkeen ina kaahin iyo muuse abuureen GARXAJISNA waa tolkeen

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf หลายเดือนก่อน

    Sawkii lahaa ku damaashaada adjaad naga adkaateen illahy kacabso habar jeclo nimco ayey ku jirtaa

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan หลายเดือนก่อน

    O00000 O00000 O00000 O00000 O00000 cabad wayno doorasho

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 หลายเดือนก่อน

    Kuma doono maxud xashiyow hawo cune kulmiya soo baxay muse bxi doona lkn qaranbobatahay

  • @aaminamaxamed3077
    @aaminamaxamed3077 หลายเดือนก่อน +2

    Jookarka siyaasada

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 หลายเดือนก่อน

      walahi waa jookar hahaha waayo ninkaasi marnaba ma guuldaraysto ciduu raaco

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 หลายเดือนก่อน

    LA AGTII IYO MASHRUUCII XUNBA WAYNE HAWDII AAD WAREEJISAY KA WARAN BEENAALE KAA DARAN DALKA MA JIRO ISKU ARDAYNA WAYNU AHAYN WAAR LA XISHOOD UMMADDA KA XISBOOD IIMAANKA ALLA HAKA QAADO YAAHUU

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g หลายเดือนก่อน

    Waxaad u qabatay caynaba ama reer Burco balsheeg intaad xukunka haysay ma jirto marka waxba ha iska la dooxin.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk หลายเดือนก่อน

    WAAR NINKU CADAA WAXAN MOODAYAY MADAXWEYNIHII MARAYKANKA

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk
    Ciyaal ayuun baa haa iyo maya le ina xaashi waxaan filayaa inaad cidlo ka xiiqday kkkkk

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise หลายเดือนก่อน

    Waa run waa maalintii aarsiga been maaha jinna hayimaadee muuse ha inadhaafo saaaas weeyi anoooo reer Gabilaya ayaa taakuguraacsan guuuul xaashi

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan หลายเดือนก่อน

    No no tuug waan aqan

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud หลายเดือนก่อน

    Badaluu

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf หลายเดือนก่อน

    Jokar

  • @KareemHussein-yr3yp
    @KareemHussein-yr3yp หลายเดือนก่อน

    Ha raacina tuugta😂😂😂

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise หลายเดือนก่อน

    Cidiyuuhuu ku dagaalamayaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo ushaqeesa buuuufi tuuuuuug xaashi tuuuug

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu u codee

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 หลายเดือนก่อน

      badaluu fooqal badaluu

  • @Xasmas
    @Xasmas หลายเดือนก่อน

    Huwan kalkal XISBI OFFWAREEN

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 หลายเดือนก่อน

    naacnaacle kolba muxu jaar isku qaaday waxa u doonaya oo u ka samrilayahay tuugadi iyo iska qaadashadi bila xisaa ta ahayd

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf หลายเดือนก่อน

    Waaya e habaryoonis iyadoo ururleh miyey kaah siinaysaa waa maya ciro sosaara ururkeenuna hadhaco

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiya huwanta loo cadeynayo ee ha is xiijin!!.
    Doorashada sanadkani waxa la kala dooranayaa somaliland iyo somaliya. Midkeed u cideyn?

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 หลายเดือนก่อน

    Dalkabafh buucunay xaaraami waxaa umuuqada waxii uu cuni jirY habR jecli cafow ugAyn maysd saaqidyohow qayla waynu huwan huwan tuug

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 หลายเดือนก่อน

    Muusa abokor walee habeen may jirin ma ninka huwanta cod udoonay ayaad daba socotaan qylo wayne tuug ilaahay ka goay tolow dadku mieye waalan yihiin ilayn tuugan way yaqaaniin hafaanu cido idin dhigin waxa uu waxaa u samaynayaa nacabka maxamed kaahin a faruuya geele kelen ilaa keleb gacalyaalow shalay markuu cadowga u baroorYeye muusa abokor macaankii baa ka dhamaaday haday maanta khaainkii daba socdaan magaciin habo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

    Booli qaran jokar xumbawayne way kuu dhamaatay sirta huwan kaa hayso iyaguba way sheegi sidoodii