MUUQAALKAAN RAGA BES AYAA LOOGU TALO GALAY! TESTOSTERONE !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2023
  • Halkan iga soo xariir :
    / maryoley_muscle
    / maryoley_muscle
    profile.php?...
    linktr.ee/maryoleymuscle
    Online coaching: nazzii6@live.com

ความคิดเห็น • 46

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad rabto inaad is badal suubiso igala soo xariir Nazzii6@live.com

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 ปีที่แล้ว +4

    Waa ka xumahay mowduucan oo kale ineysan somalida sida laga rabay uga faaideesan waa mowduuc aad ugu muhiimsan dunida aan hada ku noolnahay❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Walalkey guul waaye hadii jiraan 1k qof Somali ah oo ka fikiraayo testosterone kooda 🤲🏿🙏🏿

  • @user-em2nc2gv7k
    @user-em2nc2gv7k ปีที่แล้ว

    Thanks you
    Maryoleey
    Sxb

  • @hassanabdisamad3006
    @hassanabdisamad3006 ปีที่แล้ว

    Shukran bro

  • @husseinabdulkadirhashi3956
    @husseinabdulkadirhashi3956 ปีที่แล้ว

    Shukran Maclimu👏🏽👏🏽

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walal 💪🏿💪🏿

  • @Gio19910
    @Gio19910 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb.

  • @dr.mahamedlibanmahamed
    @dr.mahamedlibanmahamed ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid coach Mowducyo ad u muhimsan waaye

  • @heehaa2243
    @heehaa2243 ปีที่แล้ว

    Thank u what u doing

  • @sakarieabdisuleiman49
    @sakarieabdisuleiman49 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abdinasir keep going brother

  • @guwa1980
    @guwa1980 ปีที่แล้ว

    legend shukran bro❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal 🙏🏿❤️💪🏿

  • @abdulahiabdiahmed3223
    @abdulahiabdiahmed3223 ปีที่แล้ว

    masha alh waa wacyi galin ad ufiican sxb mahadsanid

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว

    Maclimuu Keep going

  • @husenuthman1459
    @husenuthman1459 7 หลายเดือนก่อน

    Sidee heey loo kadhikaa macalin

  • @umuridwan4072
    @umuridwan4072 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wll

  • @maxamedaxmeddiiriye5202
    @maxamedaxmeddiiriye5202 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad umahad santahay macalimuu marna wallkeena ❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walal ❤️🙏🏿💪🏿

  • @umuridwan4072
    @umuridwan4072 9 หลายเดือนก่อน

    Qofcato ayan ahay oo calosha kawen ee sekuhela macalin

  • @Zaki__7483
    @Zaki__7483 ปีที่แล้ว +2

    Mowduucan aad ayaan u daneyya Waxaan ku xirnaahay channels cadaan ah waxaan daremayay in loo bahanyahy qof somali ah oo kalinkan buuxiya
    Mahdasanid macalin

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 ปีที่แล้ว +1

    tnks coach 10:36

  • @user-ks4bl5jt3q
    @user-ks4bl5jt3q ปีที่แล้ว

    Waxan ahay 58kg waxanan ahay nin dheer 1.8 ah waxan u baahanahay inan noqdo qof jidh dhisan maxan talooyin u baahanahay macalin❤

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 ปีที่แล้ว

    Coach adoo mahadsan kasoo hadal hadal liposuctionka Iyo stubborn fatka ama genetic fat sida loo loss gareeyo

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 ปีที่แล้ว

    💯💯💯👍👍👍

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 ปีที่แล้ว

    🐐🐐

  • @LiibaanKamaal-jp4se
    @LiibaanKamaal-jp4se ปีที่แล้ว +1

    Asx

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj ปีที่แล้ว +2

    Sidee lagu ogaan karaa bro somali ma lagu baari hadaad ka war heyso bro

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +3

      Waxaa qiyaasaa videoga dhan ma Daawan. Haaa Somali waa lagu baari karaa

    • @abdijibarAj
      @abdijibarAj ปีที่แล้ว +2

      @@MaryoleyMuscle bro videoga bilaaw ilaa iyo dhamaad waan daawaday lkn meel ma sheegin kaliya iska baar ayaa dhahday weliba qof aad adiga trainin usameysay ayaa tusaale usoo qaadatay iyo in mid guuud iyo mid gaar ahba jiro

    • @abdijibarAj
      @abdijibarAj ปีที่แล้ว +1

      @@MaryoleyMuscle aniga ahaan hada miisaan keyga iyo dhirirkeyga miisaan keyga ayaa badan saas ayaana u rabay inaan u ogaado hada alx wax dhib ah iskuma arag lkn marwalba waa muhiim in nolosha laga fikiro caafimaadkeeda hadana waa ku guda jiraa miisaan dhimista oo hada jimicsi ayaan sameeya lkn macal asaf coach xoogay iminka awoodeyda maahin lkn kaliya jimicsi iyo cuntada oo yareeyay ayaan wadaa

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +2

      Sxb waxaa ku dhahay waxaa lagu ogaan karaa in dhiig lagaa qaado.. Dad xamar dhiig LOOGA qaaday waan arkay. Waxaa u malaynaa xamar inay jiraa shaybaaro suubin karaan arintaas

    • @abdijibarAj
      @abdijibarAj ปีที่แล้ว +1

      @@MaryoleyMuscle haa maasha allah waan raadinaa walaalo mahadanid bro🙏