Mahadsanid Dr adnan. waxan ka mid ahay raga tijaaabiyey ka maqnaashiyaha baraha bulshada waxan iso baxdey natiijo ilaa aan maanta mahdiyo, ilaa heer aan gaadhey in aan isbuucii ka soomo maalin. sido kale ustad maaraynta wakhtiga wa qasab in q0f walba barto isagana cashar fiican ban ka qaatey ila heer aan gaadhey socodka aan soconaya 2 daqiiqona ha noqotee in mareeyo qof la hadal ama fariin ka jawaabna ha noqtee sido kalena suuq joogii oo aan ka dhigey laba habeen oo kaliya in aan u baxo isagana wn ku guuleystey mahadsnid .😍🙏👏👍👍
Brother I have been struggling with time management for alomost a year, and I have some experiences to manage your time but I'd like to tell everybody will see my message don't focuse on results just FOcuse on activities
Masha Allah dr adnaan runti xaqiiq waye hadankga watigaga ahdii ad mareysatid adiga ayuu kuguyaranaa Allow waqtiga nobarakey in aanku qabsana wax aan ku liibaneyno aaqiro iyo aduun
Dr qofka Muslim ka illahay wuxu u Abuuray inuu Caabudaan oo isaga Adoon unoqdaan. Dunidaan in la is wareeriyo ma ahan subuxii so kac ado Muslim ah habeenkii seexo Ado Muslim ah. Dunidu wa Ayaamo . Ugu dambayn Nabi Mohamed scw wuxu yiri katag wax yaabaha waqtiga ka dhuminayo oo maalayacniga ah
Anu Facebook baan ku waalnaa beri dhaweed iska tiray kabigiisba waqtigeyga Juuro waayeh hada alxm waxyaaba badan aanka wahsa jiray is heynaa Mahadsanid Dr Adnaan allaha ku karaameeyo

Masha allah wad ka nasatey walallkey🙏
Abdinasir, Is edbin nafeed oo aan caadi aheyn ayaad sameysay.
Calaamadaha Guusha ayaan kaa arkaa masha Allah 🎉
🎉❤m.a
@@DrAdnanAbdallah mahadsanid zhp
Inta jecel wiilkan warkiisa saxdaa ee uu markasta kahadlo❤❤❤
Wll qofkii massegekayga arka muraad leeyay iso duceeya .dr alle haku barakeeyo
Allah kuu sahlo muraadkaaga oo kheyr ah
Allaha kuu fududeeyoh
Allaha kuu fududeeyoh
Summary
5 Arin kafagow
1: social media (baraha bulshada)
2:news (aqbaraha)
3: focus La'aanta(diiradsaarid La'aanta)
4:TVga
5: shaqada guriga
Mahadsanid 🙏
😅K0u00uu00ukkuu😅
@@RoodaAbdiHassan65social media haha tiktok ka bilow iska delt😊😅
Brother I have been struggling with time management for alomost a year, and I have some experiences to manage your time but I'd like to tell everybody will see my message don't focuse on results just FOcuse on activities
Msha allh aad iyo aad muhadsntihiin
Markaa aan Nigu soo biirey waxbadan baa iska key badaley alxm
Guuleyso
Masha Allah dr adnaan runti xaqiiq waye hadankga watigaga ahdii ad mareysatid adiga ayuu kuguyaranaa Allow waqtiga nobarakey in aanku qabsana wax aan ku liibaneyno aaqiro iyo aduun
Aaamiiin.
Mahadsanid 🙏🏽
Ducadaydu marwalba way kula jidha ❤
Mahadsanid, Allah kusharfo.
Tnx Dr 100 hlagu tuuro kabadan uqalanta wx faida leh noso gudbiya m.a
Sharaf ayaa leedahay 💯🙏🏽
alle haku dhowro dr @@DrAdnanAbdallah
Dr jazaakallahu qayra sida bulshadada wanaaga iyo qayrka ula jeceshahay oo aad nogula talineso waqtigeena
Thanks Dr
Video ga isago dhamaday le arkaa😁 saa u jeclhy barnamishyadada m.a ilahey Haku xifdiyo abowe❤
Allah ku shardo Sabiriin 🎉
shukran jazakallah Dr
Shukran Drkena qaaliga ah sharaf iyo karaamo waan jeclahay muuqaaladaada quruxda badan iyo qaab soojedintada cajiibka ah❤
Allah ku sharfo Abdikarim.
Guuleyso.
M.a ustad sidaa noo dhirigalinyanyso waan ku faaidey
Jazakallah walal
Shukran jzakalahu khyrul jazaa Dr adnan wcs wr wb
Waiyaaka Maymuun.
Mahadsanid Dr🙏🏻
Waqtiga waa saveta kaliya ee dhinac kasta wax ujarta❤
💯%
Mahadsanid dr adnan❤
شكرا لك يا دكتور ❤
ننتظر الغد الأفضل
بينما سياتى الغد
ونحن اكبر سنا
وارق عظما
وأقل صحة
وأكثر انشغالا
فليكن يومنا افضل
Mashallah thanks 🙏 bro 😎 ❤❤
U welcome🙏🏽
Mash Allh Dr ❤
🙏🏽
Thanks dr adan for you advice 😊💌
Shukran walal
Cafwan
waa nasiixo aad u fiican. بارك الله فيك، وحفظك من كل سوء
shugran dr allah ka abaal mariyo
Aaamiiin.
Allh ku sharfo.
Thanks doctor
Mahadsnid dr😍🙏
Adigaa mudan
شكرًا دكتور عدنان ❤
Thanks brother ✍️🎉💯
Shukran dr
Thank you bro. Dr cadnaan❤
Thnks dr Adnan 👏
Shukran akhiii wallaahi markaan idinku soo biiray wax bdnaa ogaaday
Thanks Dr adnaan🙏
mhdsanid ustaad wax badan ayaan kaa faa'
iday
Mahadsanid dr
Mahad sanid dr جزاك الله خيرا 🎉❤
واياك 🙏🏽
Thankz dr
TNX waan ku taageera hore usoco wallkei ❤🎉
Dr adnan Abdallah jasakaallah qeyr❤❤
Thanks
❤❤❤❤😊thanks Dr
Welcome 😊
Mahadsanid ❤️ 🎉
Adigaa mudan
Jasakallahu kheyr Dr
Alle abaalkaaga jano ha ka yellow dr❤
Aaamiiin.
Mahadsanid walaal Xafsa.
M.a jaaw vedio ga oo dhamaaday lee arkay allah ku barakeyo dr ❤
Aamiiin.
Guuleyso Mascuud.
جزاك الله خير 😊
❤❤❤❤ mahdsanid walal qali alle cimriga iyo cafimadka haku barakeeyo inbadan ❤❤
Aaamiiin.
Allh ku sharfo 🙏🏽
Alle hku barakeeyo Dr
Wx badn ban u bahanaa mowducan oo kle😊❤
Guuleyso😊
Tnx Dr wxbadn idinka faaidy tan io ilaa intan idinku so biireyyy m.a🎉Guulystah
😊🙏🏽
Thanks Dr wax badan ayaan kaa faaiday ✨
Jazaakallahu kheyr aboowe🥺🙏
Wajazaaki 🙏🏽
DR wad mahad santahay
abalkaga jano alhakadhigo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaamiiin.
Allah ku sharfo.
Allow waqtiga noo barakee
جزاك الله خيرا جزاء
thank you for your telling us❤dr
Masha allah horey uu soco
Allah haku barakeeyo wll adnan ☺
Thanks dhakhtarkeyga♥️
U welcome
Walahi wax badan kaa faaiday DR video waa Downloaded garayay si markasto idhirigaliyo❤❤❤❤
Guul ayaan kuu rajeynayaa
Wllhi wax badan ayaa ka faa iday
Dr mahad sanid 🙏
Adiga mudan 💯
Mahadsanid dr next vedio time management kaso dhig insha allah
DR. time management 😢 soo dhaqso thanks
جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك يا أخي 🎉😊
Doctor waa ii anfacay hadlkag 😍
Mhdsanid dr❤
Adigaa mudan
Dr qofka Muslim ka illahay wuxu u Abuuray inuu Caabudaan oo isaga Adoon unoqdaan. Dunidaan in la is wareeriyo ma ahan subuxii so kac ado Muslim ah habeenkii seexo Ado Muslim ah. Dunidu wa Ayaamo . Ugu dambayn Nabi Mohamed scw wuxu yiri katag wax yaabaha waqtiga ka dhuminayo oo maalayacniga ah
Saxiix walalkey😊
Saxiiix 💯
@@DrAdnanAbdallah full respect 🙏
@@DrAdnanAbdallah❤
Anu Facebook baan ku waalnaa beri dhaweed iska tiray kabigiisba waqtigeyga Juuro waayeh hada alxm waxyaaba badan aanka wahsa jiray is heynaa Mahadsanid Dr Adnaan allaha ku karaameeyo
TikTok ban ku walanhy inaan tiro waye
Masha allha dr❤ allha no ka xifdiyo
Dr luqada kaso HadaL aad baaad umahadsanthy ❤
Thanks Dr
Mahadsanid drkeyaga
Thanks alot dr adnan ❤
Waan mahadsantahaY wlalkeY ilaahay haka abal mariyo sidaad waqtigada nooga faa ideyso❤
Thanks ustad
Jazaa kallahu kheyr 🙏 👋
Mahadsanid
Zxp ilahay haka abaalmariyo sida aad waxa ina anfaca inoogu soo gudbisid 😊
Aamiiin.
Mahadsanid 🫵
Mahadsanid dr❤
Msha allha
Ilaahayow tiktak iga madoobe.
Mhdsanid dr
Thanks dr adnan❤😊
Wcs thanks walaal
Dr waxan doonaya qaabka medicine dhigta iyo waxyaabaha looga baanyahay
Walaal kanaalka dib ugu laabo waxaa jira playlist dhameestiran oo ka hadlaayo SAFARKA NOQOSHADA DHAQTAR.
Dr ilhy cimriga hakudheereyo waxbadan kaafaidaye
Waa mhdsnthy wllkeey dr adnaan
Mhdsnid dr habeen dheeli waxn ku seexda waqtigaga waxbaan qorsheeya blse subxii hlkaa kamaqdo see isga jari cadooyinkii hore
5th comment like isaaar👍
Sakay ugu dnbysy 2sc iga baxdy waka shalynoyaa tiktok💔😭
Mahad sanid dr😊
Keep going 💪 ✨️ pro 💪 👏 👌 🙌 Dr adnan
Dr.kasoo hadal xiliyada wanagsan wax laxafido ❤
Mahad sanid Dr❤
Dr thank u wxbdn baan kaa faaidny
Dr,dadka maxad ugu soo jawaabi weyda horta 😂
Management time kusoo xiji Dr
Insha Allah waa qorsheyneynaa.