Masha allah hooyady zaaid ayay u murugeys nayd marka uu dhintay aptigay bilooyin dhan waa ay murugeys nayd illah ayay ka dalbatay in uu tuso hduu dhintay iyo hdii uu nool yh is LA habeenkii ayuu u yimid isigoo leh wll ha iga wal walin aniga meel fcn baan jooga ee u sheeg wllkey asna zaaid buu u murugey san yhy
jazakallahu khyr sheikh waxan ahay gabdh ay hooyadeed dhimatay mudo laga joogo hada 7 sano lakn mal8nkay dhimatay ila maanta hooyaday waan arka wanan ku riyoda habeenkasta o an seexdo ano murugo I hayso ama ano madaxu I xanunanyo Wana qofka kaliyee iigu dhow wakhti xaadirkan ogna talabo kaston qaado mana nihin hadana 2 Ruux o wada joga Mel 😢😢Allah yarxamuk umii
Mar mar ayan ku arka riyada gabar dhimatay oo saaxibo ahanjirnay o ila hdda amini la'hy gerideeda wxn ku riyooda anigoo leh xamdi somadan dhiman dadka dhan wxe dhahayen xamdi we dhimatee iyada oo qosleso aye i leedahay ma dhiman weli wa nolahay mar wlbo oo riyada ku arko intAs is dhaafsana i miss her wlhi 💔😥
eesh calaa qisas/mowduuc, dadkii janada ayuu u eegyahay sheekhanu, sheekadani aniga si gaar ah ayey ii taabanaysaa aabahay habeeno badan ayaan sheekaysanaa arrimo badan gorfaynaa wax tagay iyo wax taagan, laakiin ma fuliyo waxyaaluhuu i faro sababtoo ah waxaan aaminsanaa riyo been inay tahay, ma garanayn sheekhu wax badan ayuu ii faaiideeyey
Sheikh aniga waxa darema culeys marka an rawo wax Ina qabsado dhanka waxbarashada ah ama wax wngsn ina sameyo hada rawo marka maxa aqrista oo ducoyin ah sheikh
walaaal waxaan ka codsanyaa inaad inshallah next video ka soo dhigto diinaasoorka xayawaanka la dhaho xaqiiiqdiisa waxa uu yahay sababihii loo halaagay
CISHO dhawayd baa lagu soo qaatay dinosaurs laakiin waxa ka hadlayey nin yaroo Quran xafid ah aanse sheekh ahayn magaciisa aankuu raadinaa It was very interesting wakhtigaas xitaa dadku way waaweynayeen subxanallah
Sheekh adiga iyo dhamaan islaamkoo dhan alle janada ha geeyo
Masha Allah allaha kubarakeeyo ya shiikh qisooyinkaaga marki hore madhagaysan jirin lkn ilahey ayaa xaqa itusay aad ayaad umahadsantahy shiikh barakallah
maash allaah tabak allaah jasakumulaah Alif kheyar sheekh cabdi casiis allaah ku xafido
waa asxaab waxa uu kasheekeeynayo walaal jazakalaah yaa sheequnaa gaaldiid
allahu akbar allh awoodisa badana allh unaxaristo inti naga dhinatay o muslimn ah annqgane niyaad saalix ah allh nagu dilo shugran akhi filaah
Amiin yaa rabi
Aamiin
Jazakaalhu kheyraa walaal umada wax fiican ayaad u heysaa ale haku naxatiisto
jasaalahu khyr sh
Jazaklhu khyiran akil muslim sh rabi xasand haa kaa seeyo amiin daMntenba inshä älläh 😍
Wcs walal Jazaaka llaah ilaahay khayr haku siiyo wax badan baan kaa faaiidnay ilaahay haku barakeeyo,
mocha Allah sheikh gaaldiid Allah yahfidag
Subxaan allaaah jazakhuma khyra jazaa shiekhnaa
Masha allah hooyady zaaid ayay u murugeys nayd marka uu dhintay aptigay bilooyin dhan waa ay murugeys nayd illah ayay ka dalbatay in uu tuso hduu dhintay iyo hdii uu nool yh is LA habeenkii ayuu u yimid isigoo leh wll ha iga wal walin aniga meel fcn baan jooga ee u sheeg wllkey asna zaaid buu u murugey san yhy
Mansha allah ilaahay janada ku kulmi
masha allah allaha kubarakeyo sheikh jazaakalaaah khayr
maashaa allah tabaaraka laah ilahay dartii ayaan kuu jecelnahay noosoo badi qisooyinka sheekh jzklaah khyr
Subxanallah 😭😭 ilahayoow noo naxariiso Yaa Rabi Akhirana filjanaha Adunyadana filnimcah
Mansha allah jazakalah khayr sheekh anaga allaha Naga dhigo kuwii wax KU qaato qisadan Mansha allah allaha ku xafido
الله اكبر لا اله الا الله محمد رسول سبحان الله
mansha allaah sheekh ale haku xafido
masha allaah ajar allaha kusiyo wax badan ayan kafa idnay
jazakallahu khyr sheikh waxan ahay gabdh ay hooyadeed dhimatay mudo laga joogo hada 7 sano lakn mal8nkay dhimatay ila maanta hooyaday waan arka wanan ku riyoda habeenkasta o an seexdo ano murugo I hayso ama ano madaxu I xanunanyo Wana qofka kaliyee iigu dhow wakhti xaadirkan ogna talabo kaston qaado mana nihin hadana 2 Ruux o wada joga Mel 😢😢Allah yarxamuk umii
Ilaahay ha u raxmado hooyo
A.c
Abaayo allah ha unaxariisto hooyo
xillo janno xishood badan alle ha u naxariisto hooyo
alle ha naxariistoh wllo
Jazaakumullaahu qeer shiiq Abdulaziz qisooyinkaada qiimaha iyo qaayahabakaleh akteyda faa ii dooyin farabadanen leh.
d
Allh ha ka abaal mariyo sheikh cilmiga aad noga faiideyneyso alle abal kaga janada ha ka yelo
Allah Haku barakeyo shekh
jizzakalahu qayr sheeqow
jakallahu qeyr walalkey Masha Allah tabaarakallaah
Mansha allah shq mahadsanid janadii alle hakaa waraabiyo ..jazaka allah khayran...bye
😢😢😢jazakallah qeyr wax weyn ayaan ka faiday jazakallah qeyr
jazakalahu kher shikh
subhanallah ilahoow u NaxariisO umadada anaga qatimadaa qeyr noogu qatim
Maanshaa Allah ilahy ganga dhigo Kuwii janada kukulma aamiin
اسلم عليكم ورحمتلاه وبر كت Allah yax faduki maryan
Kazakalahu Khayr
mashallah jzk qayer cimriga allh haku barakeeyo ammin
Mazha allaH Jasaka allaHu khEyR
jazakumu alllah Ilahayow janada nagu kulmi kuwan jecel nahay
Mashallah sheekh illah ku xafiido
suaal sheikh qoofka dhintay xabashisa marka boqatid qoofka dhintay ma arkaya qoofka soboqday? sida walidka caruurtisa xabashoda boqda
جزاك الله خيرا
لا اله الا الله واشهد ان محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وسلم
Jazakumullaah kheyr sheekh
jazaakallah kheyr
Sheeq Mahadsanid Allaha ku xafido
mnsha Allah jazakalahu khayr wlo
MAASHA allh jasA Allah khyr
jazakallahu kheyr
Shekh abib jasakallah
jazakallah jana
Aamiiin.
Allahu akbar
shukran cami
Mar mar ayan ku arka riyada gabar dhimatay oo saaxibo ahanjirnay o ila hdda amini la'hy gerideeda wxn ku riyooda anigoo leh xamdi somadan dhiman dadka dhan wxe dhahayen xamdi we dhimatee iyada oo qosleso aye i leedahay ma dhiman weli wa nolahay mar wlbo oo riyada ku arko intAs is dhaafsana i miss her wlhi 💔😥
Uducee wll marksta 😍
M.a wa cajib walhi
allahu akbar allahu akbar allahu akbar jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheikh gaaldiid
jezakallahu kheir akhi
Masha Allah jasaakumulahu khayran
ilahow kuligen janadada nagee ilaahow nacafi
1
hanamor abdi allahuma ammeen😭😭😭
Aamiin yaa rabi
Aamiin yaarab
Janatul fardoosa
Jazaakalaahu kheyran wll
wcs wr wbr
jazakallahu khayr akhii
maansha allah sheekh allaha kaa abaalmariyo.sheekh qisooyinka noosoo badi ilaah dartii ayaan kuu jecelnahay
Khadar muhammed nnn
Khadar muhammed ok
Allahu akbar ilaho janadaada nagali aduunkan noo dambi dhaaf amiin aamiin
masha Allan
jasakal Allah
masha alah
Barakallah sheikh
jazakalahu khayran walaahi mowduucyada aad noo s o oo gudbiso xiiso ayay leeyihiin fadlan kitaabkaas ruuxda ee ibnu qayim waan jeclaan lahaa hadaad noo yara dulmartid
ok
jasakalahu kheyrn
Illahay ha naga yeelo kuwii janada ku kulma
Sawirkan kuusaran waa nin gaal ah wwe cayaaaro iskadaji wll
Asc manshallah jzkallah khayiran
Asc
Wlal 4:35 cida dhimanysa iyo caalimqeybka alle SWt ayaa og (عَالِمُ الْغَيْبِ فَلَا يُظْهِرُ عَلَىٰ غَيْبِهِ أَحَدًا) So qof isgiisiiba joogo caalimu barskh side buu u ogaan karaa qofka uu KU Soo dhaweynya aqalkiisaas ama gurigisaas
Walaahu aclam
Hadaan cilmi yar yhy ii fiidee su aashaas
Waxaan jeclaan lahaa adoo raaciya burhaan (daliil)
Mhdnsid wlal
Asc wll ninkan xadiis bu kawramyaa ee ma ahn wuxuu naftiisa kakeny mid kle adiga raadso bayanka xadiiska oo iska saxa
Maxaa kaa qaldan, sheekhu wax jiruu ka hadlayaa walaal maahan Mualif
Walaal waamas alodheer mahadsanid
mnshllh shiikh jasakalahu khayiir
wacalaykum alsamaam waraxmatul Allah wabarakaatuh
Baraka Allaah sheekh
Shukran wllo jasakalah
jsklh wll qaali ah
jazaajallaah
du är bäst
JASAKALAAHU KHEYRAN
manchallah waa xaq
Qeyr allaha ku siiyo
allow ku barakee sheekhuna ilahay jannada ha kugu casumo
allah yaxfadak
Waacajiib
Xalimo Cabdi Amiin
Xalimo Cabdi 嗷嗷9就要回家9啦啊哦✌耶✌耶鲁6能不是不是你的错不想去年底部长久了67头脑袋中间价位的话是你(⊙o⊙)(⊙o⊙)啊哈😄😄哈哈😊笑着迷茫了嘛,了嘛,了解过了一会儿我是❤❤❤❤❤❤爱你爱你的人了也不错嘛!我要的事故现场我也想你(⊙o⊙)啊哈利用了头1😖
Amiin ya rabi
maasha,Allah
mash Allah jazakumulah
Allahu akbar
Jazzakalah
Allhu Akbar sh allh yajsiik
jazaaka Allaahu khayra
masha allaah
Masha allh
jazakalaaahu khayr
illahay janada ha ku geeyo insha allah
maasha alaah
Sheqoow aniga waxaan ku riyodaa Ninkeygii oo dhintay asagoo ila jooga oon faraxsanahay sidii isagoo nool oo kale.
Amal Ali
Alle how naxariisto odaygaagii
Amal Ali u
Janada ayaad inshaa Allah isku guursan doontaan waxaad noqon doontaa qudratul cayuun inshaa Allah
Amal Ali allah u naxariiso
Insha allah janada ku kulmaysaan
manshalah jaskalaaha wll
illahay cadabata hakaa xoreeyo sheikh
sheekhow marmar ayan arka aabahay riyan ku arka wana ooya isla riyada ma iga cawinkarta riyada jazakalah
Xalimo Cabdi quraan u akhri aabaha sadaqana ubixi insha allah
garyaqaan alaawayn thanks walal for replies jazakalahu qayr
garyaqaan alaawayn walal lkn quran hadan u aqriyo ma gaaraya suaashan iswaydiiya markan quraan uaqriyaba
Xalimo Cabdi Haaa ukhtii wuu gaadhayaa hadii aad Quran u akhriso iyo Hadii aad Sadaqo u bixisaba niyada kaliyaa kaaga xigta Yacni waa inaad uniyootaa o aad ugu niyootaa inaad abahaa Quran kan u akhrinayso wad ifahantaan filaa ukhtii yacni Somaligaygan iska jajaban
Asc, walaal hadii riyadaasi wax fiicantahay waxaad u sheegaysa cid aad ku kasoontahay, hadii wax xun tahayna waa riyo shaydaan ee afkaaga ayaad haysanaysa. hadaad caawimo u baahantahay ila soo xidhiidh inshallah.
Allaah yaxfidak
eesh calaa qisas/mowduuc, dadkii janada ayuu u eegyahay sheekhanu, sheekadani aniga si gaar ah ayey ii taabanaysaa aabahay habeeno badan ayaan sheekaysanaa arrimo badan gorfaynaa wax tagay iyo wax taagan, laakiin ma fuliyo waxyaaluhuu i faro sababtoo ah waxaan aaminsanaa riyo been inay tahay, ma garanayn sheekhu wax badan ayuu ii faaiideeyey
Aloow ku barakeey sheeikh oogle
Alah haku xafido
Sheekhow hada ayan arkay qisoyinkan
Sheekhow waxan ku weydina gabar aan habaryar u ahay oo islaso kornay wey dhimatay 2sano iyo bar ayey duganthy mar walbo waxan ku riyoda iyado ila joogta oo howlehena guri iska haysano oo sheekeysaneno maba aaminsani iney dhimatay ii fasir hadad aragto qoralkeyga walal mahadsanid
Wey ku jeclayd ee u ducee quraan u akhri markastana sadaqo u bixi kuna dhaqan camal wanaagsan si hadaad dhimato aad janada ugu kulantaan.
subxanallah barakallah wll
N
سبحان الله
jaskallah sheeq
Masha Allah
Sheikh aniga waxa darema culeys marka an rawo wax Ina qabsado dhanka waxbarashada ah ama wax wngsn ina sameyo hada rawo marka maxa aqrista oo ducoyin ah sheikh
allaahu akbar ilaah ayaa weeyn
subxanalaah anigu aabahay oo dhintay dhowr jeer bnku riyoodey wxn usadaqeystana ma awoodo hda
Jazakalaaa
walaaal waxaan ka codsanyaa inaad inshallah next video ka soo dhigto diinaasoorka xayawaanka la dhaho xaqiiiqdiisa waxa uu yahay sababihii loo halaagay
CISHO dhawayd baa lagu soo qaatay dinosaurs laakiin waxa ka hadlayey nin yaroo Quran xafid ah aanse sheekh ahayn magaciisa aankuu raadinaa
It was very interesting wakhtigaas xitaa dadku way waaweynayeen subxanallah