DFS oo Albaabada u laabeysa Safaarada Itobiya, & sirdoonka Itobiya oo shir ku qabsaday Safaarada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 20

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 21 วันที่ผ่านมา +2

    MD XASSAN SHEIKOW waad wanagsan tahay, good job, ithiopianku iyagay gaajo xdhishey ok ee ogow turkiga iyo masar soo dhawee oo ithioianka afgadmuun kacaa iska saar🥹 horey uu soco

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 21 วันที่ผ่านมา +5

    Braaking news : FlyDubai airlines has removed Somaliland from its flights to Hargaysa. I have Just checked now.
    FlyDubai oo u hogaansantay dalabkii dowlada federaalka Somaaliya.

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 21 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan intuu diblomasiyada xeerinkaro waa xeeriyey ee markaan albaabada haigudhifto safaaradooda

  • @JetLagRecords
    @JetLagRecords 21 วันที่ผ่านมา +3

    Suldaanka TV., you're a content legend

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 21 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم اصلح دات بيننا

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 21 วันที่ผ่านมา

    Suldaanka brother xogaha cida ku siisa ee aan sax ahayn barina kugu soo noqonaayo oo aan.lahubin hore haka soo qaadan maanta waan yaabay markaad tiri masar iyo Turkey waa iska hor imanayaan cida xog taas ku siisay waa dad haba yaratee Masar iyo Turkey iyo xiriir kooda haba yarateen waxba ka aqoon kana war qabin Masar iyo Turkey mar mar siyaasadooda gudaha waa kala duwan tahay lkn markii ay gaarto strategy da International waa isku aragti waligoodna dhinaca maalgashiga majoojin Billions ayey isdhaaf sadaan iyo waliba dhinaca difaaca ilaah Somalida ha faham siiyo siyaasadaha aduunka

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 21 วันที่ผ่านมา

    asc

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 21 วันที่ผ่านมา +1

    Warya suldaanka tv adrka xasan gorgurde ruwayadu wado miya run umaleysey kala tag umada beenta waradka was

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 21 วันที่ผ่านมา +1

    Acwb walaalow waxaad shacabka soomaaliyeed u heysaa shaqo Fiican ee Fadlan Kula tali dowlada ( in ay Xalane talaabo ka qaado oo ay kala shaandheyso dadka dagan Lana ogaado ajnabiga dagan Xalane waxa ay u joogaan ), arinkaas wuxuu keenayaa in bur iyo biyo loo kala baxo.

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 20 วันที่ผ่านมา

    Ayaga ayaaba haga

  • @silverloola726
    @silverloola726 21 วันที่ผ่านมา

    Waryaa ilaaheey ka cabso, Waa ogtahay in Xasan rabo inuu burbursho Puntland ee beentaadaa daa.

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 21 วันที่ผ่านมา

    Xalane black watertii ciraaq qaraxyada ku baabi isay inay joogaan baa laga yaabaa

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 21 วันที่ผ่านมา

    Xasan oo wali itoobia laleh calaaqaad safaaradeed , Sidee loo aamini dawlad ku sheega xasan sheikh,safaarada itoobiya,ee basaasiintu daganyihiin xalane, shirarna ku leeyihiin, xasan beenaale, 😮waligiin aaminaad malihidin,😊.

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 20 วันที่ผ่านมา

    Etopia waxay tiri waa qasab in aan helno dhul iyo bad
    Etopia waxay tiri dhulka iyo badda horay baanu u lahayn
    Etopia waxay tiri waxaanu nahay 150 malyan waana qasab in aan helno dhul iyo bad xoog ama xeel

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 20 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia wexey tiri waxaan gudaha Somalia ku leeyahay Rufyaamiin badan,
      Ethiopia wexey tiri rufyaan baa i geynaayo ilaa badda 😂

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 21 วันที่ผ่านมา

    War diyaarada eghiopia bas ah joojiya dadka somalidana yayna raacin meel kasta oo ay joogaan markaas ayaad ethiopia ka adkaan kartaan ethiopia ma hayso dakhli aan diyaarad ahayn marka safaarada bas ah yaan la xidhin ee diyaaradana xidha

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 21 วันที่ผ่านมา

    Aadan waa wiil somaliya hadaad idinku adayg iyo isku kalsonaan muujisaan wuu ku qasban yahay inuu idin taagero marka gonaanka shacabka somalidaa leh waxaana ku filan caalamka idinkoo qabyaalada iyo qabiilada joojisaan oo somali ahaada