Mansha Allah tabarikalaha waxa wadan jamala iyo teamkisa wacyigaline ficana ayada wadana mansha Allah hore usoco Allah garabkina ha galo guuuulesta in sha Allah dhaline yaro masakaxa cafimada qaba aya hayesan guuuuuuuuulesta 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Hore u soco first comment pin igu qabo
Burco magaladeyda🟩⬜🟥💪
walahay dhalinyaradeydu wa dhira galin cajib ah🥰🥰❤
Wacyi gaLin fCn horu socDa Team Hakis🌺💯💯
Mashalaah mashalaah ilaheye haa xafido burco bodhween aamiiin ❤️🙏🌹👏😘🤲🏻🥰✌️💪💕👌👍💚
Masha Allah,
Allah ha ku xaafiido eedo.
Burco waa aniga💚💭❤
Hore u soco jamal guulayso ✅
Masha allah
Jamal iyo team kiisa Australia Ayan hada ku daawaday magaalada inoo qurxiya hawsha halkaa ka wada reer burco ayaan ahay Laakiin 35 sano ma arag maydaan dhalan Markaan ka tegay follower baan idiin ahay hawl fiican baa wadan iyo tusaalooyin qosol iyo xikmad ku jirto
New OO somalilanpa mayjirin wakhtigii kuugidampayzay magaalada inder 😂
@@nuuramuhamed7982 wle hada mu ruyoonaya
@@abdiabdilahi8331 😅😅😅😅haadee wlll somalilanda waxay jirtaa 30 sano asna waxa uukamaqanyahay 35 sano
@@nuuramuhamed7982 dee marka 5 sano ee dheer 30 ka sano meelkalu joogay oo somaliland bu modayaa inu joogay marka caruurbu ahaye
@@abdiabdilahi8331 kapasooqaad
Wlh aadbaan ujecley burco 🥰🥰 from hargeisa 💚💭❤🌡🌡💯💯
Maanshallah congratulations Reer Burco
Mansha allh waa asiibateen wllhi wacadiga jira maanta
Wacyigalin fiican wl weeye keep going
Wacyi galin aad u fiican weeye
Maansha alaah halka kaga wada ax yaa baladi
Mansha Allah tabarikalaha waxa wadan jamala iyo teamkisa wacyigaline ficana ayada wadana mansha Allah hore usoco Allah garabkina ha galo guuuulesta in sha Allah dhaline yaro masakaxa cafimada qaba aya hayesan guuuuuuuuulesta 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wacyi galin quruxbadan Alleh hadin bafido brothes
Waa riwaayad fariin xanbaarsan muhiim weeye in dadka sidan wax loogu sheego
Horeya uu socoda reer burco
Hore u Socda jamaaL
Dhalinyaradan 100k Views Bay u Qalmaan Lkiin Dadki Fahmi Lahaa Meeye 🥺
Sax burco waa adiga rag raga
hore usoco sxp
Burco waa anaga
HARGAYSII WAA ADIGA😎😍😆
Www hlkeda dhigteen nio hore usocda
So wadaa bahalahaa
Sheeko fiican
Keep going my brothers
0:04 Ma socaalba kaasi😂😂
Well done
Good exempel qaranka somaliland
Dadkaygaan jeclaa hadaad qososhay wlhi subscribe ayan ku saraya sis
Igu qaado wad dharatybe 😂❤
KEEP GIONG
Alle wanaaga hayna fahansiiyo, wacyigelintu horumarka bulshada ayey qayb ka tahay.
Qarnigan qaabka ugu sahlan ee dadka lagu wacyi gelinkaro waa qaabkan.
Haka daalina inaad saa dadka uwacyi gelisaan adduun iyo aakhiraba faaiido weyn baad kahelasaan.
Hore usocda
Waar legends kii way so labten lkn editing ka inga hagaajiya riwaayadu sideedkle waa tope
🎋💗manshalhu
Inamadii inamada
Halkaa ka wada
talye cabdi risaaq shudhe khalid
Waa ayaan darro weyn in 2022layna baro qashinka halka lagu rido dagdag aan isu qabnno
4:58 😂🤣🤣🤣
Rag culus halkaa kawada howsha👍
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤
Go ✋
Boys
Burco waa inaga
waar fahma dadkaw in sidii hore waxlaga badalay farta lagu qoray tips nadaafada
Fariid
Burco wa inaga hore usocda wiilasheenii
waxa burco iigu dambaysay 4sano ka hor
Riwaayada markii la duubay miyaaNay la tashaN maayiRkii magaalada
Inadeerow in yar Iiwaabi burco hadda ma anigaa???
Ma anaad inan yaroo dirays wata isoo kaxaysanysaa😂😂
Wlhi oo bLhi maryo dhiig le laka la furan😂😂
Magaaladii sowta nadiif noqotey
𝑔𝑜 𝑓𝑜𝑤𝑒𝑟𝑑 𝑝𝑟𝑜𝑡ℎ𝑒𝑟
6:17😅😁😅 war Bal halka iigu Celi
Kkkkkk markii dawlada hoose gaadhey dadkii dawladnimada necbaa kkkk cajaaib kursi kumaadin
Adigu ma waxaa tahay kuwii cuqdada abay
raganimo
😂😂😂😂😂😎✌️
Kkkkk sheeko waar warkaga cade
Dhunkare Waxba lagama qaban karo
RAG culus salaan gobeed hakaa kawada howsha
Rag culus
Wax kle
Majaajilo wax ku oola
Aryaa neef
Kadaaya ceebta askarta fuck
Waar dameeraha magaalada
Kasaara horta