DEG DEG DFS Miyaa Xeriirka u jartay kenya, Safiirkii Somalia oo Loo yeeray&Xeriirka oo halis ku Jira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @ruqiyoabdulle6365
    @ruqiyoabdulle6365 12 วันที่ผ่านมา +9

    Dowlad somaliya kama jirto

  • @shugriugas2784
    @shugriugas2784 11 วันที่ผ่านมา

    Gocanka Qaranka Soomaliya WA Guul Wayee

  • @MaxamedIsmacil-f2j
    @MaxamedIsmacil-f2j 11 วันที่ผ่านมา

    xasa iyo xamse 2ubanan mid wain 1iscasila❤mida❤kala😊

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 12 วันที่ผ่านมา +2

    XALKU WUXUU KUJIRA XASSAN SHEEKH INUU XILKA ISKACASILO WAKUFASHILMAY HOGAMINTA DALKA

  • @yasindahiraware6272
    @yasindahiraware6272 12 วันที่ผ่านมา +2

    Nin xiran muxu xira

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 11 วันที่ผ่านมา

    Xiriirka ha loo jiro kenya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 12 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaayi maahayn safiir soomaaliya u fadhiya kiniya wuxuuse u fadhiyay xasan ayax wuxuuna fulinaayay danta xasan ayax

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 12 วันที่ผ่านมา +6

    Kkkkkkkkkk jecliyaa jabka xasan dhiiqo

  • @silverloola726
    @silverloola726 12 วันที่ผ่านมา +6

    Keenya talaabada eey qaadey maha mid dhaawaceeysa jiritaanka Soomaaliya, laakiin waxeey dhaawaceeysaa jiritaanka danta Xasan khaaska u ah. Jiritaanka Soomaaliya ma aha in la cunaqabateeyo dadka ku nuul jubaland. Ahmed Madoobi, Xasan Munaafiq ma cunaqabateenkaro laakiin waxuu cunaqabateenayaa dad jiran, dadka baayacmushtarka ah, gabdhaha umulaya, iyo dhalinyarada u aadaya
    waxbarasho dibada.

  • @silverloola726
    @silverloola726 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan waa musiibee Illaaheey hanaga qabto.

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 12 วันที่ผ่านมา +1

      Adaa musiibo ah oo u shaqeeya Dowlado shisheye xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga madexweyne Dalxureye iyo Dowladiisa Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed Allah is suficient for us .cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 12 วันที่ผ่านมา

    horan u soo qoray in aamiin lehen Ethopianka iyo Kenya, Masar a lageyo Kismayo iyo Gedo sida baa roon Madaxweeyne

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา +1

    Interpol waa in ay sharciga udhigan lafaafajiyo, Somalia waa in ay xiriirka ujartaa Kenya.

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 11 วันที่ผ่านมา

    Xirxiirka Kenya ha loo jaro ayada iyo ciidamadaba hana joogiyo qaadka iyo diyaraarahoodaba.

  • @abdialimaalim4964
    @abdialimaalim4964 12 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhh......😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂you BH kkkkkkkkk your

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 12 วันที่ผ่านมา

    xasan.shekh.makamarmi.kara.kenya.wayo.lacagta.usoxado.wukumal.gashada.wadamada.dariska

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 12 วันที่ผ่านมา +5

    Asc please u jar Xariirka kenya Qaadkooda joji Please madexweyne Dalxureye please

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 12 วันที่ผ่านมา

    Qaadka kenya waxaanu usoo wareejinaynaa somaliland

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan baahane dameer dowlad muxu kayaqana bahahinkan abgaal uf

    • @User_19567
      @User_19567 12 วันที่ผ่านมา

      Walal Xassan Xumow uf dheh Qabiil kada

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh waxa waali kuriday oo wareeriyay oo ku kalifay inuu 50konton safar oo bilaa natiijo ah dunida ku wareego Hal safar oo muuse biixi halmar kutagay itobiya Muuse biixi guul guul Libaax libax kkkkkkkkk kaxaaxaabi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 12 วันที่ผ่านมา +1

    MADAAMA MD. XASSAN SHEKH U YAHAY, KALIGII TALIYE AAN LAHEYN XATTA CAQLI KU FILAN, DOWLADDIHI CAALAMKANA KU SHEEGAN, IN UU JEEBKA IIGU RIG OO KALIYA YAQAAN, SIDAAS AWGEED AYAN JIRIN, MEEL U XUSHMAD KU LEEYAHAY.

  • @faadumo114cabdi9
    @faadumo114cabdi9 12 วันที่ผ่านมา

    Xalku waa in jaadkooda loo joojiyaa sida ugu dhaqsaha badan

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 12 วันที่ผ่านมา +2

    Hassan wa la khayamay wasirka arimaha diibada iyo resalwasarah is og

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 12 วันที่ผ่านมา +1

    😂xamar buu xasilin waayay xasan, meelkale xaalkeeda daa , xaasid weeyaane , xukunkiisu xaasaskii xoolaha ka xoogyee, xaabsadoo xageed tagi , waa lagu xabaaleyne😅,

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 12 วันที่ผ่านมา +4

    Kenya waa ogaadeen Ethiopian waa ogaadeen xasan dhiiqo koormuu waxfahmayaa casharkii 2013kii miyuusan waxkaqaadanin

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Xariika itobiya

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 12 วันที่ผ่านมา

    HADDII WAX QABAAHO U BAAHAN JITO WAA IN XASAN SHEEKH LA SOO XIRAA WAA TUUG AAD U DHACAY DALKA IYO DADKA SOMAALIYA

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 12 วันที่ผ่านมา

    Dowlada Somalia, waa inay qaado tilaaboyin degdeg oo ka midyihiin qaatka iyo in la xayiro diyaraadaha Kenya iyo Ethiopia dalba.

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 12 วันที่ผ่านมา +2

    Asc suldaan tv dawladaha sida kèenya itoobiya iyo imaaradkuba iyo dawladah shisheeye dankama leh soomaaliya xasana waa dilaal hadba cidii uu kahelo in dhuunta uqoysa unbuu rabaa xasn ee iskadaa kkkk

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waa idinka dowladiini xooga laheyd dumiyay,,ee siyaad bare,,ka xaaxabiya hada ,kenya iyo itopia hadinku is bebedeleen,,,,البه يرحم السيد محمد زياد بري

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 12 วันที่ผ่านมา

      waxaa layidhi gudin yahay hadaadn badhkay kugujirin imaad gooyseen gudin waa masaarta dhirta lagujaro waa basaasiinta ushaqeeya gumeysdaha

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheekh ha joojiyo jaadka ama hayska aamuso.
    Xasan waaa Dilaal jaadka ka macaasha..
    Kenya iyo Ethopiya way ogyihiin in Xasan yahay malaayacni dilaal ah.
    Xasan waaa qof aan lahayn jaho loo raaco.

  • @shugriugas2784
    @shugriugas2784 11 วันที่ผ่านมา +1

    WA Muhim inn Hirirka kinya iyo Qaranka Soomaliya lLakala jaro

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 12 วันที่ผ่านมา

    itoobiya xariirka haloo jaro

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Ujar xariirka kenya

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya waan ka adagnahay laakiin etiobiya ha inugutataabinina

  • @AbdirahmanMaano-f4h
    @AbdirahmanMaano-f4h 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya

  • @MohamedAhmedMohamed-l6k
    @MohamedAhmedMohamed-l6k 12 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Ceebwaynaa maxay jabeen barbaradkii

  • @shugriugas2784
    @shugriugas2784 11 วันที่ผ่านมา

    Runtii kinya hadgud Ayay kusameysay Qaranka Soomaliya

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Waxe ubahantahay gesinim9

  • @abdialimaalim4964
    @abdialimaalim4964 12 วันที่ผ่านมา

    My Sir Kenya Mandera somali 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅kkkkkkkkkkkkkkkk hhhhh 8:38 hhhhhhhhhh

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo. Waa fashiilmay. ETHIOPIA iyo keniya.wey lasocdan in xasan dhiiqo. Muqdisho xugumin.somaliya dowlad kama jiirto

  • @sakiyaresakiyare4600
    @sakiyaresakiyare4600 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya iyo itobiya waa cadawga somaaliya l'abadia dal waxanu wada saxeexdeen heshiis difaac 1984 kaasaa shaqaynaya imiks

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 12 วันที่ผ่านมา

    asaasan xabashi balance malahan xasan sheekh wuu fududaaday markuu la.heshiinayay.Abiy

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา

    Please Somaliyeey joojiya investment ka aad kawadiin wadankan bangadaha laysku qalqalayo Kenya it's not save place to live, it's dangerous.

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 12 วันที่ผ่านมา

    Asc sxb suldaan tv aniga fikradayda waa cad yahay somaliya waa inay burburiso heshiiskii Ankara itoobiyana ciidankeeda kasaarto somaliya Kenyana waa in xiriirka loo jaro sababtoo ah itobiya iyo Kenya way isla socdaa somaliya waxay ka sameesteen buffer _ sone oo gobolada ayjoojaan way qabsadeen sidaa haloola socdo

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 12 วันที่ผ่านมา

    Bilaayo kuheysato Abow Abow loogama baxo😂😂😂😂😂 kahari weysayee weyku heysataa😂😂😂😂

  • @abdialimaalim4964
    @abdialimaalim4964 12 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢

  • @ibrahimmohamed8026
    @ibrahimmohamed8026 12 วันที่ผ่านมา

    Hassan sheikh should forget about kenya and Ethiopia they belong to jubaland.

  • @AbdirahmanMaano-f4h
    @AbdirahmanMaano-f4h 12 วันที่ผ่านมา

    Dowlada somaliya insidekdekah harirka ugujarto

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 12 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂

  • @NoorBashiir-fi6qv
    @NoorBashiir-fi6qv 12 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia haday ogatay cadow geeda

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 12 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia na manta Diyaarad military kadejisay Kismaayo.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 12 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan iyo bahaa'inkiisa xariirka aa Kenya u jaraw haaynaa nacalatullah

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya jaadka ay soomaaliya usoo dirto halaga joojiyo waxaa layiri ninkii xusul kuugu dhifto xagasha ayaa lagu dhuftaa Kenya intaas ayaa jab u ah dhaqaalo badan ayaa kasoogala jaadka soomaaliya ay usoo dirto

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา

    Waa in de-investment ay Somalida kusamayaan Kenya.

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา

    Waa in Somalida ay joojiyaan investment ka ay kawadaan Kenya

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Hadi adrbto inagulasto waina wanajiso ujara xarka keeniy iyo itobiya

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 11 วันที่ผ่านมา

    Somaali waa cunto kariyaal badan ay karinaayiin ugu danbeeyna Qash noqo doonta ka dibna qashinka lagu shubi doona.
    Waad arki doontiin somali oo lawaayo in lawaaydoona cid danbe oo xasan sheekh lahadasho.
    Anagoo soomali ah shacabna ah wadankana ka tagay 1986 ayaan aamini la, oo wax siyaasad ahna 1 daqiiqa ku fikirin,aayaanba aaminaynin,dhibka aystana waxay shalay ku haayeen farmaajo ayey maanta xumaan u arkaan,hadii ayaga lagu sameeyo.
    Iyo maalin walbo oo dowlado ayaga israadinaa ayuu dhexdooda ka shaqaynaa.
    Ma siyaasad xumaa,mise doqonimaa waan kala garanwaa....

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 12 วันที่ผ่านมา

    Jubaland ma aqoonsana dawlad xasan sheekh markaa soomaliya iyadaa u bahan wax aqoonsada

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 12 วันที่ผ่านมา

    Waxan maqli jirray col kudhac oo tuugo kuu ciidamisay madaxweyne xasan sheikh xalka dalka dibada ayuu karaadiyey dabeetana dal iyo dibadba wuu ku fashilmay walalkaa inaad u tanaasusho ayaa ka kheyr badan inad cadowga isku dhiibto I'm sorry what happened to my country SOMALIA 🇸🇴 ♥️💯✅

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 12 วันที่ผ่านมา

    Jaadka gooy m.w. hore ee kenya 2 bilood ayuu oo hun afka furtay marku m.w. farmaajo iska jarey ee soo banaan baxeen beerleydi jaadka iska celisanka dhuudhiga

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Waxa adkalata shneso wamaxay hadi adna xadikaga adna ilashkari

  • @User_19567
    @User_19567 12 วันที่ผ่านมา

    Ayax baahan Qaadka kama jojin karto Xumow kahari wesi wey ku hesata boooc

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 12 วันที่ผ่านมา

    Hawiye stop crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hayat143-m5r
    @Hayat143-m5r 12 วันที่ผ่านมา

    Xasanow safiirka jajabso oo maraq ku darso safiir aad u yeertay cid and oogu cagajugleyneyso ma jirto safiirkaaga iyo adigabo. Waxaad tihiin damper iyo labadii dhegood

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Lomabahana hdal lada jilacasan waina yelato goan geesini maleh

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh.wixii uu farmajo ku sameeyey oo dhan waa la tusayaa.
    Kiiniya iyo itoobiya horena waa u sheegeen haddeerna ma oggolA in somaliya kacdo israacdo ama ciidan xooggan yeelato.waxa arrinkaa kula socda ingiriisk,imaaraadka iyo kuwo keloo badan .xasanna ma fahansana kuwaas lugta haya

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj 12 วันที่ผ่านมา

    Jaad ka ha la joojiyo Ayadaa cabadeey walahi

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 12 วันที่ผ่านมา

      Wadamada deriska XASAN waxu uyahy qaadwale waynaaday.
      Madaxweyne maba uhestaan.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 12 วันที่ผ่านมา

    Kkkk madaxweyne xasan wax badan ayaa ka qaldan ( imaaraadka carabta ayaa kadaba shaqeynaya dowlada m/weynuhuna waa iska indho tirayaa Maxaa qaldan? Muu xiriirka u jaro imaaraadka?

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 12 วันที่ผ่านมา

    XASAN DIBEDDA WAA KU FASHILMAY GUDAHA DALKANA WAA LAGANNACAY MARKA MUXUU TARI KARAA ?

  • @farahA-t1j
    @farahA-t1j 12 วันที่ผ่านมา

    Waxay ka qaadi Karan malaha Hassan waa ku fashimay suyaasada dibada iyo gudaha

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 12 วันที่ผ่านมา

    Asc teeda kale waa in la sameeyo dhamaan diyaaradaha ka imaanaya itoobiya lagu qasbo adis abab _ mogadisho dhamaan diyaaraha ka imaanaya itoobiya ay soo maraan mogadisho

  • @MaxamuudCabdi-i6g
    @MaxamuudCabdi-i6g 12 วันที่ผ่านมา

    noo kiiya

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 12 วันที่ผ่านมา

    WAXBO SOO MAKORDINAAYSO TALAABO XASSAN DIIQO UQAADE .BERITO LE AYAAD ARKI DOONTA XASSAN O HADDAN DUNKANAAYO RUTO O U SUJUUDAAYE KAN MAGACII IYO SHARAFTII SOMALIA WUU BURBURIYE ASAGA IYO MAFIADA DAMUJADIID

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Waqayano xarika keenya iyo itobiy labada labada doladood w

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 12 วันที่ผ่านมา

    Hassan muxuu ka qaadi karaa Kiniya iyo Itoobiya waayo waa ogaadeen inayna Dawladi Soomaali ka jirin Hassan iyo Kooxdiisa Baahani ee Tuugta ahi bari u gurguranayaan waayo Daarood kii is qaban lahaana Ismaaciil ayaa ku diray oo Hassan ku yidhi Dawlad Hawiye ah ayaad u baahantahay ee Irisamaale samayso Isaaq, Ciise iyo Hawiye Ismaaciil wuxuu burburiyay Aaminkii lagu qabay Hawiye iyo in ummadu isku dantahay waa Soomaali iyo Hawiye oo wada tuug ah.
    Hassan awood uma laha inuu la ficiltamo Dawladaha Jaarka waayo waa ogaadeen wuxuu yahay.

  • @AxmedAbdirashiid-c6z
    @AxmedAbdirashiid-c6z 12 วันที่ผ่านมา

    Dowladii taagta darneed ee xasan sheekh haday itoobiya io keenya dagaal dublumaasi ah la gashay maxaa Dan u ah xiligaan oo cadaabis badan ka haysto gudaha somaliya

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya waa cadow

  • @mahadcartan662
    @mahadcartan662 11 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkk dawladiiyoodhan jahwareer ayay kabixila,da,hay xataa haday ucarartay Kenya Ethiopia Eritrea Masar Turkey kkkkkkkkkkkkk

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud 12 วันที่ผ่านมา

    Madaxweeyne xasan hadu gudaha xaliin lahaa howshu wa fududaan leheen

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 12 วันที่ผ่านมา

    WAR HADDI KENYA IYO ETHIOPIA CADOWGA SOMALIA YIHIIN MUXUU XASSAN SHEIKH ABU AXMED UDUNDUNKANAAYE SIDII NAAG LASHUKUKANSANAAYO O MUXUU QABUURAHA AXMARADA O GAALO AH UGU SUJUUDEY O MUXUU BADDI SOMALIA UGUSAXIIXEY OROMO IYO AMXAARO QURUN AH

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya is not stable.

  • @mohamedaouledmouna3049
    @mohamedaouledmouna3049 12 วันที่ผ่านมา

    Hassan gargute wzligiba adaw bu kutilaamaa kz sodi udoonayo u kawazyo ee arrinta qarznka kusazbsan kamahadle ta gaar u ah zyu ka horaysiyaa

  • @Hayat143-m5r
    @Hayat143-m5r 12 วันที่ผ่านมา

    Xasanow adigaa xaniiyaha iskasiibay marka dhufaan ayaad tahay ubax usajuude

  • @Ugaazaamiin
    @Ugaazaamiin 12 วันที่ผ่านมา

    Waxa la gudboon iney ahmed aqonsato

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 12 วันที่ผ่านมา

    Wax culeeys ah ma jiraane adigaa jecel waxaad sheegeeyso qolaad ku xayeeysiineysaa 😂

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 12 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk waalida maamul iyo aqoondarro xamartaal.
    Axmad wax badan buu la hadlay Villada
    in somalia la wada leeyahay ee aanu guruub maafiya ah ka samaysan karin waxay rabaan .
    ninkaan waalan dalka wax ka qabta haddaan lab helin dalkaan waa kala tagay.

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 12 วันที่ผ่านมา

    Umabahna kafirsa sho

  • @UbahMahamed-s9q
    @UbahMahamed-s9q 12 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂