Allaahu akbar ummaddaan waxaan filayaa in cidda ka nooli aysan jirin kasoo billow Prec.Aadan Cadde iyo kulmiye oo Bartokoolka ahaay ayaan ka aqoonsadat iyo Safiitkii Ithopia ee Reer hargeysa kana mid ahaa Ergadii keentay midowga oo somalidu ku sheehi jireen Kiristan in uu ahaa
Waagaan sharafta lahayn waaye. Alloow maalmahaan oo kale noosoo celi adaa caadilee.
Yaa Allaah yaa Rabi
Alla. Dadku Qurux badnaa
WAA dad Aan xaaraan cunin
AUN
Aadan Abdulle
XAAFID AL AZAD
AYAAN arkaa IYO
Mohamed Wardi
Intii dhimatay
Allow u naxariiso
axmad naaji sacad aloow kuu naxariiso aamiin
Axmed naaji Allh cimre dher ku siiyo
Iyo cibaado suuban
Allaha u naxariisto
Waa 1966 madaxweyne aadan cade iyo resalware abdiriqak haji husein 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Maxamed Axmed Kuluc
Khadiijo Cabdullahi Daleys
Ahmed Naaji Sacad
Abdi Muxumed Amiin
Intaa baa isugu tagtay yasalaam
8: 45 cajiib isku duubnida sidey u macaanatahy
Inta dhimatay dhamaantooda allaha u naxariisto
Baraawo waayo waayo
يا ءيها الصوماليون
Fannaanka aadka uga dhex muuqdaa ihun Maxamed Axmed kuluc.
Allow kuu naxariisto Al fanaan Ahmed naaji sacad shalay yuu ku geriyooday magalada London
Aamiin yaa rabi
Allaahu akbar ummaddaan waxaan filayaa in cidda ka nooli aysan jirin kasoo billow Prec.Aadan Cadde iyo kulmiye oo Bartokoolka ahaay ayaan ka aqoonsadat iyo Safiitkii Ithopia ee Reer hargeysa kana mid ahaa Ergadii keentay midowga oo somalidu ku sheehi jireen Kiristan in uu ahaa
Axmed Naaji waa noolyahay sxb
Erayadii Aun Axmed nuur yuusuf
Miisigii Axmed naaji Aun.
Xusuus qaaliya iyo yaraantii dhawr IYO todobaatankii ilaa kala yacii
Waaow
Martida dabbaaldegga waxaan ka gartay AUN hobolka caanka ee reer Suudaan Maxamed Wardi.
M.a legends
Inta dhimatay dhamaantooda allaha u naxariisto 😢😢
Alow kunxariso ahmed naji sacad
❤️❤️❤️❤️
waqooyi(SSC iyo Somaliland) iyo koonfur midawgii somalia. dhulbahanta somalia mideeyey
Heesta Maqalkeedu waa LOW QUALiTY
Heestan waa berigiii kacaanka filimkuna waa xilligii aadan cadde aabaha demoqraadiyada somalia
No waa kacaanka kor
Ladanesalwe kalab yahow maytida haka nabad gasho jaajil yahow murakabka ah ninki ku baray sida sax loo qoro ha caayin nijaas yahow nacalada lagu dalacay
Aadan cade Nin sharaf leh buu ahaa afweyne dalka ku ciyaaray 👎👎
Cabdi Maxamed Muumin ayaa ereyada heesta tiriyay isaga ayaana qaadaya waxaanu u jiibiniya hobolada waaberi iyo ardayda dugsiyada. Axmed Naaji Sacad iyo Xareedo Ismaaciil Duniyana way la qaadayaan.