Gabadhii kaguulaysatay ninkeeda waa qiso cajiib ah!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • #sawdamohamud#qisooyinka__kadhaca calamka oo afsoomaali ah kadawo halakan please don’t forget to subscribe my channel thanks

ความคิดเห็น • 49

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 ปีที่แล้ว +12

    Maashaa alaah wax lagu waayay astur laguma Helo qaawanaan qurux xijaabka iyo xikmada intaba ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin8206 ปีที่แล้ว +3

    Allah kusharfo sawda markasta saan uxiiseeyo inaad waxsoo dhigta kolba fiiriyaa🙏

  • @halimomaclin
    @halimomaclin 15 วันที่ผ่านมา

    Wanku salamay wll sawda bailan

  • @alidaud3907
    @alidaud3907 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey, SAWDA Muhammad arintab aad ayai idirihgilsi, shukran

  • @ugbadcabdullahi5198
    @ugbadcabdullahi5198 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah huuno sawday halmaalin hanaga maqnaanin allaha ku xafidee

  • @YoosMax
    @YoosMax 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow ku barkee sawda qali

  • @abdinoorismail5699
    @abdinoorismail5699 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك من كل شر و عين ومكروه وسوء يارب العالمين

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว

      امين 🤲 يارب العالمين كلنا

  • @ifraahharedkeysane6032
    @ifraahharedkeysane6032 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah abyo qali

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂allah umu Maxamed anaa dhalay malaa

  • @abdiadan5111
    @abdiadan5111 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah sowdo Allah hakuxifdhiyo

  • @alidaud3907
    @alidaud3907 ปีที่แล้ว +2

    Kaarto iyo karto waa awood wein

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mash Allha

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 ปีที่แล้ว +3

    Guul badan ayaan kuu rajeen

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว +5

    Mansh Allah kabaha ayaa durmarka la dulmaraya walaahay way ku sugtay mamdas😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo waan dawahaa

  • @ahmednuur3030
    @ahmednuur3030 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haku xafido wll

  • @alidaud3907
    @alidaud3907 ปีที่แล้ว +1

    Waaxa maashaalah

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walashey

  • @alidaud3907
    @alidaud3907 ปีที่แล้ว +1

    Cajab siir nageer lamasalgaro kkkk

  • @zeynabshahmed5823
    @zeynabshahmed5823 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid walal

  • @xasancalikafiye125
    @xasancalikafiye125 ปีที่แล้ว +5

    Dr. Sawda muddo bilo ayaan yara barakaysnaa yacnii qalliin baan galay waxaa wehel ii ahaa sheekooyinka.

  • @maryammohamed5921
    @maryammohamed5921 ปีที่แล้ว

    masha allah ilahy aduun iyo aakhiro haku sharfo

  • @mustafewarsame6178
    @mustafewarsame6178 ปีที่แล้ว +1

    waan ku gu faanaynaa

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sawda Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤❤❤❤🥰🥰

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll sawda wa dhgaysta qisoyinkaga mahdsanid qali kin jeer

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 15 วันที่ผ่านมา

    Islaantu waaa mucjiso 😂😂😂

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fariid iagadheh mamada❤😂

  • @halimomaclin
    @halimomaclin 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abuuhaaja6309
    @abuuhaaja6309 ปีที่แล้ว +1

    Wllo waad mahadsantahay

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sowda nuura mcnto waan dhawnahy

  • @ducaalebare19
    @ducaalebare19 ปีที่แล้ว +3

    Adeer allaha ku barakeeyo. Runti video badan oo aan danbi ku jirin. Cashar iyo cibrona laga qaadanayo baad soo gelisaa waa ku mahadsantahay waqtiga aad gelisay

  • @mustafewarsame6178
    @mustafewarsame6178 ปีที่แล้ว

    Walaal ilaahay ha ku sharfo

  • @halimomaclin
    @halimomaclin 15 วันที่ผ่านมา

    Wan ku dawada qisoyinkaga. Cajiib

  • @xasancumar361
    @xasancumar361 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walashay qaaliga ah allaha kubarakeeyo ♥️

  • @umuiqlaas8082
    @umuiqlaas8082 ปีที่แล้ว

    هههه عجيب ان كيد النساء كن عظيم ....وقال الله تعالي في سورة يوسف..ان كيدكن عظيم ..

  • @sacdiyoilays
    @sacdiyoilays ปีที่แล้ว +4

    Horay usoco wlshy sawda hal qiso ima dhafto aniga wlalhy io hoyaday hben ksta wan kgu xisbtana qisoyinkagu aad bay umacanyihn

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 ปีที่แล้ว +1

    Manisha Alaa wad Mahad sanid

  • @bashirdulane9580
    @bashirdulane9580 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku sharfo. Waad iga aqbashay cosigaygii. Mashallah waxaad leedahay hibo Aan qarsoonayn. Allah haku xifdiyo

  • @abdiwahabismail3614
    @abdiwahabismail3614 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll setihin
    Wll makahelikara number
    Makaga

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 ปีที่แล้ว +1

    adigu ma hashay larto aad ofaygaaga ku kar tayiinayso

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 13 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umumaida7350
    @umumaida7350 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walashey

  • @hassanabdi4774
    @hassanabdi4774 ปีที่แล้ว +1

    Waxanraba inansuuL kuwaydiyo iLobaq abayo

  • @umumaida7350
    @umumaida7350 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @hassanabdi4774
    @hassanabdi4774 ปีที่แล้ว +1

    Wac

  • @a.khalif712
    @a.khalif712 ปีที่แล้ว

    Sxb