A s c sawda maxamuuday setahay walalay mafiicantahay na walalay Dee caad is kadhig Dee wamaxay waxan reer badiyah Dee walalay caad is kadhig isoo wac walalay in Adeeray
Sawdoy qisadan oo kale hooyadey bey ku dhacday qabriga waa loo diyaariyay kafana waloso jaray 2ba bari bay suuxsanayd maalinka 3aad ayadoo la duugi rabo by habeen badhkii Iska Soo kacday oo tiri hooyo biyo isiiya 😊
قال سبحانه وتعالى (فأماته الله مئة عام ثم بعثه قال كم لبثت قال لبثت يوما او بعض يوم قال بل لبثت مئة عام ......)
😂😂
Wiilka wa dhintay sida muuqata cad ilaahay awoodis waye allahu Akbar naftiisa wa la qaaday mesha u danbeysa oo ruuxda la geeya laga so celiyay 😢😢😢❤❤❤
Qisadaan waxaan kafahmay baarinimo waalid in wax walba lagu helo
Ilaahy swt ha nagadhigo baariyiin ubaarinimo Fala waalidiintood amiin amiiin amiin yaa allaah
Wlhi cabsi cabsi waaye Subxanallah
Ma tabraklh walhy waa qiso cajiib.waaye.wllo.sawdo
Bismillaah waa qiso cajiib ah abayo mcn guuleyso insha allaah
سبحان الله العظيم الذي أحيا ولامات
@@mohamedguedi6830 بعدما أماتنا
Qurux badan adiyo qisoyin kaaguba mnsha allaah
Masha Allah xbbti Allah haku xidfiyo hore u soco
Waqiso qurux badan ❤waan ilmeeyay 😢allow bariyal naga dhig❤kuwaso bari u ah rabigood❤iyo walid koodaba❤
Ninka la toogtay qisadiisa nooga sheekey hadaa heleysid waaba qiso yaab leh nin dhawac ahaa oo godka soo qoday asoo la daweyn la duugay subxanallah
Bismilah ookhin iyo qosol isku daray sawday subxan allh 😢
MaashaAllah tabarakAllah Alle haku xifdiyo wll
Alla wllhi waa qiso naxdinban
اللهم ثبت قلوبنا على دينك الاسلام ❤
Msha allh wa wiil ehlu khyr ah
Maansha Allah abaayo Sawda
Aad baan ugu helaa sheekooyinkaaga
Iyo sidaa waqti noo siiso mahad sanid.
Mahadsanid abaaye wlhi waa qiso cajiib ah
Wllo sawda ilahy haku barakeeyo qisaaska saxaabadana maalamaha qaar kusoo dar
Aamiin yaa allah jasakallahu khyr
Aamiin yarabi Aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
سبحان الله الله يحيي ويميت الله فعال لما يريد
Waa qisa cajiiba sowda mahad sanid qaali
Qisadiأصحاب الكهف ayaanba soo xaustay
Wlhi waa Qisa Cajiib ah
Nin baan arkay somali qabriki loqoday nin kala lakudukay wana arkay gobolka galgadud baxdo mel ladhaho waye❤
MashaAllh Allah haku xifdiyo Abaayo
Ino so dhageysto qisadii cabcabsida Eheen ee gabartii iyo hooyadeed inshaAllah
Maasha allaah gabadha aan kahelo qisooyinkeeda runtii ma ihi dadka comentiga qora lkn wali ma dhicin muuqaalkaaaga oo idhaafay waan wada dhagaystaa dhamantooda liketana waa saaraa
Mahadsanid wllo qaali ❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a sawda wll awey qisadii cabsi cabsi part two
Walashay sowdaay waxaan kaa codsanayaa qisooyinka asxaabta nooga soo daa mar mar
Cajiiib wlhi wa layaab layab dhaafy
حسبن الله ونعم الوكيل
Wlhi waqiso layaableh subxanala
Sawdaay cabsi cabsi 😢😢😢😢ilaahow qabriga waasac nooga dhig yaaarabi
❤❤❤ masha allah abyo waa qiso cajiib ah
subxanalah cabsi iyo cibro waye😢
Oday dariska ah ayey ku dhacday qisadanoo kale😊😊
ماشاءالله أختي العزيزه سود الله يحفدك❤
.l
Ilove you wllo sawda qalib
Wajar kenya ayey ka dhacday mamo somaliyed o dhimatay oo sonoletay
ditka dhehen nodoce😂 qusul miran waye wllhi iyo cibro waye
سبحان الله
Subxaanalah 😢😢😢😢😢😢
Masha Allah tabarakallah ❤
Mama dariskena aabaheed asagoo laduugi rabo sokace oo tacsidiisa lofadhiyo
Yaab badanaa weligay ma dhegaysan qiso tanka yaab badan intaas Qisooyin yaab leh ka dhegaysanayay sadwaay 😂😂
Cuzeyr, Asxaabul kahfi,
Magrib wangsan queen 😘
Wanagsan qaali
Subxana allh😂😂😂😂😂😂😂
أن الله عليه كل شي قدير. (ويحي الأرض بعد موتها)
Cajiiib wallahi
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
MAASHA ALLAH
Riyadan ila hda wn fahmi lahay wah 😦
Maasha aaallh Maasha aaallh Maasha aaallh
Subxaanallah 😳 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
mahdsanid xabibti
Masha allh
❤❤❤❤❤
A s c sawda maxamuuday setahay walalay mafiicantahay na walalay Dee caad is kadhig Dee wamaxay waxan reer badiyah Dee walalay caad is kadhig isoo wac walalay in Adeeray
Tii hore qeyteeda 2aad aaway
حسبنا الله ونعم الوكيل
Ninka yamen lagu toogtay ee so nooladay ma la toogtay mar labaad 😂😂😂 ilaahay awoodisa weyna
Sawdoy qisadan oo kale hooyadey bey ku dhacday qabriga waa loo diyaariyay kafana waloso jaray 2ba bari bay suuxsanayd maalinka 3aad ayadoo la duugi rabo by habeen badhkii Iska Soo kacday oo tiri hooyo biyo isiiya 😊
Sheekadi Cabsi Cabsi part 2 Wey Nagu Soo Daahday Drs Sowda See Camal 👀 😆
Asc sister sad sadwa Allaha kubarakeeyo
Allaha kubarkeeyo
Subxanalah ❤❤❤❤❤
Subxanallah 😳
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wa wax kale kkkk
M.a🥰🥰
Qiso marna qosol leh marna yab leh😂😂😂😂😂😂
Weey dhacdàa gabar walaalkey dhalay ayaa in èey dhimatay loo Maleey qabriga ayadoo ladiyaarinaa qolkii ay ku jirty gabar gashay Maradii lagu daboolay oo wax kannuux sanayaan aragtay Allah noo deeysto
Hada weey joogtaa
Kitaab waxaa jiro ladhaho من عاش بعد الموت uu qoray sheikh layirahdo ibnu abii dunyaa
Shugran mahadsanid
Wu dhintay wu baxsaday so xasustay
Waa yaab. Subxanallah
Bisinka
Aamiin
Ninkaas ma suuxin ee wuu dhintay
Ninka la toogtey qisadiisa ka sheeke ee so noladey
Qiso waali ah
Yaabana way ka badantahay
Waxaan Hershey cimra paadasho
❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkk
Ninkii dhoofay esonooladay
Sowda qisadii cab cabsida part two me day MCN to
Insha Allah
Naa walaal markaad ka sheekaunaysay naqaskaaba igu dhagay inaan annigj meesha ku jiraan moodayey
Weli sidaa ayaa l99 qodaa
Let's go 25 k
Coming soon insha allah
Magaladyda waxa ka dhacdy gabar iyadoo qolkii meydka lagula jiro oo meydkeedi ldhaqayo soo kacdy ala naagihi dhaqayey sey unaxeen lee wey rumaysan waayeen😂
Second pin please
😂😂
Sawday Hal midoo kugu jeclahay waxe tahay qisada marka ka shegeyseysid sheko Yara noo ka dhax tartaa suuubis cml miya 😂😂😂 sheeka sheeko laku keenaa cml 😂😂
Rappw.kudhawur❤❤❤❤
Dee walalay caadi is kadhig Dee maxaan ku yeelayna wan ku lasheekay sanaayey Dee walalay isoowac in Adeeray
Inanata dhiirigaliya subiskarab utaabta dhiirigaliya
Asc apy sowda qiyosinka digriga ku sabsan ka so hadal.
Masha allh