Masha Allah ilaahay haku dhowro sheikh iso ducey guurka in ilaahey ii sahlo aniga iyo inta ila mid ah Aamiin yaa rabbi qof walbo ku heshiino guurka waa iga tagaa marka Alle ayaa ah baqii oo iga tageynin rabiyow wax walbo aniga rabo waa ogtahay waana arkeysaa ee iifur mel walbo aniga iga xiran yaa Allah ii fur guurka Aamiin dhamaan muslimiinta mel walbo jogaan wax walbo rabaan oo kheyr ah Alle ha siiyo Aamiin yaa rabbi
Asc sheekh badbaado Ducuuyin badan ayaa ka faaiiday iyo wanaag badan o sheegeysid abaalkaaga ma gudi karo lkn alle waxaan kaaga baryaa inuu abaalkaada janatul fardowsa ka dhigo dhamaanteenna alle heynagu kulmiyo asagoo rabi raali naga ah inshallaah
Masha Allah anoo hada degeysanayaa aan ku niyooday inaan salada galo ka bacdi aan akhriyo Ayaa qof isoo galay wax isiyey wanan ubahnaa Alhamdulillah rabil alamin
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اخي الغالي
Sheikh Wlhi Aniga Tasbiixdan wan ku faaiday malinta so dhigtay Ayan bilaway wlhi Faraj ilahey i furay ganacsi a Bilaway shly ilahey ha I barakeyo Mida qaf Aan ka Rajo dhigay mudo 10sano 0.5$ xita isiin Aya iso diray lacag Badan Aan caqliga galeynin Anigo wicin Alxm sheikh Abaalka Ilahey Janada haka dhigo ❤
Jazaakumu allah waalkey ajar allaha kaa siiyo waan ku tageeraa ilahay dartiisan kuu jeclahay allaha ku xifdio mashaallah tabarakalah. Wallal si gooni ah ma soo wici karaa hadad janis ii hayso plc waxan ku nolahay uganda lakiin hada wan joga somaloa mudo yar ka dob waan soo noqonayaa inshaallah.
Masha Allah ilaahay haku dhowro sheikh iso ducey guurka in ilaahey ii sahlo aniga iyo inta ila mid ah Aamiin yaa rabbi qof walbo ku heshiino guurka waa iga tagaa marka Alle ayaa ah baqii oo iga tageynin rabiyow wax walbo aniga rabo waa ogtahay waana arkeysaa ee iifur mel walbo aniga iga xiran yaa Allah ii fur guurka Aamiin dhamaan muslimiinta mel walbo jogaan wax walbo rabaan oo kheyr ah Alle ha siiyo Aamiin yaa rabbi
Insha allah wax walibo allaha kuu hagaajiyo Kherna kuugu dhameeyo i.a abyo
Ana aqristy wane Hely waxa rabay Alx thnks sheekh
سورة فاتحه 1jeer سورة الناس1 jeer اية الكرسي1 jeer سورةالفلق1jeer يا مغيث يا ودود يافتاح deysa 43jeer dhaheysa x wa shi
Mahadsanid abyo
Jazakallah
Shugran abyo❤
Mahadsanid shekh
لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْت سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
Allow riyadayda ii rumee oo ii dambi dhaaf aamiin
Yaa muqiith🤲
Yaa waduud🤲
Yaa fataax🤲
masha Allah
Jasakllh
G 8:01
Muqiith maaha ee mugiith weeye wall
Alle haku xafido sheekh wax badanbaan kaa faaiidnaa markasta sigaar ahna waan kuugu xidhanahay gaar ahaan
لااله الاالله وسبحان الله والحمدلله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله
اللَّهُمَّ إِنَّكَ خَلَقْتَ نَفْسِي وَأَنْتَ تَوَفَّاهَا، لَكَ مَمَاتُهَا وَمَحْيَاهَا، إِنْ أَحْيَيْتَهَا فَاحْفَظْهَا، وَإِنْ أَمَتَّهَا فََاغْفِرْ لَهَا، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ
Masha Allah Sheikh Farooq Jazaka Allahu kheery 🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha.allah sheekh dhiirigalin ayan helay markaan kugu soo biiray Insha.allah igu haly hada ayn murug ku noolahy
Allah hakaasaro wll murugta
mashaAllaah Allaahu Akbaar yarabee thanks sheikh Badabado ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc walalehey chanelken Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allaah💜🤲🥰
Maasha Alllah shiiqeyga Allaah haku xafido waqti an ubaahnaa ayuu isoo gaaray video gaan Allah culeska naga qaado jazaakalaahu qeeyra shiq
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
Maasha ALAAH Sheekh ILAAHAY ha kaa Jizaa'id siiyo ALLAAHUMA amiin amiin Jizaa'ika'ALAAH kheyr wa Jizaa'a
MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh ilaaheey Ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo wax badan ayaa kaa faidnay ay ka mid tahay suuratul Baqara MashaAllah
Mash allah sheeq
Jazaklahu qeyr sheeq wax badan ban kaa faiday masha allah
سورة الفاتحة
ايةالكرسي
سورة الناس
رسورةالفلق
ياالمغيث
ياالوذوذ
يالفتاح
جزاك الله شيخ الله يحفظكم بإذن لله تمام
Asxàbti hablahaygii iyo caruurtoodtii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda
Sheikh badbaado jAsa allahu khayran wlhi khayr badanbaan kaa faaiiday ilaahay haku barabeeyo wll adiga reerkaagaba
Aamiin
ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خير شيخ
D'éléments ichek badbado
Shoukran wa jazaka allahu khaira sheekh badbaado Allah Swt haku dhawro insha Allah
Asc sheekh badbaado
Ducuuyin badan ayaa ka faaiiday iyo wanaag badan o sheegeysid abaalkaaga ma gudi karo lkn alle waxaan kaaga baryaa inuu abaalkaada janatul fardowsa ka dhigo dhamaanteenna alle heynagu kulmiyo asagoo rabi raali naga ah inshallaah
M.a anigaba Wan ku faaidaa abalkisa jano
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢لاحوله ولا قوة الابالله❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
Wcs wr br sheekh Cabdalla xifdullah Thanks ilaah ha ku barakeeyo Masha allah ❤👍❤️❤️❤️🙏❤️
Masha Allah anoo hada degeysanayaa aan ku niyooday inaan salada galo ka bacdi aan akhriyo
Ayaa qof isoo galay wax isiyey wanan ubahnaa Alhamdulillah rabil alamin
Maansha.alaah.khayr.al.hakusiyo.sheekh
Maasha shekh Allah haku barakeeyo
Ma.allah wllo alleh haku dhawre aniga isoo duuce in illah ii fuududeyo guurka Shekh badbado
Salalaahu calayhi wasallam❤️❤️❤️📿📿📿
نبينا محمدٍ ﷺ
Sce
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
M,a sheeq khyr alle haku siiyo
Sh allaha kudhowro waan kutaxanahay taladaada
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اخي الغالي
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
ماشاءاللہ جزاك اللهُحير allah vous recomposé au haut de paradis Amine insha Allah
Sheikh badbaado iso ducay xanuun sanahay wll
Ilaah hanaga qabto xaasidiinta iyo saaxiriinta bi idni lah way na dhibeen kuwaas ilaahay umada ha ka qabto amiin amiin ya allah
Aamiin 🤲 yarabi
Kheer Alla hakusiiyo shiiq faruhq
Dar alah ku jecelay ilahay hu parakeyo shekh waa kaa fa iidna
Shiikhoow alaha kubarakeeyo
Sheeq ilaahey haku barakeeyo
Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo
Cafimaad alle ka rajaynah insha allh ilhow icaafih wlh waa dalay 😭xanuun kabixi la ahy
Allaha kucafiyo walal
Jazakallahu kheir sheikh
Yaa muqiith Ya wadud Yaa fataax🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Labar kaada isooqo qeer alaaa hakuday
Barakalahu fiik sheeq
Masha Allah Jazakallahu khair
Mansha alaah hulesta adiga iyo familkaga quruxda badan
Jazaklahu qeer❤❤
Alle haku barakeyo sheekh ana Alle muraad kayga haiisahlo
Iyo Hal fataho Hal ayatul kursi Hal falaq Hal rabil naas
Maashaa allaah tabaarakulaah jisaakulaahuqayr
Janada alaah hakugiliyo aduun iyo aaqiro
Masha allah kuwa dhibanaha ah eed u shegeyso anaa ka mida wax2kasta wey iga xiranyihiin ii so duceeya wll
Masha Allah shekh horay usoco.qeebta triyada away
Mansha allah illahay ha ku barakeeyo
Jazaakumulaah kheyr walaalkeey ilaahay ha ku xafido insha'allaah
Alaku akbar
Masha Allah👍👍👍
Mashaa Allaah🥰🤲💜
Jazaakallaah sheeq badbaado m.a
Shiiq cabdulaahi badbado dabigaga iyo dabi waalid kaa Allaha dhaafo
Sheikh Wlhi Aniga Tasbiixdan wan ku faaiday malinta so dhigtay Ayan bilaway wlhi Faraj ilahey i furay ganacsi a Bilaway shly ilahey ha I barakeyo Mida qaf Aan ka Rajo dhigay mudo 10sano 0.5$ xita isiin Aya iso diray lacag Badan Aan caqliga galeynin Anigo wicin Alxm sheikh Abaalka Ilahey Janada haka dhigo ❤
Abayo see u aqrin jirtay aniga jacylkega iga tagy walina wa jeclhy inu iso labta raba asna ima sojedo💔🥺
@@ikranaweys3552 haku duceysanin Qaf ka tagay inu kuso laabto shrfy ka duceyso kaas ilahey weydiso ino qalbigaga katiro Noloshi shly mid ka qurx bdne Aad hesho Qaf manta ka tagay Bari neh wu ka tagaa wlhi
@@hayaathilwa7019 wyahy abyo waa isku daya inaa ilawo😢
Waan ka xumahy wlle alaah kusojediyo
@@ikraanmacalincabdulqaadir254 Aamiin abayo tnx🥰😢
Masha Allah thanks bro
Ninkan qisas al dikri inu kujiro lagayaba
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Jasakallh khyr jasaaa
Masha allaah alle haku xifdiyo
Wn ku faaidey waxn mudo weysanaaaa aan heley ilhy badal haku siiyo
Mashaa Allah sheeg illaahay ha Ku barekeeyo wax baban baan kaa faa,iiday ee illaahay ha Ka jasaa ii siiyo tanwaanu qaadan inshaa Allah
M.a iqoow wadkumah santahsy
Ilahaw farad iifur oo iso hadee
Yaarabi isii guur kheyr qabo
YAA MUQIITH ,YAA WADUUD, YAA FATAAX
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
M.a barakallah ❤
Jazakallah sheekh
Jasakalaah khayar sh
SHIIQ. BADBAADO. ALAHA. KUXIFDIYO. AQIRO. IYO. ADUUNBA
Mashalla Allah ilahay xafido
Masha Allha .......
Qeyr ale ku siiyo
Isoo duceyah asxbtah in ilhy icaafiyo cfimad tamah insha allh
Allahuma amiin yarabi
asc dhamaan isoo duceeya 3month
dhiiga caadada iga maqan dhakhtar waan tagay hadana wuu khalkhalsan yahay
isoo duceeya plz 😢😢
Walashey saliga nabiga aqriso insha allah qeer ayee kugu dhamanesa
@@ayanhassan5906 shukran wllshy insha allah ma rajo dhigi doono
Idinkuna ducada igusoo kalmeeya
Walaashey allaha kuu soo celiyo
@@fadumaumar6368 Ameen Ameen inshallah
Isoo ducee wllo
Kaniinka cadada saxaayo maxa ufiirin weysay
Ma. Allah
Salallaahu caleyhi wasalam sallalalhu caleyhi wasalam ❤
Jazakalah kheyr
Asc skeekh baadbado ma waxaad xidhaan tahey calankii jamuriyad barakeysan soomaaliland
Wcs Sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo
Jazakallah
Scw❤❤❤
Fadlan janagaloyin subcriber to this channel from madarassatu mohamed scw scw scw scw scw scw scw may allah grant you firdaws
Shukran shiikheena🥰
Jasaaka llaah shiikh
الله ربي يحفظك
Masha Allah
MashaAllah wcs
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
Jazaakumu allah waalkey ajar allaha kaa siiyo waan ku tageeraa ilahay dartiisan kuu jeclahay allaha ku xifdio mashaallah tabarakalah. Wallal si gooni ah ma soo wici karaa hadad janis ii hayso plc waxan ku nolahay uganda lakiin hada wan joga somaloa mudo yar ka dob waan soo noqonayaa inshaallah.
@@guledabdikadir6694 5
@@guledabdikadir6694 r
Nraw
6:53 6:56 6:56
Gacanta maku aqrisan karaa sheikh hadan tusbax heysan
Haaaaa wll muhiimadu waaa inaaa tirsankartaaaa illhy haku barakeeyo 👌