3 isbuuc isticmaal Cabitankan Jumce Sabti iyo Axad Ku Gub wax kasto Jirkaada kujira waji Qurux Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 150

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir 2 ปีที่แล้ว +36

    Asc Sheekh Badbaado waxan ka cod sanayaa inta surad aad ku aqrisay
    iyadoo qoral ah inoo soo dhig qeebta comments ka pin kane inoo gu dhaji si qof waliba u aqristo
    dadbadan oo quraanka kule wada aqoonin ayaa jira sheekh mahadsanid

  • @fatmaally7311
    @fatmaally7311 2 ปีที่แล้ว +3

    JazakAllah khayr sheekhow. Masha Allah

  • @najmamohamed
    @najmamohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله
    والحمد لله
    سبحان الله وبحمده
    سبحان الله العظيم
    ولاحول ولا قوة الا بالله
    الحمدلله
    والله اكبر

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah sheekh badbaado isha Kawaran ma ufcn yihiin 😥

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khair sheikh 💞 ♥️ ❤️ 😍 💖

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc walalahey chalankeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah💜🙏🙏🙏🥰

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 2 ปีที่แล้ว

    MASHAA Allaah Barakkallaah Fiikum yaa sheekh intaas oo Ayadood baa lagu Akhriyaa Allaahow Nagu Afac Amiin

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah jzklhqeyr sheeq cabdale allah kuxafido adiga iyo famligoo dhan

  • @sahracawilsahraifrax8643
    @sahracawilsahraifrax8643 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle ha ku barakeyo
    Lkn
    Suraad walba lambarkeeda
    Ii sheeg

  • @anabbintuadawa708
    @anabbintuadawa708 2 ปีที่แล้ว

    M.A JAZAKALLAHU QEIR JAZAA SH BAADHBADO ALLAHA KUXIFDIYA AMIIIIIN 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aliahmedfatouma3193
    @aliahmedfatouma3193 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah kuxafido sheekh badbaado

  • @cabdiraxmanmohamed25
    @cabdiraxmanmohamed25 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay wllkeyga Muslimka ah ,,❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qalanjodhereey9057
    @qalanjodhereey9057 2 ปีที่แล้ว +13

    Ayada kowad suratul nisaa ayada 56 Aayada xiyo wa suratul xijri ayada 17iyo18 ayadaha xiga suratul xaj ayadaha 19 20 21 22 suratu safaad ayada 9 10

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido sheq c/laahi

  • @ruunhaji7395
    @ruunhaji7395 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah Shugran sheekh

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah🥰🙏 shukran sheeq

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran ustd

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaaah guleso wala qali 👍💯💯👌👌🇸🇴

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo

  • @adenmohamedissack1246
    @adenmohamedissack1246 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakumuallahu kheyr

  • @abdizaki5430
    @abdizaki5430 2 ปีที่แล้ว

    Alaha kusharfo shekhow ☝️🤲🤲🤲❤️❤️

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah sheekh alaha ku xafido!

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 2 ปีที่แล้ว

    Alle. Farxad. Hakusiiyo. Aamiin an dhamaan

  • @shukriabdi1083
    @shukriabdi1083 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaaah 🥰👋👋☺️🩸 sheeq family alaha ha idin xafido

  • @aaminaxasan5071
    @aaminaxasan5071 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh badbaado alle waxan kabarya khayrka iyo cilmiga diinta dawaynta diinta dawooyinka kaladuwan ba aandhe walhi masookobi karo waxyaaba faa idada badan leh eed usoo gudbiso bulshada kugu xirn xitaa haday noqoto waanada daad is qoonsada ama khaladku kadhaco dhan kuu doonoba ha ahaade dadaka intii ka faa idaysaty wayba ka faa iiday inbadan oon aniguba kamid ahy inta kalena alle hakadhigo kuwo fahma oo ka faa iidaysta adigan waxan ilaahay kaga baryaya in ilaahay jazahaaga kadhigo janatul fardawsil aclaa aduunkana kunoolada adi iyo ehlkaagaba nolol mida ugu quruxda badan uguna khayrka iyo barakadabadn ilaahayban idiinka baryaya isha alh marka wll 2 codsina waan wata haday suuragaltahy midka 1 aad muqaalkan hada aad sogalisay aayadaha lagu akhriyayyo biyaha noosoqor siyaan ufahmno mida 2 waxaa jiray muuqal aan dawaday ood adigu lahayd xilhore inuu ahaaban filayaa waan raadiyay hadana waan waayay waxuu kusaab Sana faadumo bintu rasulilaah oo tir hala ii soradiyo jaariyad ama qof adeegto hawshii gurigaa igu adag ama igu badatay marka nabiga scw baa maqlay waxuuna usheegay adkaar ookudul akhriyay xilihabay intuu uyimid marka wll adkaartas baan ubahanaa haday macquulthy kolba sidaad igu soo gaadhsiinkarto inaad iisoo gadhsiiso adoo raaliya Huno ilaahay ha kaa raali noqdee

  • @fotball_a6931
    @fotball_a6931 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabarakalaah alow ku xafid walaalkey

  • @adnuush7964
    @adnuush7964 2 ปีที่แล้ว

    Allah kusharfo shiekh badbado

  • @AlizoAlizo-nu3bh
    @AlizoAlizo-nu3bh 2 หลายเดือนก่อน

    Aayadaha nambaradoodi iga caabi mashaallaah

  • @fatxihassan1984
    @fatxihassan1984 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow mahadsanid 🥰🥰❤️

  • @liibaanyuusufcali3605
    @liibaanyuusufcali3605 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh shiiqeena

  • @hindasheikhyussuf2559
    @hindasheikhyussuf2559 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sh.Allah ha ku xafido adigoo mahadsan numberada aayadaha noo soo qor aad ayaad u mahadsantahay

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +6

    *👉WAXAA INOO BILAAMBI DOONO SOONKII AYAAMU BAYTKA*
    *💚 ASALAAMU CALAYKUM IKHWAATII 💚👉 INSHA ALLAH KHYRKA☝️ALLAH DRTIS IXASUUSI AAN KU XASUSIISAY*
    *👉 KU BEEGAN*
    *ISNIINTA 🌹13 /6 /22*
    *TALAADO🌹14 /6 /22*
    *ARBACO. 🌹15 /6/ 22*
    *👉IKHWAATII AAN KA FAA IIDAYSANO MAALMAHAN QIIMAHA BADAN*
    *WA BILAAHI TOOWFIIQ*

  • @shadiaabdulrahmanahmed8299
    @shadiaabdulrahmanahmed8299 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheeq wax badan ka faiday jazakallah

  • @jewahirgarad510
    @jewahirgarad510 2 ปีที่แล้ว

    Jazzakallaahu khayir sheeq

  • @caashocuud2138
    @caashocuud2138 2 ปีที่แล้ว

    Jisaa kumullaahi khayr

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah wll shukran

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Jasakalaah

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanib ustaad

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabil caalamiin

  • @hibosaidawale6381
    @hibosaidawale6381 2 ปีที่แล้ว

    Ascww mansha allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    nono gabadha khatraaaaySahraaaaycaday qiimoqurux dumaaaar dhamaystiran.mashaaaaaaalah.aww

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Subxaaaanalah .exusemeeee.

  • @khadraabdulahi788
    @khadraabdulahi788 2 ปีที่แล้ว

    Shugran shiikh

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ilahey hakubarakeyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Ooridiis iyo saygeed .exusemeeee khatraaaaySahraaaycaday yarta.5👋

  • @صاليحا
    @صاليحا 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah walalkeen isha allah Ameeeeen

  • @ubahnur4103
    @ubahnur4103 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah Allaha kuxiftiyo shekh

  • @Shilaabo123
    @Shilaabo123 2 ปีที่แล้ว

    Sh hadii aan friegka aan galiyo si ay cold u noqdaan kwrn

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 2 ปีที่แล้ว

    Amin

  • @suaaddenged3548
    @suaaddenged3548 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaah
    Caraway Allah kaa qabto

  • @hussenabdale8785
    @hussenabdale8785 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalh

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jizaaka laaah

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله شيخنا جزك الله خيرا

  • @hodovlog
    @hodovlog 2 ปีที่แล้ว

    Salam alaykum shekh
    Please manoso qotikarta suradaha oo af somalia ahana noso qor

  • @zeinababass727
    @zeinababass727 2 ปีที่แล้ว

    Shukran jazakaallah

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 2 ปีที่แล้ว

    Labarada ayadaha soosheeg insha allah

  • @nimcosiciid6388
    @nimcosiciid6388 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo

  • @nimcomizan4582
    @nimcomizan4582 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal riyadan maad iifasari kartaa
    Waxaan ku riyooday anoo geed gooyay ka dib markaana waxa iisoo eryaday xayawaano oo ah maroodi iyo yay xaafada iigu yimiday iyo mas xaafada isna iigu yimiday ka dibna waan ka soo
    Ka cay.

  • @anisoadow2839
    @anisoadow2839 2 ปีที่แล้ว

    جزك الله خير
    plz aaydaka no soqor ilahay qeyr ha ku siiyo

  • @FatxaFatxa
    @FatxaFatxa 9 หลายเดือนก่อน

    Shekh ayadaha so qor plz

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 ปีที่แล้ว

    jazakumalaahu kheyr

  • @umulkhayrabdirahman7653
    @umulkhayrabdirahman7653 2 ปีที่แล้ว

    ascwrwb sheikh ma subax baa mise hben xiliga lacabayo

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @munaduraan4740
    @munaduraan4740 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah jazaakallahu khayr Allah haku xafido sheekh

  • @sahroali1499
    @sahroali1499 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow timirta ma la bur burinayaa mise waa laga saaraa ayadoo is qabta biyaha

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhana inosoqor ayadaha

  • @xabiibomuxumed7245
    @xabiibomuxumed7245 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, sheekh Ayadaha noo so qor PLZ. Mahadsanid.

  • @cabaascoonka1733
    @cabaascoonka1733 2 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @harunmohamedroble1643
    @harunmohamedroble1643 2 ปีที่แล้ว

    Shekh kheeyr alle hakusiiyo
    Waqtiga lacabilahaa noogu dar
    Subax
    Duhur
    Galab
    Habeen
    Cuntada kahore iyo kadib

  • @Potatoes-y2n
    @Potatoes-y2n 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ❤

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaalo hadii an garanayn ayaadahasi maxan samaynay

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakalh qeer

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 2 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin ya rabi

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak8837 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh ayadaha no soo qor insha allaah

  • @mohamedabdi7763
    @mohamedabdi7763 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh aayadaha soo qor

  • @deeqodagn1615
    @deeqodagn1615 2 ปีที่แล้ว

    malb hdaa hesanin ma iska dhaafi kra ustad

  • @meymunaabdulla2514
    @meymunaabdulla2514 2 ปีที่แล้ว

    Wsw wbr shukra

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Farxadqadarin wadajir caaaajir wax badan baa lay yaqaaan.qoftan.kalacayn

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 2 ปีที่แล้ว

    Macalinnosheg ayadahal aguahk riyom
    hadsanid

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Khatraaaaayqaran Jannaaat.

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @suaaddenged3548
    @suaaddenged3548 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Marwalba waan kuu dueeynaa

  • @munoluul5644
    @munoluul5644 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh suradaha ma gadhin téléphone ka inan ka daro ma wajid baa

  • @hepakmouse8618
    @hepakmouse8618 2 ปีที่แล้ว

    M a

  • @صاليحا
    @صاليحا 2 ปีที่แล้ว

    AmeeenAmeen Ameeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeeen

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma waxaaa sheeegtay aaayad mise xadiiiis

  • @dubbeyre6058
    @dubbeyre6058 2 ปีที่แล้ว

    No so qor ayadah qeyr alle hku siyoh

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.....

  • @caydaruusmaxamud4198
    @caydaruusmaxamud4198 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh illahay cimrigaaga ha ku barakeyo ee waxad inogu dartaa ayaady taahy wayoo wankudalay sidan uradinayo ee lambarkay tahay inogu dar

  • @abdulahiyare6603
    @abdulahiyare6603 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nuuracali5726
    @nuuracali5726 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว

    M.a allh janado haka warabiyo

  • @hibonuura2500
    @hibonuura2500 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Katraaaayqaran Sahraaaaycaday yartan ooridiis xaastiis .Arbaco axad jimco wanaagsan khayrbadantantan .guduud iyaaah .waa dhawaahaay waxbadan waa isku dayaaa.xabad baan ahay tani ka ah dumaaar.waa iftiindumaar yarey.aww.

  • @ahmedalin5216
    @ahmedalin5216 2 ปีที่แล้ว

    maansha All😢

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallaah

  • @sumayaahmedmohamed3644
    @sumayaahmedmohamed3644 2 ปีที่แล้ว

    Inaa aa yadah soo qortid ayaa wanagsan

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo qor suradaha allaha ku kalmeyoo