Gabar mucaarad ku ah Farmaajo oo la doortay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa ka mid ahayd illaa lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Garoowe. Xubnaha la doortay ayaa ku guuleystay kuraas ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya.

ความคิดเห็น •