Dagaalka dalka Ukraine oo xargaha goostay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Duulaanka Ruushku uu ka wado dalka Ukraine ayaa gaaray magaaladii ugu dambeysay ee dagaalka ka nabad qabtay. Duqa Magaalada Lviv, Andriy Sadovyi ayaa sheegay in Ciidamada Ruushka ay gantaalo ku weerareen xarun lagu dayactiro diyaaradaha oo ku taala agagaarka garoonka magaaladaasi.

ความคิดเห็น •