QURAAC AAD U FUDUD ROOTI SIDA DOOLSHO CML || French toast

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 180

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 ปีที่แล้ว +96

    Dhadhamiski waa igala dheeraty ee caafimad ku cun mcnteydi Sido kale muqaalka si qurux badan u duubty❤❤

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว +6

    Nasroy gabadhada manaley aya manta hoyadey so aragtay yaa ku dhalay aye dhahday nasra abtidoon aye dhahday nasra abtidon maxa waye ee dhahday caan waaye ayee dhahday masha allah🥰❤️

    • @nimcocali1344
      @nimcocali1344 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😅😂😂

    • @kawsarali3739
      @kawsarali3739 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂secml

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@kawsarali3739 hee😂

  • @amiira5382
    @amiira5382 ปีที่แล้ว +2

    Omg I love u abaayo thank u nasra 🫶🏻🫶🏻🫶🏻 Walahi mar walba waku duceeya ilahay hakaa farxiyo hppt anoon cunta aqoon baan wax walba u baahdo inaa sameesto channel kaada ka dawada waana samaystaa thank u hppt Abaalkaaga Janada Allaha ka dhigo 🫶🏻❤️❤️❤️

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +3

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 2 วันที่ผ่านมา

    Waaw wa ismaris fican nasro manta kafaide ank dag dagsan qurac ukarsdey muqalkan arkay tnxs❤

  • @NadarDahir
    @NadarDahir ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nasray ilaahy gacantada hakuu barakeyo wa uxiisny muuqadaadi ee muufadi noo soo gali

  • @najmamukhtar3703
    @najmamukhtar3703 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wll qli alle gacanta ha ku barakeeyo nasra abtidoon gabadh aan tageero ayaa tahy wll♥️

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah allahumabarik ❤️

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah nasradeyda caanshaqa keep going sister 💖 ❤️

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa quraac fudud oo mar mar cajeelada lagu badalan karo

  • @sihammohamett1817
    @sihammohamett1817 ปีที่แล้ว +2

    Wow muqal qurux bdan io qurac qurux bdn masha allha🥰

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy Quraacdaydii bad manta so samesay badanka quraacdan ayan samesata ✌️💗 fav🫶

  • @kowzariinaosmaan7183
    @kowzariinaosmaan7183 ปีที่แล้ว

    Nasro abyo noo soo gali rooti farmajo waa naga balan qaatay malaha waa ilowdaye sidokle muqalkan waa ku mahdsantahay alla ha ku sharfo mcnto🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +5

    Omg I make French toast regularly and my kids love it. But this morning I tried it with the tahini and honey and wooow abaayo this is amazing!!! Sending u love from Emirateska xx

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah French toast saan ujeclahy allAh cafimaad hakaa siiyo

  • @ayuulaosman9836
    @ayuulaosman9836 ปีที่แล้ว

    Nasra abyo assgoo qudaaar lagu samynyo oo cheeze lagu darynin nosoo gali abyo.alle haku xifdiyee

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 ปีที่แล้ว +1

    Inta rabta barnaamijyada cuntada inay inoo soo badiso Nasra like saara

  • @mohamedousman7973
    @mohamedousman7973 ปีที่แล้ว +1

    Malabkaas saafi oo u egyahay xageen ka helaa abaayo

  • @farxiyomaxamed6161
    @farxiyomaxamed6161 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh gacantaada allaha kuu barakeeyo xbbti

  • @fartuncookings8478
    @fartuncookings8478 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abayo asaxabti nasro iso boqda qeyr Allaha insiyo ee

  • @fatumahassan6589
    @fatumahassan6589 ปีที่แล้ว +3

    My breakfast ❤ Manshllah

  • @hamsehashiodowaahussein3213
    @hamsehashiodowaahussein3213 ปีที่แล้ว +1

    wllo lakin buuskudu faramayo sida loo sameyo noo soo
    gali plz 🥰🥰

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Macaan thank you so much macaanto ilove you macaanto

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 ปีที่แล้ว

    Ar wllhi muqaladada wan u xisne mantan dawanaye ceesh aad so galise hada ka hor waana ku tageeraa ee horay u soco nasro abtidooon

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti waan kahelay xitaa casiriyo waa laga dhigan karaa waana baraaweeynaa IA mhdsanid queen nasra❤

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid nasra

  • @HambiAbdullahi-rk2fu
    @HambiAbdullahi-rk2fu ปีที่แล้ว

    masha alaah nasro qaali horay usoco wallo macaan

  • @shuutiidarma
    @shuutiidarma ปีที่แล้ว

    ani habenki saq dhexe ayey baahi iqabataa hada kadib sameysanaa baahi aaba I dishee waa casho fudud nasro qaali mahasanid abaayo🥰❤

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. 👍

  • @FaadumoFarxaan-gv1vc
    @FaadumoFarxaan-gv1vc ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii wn ka helay waa qurac fudud thanks👍

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 ปีที่แล้ว

    Masha allh jazaka allh qyr sis ❤

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallaah wll nasro abtidoon caqliga alle haku barakeeyo❤

  • @hamsehashiodowaahussein3213
    @hamsehashiodowaahussein3213 ปีที่แล้ว

    ma zhalaha walshay nasra abtidoon alle haku dayo wllo cunto badana baan ka barataya waan layag
    u ananaya amanarana adiga iga muudana 🥰🥰🥰🥰

  • @Mulki-mc5rh
    @Mulki-mc5rh ปีที่แล้ว

    Masha Allah waan sameystaa French toast lakiin sauce waa inaa tijaabiyaa insha Allah Malabo bas baan ku cuni jiray waad mahadsantahay walaashey

  • @naruurah674
    @naruurah674 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ilhy ha kuu barakeeyo

  • @xamdiabdiwali1041
    @xamdiabdiwali1041 ปีที่แล้ว

    Nasro abayo roti cadi ah o waxbo an ku dhax jirin so same xbbti wn ka wayey janalka

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 ปีที่แล้ว

    Haaa abaayo nasro frange toz ladhahaa ciyalka hbnka u sameesanaaa

  • @kawsarkiin
    @kawsarkiin ปีที่แล้ว

    Abayo Rootiga see Loo sameeyaa?

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah waxad tahay qof sharaf leh

  • @ifrahmohamed751
    @ifrahmohamed751 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa ka helay queen thanks❤❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha ❤

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakalaah alaha ku xifdiyo abayo mcn guuleeyso🥰🥰

  • @ahmedhassanomar04
    @ahmedhassanomar04 ปีที่แล้ว

    M.a
    Allaha`kuu daa weeyo walashey mcn
    Gacan taada allaha Kuu barakeeyo
    Aad iyo aad ayaan kaaga Mahad Noqaa wax badan ayaa inoo Faa ii deysay Hadaan nah nay iskaabula Qurbaha Joogto hhhhh
    Horre Usoco walashey Hormar iyo Guul ayaan kuu Ra'jeynaa insha allah allaha kulla Garab Galo aniga Taageero weyn,ayaan kuu ahay mustaqbalka mar uun waan is arki doonaa si aan kuu dhaho Mahadsanid oo Live eh haduu rabi Qadaro insha allah waana ra`jeynaa Waana kusalaamaa

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo nasra masha allha tabarikllha waxan rajena in cafimad igu cun tey xabti aniga macanka kuma heesto dhanaka ku heesta xabti hor usoco qalbi ❤❤

  • @istahilcadey5412
    @istahilcadey5412 ปีที่แล้ว

    M.a beautiful walashey cadey keep going my sister

  • @yasminyasmin5168
    @yasminyasmin5168 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fardowsocabdulai1427
    @fardowsocabdulai1427 ปีที่แล้ว

    Quracaadaydu waa asiga kaliya Qaali 😊

  • @ayaanmuhidiin2878
    @ayaanmuhidiin2878 ปีที่แล้ว

    M.a macaney nasra abtidon Allaha kuxafido melkasto jogtid I.a danbi gada Allaha dhafo iyo danbi ga walidintaba macan teyda nasra I.a 💋💯

  • @maryamomohamed4085
    @maryamomohamed4085 ปีที่แล้ว +1

    Aduunkaba nuuriyay nasraay🥰👌

  • @shshss1192
    @shshss1192 ปีที่แล้ว

    Malab iyo tahiin waaba ku quraacda marwalba ceesh ba ku cunaa 👌👌

  • @aminaqali1182
    @aminaqali1182 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarka raxmaan allahuma baarik allah ha ku xiftiyo wlo

  • @sahararashid8995
    @sahararashid8995 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ❣️❣️❣️❣️

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @aqsafoodreviewchannel57
    @aqsafoodreviewchannel57 ปีที่แล้ว

    mashaAllah abyo Allaha kubarakeyo...

  • @fatumaahmedmohamed458
    @fatumaahmedmohamed458 ปีที่แล้ว

    Mashallh xabibti allha ku barakeeyo ❤

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 ปีที่แล้ว

    Mansha allh nasra monirotin.soosame.waankuxisaye

  • @samiraADAM1yusuf
    @samiraADAM1yusuf ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤️❤️

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว

    Qaali lkn nabaadn tusin sidaa rootiga usamaysay

  • @Zamaara_official
    @Zamaara_official ปีที่แล้ว

    Asxaabta nasra abti doon na soo bookhda kaalaya khyrka nala faafiya

  • @anfacabdalla6413
    @anfacabdalla6413 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllshay horre usoco xbbti nasra sharaf

  • @hassansaid3680
    @hassansaid3680 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo Nasra

  • @shukrimohamed8306
    @shukrimohamed8306 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abaayo mcn

  • @saafibeauty7935
    @saafibeauty7935 ปีที่แล้ว

    Nasro abtidoon iisheer garee abaayo

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud ปีที่แล้ว

    Masha Ma Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰 ❤

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ❤️❤️❤️

  • @saynabmire2446
    @saynabmire2446 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @deeqoabdulqadirahmed7219
    @deeqoabdulqadirahmed7219 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @sakariyamuhudin6051
    @sakariyamuhudin6051 ปีที่แล้ว

    Masha alaha lakin not every day walagu naaxa

  • @faizamohamed9378
    @faizamohamed9378 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤caafimad ku cun xbbti

  • @zeynabahbintumohammed7827
    @zeynabahbintumohammed7827 ปีที่แล้ว

    Masha allaaha

  • @fardowsoabdibarre3070
    @fardowsoabdibarre3070 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ShueibMoha
    @ShueibMoha ปีที่แล้ว

    Maaahalaah

  • @abdullehodan2934
    @abdullehodan2934 ปีที่แล้ว

    masha allh cafimad ku cun abyo

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 ปีที่แล้ว

    Masha allah bil cafiya🤤😍

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 ปีที่แล้ว

    Masha Allah🥰❤️👍

  • @saafibeauty7935
    @saafibeauty7935 ปีที่แล้ว

    Nasro abaayo icaawi fidiyowga ii sheer gareee

  • @faadumoxasan6958
    @faadumoxasan6958 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarakalaah abyo nasri horay usoco

  • @fali2695
    @fali2695 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad1153 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllH ❤

  • @xamdamahamud4174
    @xamdamahamud4174 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah walashay

    • @mahadcade2435
      @mahadcade2435 ปีที่แล้ว +1

      Tvltfvjxinmxvdyaaqgdhulo🍫😢🙄😒😢😒😒☹️☹️😐🤒🤧🤕😕🥺🥺🥺🥺🥺😠🙈🙉🙊

    • @mahadcade2435
      @mahadcade2435 ปีที่แล้ว +1

      👍🙈🙊🍫🍕🍽️🥪🍨👩‍🦼🤐🤐🙄🤕💌💔💔

  • @duniyaismail4540
    @duniyaismail4540 ปีที่แล้ว

    Mash Allah yummy 😋

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 ปีที่แล้ว

    The best quraac mcn oo fudud 🥰

  • @maryamayuusuf1941
    @maryamayuusuf1941 ปีที่แล้ว

    Nasra abaayo jamacada lacag la aan makubaran karaa turki

  • @beeloaxmed244
    @beeloaxmed244 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @simanahmed5932
    @simanahmed5932 ปีที่แล้ว

    masha allh abaayo

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว

    Nasro abayo walasha ayan ahay sher isame

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaaaaaah 👑❤

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @abzhirsi9546
    @abzhirsi9546 ปีที่แล้ว

    Thanks waa marki igu horeyse cunto karsadoo🤣

  • @asmaaapdinoor9181
    @asmaaapdinoor9181 ปีที่แล้ว

    Abyo waan ku salaamay ❤️✋

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @asmaabdirahman8357
    @asmaabdirahman8357 ปีที่แล้ว

    Nasra Abtidoon wllshy aan jecelhy 👸❤

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 ปีที่แล้ว

      Asc.wll Sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid wll Icawi Wll 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝⚘️⚘️⚘️⚘️❤️🙏🙏

  • @halimahassan8341
    @halimahassan8341 ปีที่แล้ว

    Masha allaha macaanka halkan laga darema nasroy sisintan see losameyaa

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 ปีที่แล้ว

    Toast qafiif waaye waa adoo 2 canjeero cuntey caafimaad iigu cunmar walba waxa sameysato

  • @Nestexanaka13
    @Nestexanaka13 ปีที่แล้ว

    Abyo allha kuuda weeyo m.a thanks ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaanismail4334
    @ayaanismail4334 ปีที่แล้ว

    Naara cusbo.yar baad ka.ilawday dhannka macan mlabka.ama sonkorta milaxdaa soo.sarata ku tijabi ter kenya xoog u samysanaa mukati mayay baaa la.dhahaaa

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wll 😍😍🥰