DHIBAATADA DAAWOOYINKA ALLERGY-GA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024
  • Ditoore cudur allergy la dhaho ayaa i dhibay muddo 10 sano ka badan, daawo la'aanne ma joogi karo, marka daawooyinkaas muddada dheer aan soo waday wax dhib ah ma ii keeni karaan, mise jirtaa mid aan joogteyn karo oo aan dhib lahayn?
    Dhagayso jawaabta su'aashaan oo faahfaahsan lana wadaag bulshada.
    Tel: 0791 800000 / 0796 700000
    #allergy #allergyseason #hayfever #asthma #rhinitis #itchyskin #itchyeyes

ความคิดเห็น • 1

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 5 วันที่ผ่านมา

    Ani hada sandkaaan la dhiban cabir io dhunta i xirmaysa ya rabi naga caafi